mahad soomane
mahad soomane
  • 328
  • 47 255

วีดีโอ

Daawo:- Haweenka Togdheer oo deeq taakulo ah gaadhsiyay dadkii Waxyeeladu ka soo gadhay Dacawalay
มุมมอง 1420 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:- Haweenka Togdheer oo deeq taakulo ah gaadhsiyay dadkii Waxyeeladu ka soo gadhay Dacawalay
Daawo:- Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Oo booqday Shacabkii ku dhaawacmay Dagaalkii Dacawaley.
มุมมอง 4423 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:- Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Oo booqday Shacabkii ku dhaawacmay Dagaalkii Dacawaley.
Daawo:-Xildhbaan Axmed Khaliif oo diiday in wax laga waydiiyo Dagaalkii Dacawelay
มุมมอง 302 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:-Xildhbaan Axmed Khaliif oo diiday in wax laga waydiiyo Dagaalkii Dacawelay
Daawo:-Madaxwrynaha Somaliland oo ka hadlay Dagaalkii Dacawelay
มุมมอง 4552 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:-Madaxwrynaha Somaliland oo ka hadlay Dagaalkii Dacawelay
Daawo:-Afhayeenkii Oo Dagaalka Dacawelay ka Hadlay...Waxaan idin leeyahay"
มุมมอง 2.1K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:-Afhayeenkii Oo Dagaalka Dacawelay ka Hadlay...Waxaan idin leeyahay"
Daawo:-Wasaarada Maaliyada Somaliland oo War Cusub ku dhawaaqday
มุมมอง 25712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo:-Wasaarada Maaliyada Somaliland oo War Cusub ku dhawaaqday
Ciidankii Madaniga Waan Fasaxay, Maanta laga Bilaabo
มุมมอง 2014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ciidankii Madaniga Waan Fasaxay, Maanta laga Bilaabo
Madaxweynaha Somaliland oo "Baarlmaanka Somaliland la hadlay "xukuumad ahaan waannu la shaqaynaynaa.
มุมมอง 10316 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxweynaha Somaliland oo "Baarlmaanka Somaliland la hadlay "xukuumad ahaan waannu la shaqaynaynaa.
Haweenka Beesha Muuse Cabdi (Abokor Axmed ) oo Shiray Kulmiyana Taageeray
มุมมอง 2.2K3 หลายเดือนก่อน
Haweenka Beesha Muuse Cabdi (Abokor Axmed ) oo Shiray Kulmiyana Taageeray
Aas Qaran oo Burco loogu Sameeyay Marxuum Maxamuud Bulaale xirsi
มุมมอง 913 หลายเดือนก่อน
Aas Qaran oo Burco loogu Sameeyay Marxuum Maxamuud Bulaale xirsi
(Beesha Yeesif Maxamed) oo Xaflad lagu taageeraayo Xisbiga Kulmiye Burco ku qabsatay.
มุมมอง 2284 หลายเดือนก่อน
(Beesha Yeesif Maxamed) oo Xaflad lagu taageeraayo Xisbiga Kulmiye Burco ku qabsatay.
Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo Burco ka furtay tartanka Kubada ee Jaamacadaha G/Togdheer
มุมมอง 444 หลายเดือนก่อน
Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo Burco ka furtay tartanka Kubada ee Jaamacadaha G/Togdheer
