- 73
- 317 791
kuulman media
เข้าร่วมเมื่อ 29 เม.ย. 2016
Kuulman Media Ku Xidhnaw
วีดีโอ
New 2018 Cabdifataax brcaawi heestii( maad ku dayan)
มุมมอง 2.7K6 ปีที่แล้ว
wadaniband media/erayadii cali axmed kooshin
Laylo ubax & Daahir canada hees loo qaaday by Shaafici Qandala
มุมมอง 1.5K7 ปีที่แล้ว
wadaniband media
Xidigaha geeska hees loogu jawaabay by Shaafici Qandala 2018
มุมมอง 1.1K7 ปีที่แล้ว
Xidigaha geeska hees loogu jawaabay by Shaafici Qandala 2018
well song xidigaha geeska oo hees wadani ah qaadey
มุมมอง 1737 ปีที่แล้ว
well song xidigaha geeska oo hees wadani ah qaadey
cabdiwahaab booska/maruun jabka soo arag
มุมมอง 1.1K7 ปีที่แล้ว
cabdiwahaab booska/maruun jabka soo arag
daawo wacdaraha(Shaafici Qandala iyo najmo nashaad)
มุมมอง 1K7 ปีที่แล้ว
daawo wacdaraha(Shaafici Qandala iyo najmo nashaad)
Arooskii ugu shidnaa abid by Shaafici Qandala & Laylo Ubax BSSO
มุมมอง 1K7 ปีที่แล้ว
Arooskii ugu shidnaa abid by Shaafici Qandala & Laylo Ubax BSSO
(deg deg heesta guusha m/weyne cirro) Qandala
มุมมอง 1357 ปีที่แล้ว
(deg deg heesta guusha m/weyne cirro) Qandala
natiijo komishanka doorashooyinka kasoo baxdey oo la garan waayey cid qortey
มุมมอง 5697 ปีที่แล้ว
natiijo komishanka doorashooyinka kasoo baxdey oo la garan waayey cid qortey
barbara oo oodeheedii wadata oo gashey wadani
มุมมอง 2897 ปีที่แล้ว
barbara oo oodeheedii wadata oo gashey wadani
Ciiro xisbiga wadani
Ciro❤❤😊😊😊😊
هقهيمثصوصت
yessir
Wxa jaaniz igu helay Waqtigay joojiyey Iga dhigay mid jiitama Ku rafaaday joogista dunida Waa jacayl noloshayda Ka jaray horu socod inay j
Isma lahayn waqtigaa ku ciiaya isma lahayno jcyl baa ku waaliye Yaa salaam muxidin geele👏🙌
From djibouti fanankan wa wadana qaaciga no badi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww.m.a.muxyadiin.geele.hryusoco.legends
S/land guul iyo gobonimo we never forget the heroes maxamed cali haragwaafi lixle axmed mirre doolaal gacmodheere aadan shiine iyo kuwii lamid ahaa 💚🤍❤
Boongada waxaa tumaya illahay ha unaxariisto sxbky Xasan boongo
Xasuustii Hanuuniye alle haw naxariisto🤲
Masha allah
Daruuraha hilaaciyoo Dayax nuurayaa tahay Soomaalida dirkeediyoo Dun xariira baa tahay Dawadii jacaylkiyoo Dookhaygi baa tahay Markii aad i deeqdee Quruxdaada daawadoo Qalbigaa ku dararoo Indhahaa ku doogsadaa Kuma deyn karaayee Dadkaan kuugu jecelee Kuu daacad baan ehee Wacadkii ha sii deyn 💘💘💘💘💘💘💘💘💘 Mahiigaan da'aayiyoo Dirir hoorey baa tahay Durdurada xareediyoo Sida doogii baa tahay Daymada u rooneey Taan doortay baa tahay Markii aad i deeqdee Quruxdaada daawadoo Qalbigaa ku dararoo Indhahaa ku doogsadaa Kuma deyn karaayee Dadkaan kuugu jecelee Kuu daacad baan ehee Wacadkii ha sii deyn 💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Damal aan hadhsanayoo Diricda iiga daahiyoo Deyr adag ayaa tahoo Dhaxan iga dugsiiyee Durdurada biyaha iyoo Dirir hoorey baad tahay Deegaan bislaatiyoo Doog baxaya baad tahay Qalbigu ku dararoo Indhahaa ku doogsaday Kuma deyn karaayoo Dadkaan kuugu jecelee Kuu daacad baan ehee Wacadkii ha sii deyn
Sxb heesta yaa qaaday original keeda
@@abdikaamilahmed aamina camaari iyo cabdulaahi yuusuf hanuuniye
Hala hala
Bellooy baayidh bellooy baayidh inshallah baallooy baayidh 🌿🌿💐💐💐🌿🌿👑👑👑👏👏👏👏❤️❤️💕💕🏆🦁🦁🦁🙋♀️🙋♀️💪🏻💪🏻💪🏻👍👍🇬🇧
