Maxay Channel?
Maxay Channel?
  • 28
  • 36 138
GABAWGA IYO GEERIDA || AADAN GURAY
Waa gabay kamid ah gabayadii gabawga ee uu ALLE ha u naxariistee Abwaan Aadan ka tirshay markii uu cimrigiisu batay.
มุมมอง: 1 485

วีดีโอ

CABDI IIDAAN FAARAX || GABYAA CABQARI AH.
มุมมอง 23K4 หลายเดือนก่อน
#qisooyinka_nabiyada​ #sheekhmustafa​ #wacdi​ #muxaadaro​ #muxaadarooyin​ #muxaadiro​ #subscribetomychannelonyoutube​ Fair Use Disclaimer Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright act 1976, allowence is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might oth...
Dagaalkii lagu dilay Koofil
มุมมอง 6545 หลายเดือนก่อน
Dawaawiish dilkii koofil ssc Somalia Taariilhda Daraawiishta. Dagaalkii Dulmadoobe. Dilkii Koofil Sayid Maxamed Cabdule Xassan
SOORAAN OO HEESAYA || ABWAAN SOORAAN
มุมมอง 1716 หลายเดือนก่อน
SOORAAN ISMAACIIL SUGULE WAXA UU AHAA ABWAAN IYO MAJAAJILAYSTE SOOMAALIYEED OO YIMI XILIGII LOO BAAHNAA. ALLE HA U NAXARIISTO ABWAAN SOORAAN #mrbeast #qosolka #sooraan #mrbeast #somalia #dalxiis
SOORAAN ISMAACIIL SUGULE || QOSOL @Kaydka224taariikhda
มุมมอง 1316 หลายเดือนก่อน
SOORAAN IYO JAWAAB #SOORAAN #qosolka #mrbeast
Sooraan iyo Saydhiye || Riwaayad qosol badan @Kaydka224taariikhda
มุมมอง 7216 หลายเดือนก่อน
Kusoo dhawaada kanaalka cusub ee kaydka taariikhda Soomaalida oo aynnu ku ururin doonna taariikhda iyo arrimaha xiisaha leh ee dadka hobooyinka lihi ay inooga tageen.
MA TAQAANNAA SANADKA UGU XUN TAARIIKHDA || QORRAX MADOOBAAD 12 BILOOD.. #Miiraale_podcast
มุมมอง 187 หลายเดือนก่อน
MA TAQAANNAA SANADKA UGU XUN TAARIIKHDA || QORRAX MADOOBAAD 12 BILOOD.. #Miiraale_podcast
Itoobia waxa ka jira sixir bararkii abid ugu xumaa! || waxka ogow #Miiraale Podcast
มุมมอง 329 หลายเดือนก่อน
Itoobia waxa ka jira sixir bararkii abid ugu xumaa! || waxka ogow #Miiraale Podcast
Haddaydaan axmaarooy qabriga...... Abwaan Dhoodaan oo si adag Alle ha ugu naxariistee ugu digay.
มุมมอง 4249 หลายเดือนก่อน
Haddaydaan axmaarooy qabriga...... Abwaan Dhoodaan oo si adag Alle ha ugu naxariistee ugu digay.
Itoobiya bad ma leeyan kartaa mustaqbalka || Kala go'a qaaradda Africa. #Miiraale Podcast.
มุมมอง 2449 หลายเดือนก่อน
Itoobiya bad ma leeyan kartaa mustaqbalka || Kala go'a qaaradda Africa. #Miiraale Podcast.
Kumuu ahaa halyaygii Pakistaan u sameeyay Hubka Nuclearka || #Miiraalepodcast
มุมมอง 15ปีที่แล้ว
Kumuu ahaa halyaygii Pakistaan u sameeyay Hubka Nuclearka || #Miiraalepodcast
HALKANI MAAHA MASAAJIDKA LAGU TUKADO EE AL-AQSA #Miiraale podcast
มุมมอง 710ปีที่แล้ว
HALKANI MAAHA MASAAJIDKA LAGU TUKADO EE AL-AQSA #Miiraale podcast
Maxaad ka taqaan halyaygii xamaas u sameeyay hubkii ugu horeeyay?
มุมมอง 20ปีที่แล้ว
Maxaad ka taqaan halyaygii xamaas u sameeyay hubkii ugu horeeyay?
HALISTA JIILKA BURBURSAN ||HD 01
มุมมอง 23ปีที่แล้ว
HALISTA JIILKA BURBURSAN ||HD 01
Maxaa dhici lahaa haddii dayaxa la waayo
มุมมอง 96ปีที่แล้ว
Maxaa dhici lahaa haddii dayaxa la waayo
Maxaa dhacaya haddii oxygenta la waayo!!?
มุมมอง 30ปีที่แล้ว
Maxaa dhacaya haddii oxygenta la waayo!!?
Maxaa dhacaya haddii ay qoraxdu qaraxdo?
มุมมอง 37ปีที่แล้ว
Maxaa dhacaya haddii ay qoraxdu qaraxdo?
Maxay la kulmeen Nabiga iyo saxaabadiisii || Rammadaan 02
มุมมอง 9ปีที่แล้ว
Maxay la kulmeen Nabiga iyo saxaabadiisii || Rammadaan 02
Kumuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee YouTube muuqaal soo galiyaa??
มุมมอง 81ปีที่แล้ว
Kumuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee TH-cam muuqaal soo galiyaa??
WAA MAXAY SAAMAYNTA UU LEEYAHAY EEDAANKA SALAADDA SUBAX??
มุมมอง 102ปีที่แล้ว
WAA MAXAY SAAMAYNTA UU LEEYAHAY EEDAANKA SALAADDA SUBAX??
Waa maxay Qaanso Roobaad || Roobka miyay nuugtaa.
มุมมอง 7212 ปีที่แล้ว
Waa maxay Qaanso Roobaad || Roobka miyay nuugtaa.
Sidee loo sameeyaa Roob iyo Daruuro || How to make rain and clouds?
มุมมอง 3002 ปีที่แล้ว
Sidee loo sameeyaa Roob iyo Daruuro || How to make rain and clouds?
Waa maxay Midgaan || Maxaa loo hayb soocaa qabiil kamida Soomaalida
มุมมอง 7562 ปีที่แล้ว
Waa maxay Midgaan || Maxaa loo hayb soocaa qabiil kamida Soomaalida
waa kuma aabihii aqoonta Soomaaliyeed
มุมมอง 692 ปีที่แล้ว
waa kuma aabihii aqoonta Soomaaliyeed
Waa maxay Damaca Itoobiya ee Saylac || ilaa xiligii cismaaniyiinta....
มุมมอง 4102 ปีที่แล้ว
Waa maxay Damaca Itoobiya ee Saylac || ilaa xiligii cismaaniyiinta....
Waa maxay Siyaasi? || #Maxay_channel
มุมมอง 6752 ปีที่แล้ว
Waa maxay Siyaasi? || #Maxay_channel
Waa maxay Feminism? Aragti shaydaan!! #Maxay_channel
มุมมอง 1742 ปีที่แล้ว
Waa maxay Feminism? Aragti shaydaan!! #Maxay_channel
Waa maxay qalbi? || Halkee ayuu ku jiraa || Ma isku midbaa qalbi iyo maskax?
มุมมอง 4.7K2 ปีที่แล้ว
Waa maxay qalbi? || Halkee ayuu ku jiraa || Ma isku midbaa qalbi iyo maskax?