maayir ku xigeenkii hore Burco Mukhtaar Baar-yare
มุมมอง 429 หลายเดือนก่อน
maayir ku xigeenkii hore Burco Mukhtaar Baar-yare
Xildhibaan Saleebaan- dheere
มุมมอง 689 หลายเดือนก่อน
Xildhibaan Saleebaan- dheere
Gudoomiyaha wasaarada waxbarashada G/Togdheer.
มุมมอง 239 หลายเดือนก่อน
Gudoomiyaha wasaarada waxbarashada G/Togdheer.
Maayir ku xigeenka Burco suldaan
มุมมอง 179 หลายเดือนก่อน
Maayir ku xigeenka Burco suldaan
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed(Nafaqo)
มุมมอง 329 หลายเดือนก่อน
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed(Nafaqo)
khudbadii Wasiirka Warfaafinta Cali (Mareexaan)
มุมมอง 609 หลายเดือนก่อน
khudbadii Wasiirka Warfaafinta Cali (Mareexaan)
khudbadii isuduwaha wasaarada warfaafinta G/Togdheer
มุมมอง 259 หลายเดือนก่อน
khudbadii isuduwaha wasaarada warfaafinta G/Togdheer
"Waxay Codsanaysa in la caawiyo si ay Dhakhtar indhood u aado"
มุมมอง 859 หลายเดือนก่อน
"Waxay Codsanaysa in la caawiyo si ay Dhakhtar indhood u aado"
Khudbadii Caaqil ibraahim
มุมมอง 512ปีที่แล้ว
Khudbadii Caaqil ibraahim
Gudida nabad galyada G/Togdheer oo safar Nabad galyo ugu baxay Hawdka G/Togdheer.
มุมมอง 173ปีที่แล้ว
Gudida nabad galyada G/Togdheer oo safar Nabad galyo ugu baxay Hawdka G/Togdheer.
khudbadii Suldaan Maxamed Aadan ka jeediyay Cali Saahid
มุมมอง 113ปีที่แล้ว
khudbadii Suldaan Maxamed Aadan ka jeediyay Cali Saahid
Badhasaabka G/Togdheer oo komeer shaqo ku soo maray Degmada Qorilugud iyo Degaanada hoos yimaada
มุมมอง 27ปีที่แล้ว
Badhasaabka G/Togdheer oo komeer shaqo ku soo maray Degmada Qorilugud iyo Degaanada hoos yimaada
“Anagu maanu qaxin waanu faraxsanayay”Bulshada reer caynaba.
มุมมอง 191ปีที่แล้ว
“Anagu maanu qaxin waanu faraxsanayay”Bulshada reer caynaba.
Sanad Guuradii 29aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo laga Xusay Magaalada Burco
มุมมอง 326ปีที่แล้ว
Sanad Guuradii 29aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo laga Xusay Magaalada Burco
Wasaaradda Diinta iyo awqaafta ayaa kulan Wacyigalinta Diwaangalinta uqabtay culimada Burco
มุมมอง 39ปีที่แล้ว
Wasaaradda Diinta iyo awqaafta ayaa kulan Wacyigalinta Diwaangalinta uqabtay culimada Burco
khudbadii wasiir ku xigeenka arimaha dibada somaliland ee dhoqoshay
มุมมอง 41ปีที่แล้ว
khudbadii wasiir ku xigeenka arimaha dibada somaliland ee dhoqoshay
wefti uu Hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha somaliland oo burco lagu soo dhaweyay
มุมมอง 262 ปีที่แล้ว
wefti uu Hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha somaliland oo burco lagu soo dhaweyay