Qisada heesta bal nooga dhaca wanka helnee qiso dhab ah ueegta haye erayadan laskama mala awaali karee eroyo macno weyn kifadhiya ueeg yihiine bal nooga qisooda
Axmed cabdillaahi gufaaco
Reer waqooyigu heesaha sidaas ayay u dhacaan kama hadlayo Sooraan tusaale haduusan asagu cadeeyn leheeyn intuu noolaa reer waqooyi dhan waar orod Sooraan baa lahaaye ayay lasoo taagnaan lahaayeen sababtaan saas u leeyahay heeso badan oo ay been ka sheegeen ayaa jira waxaa kamida cilmiga halaguu dhigee caqliga kaashabaa la yiri Hanuuniyaa sameeyay reer waqooyi badan Huryaa sameeyay ayay aaminsan yihiin oo mid baa sidanoo kale been ka dhaadhicyay intaas kuma eka waxaa jirta hees wadani ah oo la yiraahdo hadaan beeraha la falan oo uu erayada leeyahay Yaasiin Cali Samatar laxankana Barre Fiidoow waxay ku sheegeen inuu leeyahay Cali Barre Xuseen. Ugu dambeeys fanka iyo taariikhda been lagama abuuro abwaankii leh gobolkuu doono hakasoo jeedo xuquuda erayada waa in la siiyaa😎
Nio naacda msha kla kac idinku ereyna garen meysane orodo abowadada iska hey
Guuul 🧡💪🧡💪🧡💪🧡✌🧡💪🧡💪🧡💪✌🧡💪🧡💪🧡💪🧡💪✌🧡
Wxu waa aduunyee ninba waayo soojoog axsan cod
Axaan hees.
😍😭🥰
Qisada heestaan wlhi si dhab ah ayeey iigag turjantay aniga Caku jaceylka kolkaad ku jabto xanuun badanaa
Guul huuerey usooco sxp guul guul guul
Legend maxayudiin geele
Muxidiin ibraahim geeljire waa ree madiino gaar ahaan JIIRO MASKIIN
Nin kaan isku xaafad baan aheeyn xamar EX Madiina Gaar ahaan JIIRO MASKIIN
Bbbbbbbbb
Iso qaabta muxudiin geele
Sooraanbay kuleeyiin sooraan miyuu heesikaraa adeer waakuwaa dadka bahasha loodaystay
Allah ha unaxaristo
Aniga sameeyay midhahan cali Ahmed kooshin numberkayga 4444399
Nin weyn aan izka dhagezto heezihiiza
Geeele
Baastolad buu sitaa yaa ila arkaya
Sooraan u sitaa marku ka amaan waayeey 😂😂
wlh waaa xasuus heestan markii igu horesay aan hees barto aye eheed
Anba 2007 heesihi ugu horeyay aan bartay bay ahayd
ismalahaynoo soraan baa kahabayse
*Odayga soran heestan qacanta ka ga dhacday 😁* *gelle ilahay nabar xaqdaro ha kaga dhigo2🤣🤣*
Good job bro 👏👏👏👏👏👏
Naaya wariye soo baro
Wooow Shaafici Qandala nice song well done bro. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍
axya Fanaaan muxiyadin geele fanka si toosa usogal si ad xaqaga udhacsato masraxyada halagugu arko hesahana no so badi fanan 💯👏👏👏
Ninkaan heesa maa laga qabta axya cod iyo kaban Laguma gaaro
Wow. The speed on that guitar. Like carlos santana . Lol
Ya ila dageysanayo cawa😥😍Qarami OP dan ban marihaya cawa
sooraan markii heesta magaciisa lagu qoray ee cidina sheegan weyday kulahaa waan iska aamusay oo waxaan is idhi ninkii lahaa haduu sheegan waayay dadkiina kugu sheegeen heesta iska hayso hhhhh.
😂
Ninkaan waa asal rer jiromaskiin anigoo yar qol uu heesaha ku garaaci jiray xasusta heestisa asiga leh hore u soco
Kkkkkkk jiiro maskiin miyuu kasoo bilaabay
Ninkaan reer jiira mazkiin miYaH wlleH iguma cuzpoH wejigiiz🤔
Naima hussein waa runtaa anigaaba jaar aheeyn muxidiin maxamad ibraahim xasuus baad igilisay balse waaleys waayay aniga waxaan ahay jekey hadaad xasuusato
Anigaa sifiican ugaranayo waa jiro maskiin Qadiimi ah
Heestaano waxbadan sooraan ay ku qoren ayaan ku arkay yutupeka somalidu dulmi kama dhamaato
Sooraan maxay u siiyeen Xaqqa Fannaan Geelle? Saaxiib waxaad tahay Fannaan aysan Soomalidu Xaqqiisu siin.
👌
Waa been nalaha