Hassan Aden Samatar
Hassan Aden Samatar
  • 6
  • 5 477 421
Ilays
Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj
Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146
TH-cam Music 👉🏽 music.th-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
มุมมอง: 13 350

วีดีโอ

Darmaan feat Saado Ali Warsame
มุมมอง 59K2 หลายเดือนก่อน
Song: Darmaan. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar feat Saado Ali Warsame Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 TH-cam Music 👉🏽 music.th-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
Dookh
มุมมอง 18K2 หลายเดือนก่อน
Dalsankii widhiidhoo Xiliguu ku de'i jirey Dambarsamuhu ku onkoday Darantuna ugbaad tahay Oo ramadku dayr dhalay Garcadkiisi loo dhigay Nirgo meel duleedka Damalada hadhkoodana Dikriyeyso culimadu Habluhu dahab lamoodiyo Doobkiyo barbaartuna illaa waagu daalaco Sacabka aanay daynayn Deymada sideedii Marka aan kudaawado Qalbigaygu diirsada Dadna adaa ugu qurux badaneey Jeegaanta roobtiyo Adaa do...
Hanti
มุมมอง 407K2 หลายเดือนก่อน
Hoodiyo ayaan baa Lagu kala Horeeyaa Hanti nimaan lahayn baa Gabadh lagu haweeyaa Weligii hagoogtoo Hami lagu yaqaanaa Hogashada ma moodayn Sidii baan harraadkiyo Uqabaa hamuuntee Hawo ii luraysaa Riyo ii hor socotaa Sidii baan hedaydiyo Wedku ii higsanayaa Misna heeryo diidoo Ma ogoli hogaankee Ma ogtahay habeenkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhegtaagoo Heesaha Wardheer baan Ku habaa naftayde...
Qalanjo
มุมมอง 73K2 หลายเดือนก่อน
Heesta: QALANJO Waa qalanjo yaabloo Qurux iyo Ilaah baa Udhameeyey qaayee illeen wey qarsoonayd Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 TH-cam Music 👉🏽 music.th-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
Baladweyne
มุมมอง 40K2 หลายเดือนก่อน
Song: Baladweyn. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar Heesta Baladweyn waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan looguna jecelyahay ee uu qaaday Hassan Aden Samatar. Heestan oo inta badan bulshadu ka dheregsan tahay taariikhdeeda iyo siday kucuratay oo uu in badan fagaare kaga waramay Abwaan Hadraawi AHUN, waxa...

ความคิดเห็น

  • @CrisaaqSaxardiid
    @CrisaaqSaxardiid วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 11 วันที่ผ่านมา

    The lyrcs Waa qalanjo yaablahoo Qurux iyo ilaahba Udhameeyay qaaaye Illeyn wee qarsooneyd Qun markn u eegee Qac indhaha kusiiyaa Uqaada uqaada jaceylkee Alla iiga ma qaadan Iiga ma qaadan Qalpi nuura iidaa Iidaa Qalpi nuura iidaa Qaabki suleekhaa Sidu eebe kuu qoray Oo kuu qotomiyaa Caashaqa ka qaaye Qun mrkn u eege Qac indhaha kusiiya Kalgaceyl.iqariyaa Alla iiga maqadan Iiga maqaadn Qalpi nuura iidaay Iidaay Qalpi nuira iiday❤😂

  • @fc_laanhwo
    @fc_laanhwo 12 วันที่ผ่านมา

    Ilay wiil baatahay sxp heeso badan soodhig madaxa ayaa noodajisaa

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 15 วันที่ผ่านมา

    Waa maalin axad ah 29.sep.2024 duhur sideed saac qol kaligay kubashalaya waqti wacan inshallah

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤heestii siciido sooqabo

  • @ShamuuroMaxamed
    @ShamuuroMaxamed 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @FarahhassanIbrahim-e6e
    @FarahhassanIbrahim-e6e 20 วันที่ผ่านมา

