shakata channel
shakata channel
  • 20
  • 3 263

วีดีโอ

subac سورة النّجم me and my student dhagaysi wacan.
มุมมอง 1083 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share#coment waa subac kalaamullahi qayb ka mid ah dhagaysi wacan.
#subscribe# like#share subac kalaamullahi qayb ka mid ah waa aniga iyo ardaydayda.
มุมมอง 1593 ปีที่แล้ว
subac kallamullahi qayb ka mid ah waa ardaydayda masha allah allah barakeeyo.subscrib ka like share waa xagiina axbaabi
Ka faa'iidaysi wacan xadiis kaan qiimaha badan walaalayaal.
มุมมอง 1724 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#Share & coment noo saara axbaabi fillah waa xadiis qiima badan o ka hadlaayo qofka muslim ka ah waa qofka muslimiinta ay ka nabad galeen carrabkiisa iyo gacantiisa. Allah naga dhigo kuwa laga nabad galo carrabkooda iyo adimahooda. Axbaabta channel ka subscribe ka ha loogu roonaado wbtfq.
Adigoo mustaqbal guur damcay ayaa caqabado faro badan kusoo food saari karaan.
มุมมอง 1324 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share mustaqbal guur adigoo damcay aya caqabado faro badan kuso wajihi karaan, Marka sabar ayaa loo bahanyahay wax kasta wa calaf xag allah ayay ka qoronyihiin! Channel ka subcribe noogu cimaamada &share.
Allah swt haka soo badbaadiyo cadawga ilmahaas ku dhagan.
มุมมอง 1494 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share hooyooyin kaas alah uga soo badbaadiyo ilmaha cadawga ka haysto.allah ayan taas uga barinay adinkana usoo duceeyaa insha allah.masiibadaas somaalida allah ka haayo dhinac kale allah ka mariyo.
3 qodob oo fariin ah kuna socota waalidinta & macaliminta.
มุมมอง 724 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share 3 qodob aan uga hadlay waalidiinta iyo mclimiinta! Fadlan channela ka subscribe noo saar like na sido kale share na hanaga iloobin.
Naftaada waxa aad la jaceshahay, walaal ka la jeclaaw. Xadiiska daawasho wacan.
มุมมอง 1424 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share Xadiiska ka hadlaayo axadkiin ii maankiisa kaamil mahan ilaa naftiisa waxa'uu la jecelyahay walaalkisa la jeclaado.
Wadan kasta aad joogtid luqadaada, ama afkaaga hooyo haka tagin walal.
มุมมอง 864 ปีที่แล้ว
#subscribe# like#share#walalkeyga ama walsheyda qaaliga ah waligaa luqadaada hooyo haka tagin,kuna dadaal adeegso si aysan kaaga dhumin. Awlaadaadana bar luqada afka somaliga si uu 'u tooso dhaqankiisa iyo tarbiyadiisa.waa iga dardaaran!
Subac qur'aan ka kariim ka qayb ka mid ah dhagaysi wacan.
มุมมอง 1394 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share#comant waa kalaamullahi qayb ka mid ah dhagaysi wacan.insha allah waa soo wadnaa subac muuqaal ah mardhaw axbaabta nagu xiran.
Mcln shakata oo asxaabta ku xiran salaamaya
มุมมอง 1044 ปีที่แล้ว
#subscribe# Manta waxan subac u aaday bin cali masha allah waa noso gaba gaboobay alx. Muuqaal subac ah insha allah mar dhaw iga fila .waana mahadsantihiin.
3 wax yaalood yaraantayda aan run u haystay balse waynaantayda aan ogaaday inay beentahay
มุมมอง 1254 ปีที่แล้ว
#shakata#subscribe#like#share# coment 3 sheey yaraantayda aaan run u haystay balse markan waynaaday aan ogaaday inay beentahay. Kaga bogo halkaan channelka noo subscribe share like aan comant no raacsii adoo raali ah.
Kheyr ku hadal ama iska aamus, Sido kale dariskaaga wanaaji, inta aad nooshahay martida karaameey.
มุมมอง 2014 ปีที่แล้ว
#subscribe#like#share wa xafiis ka hadlaayo kheyr ku hadal ama iska aamus sido kale kama marna martida in la karaameeyo, dariska la wanaajiyo masha allah.allah nagu anfaco xasiiskaan.
Subac wa qayb ka mid ah kalaamullahi kuso dhawaada dawasho wacan
มุมมอง 1244 ปีที่แล้ว
#subscribe #l ike # share # coment axbaabta waa subac qur an kariim ka ah igula maqsuuda insha allah.subacyo an ku jiro waa soo galinaa insha allah mardhar.
Kuso dhawaada sheekadii saaqaas ha igalin daawasho wacan.
มุมมอง 1024 ปีที่แล้ว
#subscribe like share comant noogu cimaamada.
Shactiro qosolka aduunka ila daawada.
มุมมอง 1294 ปีที่แล้ว
Shactiro qosolka aduunka ila daawada.
Kuso dhawaada sh mukhtaar shiikh xadiis ku saabsan in laga tago wax yaabaha maa la yacniga
มุมมอง 2954 ปีที่แล้ว
Kuso dhawaada sh mukhtaar shiikh xadiis ku saabsan in laga tago wax yaabaha maa la yacniga
Tartan u dhaxeeya shakata & culusow wa kalaamullahi kuso dhawaada?
มุมมอง 2294 ปีที่แล้ว
Tartan u dhaxeeya shakata & culusow wa kalaamullahi kuso dhawaada?
Culusaw oo ka hadlaayo qaab ka ugu fudud ee qur'aanka lagu xifdin karo.dhagaysi wacan axbaabta.
มุมมอง 1894 ปีที่แล้ว
Culusaw oo ka hadlaayo qaab ka ugu fudud ee qur'aanka lagu xifdin karo.dhagaysi wacan axbaabta.

ความคิดเห็น