- 41
- 48 563
Maqal Group
เข้าร่วมเมื่อ 3 ธ.ค. 2024
Maqal
XUSEEN MAXAMED BULLAALE
WAKHTIGII BBC-DA SHAQAALIHII HORE LAANTA AF SOOMAALIGA
1. MAXAMED ABSHIR WADE
2. XUSEEN MAXAMED BULLAALE
3. CISMAAN SUGULLE
4. AXMED ISMAACIIL SAMATAR
5. CISMAAN XASAN BADAWI
6. TAARIIKHDA LAANTA AF SOOMAALIGA
1. MAXAMED ABSHIR WADE
2. XUSEEN MAXAMED BULLAALE
3. CISMAAN SUGULLE
4. AXMED ISMAACIIL SAMATAR
5. CISMAAN XASAN BADAWI
6. TAARIIKHDA LAANTA AF SOOMAALIGA
มุมมอง: 192
วีดีโอ
WAKHTIGII BBC DA MAXAMED ABSHIR WADE
มุมมอง 2137 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WAKHTIGII BBC-DA SHAQAALIHII HORE LAANTA AF SOOMAALIGA 1. MAXAMED ABSHIR WADE 2. XUSEEN MAXAMED BULLAALE 3. CISMAAN SUGULLE 4. AXMED ISMAACIIL SAMATAR 5. CISMAAN XASAN BADAWI 6. TAARIIKHDA LAANTA AF SOOMAALIGA
Madaxweyne Siyaad Barre oo xukunka laga tuuray 26-01-1991
มุมมอง 25821 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxweyne Siyaad Barre oo xukunka laga tuuray 26-01-1991
TAARIIKHDA ABWAAN CALI SUGULLE 09 10 2000
มุมมอง 226วันที่ผ่านมา
TAARIIKHDA ABWAAN CALI SUGULLE QAYBTII 3AAD
Xaaji Cabdi Ducaale: Taariikhdii Xaaji Cabdi Ducaale 14-07-1974
มุมมอง 195วันที่ผ่านมา
Xaaji Cabdi Ducaale wuxuu ku geeriyooday magaalada Hargeysa 11 July 1974.
BBCSomali Toddobaadka iyo Afrika 11 nov 1999
มุมมอง 385วันที่ผ่านมา
BBCSomali Toddobaadka iyo Afrika 11 nov 1999
HALGANKII XAAWO CISMAAN TAAKO
มุมมอง 20014 วันที่ผ่านมา
HALGANKII XAAWO CISMAAN TAAKO BBC SOMALI SEP 2000
TAARIIKHDA ABWAAN CALI SUGULLE 02 10 2000
มุมมอง 19714 วันที่ผ่านมา
TAARIIKHDA ABWAAN CALI SUGULLE QAYBTII 2AAD
Cali Sugulle Qaybtii Kowaad 25 09 2000
มุมมอง 37814 วันที่ผ่านมา
Wareysi BBC-du la yeelatay Abwaankii Cali Sugulle
Wax Weydiin Ogaal 3
มุมมอง 46121 วันที่ผ่านมา
BBC SOMALI - WAX WEYDIIN OGAAL TAARIIKHDA KALLITASHIGA SOOMAALIYA IYO iSLAAMKA SUNNIGA IYO SHIICADA ISLAAMKA
TALADAAN LA RUUGIN WAA LAGU RAFAADAA
มุมมอง 82728 วันที่ผ่านมา
TALADAAN LA RUUGIN WAA LAGU RAFAADAA - Hees aan muusiq la socon
BBC TAARIIKHDA MANDEL IYO XAYLE SALAASE
มุมมอง 1.4K28 วันที่ผ่านมา
Taariikhdii Nelson Mandela iyo Xayle Salaase
BBC ISQARXINTA IYO ISLAAMKA JULY 2015
มุมมอง 218หลายเดือนก่อน
Wareysi ku saabsan isqarxinta iyo dinta Islaamka
BBC WARQAD FURAN JUNE 2005 CABDIRISAAK XAAJI XUSEEN
มุมมอง 156หลายเดือนก่อน
BBC WARQAD FURAN JUNE 2005 CABDIRISAAK XAAJI XUSEEN
BBC CALI MAXAMED GEEDDI DOWLADDA KMG 11 NOV 2005
มุมมอง 111หลายเดือนก่อน
BBC CALI MAXAMED GEEDDI DOWLADDA KMG 11 NOV 2005
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji
มุมมอง 14Kหลายเดือนก่อน
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji
Asc asxaabay waad mhdsn thn ee fadlan noo badiyaa waydiin iyo war celin
Fadlan noo soo badi barnaamijyadan wakhti hore la duubay ee BBC soomaali laga kaydiyay
Maba jirin gaar ahaan hablaha…
Marin habaabiinta jooji. Waraysigu waa burburka 1995-1996) meelahaas. Maxamed Yurub ma joogin siddeetameeyaddii.
