MINTID MEDIA
MINTID MEDIA
  • 336
  • 709 809

วีดีโอ

Abwaan Maxamed Sheekh Yuusuf Oo Gabay Alle-bari Ah Ka Soo Jeediyay Sannad-guuradii 40ªªᵈ Ee Birqod
มุมมอง 50หลายเดือนก่อน
Abwaan Maxamed Sheekh Yuusuf Oo Gabay Alle-bari Ah Ka Soo Jeediyay Sannad-guuradii 40ªªᵈ Ee Birqod
Daawo: Isu-soo-bixii Sannad-guurada 40ªªᵈ Ee Degmada Birqod.
มุมมอง 113หลายเดือนก่อน
Daawo: Isu-soo-bixii Sannad-guurada 40ªªᵈ Ee Degmada Birqod. Jabbhada wadaniga Xoraynta Ogaadeenia JWXO waxay Dal iyo dibadba kuleedahay taageere laxaad leh oo aan la liicin karin Ogaadeenia
Daawo: Naftii-hure Mukhtaar Af-dhuub Oo Hees Cusub Oo Waddani Ah Soo Bandhigay.
มุมมอง 105หลายเดือนก่อน
Daawo: Naftii-hure Mukhtaar Af-dhuub Oo Hees Cusub Oo Waddani Ah Soo Bandhigay. Jabbhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenia JWXO Aas-aaska Sanad guurada 40aad ee JWXO ♥️ ❤️ 👌
dhaanto cusub Abwaan Khadar Birjeex iyo Amiira Aragsan sanad guurada 40aad ee JWXO Magaalada Godey
มุมมอง 315หลายเดือนก่อน
dhaanto cusub Abwaan Khadar Birjeex iyo Amiira Aragsan sanad guurada 40aad ee JWXO Magaalada Godey
dhaanto cusub Abdi yare iyo fadxi JWXO sanad guurada 40aad ee Aas-aaska JWXO
มุมมอง 239หลายเดือนก่อน
dhaanto cusub Abdi yare iyo fadxi JWXO sanad guurada 40aad ee Aas-aaska JWXO
HEES WADANI AH OO AY QAADAY FATXI JWXO waxaana loogu talagalay sanad guurada 40aad ee Aas-aaska JWXO
มุมมอง 122หลายเดือนก่อน
HEES WADANI AH OO AY QAADAY FATXI JWXO waxaana loogu talagalay sanad guurada 40aad ee Aas-aaska JWXO
Natii-hure Dhabuuke
มุมมอง 62หลายเดือนก่อน
Natii-hure Dhabuuke
Hees Waddaniya sannad guurada 40-aad Ee ONLF kooxda Fanka JWXO, Jigjiga.
มุมมอง 479หลายเดือนก่อน
Hees Waddaniya sannad guurada 40-aad Ee ONLF kooxda Fanka JWXO, Jigjiga.
Dhaanto Cusub oo uu qaadayo Nimcaan Jigjiga Sanad guuradii 14aad ee OYSU Jigjiga.
มุมมอง 2693 หลายเดือนก่อน
Dhaanto Cusub oo uu qaadayo Nimcaan Jigjiga Sanad guuradii 14aad ee OYSU Jigjiga.
dhaanto Cusub Cabdiqaadir Caano Geel iyo Anfac JWXOSanad guuradii 14aad ee OYSU Jigjiga.
มุมมอง 2553 หลายเดือนก่อน
Daawo: dhaanto Cusub Cabdiqaadir Caano Geel iyo Anfac JWXO Sanad guuradii 14aad ee OYSU Jigjiga.
Dhaanto cusub oo loogu tala galay Xuska Sanad guurada 14aad ee OYSU AL Fanaan Khadar Birjeex.
มุมมอง 2073 หลายเดือนก่อน
Dhaanto cusub oo loogu tala galay Xuska Sanad guurada 14aad ee OYSU AL Fanaan Khadar Birjeex.
Dhaanto cusub oo wadani ah daahir diiriye
มุมมอง 2063 หลายเดือนก่อน
dhaanto cusub oo loogu talagalay Jabbhada wadaniga Xoraynta Ogaadeenia JWXO
Daawo: Naftii-hure Cabdinuur Suldaan Oo Soo Bandhigay Shuruudaha Uu Qofku Codeyn Karo.
มุมมอง 583 หลายเดือนก่อน
Daawo: Naftii-hure Cabdinuur Suldaan Oo Soo Bandhigay Shuruudaha Uu Qofku Codeyn Karo.
Daawo: Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Iyo Dhallinyarada Magaalada Jigjiga Oo JWXO Taageeray.
มุมมอง 643 หลายเดือนก่อน
Daawo: Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Iyo Dhallinyarada Magaalada Jigjiga Oo JWXO Taageeray.
