- 100
- 19 545
Fartunmo farshaxan
เข้าร่วมเมื่อ 12 ม.ค. 2024
Farshaxan farsamada gacanta crochet
Tufaax Ama Yaanyo Granny Square
Granny Square kan Wuxuu u eg Yahay Tufaax ama Yaanyo Midkii uu Kuula Ekaado ayad u isticmaali Kartaa Dunta aan isticmaalay Waa No 4 Birtan Waa 5.5
มุมมอง: 17
วีดีโอ
Siaad Usameysan Karto Kofiyad Fudu
มุมมอง 7919 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kofiyad aad u fudud waxaan is ticmaalay Dunta No 4 iyo Birta 6.5 Stitch ka waa Hdc iyoSlip Stitch Dunta % Acrylic Colour Pink Rose waxaan kaloon halka idiinku dhaafay Number keyga whats App qofkii daneeynaayo in uu is qoro ha iga soo waco 011 1(519 )771 8841
Sida aad isu Waafajin Leheed Dunta iyo Birta
มุมมอง 8114 วันที่ผ่านมา
Waxaad ogaaneysaa sidii aad Dunta iyo Birta aad isu Waafajin leheed waxaan halkan kugu tusay dunta No 4 oo aan u isticmaalay labo Birood 5.5 iyo 6 waxaad fahmi doontaa sida ey Birta u bedeli karto sheyga size kiisa
light and lacy Granny Square No7
มุมมอง 4321 วันที่ผ่านมา
light and lacy square aad ayuu u qurux badan yahay wuxuuna ka kooban yahay double silisilad waxaa ku jirta V stitch oo aad ku baran doontaa hadii aadan horay u aqooninwuxuu ka kooban yahay 6 wareeg waxaan is tic maalay dunta No 4 iyo birta 5.5
Garnny Square N0 6
มุมมอง 4328 วันที่ผ่านมา
Granny Square waxaan isticmaalay dunta no 4 iyo birta 5.5
Crochet Very Easy Stitch Double Bubble
มุมมอง 902 หลายเดือนก่อน
Crochet Very Easy Stitch Double Bubble
Crochet HDc Lagu Shaqeey Naayo Loopka Sedexaad
มุมมอง 974 หลายเดือนก่อน
Crochet HDc Lagu Shaqeey Naayo Loopka Sedexaad
Talaado Bobbles Diamond crochet farshaxan
มุมมอง 404 หลายเดือนก่อน
Talaado Bobbles Diamond crochet farshaxan
beginner single crochet blanket part 2
มุมมอง 1685 หลายเดือนก่อน
beginner single crochet blanket part 2
beginner single crochet blanket part 1
มุมมอง 1365 หลายเดือนก่อน
beginner single crochet blanket part 1
Classic Square sida aad u sameesan karto classic square crochet
มุมมอง 1355 หลายเดือนก่อน
Classic Square sida aad u sameesan karto classic square crochet
crochet farshaxan sida aan u sameestay stich quruxbadan
มุมมอง 956 หลายเดือนก่อน
crochet farshaxan sida aan u sameestay stich quruxbadan
stitch aad u qurux badan crochet farshaxan
มุมมอง 626 หลายเดือนก่อน
stitch aad u qurux badan crochet farshaxan
sida loo sameesto crochet Ridged lines stich
มุมมอง 2757 หลายเดือนก่อน
sida loo sameesto crochet Ridged lines stich
Farshaxan crochet sida loo bedelo colour ka ok faah faah san 
มุมมอง 429 หลายเดือนก่อน
Farshaxan crochet sida loo bedelo colour ka ok faah faah san 
Farsamo gacmeed sida loo sameeyo half double crochet
มุมมอง 589 หลายเดือนก่อน
Farsamo gacmeed sida loo sameeyo half double crochet
Stitch No 2 sida loosameeyo Double crochet
มุมมอง 1469 หลายเดือนก่อน
Stitch No 2 sida loosameeyo Double crochet
Bilowga barashada crochet sida loo sameeyo single crochet
มุมมอง 3.8K9 หลายเดือนก่อน
Bilowga barashada crochet sida loo sameeyo single crochet
Wll codkaga uugabanyaha maqalmajiro
hooyo allaha ku barakeyo somliyaya mamada subscribe usaara wx fiican noo soo gudbisaaye
@@sumayoabdi-qj8gp Aamiin mahadsanid hooyo mcn
hooyo mcn nooosoo badi adoo step step usharxaya inaa barto ayaa rabaye bilaw ba ahy
@@sumayoabdi-qj8gp Jimco iyo arbaco ayaan soo galiyaa Hooyo halaga faaiideesto