BBC du waxay siideysaa wararkii hore u baxay. Maxamed Saleebaan waxuu Soomaaliya ka baxay dagaalkii sokeeyey markuu qarxay. 1993 wuxuu ku noolaa Copen Hagen, Denmark..
❤
😢😢😢❤❤❤❤
Aun Cali sugule dun carbeed Suugaan iyo murti aad u saraysa.
❤❤❤❤
Barnaamijyadan noo soo badi fadlan waliba waraysiyada siyaasayiintii soomaaliyeed ee hore laga kaydiyay
Sxb noo soo badi taariikhdaa adoo mahadsan ❤❤❤❤❤
barnaamijyadan oo kale waa heer sare noo soo badi Mahadsanid
Naxaristi jana alle ha siya boqorkii codka somaliyeed
waayo waayo tubeec iyo wariye cabdulahi xaaji
❤
Saxiib soo badi taariikhdan cajiibka ah
Ilaahow u naxariiso
Date sixid Nov 1999
Mahadsanid
Axyaa saban Adan nux Al xaji mahamud hasan Rugcada calihi xaaji Waxa nasib wanag ah inay sadexdaasiba nool yihin maanta Waxana jeclan laha ina wax uun tarikh xaga saxafada ah laga reebo kol buug laga qorana 😢😢🎉❤
weriyeyaashi aan ugu jeclaan jirey laanta afsomaliga ee bbc. Aaden Nuux dhuule (1) codkiisa sidookale(2) C/risaaq x, maxamuud siraad(3) Abdillahi xaaji . Ragii rugcadaaga ahaa ayey ahaayen
Xawo tako alle ha u naxaristo😢wa halgama somaliyedde
Fadkan Qaybta labaadna soo geli.
Ale haw naxariisto cali sugul dun carbiid hadaan shanto waa isku hooyo hadii hanuuni isda hubkays wada yaa salaam
Waxaan idinka codsanayaa inaad soo badisaan barnaamijyadda kuwan oo kale ah
Amazing Bal daya siday ugu raxaysanyan iyo codka khaaska ah e qof waliba leyahy Mahamud xasan one top one 😢😢🎉❤
laakiin Maxamuud xassan 2014 bbc muu joogin isagana warka akhriyaya say macquul ku tahay . 2001 baan moodayey in uu idaacadda ka tagay
Waa run date ku wa qaldan yahy 2000 inay ahyd ban filaya Adan nuux dhule barnamijka da’dihi nyaba wayada bu ka tagy Sicid ali muse ugu danbeyay 2010 ka tagay
Waa 25 Sep 2000 . warkaasi markuu baxay. Raalli Noqda.
Thanks wll waad mahadsan tihin noo badiyaa hadaad haysaan
Allah u naxariisto aamiin
Masha allah wa rakii hoore
Cajiib waa xasuus qiimo leh Iyo siday maanta wax u socdaa in dalka la iibinayo oo xabashi loo wada dhimanayo
❤❤❤❤
Waad mahadsan tihiin asxaabay noo kor dhiyaa wll
Masha allh Wa cajib Sxp wararki aad so bandhigi jirten so dhiga Sida cawke iyo maxamud xasan, adan nuux, qarbadan okle
Thanks sxb noo soo wada barnaamijkaa❤❤❤❤
Allah aku naxaristo
Cajiib! AUN Legend Mohamed Suleyman Tubeec ❤Boqorka Codka❤
Mahadsanid saxiib
Allaha ku naxariisto Amiin yaa Rabbi
Woow yasalam axsan codweye wabaari❤
Yaa walad ...ku soco
Maxamed saleban hoyadii waa sodaniyad shaqalan
🎉
2025 Jan first