- 1 017
- 563 897
AWDAL VOICE
เข้าร่วมเมื่อ 4 ม.ค. 2022
Deg-deg : Hadaan Nahay siyaasiyiinta Beelaha Bahabar Celi raali-galin ayaan ka bixinayaa hadalada
Deg-deg : Hadaan Nahay siyaasiyiinta Beelaha Bahabar Celi raali-galin ayaan ka bixinayaa hadaladii dhalinyarada ee maanta ku Hadashay Afka Xisbiga Kulmiye ayaa dabada ka riixayey " Siyaasi Muumin Gadiid Cumar.
มุมมอง: 1 874
วีดีโอ
Sheikh Saaweer " Umadeenu,xitaa kii xajka tagay ayaa wax laga sheegayaa oo la basaasayaa, "
มุมมอง 43114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Saaweer " Umadeenu,xitaa kii xajka tagay ayaa wax laga sheegayaa oo la basaasayaa, Daaci Saalaxna ma garanayo "
" Ilaahay aan ka yaabno, Oo Lafaheenana aan u Yaabno iyo Ubakeena ,dhaartana aan " M/M
มุมมอง 52916 ชั่วโมงที่ผ่านมา
" Ilaahay aan ka yaabno, Oo Lafaheenana aan u Yaabno iyo Ubakeena ,dhaartana aan ilaalino " Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland
"Madaxweyne Beesha Ciise, Wasaarada Ciyaaraha Way ka kortay " Dadka Geerisa .
มุมมอง 13K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
"Madaxweyne Beesha Ciise, Wasaarada Ciyaaraha Way ka kortay " Dadka Geerisa .
Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay AHUN Marxuum Xildhibaan Cabdiwahaab Sheekh Cali Jawhar.
มุมมอง 94419 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Aas Qaran Oo Borama Loogu Sameeyay AHUN Marxuum Xildhibaan Cabdiwahaab Sheekh Cali Jawhar.
"Madaxweyne reer Dudub haku qiimaynin xildhiban Maydhane, waana ayaan daro"
มุมมอง 54519 ชั่วโมงที่ผ่านมา
"Madaxweyne reer Dudub haku qiimaynin xildhiban Maydhane, waana ayaan daro"
Deg-deg Xildhibaan Maxamed Abiib , waa Sunta ka ilmaysiisa beesha Isaaqa " Dadweynaha Boorama
มุมมอง 18K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg-deg Xildhibaan Maxamed Abiib , waa Sunta ka ilmaysiisa beesha Isaaqa " Dadweynaha Boorama u jawaabay ,Dadweynaha Burco.
Ethiopia qasab kuma soo dagi karto xeebahayga " Ciise Axmed Barre "
มุมมอง 20421 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ethiopia qasab kuma soo dagi karto xeebahayga " Ciise Axmed Barre "
Waxaan ku riyooday Aniga oo GADABUURSI AH Fanaanka faarax Murtiile
มุมมอง 13Kวันที่ผ่านมา
Waxaan ku riyooday Aniga oo GADABUURSI AH Fanaanka faarax Murtiile
AWDAL STATE, Waxa weeyaan waa Niman nacay cadaalad darada beesha ISAAQ , Gadabuursi, Waa
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
AWDAL STATE, Waxa weeyaan waa Niman nacay cadaalad darada beesha ISAAQ , Gadabuursi, Waa sagaashan hurda iyo Toban Soo Jeeda " Caaqil Axmed Diiriye.
Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil, ahna Suldaanka Guud ee beelaha Reer Nuur Sultan Mohamed
มุมมอง 719วันที่ผ่านมา
Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil, ahna Suldaanka Guud ee beelaha Reer Nuur Sultan Mohamed Sultan Suleiman ayaa maanta lugtiisii iyo booqashadiisii ugu horaysay ka bilaabay degmada xudunta ah ee Dila. Kulankaas oo daaranaa is isbarasho, duco iyo dar-daaran uu la yeeshay cuqaasha iyo duubabka dhaqanka ee beelaha Reer Nuur.