@@sumayoabdi-qj8gp WhatsApp igala soo xirii 011+1(159)771-8841
M.a allaha ku barakeeyo habaryar any haddan bilaabayaa waan wadaa double aa igu adkaadey marka birta io dunta inay isku cabair yihiin maa waajib ah 😍adoo mhdsn
@@Realmuslimah Aamiin Dunta iyo birta waa in ey isu dhowaadaan Dun weyn Bir weyn Dunyar Biryar Dunta 4 waa in ey birta tahay inta u dhexeeyso No 4-6.5 waxaan furaayaa online kalaas Dec Number wuxuu ku qoran yahay video gan hoostiisa hadaad daneyneyso
Abyo borso ilmaha iskulka so samee
Abyo si fcn uma arkayno mise sanad hore waye😁❤
@@Hafsa-m1t abaayo waa video gii ugu horeeyey channel waa buuxaa horay u gal ee ka faaiideyso
@@Hafsa-m1t hadii aadan wali soo raacin soo raac si aad video walbo aad u hesho
Wn jeclahay in aan barto❤❤❤
@@ayaanAbdirahman-x1c soo dhowow habo waxaan u maleenaa channel ka maanta leed aragtay ❤️
Masha Allah ❤❤❤❤
Wn isku dayaa
@@ayaanAbdirahman-x1c isku day ❤️
Masha Allah
Waxn jeclan laha in ad ila so hdasho si an wx badn kaga fa,ido mahadsanid❤
@@IsmahanMahmuud iinshaa allaah mar dhow haduu ale yiraahdo
011+1(519)7718841 WhatsApp ka waaye
Habo macn wxn raba in an barto qabka farshxanka ee dunta lo sameyo aad ban u jeclahy wn arky dad badn o ka shekynayan balse waxn la dhacy qabka ad u sharaxyso
Asc habo wn ku salamay masha Allah gacmahda Allah ku barakeyo
@@IsmahanMahmuud Salaamu llaahi mcn
Mnzha allah habo inan barto weliba adiga kaabarto rabaa. Hadad dadku barto online hadii kalena habo halkagan ka barnayaa iso sheeg dunta magacadeeda iyo biraha magcooda. Mahadsnid hbo 🥰
@@AminaFarax-k8q channel ka horay u gal video ka hadlaayo Dunta iyo Birta ayaa ku jiro su aalkale hadaad qabto markaas isoo weydii habo online biloga barashada dunta marka channel ka la soco post ayaan soo dhigi doonaa markaas hadaad rabto is qor ❤️
Kofid so same oo fudud habar yar o lafahmi karo
@@XamdiAbdi-f5r iinsha allaah habo
Masha Allah habo cantadu haku barkoowdo habo aniga wn jeclahy crochetka lkn agabka ma helo awooyo soomaliya Mela yar baa laga helaa
Iinshaa allaah waad helidoontaa
Nabarkaaga isii xabbti
@@BalqiisaMohamed xageed joogtaa
Abaayo fariintii aan kaaga soo jawaabay ma heshay dib ugu laabo
Avaayo inteejoogtaa aaku imaadeee
@@BalqiisaMohamed Aniga hada qurbaha ayaan joogaa 🇨🇦 adiga xageed joogtaa
M.a allah ku barakeeyo
@@NimcoNalka-vf1if Aamiin mcn
Granny square bilowgiisa sida loo bilaaba noo soo gali habo
@@naimaahmed1517 Abaayo wuu ku channel ka
Abaayo 5 video Granny Square, ayaa ku jira channel ka
MashaAllah abyo allha ku barakeyyo xirfadada
@@MahirAbdirahman-n7r Aamiin Abaayo
Borsad Maka samen Kara
@@KhadroWarsame-t8x haa
Cirbada iyo duntaan xagee laga helaa
@@hamdafarahabdi6927 Number kan fiiri hadaad xamar joogto 061412525 hadaad soo hesho soonoqo ee meesha ugu qor gabdhaha kale na haka faaiideeystaane wala
Mshlh abaayo wacan raba inan barto
@@CabdullaahiCabdiraxman-r7v soo dhowow walaal waad baran kartaa waa xirfad
Abazyo datka maabartaa
Intee lagu hayaa dunta dukaanka waa xagee
@@HamdiHersi-o7o Nummer kan waxaan ka soo helay Tiktak 061412525 waa xamar hadii aad hesho wala soo laabo oo kuqor comment si ey gabdhah kale ooga faaiideestaan mahadsanid
Dukaankan wuxuu ku yaalaa 🇨🇦 abaayo
Keep going
Thankyou wala❤
masha Allah, mahadsanid walal lakin waxa ficnayd ina nalaso wadaagto adigoo bilabaya.