Dhaanto cusub Cabdi nuur Gaafoote Dhaantadii Ol olaha Doorashada ee ONLF Al-fanaan Gaafoote
มุมมอง 7903 หลายเดือนก่อน
Dhaanto cusub Cabdi nuur Gaafoote Dhaantadii Ol olaha Doorashada ee ONLF Al-fanaan Gaafoote
Daawo: Hogaanka Xeerasha iyo Anshaxa ONLF Naftii-hure Khaliif Sayid Saadiq (Shayid khaliifa)
มุมมอง 2343 หลายเดือนก่อน
Daawo: Hogaanka Xeerasha iyo Anshaxa ONLF Naftii-hure Khaliif Sayid Saadiq (Shayid khaliifa)
mujaahid xaaji cali shucaac ayaa si adag udifaacey jahaadkii iyo halgankii kadhacey dalkeena.sidoo
มุมมอง 1493 หลายเดือนก่อน
mujaahid xaaji cali shucaac ayaa si adag udifaacey jahaadkii iyo halgankii kadhacey dalkeena.sidoo
Abwaanad Nuura wa gabadh da'yar oo ku Nool bara-kaca Qolaji Waxay soogaan halgameed ka soojeedisay
มุมมอง 2684 หลายเดือนก่อน
Abwaanad Nuura wa gabadh da'yar oo ku Nool bara-kaca Qolaji Waxay soogaan halgameed ka soojeedisay
Daawo: Qaybtii 4aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
มุมมอง 1.2K4 หลายเดือนก่อน
Daawo: Qaybtii 4aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
Waraysi Guddoomiyaha ONLF, ee gobalka Faafan. Halgame Cabdulaahi Cabdi-Qani.
มุมมอง 1745 หลายเดือนก่อน
Waraysi Guddoomiyaha ONLF, ee gobalka Faafan. Halgame Cabdulaahi Cabdi-Qani.
Dhaanto cusub oo qaaday JWXO AL Fanaan Daahir Diiriye oo kadirsan Kooxda Birjeex ee Magaalada Godey
มุมมอง 6K5 หลายเดือนก่อน
Dhaanto cusub oo qaaday JWXO AL Fanaan Daahir Diiriye oo kadirsan Kooxda Birjeex ee Magaalada Godey
Qaybtii 3aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida! Halgankii hubaysnaa ee JWXO
มุมมอง 2.3K5 หลายเดือนก่อน
Qaybtii 3aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida! Halgankii hubaysnaa ee JWXO
Daawo: Guddoomiyaha JWXO Oo Hambalyada Ciidda u Diray umada Soomaliyeed, Cafisna Fidiyay.
มุมมอง 645 หลายเดือนก่อน
Daawo: Guddoomiyaha JWXO Oo Hambalyada Ciidda u Diray umada Soomaliyeed, Cafisna Fidiyay.
Gabay Cusub oo Gabay Halgameed ah Abwaan Axmad Shilka Balan Fur
มุมมอง 4565 หลายเดือนก่อน
Gabay Cusub oo Gabay Halgameed ah Abwaan Axmad Shilka Balan Fur
Qiso Halgameed Xanuun iyo Murugo badan Xiligii Halganka Ogaadeenia Qoriga ahaa
มุมมอง 1.7K5 หลายเดือนก่อน
Qiso Halgameed Xanuun iyo Murugo badan Xiligii Halganka Ogaadeenia Qoriga ahaa
Daawo: Qaybtii 2aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
มุมมอง 4.5K5 หลายเดือนก่อน
Daawo: Qaybtii 2aad Sheeko Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
ka Jawab Su aalo Halgamedkan Gudoomiyihii u Horeyay ee JWXO iyo Gaashaan dhigii u danbeeyay ee JWXO
มุมมอง 2396 หลายเดือนก่อน
ka Jawab Su aalo Halgamedkan Gudoomiyihii u Horeyay ee JWXO iyo Gaashaan dhigii u danbeeyay ee JWXO
Daawo Qisadii ugu darnayd ee Soomartay Natii-hure kadirsan Ciidanka JWXO
มุมมอง 6086 หลายเดือนก่อน
Daawo Qisadii ugu darnayd ee Soomartay Natii-hure kadirsan Ciidanka JWXO
Qiso Halgameed oo qiira leh Qaybtii 1aad Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!
มุมมอง 1K6 หลายเดือนก่อน
Qiso Halgameed oo qiira leh Qaybtii 1aad Halgameedda: Ha Dareemin Geerida!