ความคิดเห็น

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 หลายเดือนก่อน

    Subscribe fadlan hala saaro.

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin ya Allah U naxariso cabdi iidaan

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow u naxariiso

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxaristo c/ iidan faarax

  • @chouaibgoumaneh3733
    @chouaibgoumaneh3733 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan❤❤

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 4 หลายเดือนก่อน

    Like saar.❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 6 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkii ugu horreeyay.😂 ❤

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 6 หลายเดือนก่อน

    Wow Masha Allah ❣️🙏

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

    Ninka sayniska warkiisa wada qaato ogow sharciga islaamka waad is dayseen. Saynisku wuxuu yiri qoraxdu way taagantahay ee dulka ayaa socda, Quraankuna wuxuu yiri والشمس تجري لمستقر لها ذلك تقدير العزيز العليم. Bal kulmi saynislow!!!.

  • @abuucizsoomali4279
    @abuucizsoomali4279 8 หลายเดือนก่อน

    القوس هو علامة أمان من الغرق. Sida axadiithtu sheegtay qaanso roobaadku waa calaamad Ku tusinayso in aan aamin ka nahay roobab ama daad na halaaaga.

  • @OmerHasan-e6c
    @OmerHasan-e6c ปีที่แล้ว

    The history of Midgaan Taariikhda Midgaha “Waxaa jirtay tarikh hore Ummadii Dhulkaan iska lahayd, waxay ahayn Boqortooyadii ugu Horeysay ee ka dhalatay Meesha maanta loo yaqaano Somalia. Waxaa boqor tooyadeena loo yaqaanay Boqortooyadii “BOONTA” Dulkaan waxaa la oran jirey Dhulkii Boonta “BOONTLAND”oo macneheedu yahay Dhulkii Boontu iska lahayd. Boqorkii ka talin jirey waxaa la oran jirey Baidari, wuxuu ahaa Boqorka ummadda Boonta xukumi jirey. Wuxuu ka talin jirey qayb ka mid ah dhulka Geeska Afrika wuxuu xiriir ganacsi la lahaa Dalka Masaarida, shiinaha, Hindiya, iyo Boqortooyadii Rooma.. Qarnigii 12aad ayaa Ummadd ka soo haajirtey dalal kala duwan oo isugu jirta Carab iyo Afrikaan ayaa Jabisay Boqortooyadii Boonta, waxayna ummaddii dhulkaas daganeyd. Intii kaloo soo harteyna way qaybsadeen waxayna u bixiyeen magacyo fara badan, sida Midgaan, Boon, Tumaalo, Yaharo, Yibro, Jaaji, Gabooye iyo magacyo kale oo badan. Macagyadaan ayaa ilaa maantana loo yaqaanaa, sida xaqiiqda ah dadkani waa umamadii dhulka iska lahayd waana boqortooyo jabtay, waxaana daliil u ah in markii hore ay jabisay boqortooyadii Massar qarnigii lixaad, ka dibna waxaa jabiyay ummado isugu jira carab iyo African oo ka soo haajiray dalal kala duwan.