Waxa noo Qorshaysan in Ciidamada Madaniga ah aanu ka dhigno Ciidan Qaran Wasiirka Gaashaandhiga
มุมมอง 92วันที่ผ่านมา
Waxa noo Qorshaysan in Ciidamada Madaniga ah aanu ka dhigno Ciidan Qaran Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland
Siyaasi Mawliid Daahir Alaale oo buufiyey soo galaytiga Boorama ka qayl-qaylinaya.
มุมมอง 1.8Kวันที่ผ่านมา
Siyaasi Mawliid Daahir Alaale oo buufiyey soo galaytiga Boorama ka qayl-qaylinaya.
Deg-deg: Madax dhaqameedka iyo Aqoonyahanka gobolka Awdal oo Eedeyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan
มุมมอง 4.7Kวันที่ผ่านมา
Deg-deg: Madax dhaqameedka iyo Aqoonyahanka gobolka Awdal oo Eedeyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.
Gudiga degmada Sheikh Cali-Jawhar oo soo dhaweeyey Gudoomiyaha cusub ee loo soo magcaabay degmada
มุมมอง 323วันที่ผ่านมา
Gudiga degmada Sheikh Cali-Jawhar oo soo dhaweeyey Gudoomiyaha cusub ee loo soo magcaabay degmada
"Anigu waligay ma taageerin Awdal State wax la yidhaa " Wasiir Cabdiraxmaan Aadan.
มุมมอง 1.2Kวันที่ผ่านมา
"Anigu waligay ma taageerin Awdal State wax la yidhaa " Wasiir Cabdiraxmaan Aadan.
"Ree Borama ha u diyaar garooban soo dhaweynta Suldaan Wabar "
มุมมอง 560วันที่ผ่านมา
"Ree Borama ha u diyaar garooban soo dhaweynta Suldaan Wabar "
Waraysi : Awdal maanta waxay joogtaa wakhtigii ay is hubayn lahayd Siyaasi Ahmed muxumad Alaaleh
มุมมอง 1.2Kวันที่ผ่านมา
Waraysi : Awdal maanta waxay joogtaa wakhtigii ay is hubayn lahayd Siyaasi Ahmed muxumad Alaaleh
Xasan Sheikhaw Karaamadii aad gobolka Awdal ku lahayd , Aidgaa Iska tuuray
มุมมอง 1.6Kวันที่ผ่านมา
Xasan Sheikhaw Karaamadii aad gobolka Awdal ku lahayd , Aidgaa Iska tuuray
Muwaadin reer Boorama " Inkaartii Madaxweyne Siyaad Barre ayaa ummada Soomaaliyeed Haysta "
มุมมอง 3.7Kวันที่ผ่านมา
Muwaadin reer Boorama " Inkaartii Madaxweyne Siyaad Barre ayaa ummada Soomaaliyeed Haysta "
Dadweynaha Boorama oo ka hadlay Dhacdooyinkii sanadkii tagay 2024 iyo waxyaabihii saameeyey
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
Dadweynaha Boorama oo ka hadlay Dhacdooyinkii sanadkii tagay 2024 iyo waxyaabihii saameeyey
Marwo Shukriya Cabdi Cabdilaahi ayaa Faahfaahin ka bixiysay Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal
มุมมอง 16414 วันที่ผ่านมา
Marwo Shukriya Cabdi Cabdilaahi ayaa Faahfaahin ka bixiysay Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal
Mayirka Boorama " Haweenka Awdal waa in la garab istaagaa markaste "
มุมมอง 7814 วันที่ผ่านมา
Mayirka Boorama " Haweenka Awdal waa in la garab istaagaa markaste "
Tiktokerada Xidigta Germalka oo si weyn u soo dhawaysay Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal.
มุมมอง 25814 วันที่ผ่านมา
Tiktokerada Xidigta Germalka oo si weyn u soo dhawaysay Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal.
Tictoker Amaal Buuro oo Amaan kula Dulkuftay Habeenka Hibooyinka Hablaha Awdal .
มุมมอง 34214 วันที่ผ่านมา
Tictoker Amaal Buuro oo Amaan kula Dulkuftay Habeenka Hibooyinka Hablaha Awdal .
Gudoomiyaha Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal Khadra Cumar Samriye.
มุมมอง 9914 วันที่ผ่านมา
Gudoomiyaha Barnaamijka Hibooyinka Hablaha Awdal Khadra Cumar Samriye.
