- 94
- 90 689
Hubaal TV
เข้าร่วมเมื่อ 1 ต.ค. 2024
วีดีโอ
MAXA HOOYODA AJ FAMILY INU QANCIYO UGASO HOR JEDA
มุมมอง 64816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AJ FAMILY SABABTA HOOYODI SOMALIYED UU DIDAN YAHAY SIR CULUS
มุมมอง 3.1K23 ชั่วโมงที่ผ่านมา
HOOYODI SOMALIYED OO AJ FAMILY TELEFONKA KAA DANSADAY SABAB??
มุมมอง 59723 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FARXAD: HOOYO SHACABKA SOMALIYED CAWIYEN
มุมมอง 146วันที่ผ่านมา
HOOYO SOMALIYED OO LAGU CAWIN HAYO QOLKA DAHIR ALASOW
มุมมอง 196วันที่ผ่านมา
KIIS MAXKAMADA CAWIMAD AH GABADH SOMALIYA OO ILMO YAR KAA XANUNSAN YAHAY
มุมมอง 117วันที่ผ่านมา
HOOYODI OO AJ FAMILY OO WALI MERMERIN HAYA
มุมมอง 12K2 วันที่ผ่านมา
SUBXANALA: KIISKA MAXKAMADA LAA KENAY OO XAL LOO KENAY
มุมมอง 2412 วันที่ผ่านมา
KIIS CUSUB MAXKAMADA DAHIR MARKALE LAA KENAY
มุมมอง 3002 วันที่ผ่านมา
KIIS JACEYL AYDARUS OO SAHRA QOSOL WANAG LAA BILABAY JACEL QOSOL BADAN
มุมมอง 1282 วันที่ผ่านมา
WARARKA VILLA SOMALIYA IYO HABARGIDIR MAXA CUSUB
มุมมอง 3123 วันที่ผ่านมา
WARKA MAXKAMADA MAWILINTA SHACABKA DHAGEYSO SHEEKO XISO BADAN
มุมมอง 813 วันที่ผ่านมา
FADEXO CODAD SIRAHA AJ FAMILY IYO HOYADI SOMALIYED
มุมมอง 3393 วันที่ผ่านมา
HOOYODI SOMALIYED EE AJ FAMILY INAY DHASHAY SHEEGTAY
มุมมอง 473 วันที่ผ่านมา
Salallaahu calayhim wasalim ☝️ ♥️ ❤️ walee waa runtaa
Asc arlaadi siin hamblyeeyaa lahjatiin dohowkabku dohoweysaan viiva maay maay ,ananas reewin mahi lakiin Baydhawe yaa ki dhaladii good luk Baidao People. Siin salaami
War ileyn bila aqoon bad Adan tahay mar hadad18 shafting cid kugu khasab I karta Ma jirto Aduu kuma hooyo wixii u taqan cida ku korsatey wallahi I anad waxba caaliamka aka lgeyn
Aj DNA halaga qaado isago aan aflagadeyn cidna insha allah hooyadi wey so bixi hadii allah idmo.
Adinka ma u dhaaran kartaan inay hooyadiis tahay jaahiliin yahay
BEENTII UGU QADHMUUNEYD😂! WIILKISA AYA 13?jira!! 14 SANO ayuu Aqal LEEYAHAY !! 2005-KII ayuu Tegey Mareykanka! waana SARKAAL AMERICANA!! Reer Washington wey wada ogyihiin! BEENTA ISKA SA! ODAYBAATAHEE!
Kan qaylinaya isagu Somali ma aha e wa Oromo Af Somali bartay e maxa Somali ka galay imo xaranka garam garamka ah
Xassan Rayey Donald Trump halugu dacweeyo dayuuska hooyadiis kadhuumanaayo.
Cajiib
Hyooyadii wuu haystaa md ku dhaaran kartaa inay dhashay alle u noqo yaa kaa cafin ninkaa aad maagiysid
War ninku hadu mamada diido iyo hado yeelaba wa daroor maxa yeelay yantar wa darood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Arintan waa arin waalid
Tan fuusto maaha
Cidii uu utako khasaaro ayuu ku yahay
Kaas nolol fiican ma noolaanayo ee iska dhaafa
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw
war wiilkan ha laga hadho hadu habar galabasanayo isagagalabaday hadii laga been abuuranayo iyaga kaabuurtay hooyadan hadii wiilkeedi maqan yahay ilahay ha soo keeno hadu xita AJ yaahay horta dulmiga mawaangsan hooaydanmalaintii hore way isula kay ekaayeen manta markan halkan ka dawanayo isuma eeka isku sinjina uma eeka ooyada snkeeda wa middhuuban oo sidii u sha u saran isaga sankiiisa wa ka duwan yahay aad iyo aad awel sawir fog bay nagu khalden hooyadan ha samirto ila weligeed la is jiidan mayee caruurtiisa ayuu keeheli haduu hooydiidiido waxan arka inay isyba ekayn aay been ahayd umadakana wiil somali oo kale dhalay bay leyihin somalida ka ugu yar buu dhalay ayay leyihin isagana miyay u soo dhigten mise waa run yaaab weyana horta eelayga waalidka miyay ka dhuuntan mid baa qirtay inay ka dhuumatay uu cabdulcasiis realy keenay iyado og reerkay la joogta inay dhalin ayaa meel ay ku jirtay hooyadeedi runta soo doontay kulaha in miyi igu celiyana baan ka baqyaay hadana kii hargaysa laga helay ee ninka wayn aha waan lumaa y laha kaasina wa iyaga waa imisa raxanwayn baa dhuuntay oo reerao kale iska dhigay anagu yaabne xraxanwayn lafitiian u bahan dna sababto aah wa dhuumanaysan anigu walahay bilahay waxanu araganay laba nin oo raxawyan oo dna iska qaday dir bay noqdeen asalkiiba miyad dhuumaten wa in la idin badha qof walaba rerku ka yimi dib loogu celiya raxawanay
Luqada dhib maleh qabiilka iyo bee'ada u ku Koran ba jiidan kara ee wiilka ka har sxb .