ความคิดเห็น

  • @abdirizackmohamud3885
    @abdirizackmohamud3885 วันที่ผ่านมา

    Af anan afkaan ahayn ama ku hadashaa hadhow muusow joog😅

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 วันที่ผ่านมา

    Waar Allah ka baq dadku waa Muslimiin waa walalo , dhiigoodu waa xaaraam , Allah quluubtooda ha isku soo dumo shaydaanka iyo fidno wadayaasha Allah ha kasaaro , dabmunaafaq shiday Ayuu muslimku ku gubtaa , war Allah ka baqa Oo isku dirka iyo nacaybka joojiya

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 วันที่ผ่านมา

    Kan nacaska ah ma habaar buu bilaabay

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 วันที่ผ่านมา

    Ader subaxana allaah Adiga meeday caruurtadii Dagalka ma caruur Islamed baad hub ushibaysaa Alle ka baq

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi วันที่ผ่านมา

    Alleh ka cabso dhiigga muslimka in la daadsho Rabbi baa inaga xarumay. Khaaf Rabbak.

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 วันที่ผ่านมา

    Waan kugu taa geer sanahay. Afhayeenka. Somalilad. Baad tahay wlaahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 วันที่ผ่านมา

    Fariid. Walee. Ninkan oo kale ayaan u baahanahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi geesi dhallay ❤❤❤❤❤

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 วันที่ผ่านมา

    Huuraal tuug adiga oo ayeeyadaa ku wada jigjig ayaan lagu arkin

    • @axmedcali9128
      @axmedcali9128 วันที่ผ่านมา

      Jigjiga mahooyada bale wa magalo isaaq baqyahay

  • @AbdifataxAli-k2k
    @AbdifataxAli-k2k วันที่ผ่านมา

    Doqon gadhkaa bilaash kaga soo baxay

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 วันที่ผ่านมา

    Wn ogonahy inan soomaliland lakusoduulaya balse waxab igam qaadikaran why

  • @khadraaadan3191
    @khadraaadan3191 วันที่ผ่านมา

    Ilaaahy kacabso adeera waaladhimanayaa ilaahey beerkeen buracad haisumaryo

  • @adenteamaxamed7163
    @adenteamaxamed7163 วันที่ผ่านมา

    Dir oo dhan

  • @MaslahAhmed-q7l
    @MaslahAhmed-q7l วันที่ผ่านมา

    Adeeerow allaah ka baq, dhiiga qofka muslimka ahi wax lagu ciyaari karo ma aha, aakhiro ayaa qaalibka aha, geeriduna intay soo jirto allaah ayaa og, jooog adeeeerow

  • @ibrahimmohamed3073
    @ibrahimmohamed3073 วันที่ผ่านมา

    Doqon

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 วันที่ผ่านมา

    Adeer waa dad walaala ah waa ka joog isku dirka umadda oo ALLah ka xishood.

  • @axmadibrahin457
    @axmadibrahin457 วันที่ผ่านมา

    War ilahay ka baq dhiig muslinka ha daadin xumaha kala fadhiiso adu ileen qori ma qadanaysid

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 6 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu naxariiso soran

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว

    jabhadda snm dheh ee ha oran ciidan qaran, sax qoraalkaaga

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @abdiazizhussien2551
    @abdiazizhussien2551 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @hodanahmed3557
    @hodanahmed3557 2 ปีที่แล้ว

    Dddd

  • @cabdicase2789
    @cabdicase2789 3 ปีที่แล้ว

    Manshalh thankz mahad

  • @kurlipaax77
    @kurlipaax77 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah reer warcimraan guul baan idin rajayn

  • @cabdiraxmansaalax8732
    @cabdiraxmansaalax8732 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalaaah

  • @زكرياءعلي-ل1ظ
    @زكرياءعلي-ل1ظ 3 ปีที่แล้ว

    Ibraahin iyo sahra alle ha unaxaristo

  • @mahadmohamedjamac8596
    @mahadmohamedjamac8596 3 ปีที่แล้ว

    Eidal cafiya dhamaan

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 3 ปีที่แล้ว

    muadinka eedaanka usaxa fadlan

  • @abdiruush7720
    @abdiruush7720 3 ปีที่แล้ว

    My team wada jira ila dhamadka

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso

  • @riidwaanabdirahman2127
    @riidwaanabdirahman2127 3 ปีที่แล้ว

    Rabi ha kuu gargaaro mamo ilaheyna dhibta haka dul qaado umada muslimiinta ah dhamaantood rabina ha u naxariisto maruumada 🤲

  • @same-wadeofficial.6954
    @same-wadeofficial.6954 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cabeysaney7689
    @cabeysaney7689 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow reer somaliland barakee hadal heli ogaa. Maasha allah

  • @munamaxamed9293
    @munamaxamed9293 4 ปีที่แล้ว

    Masha Alha hanbalyo ischol nuuru shamsi guuuuuuul gadh ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😊😊😊😊😊

  • @jamaalshiineofficial3089
    @jamaalshiineofficial3089 4 ปีที่แล้ว

    C/Karin Cali shaah Ku wataa

  • @sahramohamud5625
    @sahramohamud5625 4 ปีที่แล้ว

    Yaa rabbi cafimaad sarecana sii

  • @mukhtaarahmed5066
    @mukhtaarahmed5066 4 ปีที่แล้ว

    Dariskeena Gaajo ayay u dhinteen shalay , Geeridoodana Adhi badan ayaa La qalay maanta! ~ *Imamu Shaafici* Midaan o kale ayaa La micno ah odhaahdas.