Sahra Ahmed Arab oo ka hashay Taariikhda AUN Abwaan Xasan Sheikh Muumin
มุมมอง 32014 วันที่ผ่านมา
Sahra Ahmed Arab oo ka hashay Taariikhda AUN Abwaan Xasan Sheikh Muumin
Aqoonyahan, Abdirahman Jimcaale, oo kawarbixiyey Aqoontii uu ulahaa AHN A
มุมมอง 23314 วันที่ผ่านมา
Aqoonyahan, Abdirahman Jimcaale, oo kawarbixiyey Aqoontii uu ulahaa AHN A
Fanaanada Khadiija Qalanjo oo ka qaybgashay xaflada Bandhiga Buuga Gaaraa Bidhaan.
มุมมอง 25414 วันที่ผ่านมา
Fanaanada Khadiija Qalanjo oo ka qaybgashay xaflada Bandhiga Buuga Gaaraa Bidhaan.
Siyaasi: Mahdi Good oo aad uga waramey taariikdii AHN Abwaan Hassan SHeekh Muumin
มุมมอง 20914 วันที่ผ่านมา
Siyaasi: Mahdi Good oo aad uga waramey taariikdii AHN Abwaan Hassan SHeekh Muumin
Meeshu ma Djibouiti baa. Mise way kala garan waayeen jabuti iyo Awdal
Ciise Wayne guuul tolkay ciise ❤
Adeero
Masha allh
TUUG WEEYAAN KANI. AYUU KA BAQAYAA???
Waar tuuhan bahabar celiyoow iska qabta
naa idinkaa dhilaa somaliland kii u talinay u talinayey badala ma ceebaa
dhuuni qaate nuuca dabada laga garaaco ayaa tahay
Adaygan ma lacag baa la siiyay😂
Kani afka ayuu iska nadiifin lahaa waxaad moodaa abeeso malaf sanaysa af qadhmuune . Waa kuwii reerka bahabar celi la dhaadhacay duli .duf ku bax
Gada buursi waxaa la hadhay Dhuuni qaatayaal Duli inkaari idinku Dhacday
@@MaxamuudFarax-f8g in ladilo weeyi maha in laahadlo uun waxa lokeenay ninka iidoor iyo ninka ciise inaay cashuurta awdal u qaadan hargeysa oo kolba habarta xiilga qabata ay cashuurta awdal cuunto kuna dhiinsato dhulkeed reer awdal kaaca o dhulkiina saara snm
Kuwani xabadbay doonayan in lala dhaco jilicdantani😂
Abii wasaha asaaqay
Xoolo
Asasaq abaha iyo raaligtaba waas
👍👍
Mashaallah my tolkay
Wa run ❤❤
Ciise waa basaas ina geela. In lasiiyaba may ahayn
7
Wa run waxa ay shegen odayasha dhulka ciise wa dhul baladhan Samigisuna inta maha
Odeyga waa runtii, wasiir kale oo yara buudhan ha la siiyo. Laakiin madhibaan ha ku soo hadal qabsan awoowe. Gabooye waa dad sharaf leh.