@@nimcoBeauty2346 abaayo channel ka ayeey ka buuxaan ee soo dhowow video gii 1 waadna ka soo bilo hadey wax kuu bilaawan yihiina midkaad rabto la qabso ❤️
@@Fartunmofarshaxan haye walal. mhadsnid
M.a
Mashaa Allaah xabiibti ❤️ Mahadsanid 🙏
@@LuulCaalin soo dhowoow walaasheey
Mnshallha hapo gacantadad alle hku barkeeeyo❤❤❤
@@farxiyodeeq1914 Aamiin mahadsanid soo dhowoow
@@farxiyodeeq1914 Aamiin mahadsanid soodhowoow
Masha Allah habo ma gadaa dunta
@@HamdiHersi-o7o maya laakiin meel kastood joogto waad ka heleysaa
Abayo cudkaga hoos waa kor uqaad xogii 😢😢😢
Ma kuu dheerees maayo miyaa xagaaga
Waad mahadsan tahay ❤❤
@@sabiriinfaysal4290 adiga ayaa mudan soo dhowow walal
Abaayo macaan halkee laga helaa dubtaan iyo cirbadeeda
Abaayo xageed joogtaa somaliya xitaa gabdho Tiktak ku soo ban dhigaayo waan arkay wadamad aduunka oo dhan sooqyadooda wey iibiyaan sida Walmart oo kale dukaamo ugaar ah xitaa wey jiraan online xitaa waa laga dalban karaa marka meesha aad joogto ka raadi waad heleysaa iinshaa allaah
@@Fartunmofarshaxan waxaan jooga moqdiahu .. masajidka xaajiyo culumo
@@mrbou4635 abaayo dunta iyo birta waa laga helaa moqdisho marka ka raadi suuqyada
Abyo Mcn halkee lga helaa dubtaan iyo cirbadeeda
@@mrbou4635 Number kan waxaan ka soo helay TikTok weydii xamar ayaa uugu qoran in ey joogto 0614125255 ila soo socod sii hadaad hesho gabdhah kalena si ey ooga faaiideestaan mcn
Wllo waxyaabaha aad soo galiso ayadoo dhamays tiran noo soodaa full video
Mid dalbo abaayo
M.a 😊
M.a apayo no badi ❤
Soo dhowoow abaayo
M.a allah ku barakeeyo
M.a
Ay mahadsanid wa jeclahay ina barto melaan kabilaba ma nan aqoonin adaa umahadsanthy
Soo dhowow
@@Fartunmofarshaxanwa dhawahay waxa raba ina so gato dunta iyo cirbada marka waxa ku weydina ma cabir gooni ah liiga raba jira mise
@@efraaxmaxamed7936 maya habiibtoy Dunta wey duubantahay kuwo duub waaweyn iyo kuwo doobab yar yaba wey jiraan waxaa ku qoran Number mida ey ku qoran tahay 4 ayaan kugula talinaa man weyn mana yar oo ayad in aad marka hore ku barato ayaa fudud birta Number krrdan dunta ayuu ku qoran yahay dunta Number 4 birteeda waa 5.5 marka hore hal duub ama labo soo gado markaad ka hesho ayaad iska soo badsaneysaa
@@Fartunmofarshaxan Haye Mahadsanid
M.a
@@abdikaniali8454 abaayo January ayaan bilaabaayaa zoom class haduu ale yiraahdo marka itaasna channel ka waad ka sii baran kartaa
Fartuuney ma I bareysaa si online ah qarash xita diyara la ahay🥺🙏
Xagee joogtaa abaayo
Lkn camerada gacanta Kuma adana lkn wax ban ka faideyney
Haa abaayo phone aan ku duubaayaa mar mar gacantoo ka baxday ayaan arkaa raali hala ahaado
Abaayo sidee ubarankaraa
@@NafisoMahad-yj4to Abaayo wey fududahay sida aad ku baran karto dunta iyo birta soo diyaarso cajaladana ku cecesho su aal shii aad qabtan isoo weydii jawaabtan u soo laabo si aad u aragto channel kan sooraac si aad cajal walbo u hesho haduu ale yiraahdo
@@Fartunmofarshaxan Sobadi abayo wax badan rabaa
@@IdmanAbdii Asbuucii hal video iyo hal shirt sabtida iyo Arbacada ayaan soo dhigaa abaayo illaa iyo 50 video ayaa ku jiro channel ka lasoco asbuuca walba haduu ale yiraahdo
Mahadsanid apyo wax badana ka fa,idey
Mama maibari kartaa🙏
Haa TH-cam uu ku jiraa bilowga waxaad u baahatan I weydii
M.a Waa frsmo.aad u qurxoon❤❤❤❤❤❤❤❤ lkn Waad Naga fogtahy abyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤ M a alaha ku xfdo