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 4 ปีที่แล้ว

    In nalilah wa ina ilahahay rajacuun Sahra Janatul Fardowsa Allaha geeyo man ogaay xanun keeda mama daa haysay Allaha cafiyo

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 5 ปีที่แล้ว

    Miskiin ilahow usahal amuuraha

  • @dahabomahmud3646
    @dahabomahmud3646 5 ปีที่แล้ว

    😭😭 ala may dhimatay gabadhi

  • @maymuuncabdisomaliland
    @maymuuncabdisomaliland 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku caafiyo aamiin aamiin

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 5 ปีที่แล้ว

    Waar ILLAAHAY SWT ayaad leedahay ISAGA ayaa keena xanuunka awoodna uleh inuu kaa dulqaado oo aanay waxba ku ahayn RAJADA ALLENA haku quusan WAANU kaa dulqaadi Bi,idmiLaah waanad caafimaadi khayrna ku bishaarayso ee baryada ALLE SWT badi.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    yaa rabi cafimad sii hadii aanu ahayn xanuunki u dhimanayay yaa raabi cawimo degdeega sii ilahow ubadka yaryarna rabiyow u micin ilahay waa inagu yidhi dhulka isaga naxariista aan samada idinka naxariistee ninkaas ha la cawiyo guriga hada la isugu tago waa lo dhisi kara lacagna wa loo guri karaa takoorka xuna ka daya muu soo iibsan waati ilahay yidhi waan idinwada imtixamaaya isaga cudurkaasa lagu imtixamay dadka qar ilig laga sarayay ka qaad irbad lagu mudayay ka qadan qofka loo qorayna ma gefayo qofki ilahay ka baqya ilahay wax siiyay ha u diro walee waxad bixiso wax ka badan baa ku soo gelaya taasi waa dhab aniga arkay runtii

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 5 ปีที่แล้ว

      Asc alaha caafiyo

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 5 ปีที่แล้ว

      Jeebka gacantagaliya intakujirta karaankiin

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 5 ปีที่แล้ว

    Illahay caafimaad taam ah siiyo yaa Allah ax ax midab takoor ka ayaaba iigu daran dad naxaya miyaanay ahayn dadku 😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭 subxanallah

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 5 ปีที่แล้ว

    Markay xanuusa naysay ayay dul iman lahaayeen imaka maxay soo dooneen subxanallah 😭😭😭😭😭😭

  • @hamsehashi2499
    @hamsehashi2499 5 ปีที่แล้ว

    markay Noolayd ee ay jiiftay waxba umay qaban sababtoo ah Yada ayaa Afkeeda ka tidhi waxba fari maayo markii lagu yidhi maxad odhanaysaa Asxaabtadii Sooraan iyo Jawaan !!! ilaahay qabriga haw nuuro Sahra Roble Warsame

  • @ubahsaid5200
    @ubahsaid5200 5 ปีที่แล้ว

    Alle haw gargaaro inaalilaah wa inaa ileyhi la raajicun😣😭

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว

    Markay bugtay may dul iman baa layiri ee hada maxay soo doooneen caaf madka un baa la isku jecelyahay ilaahow ku caafi habo

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 ปีที่แล้ว

    Baaashe ma in lagu dhex feedho ayuu doonaya

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxristo rabi jano fardowsa haka warabiyo

  • @caykaa8316
    @caykaa8316 5 ปีที่แล้ว

    Cimraan ladheere katashada Musse bixi iyo habarjeeclo reermi. Hore usocda.