Hooyadan quruxley weye
Wiilkan sanka wa hooyadi dhabanada iyo dhinacyada wajiga ,bushumanda, hooyadi u egyahay .wbt.
A J , WA CAASI KU CADDATAY IN HOOYADISI RUMMAAD DIIDAY, MISNA ...DNA...LAGU CADEEN LAHA DIIDAY, ISKA DAAYA ISAGA GARACNIMO CADDEYSTAY.
Hadii u idin dhahay hoyada ima dhalin ka dhamada mamada ilahay ha u sahlo wiilkeda
DOQONOOQ AJ🎉XAMAR, MADIINO AYU KU DHASHAY. KUNA SOO KORAY!! NACASNIMADA ISKADAA!! PUNTLAND 🎉WELIGIINMUU TEGIN! EELAAY MAAHA WAA NIN DAAROOD🎉ISMAIL🎉JEBERTI🎉AH HARTI🎉MJ🎉CUMAR🎉BIRITISH🎉 NO EELAAY WIIIIQ
42 yrs old! walashii baa sheegtay!
Kan waxba yahay waaye raxaweyn wax ma taraayo yuu ku danbaajinin
انا لله وانا اليه راجعون Wallee kaasi kuwa sheegta ilaahay baa malaa wax lamaagay. Fuusta maahan kani waa mid inkaaru kudhacday. Ninkan lahjadddiisa ayaa laga garanayaa inuu Raxanweyn yahay. Xasan fareey waa Raxanweyn. Shaki igagama jiro.
Erey may aha Aya manta kasoo fakadey Mr farey wuxuw yiri wiligina IGU SOO SHAMUMA. ereygasa waa erey ma ah wiliba buur hakabo aad Logan isticmala tiktok ayeey eheyd
Ajfamily waa haay sataa hooyadii iyo aabbiihii ee islaantan aad laa babanesiid wiilka reerah ku dhegan maa adiiga markii hore ka dhalay xasan feereg aay sheegeso waa yaabe ileen anaagu wiilka aay doneso aabbe iyo adeer donay ma araage waxan araagna habar siidii fustadii dahir canadho iyo in laamiid diiliin denayan waa adiiga afka ayaaxasa leh elaaye waxanii waa tugsiigii oo aad casriiyesen oo book cusub Dahira candho iinuku furay ee qalaad iska daaya waalan wiil maxamuud saleeman isiiga aadan ku heelene raalii naga ahaad
Naga maxa ku Dahira Boqor ka qadan sawika ok nika ka dhibay sharmtaya Sawrka aderkeg ka qadain wan ku riyonesay sharmuta Allaaha ku soceliye ka qadan aqerk sawikis okok
Hawiye sheekadaan maba quseysaba Ka reeb
Raxanweyneey caruur badan ayaa idinka dayacan kuwaas wax u qabta AJ hooyadiis waa haystaa maalina meel kama aadin wayna cadeysay wiilkeeda iney dhashey hadaad diideen geedkaad gaartaan miro ka gurta simple!
Ilaahoow maamadaas qalbiga u qabooji AJ waa caasi waalid ilaaheey ayaa kaa abaal marin in shaa allah waa clear in ee dhashay because waa uu keeni waayey wax cadeen ah maamadii ku dhashay calaamad in far gosan tahay iyadaa ugu horeesay cid noo sheegtay oo social media ka sheegtay iyadaa runta ugu dhow
Maashallaah nin caqli badan
Ms
Kkkk maadaama deris aadtihiin ayaan ku qosley.
He's 44 years old
Age is the nomper bro
Nacas nacas dhalay baad tahay ee daarood iyo majeerteen hawiye midna hagaadhin iyo raxanwayn midna ee nacaskan uun ka hadal 😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Maash allha
dadkan xanunsan soomali kubadatay
🎉🎉
Sarqaamad qamro ka dharagtay
😮d 6:30 6:45
Hooyadiis ma aha
How can she doesn’t know where her baby girl is this is not normal she must be sick Ilahay ha cafiyo gabadh
Masakiinta Ilahay ha gargaro
Illahow ugargar yaarabi
Gabadha cadaanka ah waxay leedahay DNA iska qaad ruuxkasta wuxuu leeyahay waa hoyadaa mana ixtiraamaysid haskiisa ayaa wanaagsan ogolna DNA inuu iska qaado
ALLAAH KA BAQ OO UMADA HAYESKU DIRIN KHAATUMO SEEG AYAAD KU SUGAN TAHAY EE IS DABA QABO
Xaajiro
Sheekadu meel xunbey mareysaa hooyo masaakiina in boqolkun oo dollar inlagu xujeeyo maxaqaa inalilaahi wa inalilaahi maxaa daahir loogu dhagan yahay daaahir good man
familga english ugu sheeg dumashiyo way yaa ban tahay kkkk
Waxaad tahay nin dadkiisa loo adeegsaday
70