    Wa ina samatar❤

  • @DeeqoJaamac-l7g
    @DeeqoJaamac-l7g 22 วันที่ผ่านมา

    Waa xili habiina.wakhtigi.8:40...22.08.2024. Xajigeyga iyo ana isla joogna. Lkn heestu.waa cajiib.😊😊

  • @DeeqoJaamac-l7g
    @DeeqoJaamac-l7g 22 วันที่ผ่านมา

    Waaba heestii adeerkey.. Lkn. Xaajigeyga ii qaad dhahaa. Bishaan soo socoto. Hada taariikhu.waa.22.08.2024. Asc.aragti danbe

  • @XamadIsak
    @XamadIsak 23 วันที่ผ่านมา

    Xasan samtar wa xasan samtar😂

  • @ayaanmohamed6167
    @ayaanmohamed6167 หลายเดือนก่อน

    02/09/2024

  • @HooyoMacaan-lr3fl
    @HooyoMacaan-lr3fl หลายเดือนก่อน

    Waa wakhti habeen ah jawigu waa roob magalada aan joogno waa burco aniga iyo asxaabteyda jawi dagan ayaan heestan ku dhagaysanaynaa saacadu waa 9:30 habeenimo 31/8/2024 ❤

  • @AbdiazizJubat
    @AbdiazizJubat 2 หลายเดือนก่อน

    Absolutely realy wonderful song😢😢😢❤

  • @CalicabdixaajiCalicabdixaaji
    @CalicabdixaajiCalicabdixaaji 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdirahmaan-kx3ly
    @AhmedAbdirahmaan-kx3ly 2 หลายเดือนก่อน

    Saacadu waa 2:00 PM (2-dii-habeenimo) taariikhdu 10/8/2024 goobta aan heestan ku dhagaysanayaa waa muqdisho caasimada Somalia

  • @TateqAytenfusu-m6r
    @TateqAytenfusu-m6r 2 หลายเดือนก่อน

    ነጄ❤🎉

  • @abdinourmohamed-ir4ur
    @abdinourmohamed-ir4ur 2 หลายเดือนก่อน

    Music wa Ina samatar wa Ina samatar

  • @XasancabduleCabdule
    @XasancabduleCabdule 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤😂

  • @noorqaydirAbshir
    @noorqaydirAbshir 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @GuulAdan
    @GuulAdan 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

    • @nasteexodahirfarah
      @nasteexodahirfarah หลายเดือนก่อน

      11111❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @guuleednacho7886
    @guuleednacho7886 2 หลายเดือนก่อน

    Heesta yaa kudhibay

  • @AbdirahmanHassan-pz9bq
    @AbdirahmanHassan-pz9bq 2 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 2 หลายเดือนก่อน

    Aun saado Cali fananada raga ka hor qada heesa raga hees kasda yada bilowda Xaga raga bilaaban heeska ❤

  • @Al.nasiixa-kheyr
    @Al.nasiixa-kheyr 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaan Dooni Shaaximan Kudul marau bada Weyn Ama Qaar Dadaa udabaal dagi jiray dibjirkii lumaay hay diidin Hana daahin

  • @Najiibcabdirizak-qj4or
    @Najiibcabdirizak-qj4or 2 หลายเดือนก่อน

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Aadan Samatar fannaan aan taageero oo heesihiisa wada aqaan tan Hadraawi baa sameeya alle yrxm. Soo gali Maalmaha Qallooca erayadii abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid kaba Cune). Abwaanno bdan ayaa sameeyay heesihiisa oo kala duwan waana fannaaniinta waawayn oo heesaha ugu badan qaaday oo cusbaa waagaas.

  • @MuhammadAbdullahi-oz7vw
    @MuhammadAbdullahi-oz7vw 2 หลายเดือนก่อน

    A❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaaska raxaweyn ayaa tahey sida afkamey koruguqaadey

  • @Hdhdhdhd123
    @Hdhdhdhd123 3 หลายเดือนก่อน

    Samatar🥰❤️😍🥰❤️🥰😍🥰❤️🥰

  • @okun5722
    @okun5722 3 หลายเดือนก่อน

    nice