Allah haka ajri siiyo
Maasha Allah thanks
😂😂😂😂 😂
WARYAADHEHEEN WAR CIISE DADKAY CUNAAN AYAAN MAQLI JIREY ILKAHAY QORTAAN WAX BADAN BAA BEENOOBEY SIDA KUUBBA NAAS DHEER
Abwaan faarax multiple ❤
Ano ciise ah Systemka somaliland maa uu Aqanosano welcome Somalia fédéral
Waar isaaq kama ilmaysiiyo dhuudiiyo dhaan san waxa uu ku noqon doonaa futo afuufkii lo diisa ooyaays
waar waxii ugu muhiimsanaa re somaliland waa aqoonsigii daba socotay 35 sano ee udanbaysay 😂😂😂😂😂😂
XILDHIBAAN OOYAAYE BURCO IYO CIIDAMADA MADANIGA MARKIISA HORE BA AQOOM UMUULAHAYNE LAKIN UJEEDKIISU WUXUU AHAA SACAD MUUSE BAA CIIDAN MADANI AH SAMEYSTAY OO EY KA SHAKIYEEN INUU SOO WEERARO OO CALOOL XUMO KA DHEXEYSA LABADAA REER EE ISGARAB TAAGAN. REER BOORAMA WAXAAN LEEYAHAY HORTA AF SOMALIGA WAXAAD MOODA IN LAGA IIBIYEY OO WAALID CAY MOOYAANE LABO KILMADOOD OO CAADIYA BA MABA YAQAANAAN MID IYO LABOMOOYAANE MEESHA WAXAA ISLAAN IYO CIROOLE KA CAYTAMAYA WALLAAHAY WAA LAYAABAY INNAKA GARAN KA CAS XIDHAN MOOYAANE LAKIN MICNIHII REER BURCO AAN FAHMIN. CIIDAMADA MADANIGA AH SACAD MUUSE UMUU SAMEYSAN BOORAMEE CADOW GA QORYAHA USITA BUU USAMEYSTAY ISAGA IYO KUWA KALE BA SAMAROONEY IDINKUNA SAMEYSTA OO CADOWGA KAGA DIFAACA. XILDHIBAAN OOYAAYENA ISAGAA AFKA LAGALAY REER BURCO OO BILAA NABAD KUSHEEGAY. JAWAABTA REER BURCO KABIXIYEENA SHAQSI AHAAN BEY UDACAAYADEEYEEN REERAHA GUDUBIIRSI AMAAN MOOYAANE WAX LAMA ODHAN. REER BOORAMA AFSOOMALIGA SOO BARTA HANJAABDA NA IYO BAALXOOFTADA INTAAD ISKA DEYSAAN
Guul adal empire
alla raxamdiisa hayno keeno abartana haydinka dul qaado aamin
Mayee wa sunta ilmo intay dhaftay Iska ohisa baqaaaq marnarna isku Xaarta jsl way jiraysa wallahi la citi rafaya cidwax yelaysan jirin guuuul
Wa runtii ♡
Reer Borama iyo Maxamed Abiib isma caqli dhaaman.
Beesha ciise ma matalo odaygan hungurigu wado. Raali ahaada walaalaha magacayaga lagu aflagaadeeyay baan leeyahay. Please let's report this video.
Odaygu ma xishoon, dadka lama Afgaaro, laakiin cagaar nin cuno waxkasta ka filo..
Anigo nin ciisa aad iyo aad baan uga xumahay odaygan magaca ciise weyne ku hadlaya ee ku xadgudbay reer dhan oo ciisi iyo karaama naga mudan haddan nahay beel weynta ciise weyne waan ka xun nahay odaygasi ciise ma matalo beel weynta madhiban waxan leenahay RAALI AHAADA. Maxamed yusuuf cawaale,Dir Dhabe, Soomaali Galbed.
War dareeenkiss ayu ka hadley .....wey qadiyeen issaq dawlad ma laha wa qabil😊
Cise power marnapa no hos hlkan u soconaa dhawayn xidiGaha sare la socona✔️🇩🇯😊
Ciisow tasho
GABOOYE ISAGAA DHULKA SOMALILAND KAA XIGA 90% AAMIN MESHADA YAR INTANBA GABDHAHA LAGA QABAA LAGUGU SIYE
Maxbuusow Iskeen dee Gerisa walasha Khadra s'il baa kuu qabayr from ciise
Horta reer Awdal waa kuwa sheegta inay Gabiley degaane, maxay reer Gabiley u sheegan waayeen inay Awdal degaan?
Madaxweyne ku xigeen dhaha protocol maba garanaysiina mise reernimo udiidan yahayna cida channelka gacanta kuhaysana
Kajawaba su alaha dhacdhaca Ah
Kajawaba su alaha dhacdhaca Ah
Guuul samaron siciiid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaad kaga fiicantahay gabooye, wax baad cuntaa xaar weyna waad dhigtaa waanad dhimanaysaa cirayahay baaqaate dad muslim ah yasayaa, meel fadhiiso oo xuska Alle badi taasay dantu kuugu jirtaa badowyahay somaliyeed aduunka halt kama tihiin somaliyey reer hebelna wad iyo cadab Alle idinka baajinmaayo, baadowyahay qabyaladu dulaysay.
Isaaqu ciisaha uu xaqiraa markasta
maxamad abib qadiya somali land in dagal ka dhaco ma ogalo walagi borama waligi uma hadlin o waligi