ความคิดเห็น

  • @FatxiAlinoor
    @FatxiAlinoor 5 วันที่ผ่านมา

    Ceelka salaxaad eexaraar

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekha aad weersreyso Cali Shucaacoow Culimada Daarood ee Nairobijooga ee sida badheedhka ah utaageerey Argagaxisadii burburisey Laascaanood ee ubedeshey laasdhiig . Kuwaas buu naga Dey ran yahay ee Aaminsan waxaad adiguba aaminsantahay ee ah in reerkaagu Reeraha kale waxdheeryahay. Sidaad horeba utidhi Ogaadeenka kildhiga 5aad waa madaxa kuwa kale a waa Mijihii.Afweynena intaas uun buu eedey tii uunbaa Kucelcelineysaan. Cabdillaahi yuusuf baad arkeysey Farmaajaad arkeysey welina kameydaan waantoobin. Isaaq nacayb baa qeyrkiin idinka reebey . Sidasaa Seyidkiinnii kugodgaley oo Afweyne Barre kugodgaley oo Farmaajo kugodgeleyaa. Wadaad iyo waranle waar wax Isdhaama miyeydaan lahayd??????????.اليس فيكم رجل رشيد.

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

    Ina Cabdulle Xasan waxba Kama duwaneyn kuwa Takfiiriyiinta ah ee maantanba shaadhka Culimada kuqadhaabta ee qaybta libaax kaqaatey Fikirka ay Alshabaab kudhalatey ee Weli kusii miilcad qaladaadkey hore ummadda ugagaleen ee weli Argagaxida hoosta kabiileya. Ee sida cad uqabyaaladeyneya. Ee marka Reerkoodu dagaalameyo waa jihaad yidhaahda. Marka la iska waabiyana fit no ku sheega ee diinta qabiilkooda ugu adeega.

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

    Ina Cabdulle xasan sayid Afweyne ayaa ula baxay ee wax soomaali oo idili isku waafaqdey sida Axmed Gurey oo kale maaha. Wuxuu ahaa nin ku caanbaxay wax wanaagsan iyo wax xunba. Sida kucad Gabeyadiisaba. Aaminsan in ciddiisu dadka wax dheeryihiin sidaad adiguba aaminsantahay eed utidhaahdo ogaadeen ka kildhiga 5aad waa madaxii inta kalena waa mijihii. Hadduu daacad yahay Cidina kamahortimaadeen ! Markii ay caddaatey Qabyaaladdiisu iyo Qaadicu dariiqnimadiisu iyo Geeldhaciisii ee uu shufto isu bedelley ee qaadicudariiq noqdey markaasaa lala dagaallamey oo biyo buuflaha lagooyey oo meydkiisa Taleex la wadhay.

