- 2
- 50 507
seyga11
เข้าร่วมเมื่อ 7 ม.ค. 2012
abdulkadirshik shik iyo hestii Wadankiis Ninkii katagee
Codkii Abdikadir shik shik iyo hestii wadankiis ninkii ka tagee
มุมมอง: 6 496
วีดีโอ
Abdikadir shik shik iyo hestii Wadankiis Ninkii katagee
มุมมอง 44K13 ปีที่แล้ว
Codkii Abdikadir shik shik iyo hestii wadankiis ninkii ka tagee
7ba Sana kadib hestan cawa dhagesana wadamada calamka wadan kamid ah aa Ku suganahay waxan galay dagal waxa la idhahay wadankaan ma Ada leh ciil dartis aa udhagesana😭😭😭
Sxb kan aya wadankaga ah waadna kusoo laaban doontaa qof kaa xigtana malahn hora loo yiri haybad waxad kuledahay dhulkaga hooyo welcome home my G
Wadnahoo lakala waaxee wixii kujirana war laga heleee Alla wanagsana laheydaa Wlh waa runtaa 😭😭😭😭😭
aboo aniya kan hes waa modi afka ala kama goyo aboo
Heestani wax yaabo ayaay ii xasuusiyas back days
J I don’t love want have y you love want to you love me and love you love 💕 tlove i t I know love want you yto you uo
Asc
&
aluuu anay heesa ayaa ku dhacaday meesha wadinkiis ninkii katgo walhi waa run inaa deyin walwal iyo walbahaar
Xusuus the best song
iga daa cayaarta wadaayoow waa na ruxdey kkkkkkkk 😂 waaxidoow ila soo walwaal waqtiga soo celiyee aamiin
manshaalah
markan heestaan dhagysto waa uhilowaa dalkayga hooyo
Wal Wal nooma yaree ilaahoow nabad noo keen
True Story Wadankiis ninki katagee wehelkiis kadheeraado. walwal hee
Meel ayay iga taabatay heestan
nice song
I like the song,wwaan runtaaa
I fall in love listening to Bandari song since I heard his songs.
sweet version
HILOW AY IGALISAA HEESTAAN MARKAAN DHAGEYSTO ALLA MAXAA DAD ADUUNKA KU KALA LUMAY WAA XAAL ADUUNYO SOOMAALI HADAA NAHAY ALLAH INOO GARGAARO SIDA KURDIDA OO KALE OO AAN WADAN LAHEYN AYAAN ADUUNKA MEEL WALBA JOOGNA
MARKAAN DHAGEYSTO HEESTA HILOW AY IGALISAA
waaw ish calaa hees walah
woooooooooooooooooooooow
Hooooooooyyyyyyyyy😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Maasha allah sood heestaan xasuus gaar ayeey iiledahay ....... wadiiqada toosin weysee wadoo yinka kala wareeraa waa wareeey yaalagaa wadin waabtii ku dhalatay wadan kiis ninkii katagee wahelkiis ka dheeraadee walwal ma huro walbahaar madeeyo ....aah
sxb fanankaan waxaan u maleynayaa inuu ku nolyahay dalka kenya waa sida anku maqlay inaba cadi mahan fanankan shikshik keep it up bro
waa runtaa sxb fanaankaan xaguu kunool yahay codka macaan ,wehelkiis ka dheeraada malaha boqol jeer waa dhagaystay
SEYGA11 THNKS WAA HEES AAD UWACAN GOD JOP SEYGA11
WOOOOOOOOOW SHIKSHIK MAALINBA MALINTA KASII DANBEYSA FANKAGU WASII HORMARAYAA CALEEK SHIKSHIK BIG FANAAN HESKANI VIDEO CLIP WANKASUGEYNA AL FANAAN SHIKSHIK KEEP IT UP CALEEEK BIG FANAAN