  • @mufasa5840
    @mufasa5840 ปีที่แล้ว

    Qalbi iyo wadne waa isku mid.

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Saadaashii

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda ปีที่แล้ว

    Follow soo dheh page keenna Miiraale.

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda ปีที่แล้ว

    Fadlan like saar muuqaalka kanaalkana subscribe saar.

  • @kingking2074
    @kingking2074 ปีที่แล้ว

    QABEEL LAYIRAHDO MIDGAAN-GABOOYE WADANKA SOMALIYA UU DHAN IYO TARIIKHDA SOMALIYA MA JEROO . MAGACA MIDGAAN WAA ERIIY CAY AH UU QUDHA

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 ปีที่แล้ว

    waxbadan ayaanu soo wadnaa insha ALLAH

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 ปีที่แล้ว

    Hadaad nagu cusubtahay

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan nagu soo biir

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 2 ปีที่แล้ว

    Maan fahmin

  • @kingking2074
    @kingking2074 2 ปีที่แล้ว

    BEEL LAYIRAHDO MIDGAAN AMA QABEEL LAYIRAHDO MIDGAAN MAA JEERTO TARIIKHDA SOMALIYA UU DHAN.

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 2 ปีที่แล้ว

    Waan u waayay wax aanku daliiliyo waana sababta aan u soo raadshay intaan subax dhaweed arkay aan ku tashtay inaa raadsho macneheeda

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว

    Qaanso roobaad

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 ปีที่แล้ว

    Kanaalka maxay channel waxa lagu soo gudbiyaa xogo muhiima oo cilmibaadhiseed

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 2 ปีที่แล้ว

    Kusoo biira kanaalkeena labaad ee waa maxay channel. th-cam.com/video/XA5MHNbCJS4/w-d-xo.html

  • @Kaydka224taariikhda
    @Kaydka224taariikhda 2 ปีที่แล้ว

    Salaama calaykum. Waa maxay qalbi, halkee ayuu ku jiraa? Ma wadnaha ayaa qalbi ah, mise maskaxda ayaa qalbi ah? Waa mawduuceena maanta daawade,ee muuqaalka like saar, haddii aad nagu cusub tahayna nagu soo biir. Aan bilowno muuqaalka maanta. Sidaan wada ognahay wax-badan ayaa qalbiga quraanka ALLE WAYNE ku sheegay. Isaga oo yidhi: لَهُمْ قُلُوبٌ لَا يَفْقَهُونَ Mar kale ALLE ALLEWAYNE wuxu quraankiisa ku leeyahay. ثُمَّ قَسَتْ قُلُوبُكُم ْمِنْ بَعْدِ ذَلِكَ فَهِيَ كَالْحِجَارَةِ أَوْ أَشَدُّ قَسْوَةً ) Sidaan wada ognahay qalbigu waa halka la iska jeclaado ama la iska naco, ileen astaanta jaclaantu waa wadne e. Qalbigu waa qayb yar oo garasho u saaxiib ah, wadnahana kamida, wadnuhuna waa ijiinka koowaad jidhka ibna aadamka ama noolaha dhamaan. Qalbigu ma aha maskaxda ama meel kale, ee run ahaan waa wadnaha kaas oo lagu yaqaan, bam garaynta dhiiga ee qaybaha jidha oo idil. Qalbigu waa xubinta kaliya ee hadii ay xumaato gabi ahaan uu jidhku la xumaanayo, hadii ay hagaagtana gabi ahaan jidhku la hagaagayo. Dad badan ayaa waxay aaminsanyihiin in qalbigu yahay shay macnawi ah, yacni aan la taaban karin oo la dareemi karo sida nafta oo kale, lkn waxan leenahay qalbigu waa qayb muhiima waana wadnaha dhiiga haga. Tusaale hadii qalbiga lagaa saaro adiga oo muslim ah, oo loo galiyo qof gaal ah, qofkaasi gabi ahaanba waa uu is bedelayaa waxaanu u fakarayaa dhab ahaan sidaad u fakari jirtay, waxaanu noqonayaa qof muslim ah. Haddii adiga oo muslim ah lagaa saaro wadnahaaga yacnii qalbigaaga oo laguu galiyo wadne qof aanan muslim ahayn, gabi ahaanba waad is bedelaysaa, sidaasna waa sababta loo leeyahay waa xubin hadii ay fasahaado jidhku la fasahaado, hadii ay fiicnaatana jidhku la fiicnaado. Intaas ayuu ku eegyahay muuqaalkeenu maanta, daawade, waxan filayaan inaad waxka faaiday, ee muuqaalka like saar una sii share garee sxbadaada kale, hana hilmaamin inaad fikirkaaga noogu reebto qaybta hoose ee muuqaalka mahadsanid