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

    Cabdillaahi Yusuf iyo Farmaajo iyo Firdhiyena Dee kudar bahashu ha caddaatee. Waxba qiiqa ha iskuqarin sida kuwa shaadhka Culimada ku adeegta ee ciddaada ah ee Nairoobi lacagaha uga ururiya Argaxisada iyo kuwa afka duubta.

    • @Kamaaliye-i7h
      @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

      Cundurinimada iyo isirnacaybkuu iyo xasadku waa waxa qeyrkiin idinka reebey. Weligiiba intaa nagufoogantihiin qoxootigaa uun beydun ahaan. Sidii Agabar iyo Laasdhuurre!

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 9 วันที่ผ่านมา

    Aw Cali Shucaacoow weykaa hoostey ee ma Takfiiri Muslimiinta Gaaleeya ayaad mujaahid ku sheegtey oo aad Axmed Gurey lasintey? Taasi waa Fiqi tolkii Kama Janno Galo. Afweyne Barrena isna ma Jihaadey?

  • @edwards438
    @edwards438 14 วันที่ผ่านมา

    Taylor Dorothy Perez Edward Taylor Ronald

  • @CalderonWatson
    @CalderonWatson 17 วันที่ผ่านมา

    Gonzalez Lisa Jackson Gary Perez Melissa

  • @andymoorcramerde7137
    @andymoorcramerde7137 18 วันที่ผ่านมา

    Perez Richard Jones Brian Lee Donna

  • @IlyaasHassan-n1i
    @IlyaasHassan-n1i 19 วันที่ผ่านมา

    Ogadenia wuxorowi

  • @IbrahimSulub
    @IbrahimSulub 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @CecilliaSandra-x7e
    @CecilliaSandra-x7e 22 วันที่ผ่านมา

    Miller Edward Lewis Lisa Taylor Richard

  • @KelsenBurgess-x7d
    @KelsenBurgess-x7d 22 วันที่ผ่านมา

    Allen Kimberly Hall Linda Martinez David

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b 28 วันที่ผ่านมา

    Eesh calaa Dhaanto ♥️👍

  • @walixasan2490
    @walixasan2490 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 หลายเดือนก่อน

    Ok.guuul🎉

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 หลายเดือนก่อน

    Dhiigaygi❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Xamda-ts3nn
    @Xamda-ts3nn หลายเดือนก่อน

    Guul iyo Gubanimo ❤

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @SumayoDhicis
    @SumayoDhicis หลายเดือนก่อน

    0:55

  • @SumayoDhicis
    @SumayoDhicis หลายเดือนก่อน

    𝐌...𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲𝐠𝐢𝐢𝐢❤

  • @simancadey30
    @simancadey30 หลายเดือนก่อน

    Dhiigeygiii🎉🩸🇬🇲❤️💪

  • @fadumocabdicabdullahi4321
    @fadumocabdicabdullahi4321 หลายเดือนก่อน

    Guuuul iyo gobanimo ❤jowxA

  • @abdiwaliyusuf5512
    @abdiwaliyusuf5512 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijkan maxaad ujoojiseen hadareemin gerida

  • @XusenNasri
    @XusenNasri 3 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @XusenNasri
    @XusenNasri 3 หลายเดือนก่อน

    M.n Allah ❤

  • @KhadarmaxamudKhadarmaxamud
    @KhadarmaxamudKhadarmaxamud 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh

  • @MahamudUgasMuhumed
    @MahamudUgasMuhumed 3 หลายเดือนก่อน

    Run baad sheegtay

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu 3 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allah

  • @husseinhassan5691
    @husseinhassan5691 4 หลายเดือนก่อน

    Waa Ceel Kii Karaa Duulaa Ma Sha Alaah

  • @FadxiMaxamud-l3c
    @FadxiMaxamud-l3c 4 หลายเดือนก่อน

    M.n Allah

  • @AzedupdYismael
    @AzedupdYismael 5 หลายเดือนก่อน

    Allow u naxariis○ halgamashii uso halgamy og yaa allaH

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 5 หลายเดือนก่อน

    M.n Allah Guulayso Daahir wll 😢

  • @MubashirSheekh
    @MubashirSheekh 5 หลายเดือนก่อน

    ilahay intii dhimatay ha unaxariisto inta nool ee shacabka dantiisa wadana ha guuleeyo😢😢😢

  • @Jamanooroad-uz2sk
    @Jamanooroad-uz2sk 5 หลายเดือนก่อน

    Guuul ogadeenia insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarMaxamud-du4ws
    @KhadarMaxamud-du4ws 5 หลายเดือนก่อน

    🥰🇬🇲🥰🇬🇲🥰🇬🇲🥰🇬🇲🥰✅

  • @MintidMedia
    @MintidMedia 5 หลายเดือนก่อน

    Guulayso

  • @CaliYaer
    @CaliYaer 5 หลายเดือนก่อน

    Cali yare111 Cali yare111 Cali yare111

    • @CaliYaer
      @CaliYaer 5 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @MintidMedia
    @MintidMedia 5 หลายเดือนก่อน

    Daawo: Guddoomiyaha JWXO Oo Hambalyada Ciidda Diray, Cafisna Fidiyay.

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rajayn inuu Guulaysto Halganka Ogaadeenia

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 6 หลายเดือนก่อน

    M.n Allah

  • @aminasiyad1064
    @aminasiyad1064 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 6 หลายเดือนก่อน

    Waan Bogaadin Hawshaas ay biloowday ONA ONLF 1984

  • @Abdirisaaq-c1b
    @Abdirisaaq-c1b 6 หลายเดือนก่อน

    Soo badi zxb qisoyinkan

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 6 หลายเดือนก่อน

    Soo badiya😢😢

  • @axmadjwxo1234
    @axmadjwxo1234 6 หลายเดือนก่อน

    M.n Allah Guulaysta

  • @MintidMedia
    @MintidMedia 6 หลายเดือนก่อน

    ~ Sheeliyo waxaan sheeg lahayn Eebbe kugu shaaci ~Oo shanshada Ilaahay ku goo sharafi kaa dheer'e. ~ Shuqul xumaad bilawdaye Ilaah" shiiqi manidaada, ~ Shamacii jaxiimaad ilaah" shaadhka kuu gali'e ~ Shuban iyo waxaan sheekhba garan' lagu shaarbsiiye ~ Sharmuuduhu kusheegtoo ilaah" shifaba kuu diidye ~ Shabaguu iblays dhigay ilaah" shabaq kusoo siiye ~ Shuddo lagu tan toon yoow" markale shaaricyada xaadh'e ~ Shan farood kuboodoo wadnuhu" shaandho kaa noqoye ~ Saliid lagugu shiil iyo waliba" shay xanuun badan e ~ Shisheeyuhu ku goo gooyo oo" shaybe baas noqo'e ~ Shiish aan lagaran hayn wadnaha" shuq hakaa dhaho'e ~ Shalaa qawti kaa tuur ilaah' oo shaxaad guro'e ~ Cadaabkii ka sheekee zaqquum" shaahba kuu noqoy'e ~ Shalaytana kuwaar oo kugube" shamacyo naareed'e ~ Rabigay shakaal kugu xidhyoo' lagu sharooteeye ~ Kalaaliib kushiidoo abees raamasay shilayskaa'e ~ Shaarublaha libaax iyo bahalo kaa shabace yaakahay ~ Shaydhaan lajaar iyo fircoon" shuush xunbaa tahay'e ~ Shaaldo lagu musmaar yoow adaa shaamareer dhigay'e ~ Taayir kugu shabaax yoo biruhu sheeda kaa galo'e ~ Kalyuhuna shaqada joojiyoo shaagna rogi waaye ~ Ha shirbinin talaaboo waliba kaadi shalax lee`e ~ Shishadooda buuraha ilaah shalawga kaa tuur'e ~ Ku shurkooba hoogoow qabriga" maskii lagu sheegaay ~ Shicirkayga eeboow ajiib' waa shar wade kaas'e Bishuu waa Ramadan ayaantuna waa jumce khalaas