BEYR OFFICIAL CHANNEL
BEYR OFFICIAL CHANNEL
  • 121
  • 124 014

วีดีโอ

SIDEE LOO SAARA BIYAHA GALA CALOOSHA (MANAGEMENT OF ASCITES)..
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
SIDEE LOO SAARA BIYAHA GALA CALOOSHA (MANAGEMENT OF ASCITES)..
ASCITES ( CALOOL WEEYNAAD)
มุมมอง 222ปีที่แล้ว
ASCITES ( CALOOL WEEYNAAD)
CALAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA NAASAHA (SYMPTOMS OF BREAST CANCER )...
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
CALAMADAHA LAGU GARTO KANSARKA NAASAHA (SYMPTOMS OF BREAST CANCER )...
POSTURAL HYPOTENSION ( MAXAA KEENA IN QOFKA UU DHACO CADAADISKA DHIIGA MARKA UU.....
มุมมอง 238ปีที่แล้ว
POSTURAL HYPOTENSION ( MAXAA KEENA IN QOFKA UU DHACO CADAADISKA DHIIGA MARKA UU.....
INFEKSHANKA KU DHACA MASKAXDA (ENCEPHALITIS)......
มุมมอง 141ปีที่แล้ว
INFEKSHANKA KU DHACA MASKAXDA (ENCEPHALITIS).....
INFEKSHANKA KU DHACA WAREEGA DUMARKA( PELVIC INFLAMMATORY DISEASE)..
มุมมอง 104ปีที่แล้ว
INFEKSHANKA KU DHACA WAREEGA DUMARKA( PELVIC INFLAMMATORY DISEASE)..
MAXAA DABRA BISHIMAHA ILMAHA NAAS NUUGA AH (LIP TIE)....
มุมมอง 63ปีที่แล้ว
MAXAA DABRA BISHIMAHA ILMAHA NAAS NUUGA AH (LIP TIE)
MAXAA SABABA XAFAAYADA DHIBAATADA AY UKEENTO CARUURTA/ DIAPER RASH( DERMATITIS)
มุมมอง 372ปีที่แล้ว
MAXAA SABABA XAFAAYADA DHIBAATADA AY UKEENTO CARUURTA/ DIAPER RASH( DERMATITIS)
infekshanka ku dhaca hooyada naaska nuujisa( lactation mastitis)...
มุมมอง 225ปีที่แล้ว
infekshanka ku dhaca hooyada naaska nuujisa( lactation mastitis)...
wax ka ogow wadna garages meelaha laga ogaado----Pulse sites..
มุมมอง 128ปีที่แล้ว
wax ka ogow wadna garages meelaha laga ogaado Pulse sites
Maxaa keena in caruurta ay cunaan dhoobada?------PICA IN CHILDREN
มุมมอง 64ปีที่แล้ว
Maxaa keena in caruurta ay cunaan dhoobada? PICA IN CHILDREN
maxaa keena in hooyada ilmaha ka dhicisoobaan? / Causes of prematurity
มุมมอง 115ปีที่แล้ว
maxaa keena in hooyada ilmaha ka dhicisoobaan? / Causes of prematurity
Boogaha lugaha ee macaanka uu sababo_ Diabetic foot ulcers
มุมมอง 78ปีที่แล้ว
Boogaha lugaha ee macaanka uu sababo_ Diabetic foot ulcers
QABSINKA----APPENDICITIS
มุมมอง 2.3Kปีที่แล้ว
QABSINKA APPENDICITIS
KAADI BAXSADKA-----------URINARY INCONTINENCE
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
KAADI BAXSADKA URINARY INCONTINENCE
WAJIGA SALIIDA LEH SIDE LOO DAWEEYAA-----TREATMENT OF OILY FACE
มุมมอง 657ปีที่แล้ว
WAJIGA SALIIDA LEH SIDE LOO DAWEEYAA TREATMENT OF OILY FACE
DHAGAXA KILYAHA---KIDNEY STONES
มุมมอง 102ปีที่แล้ว
DHAGAXA KILYAHA KIDNEY STONES
CALAMADAHA KHATARTA AH EE LAGU ARKO ILMAHA MARKA AY DHASHAAN/ NEW BORN WARNING SIGNS
มุมมอง 56ปีที่แล้ว
CALAMADAHA KHATARTA AH EE LAGU ARKO ILMAHA MARKA AY DHASHAAN/ NEW BORN WARNING SIGNS
QOORGOOYAHA/ MENINGITIS
มุมมอง 119ปีที่แล้ว
QOORGOOYAHA/ MENINGITIS
XUMADA AY KEENTO KANEECDA OO AAN AHYN MALAARIYADA/ DENGUE FEVER
มุมมอง 150ปีที่แล้ว
XUMADA AY KEENTO KANEECDA OO AAN AHYN MALAARIYADA/ DENGUE FEVER
CEREBRAL PALSY--XANUUN KU DHACA CARUURTA KEENENA CURYAANIMO IYO DHIBATOYIN KALE.......
มุมมอง 552ปีที่แล้ว
CEREBRAL PALSY XANUUN KU DHACA CARUURTA KEENENA CURYAANIMO IYO DHIBATOYIN KALE.......
like# share# -PNEUMONIA---CAABUQ KU DHACA SAMBABADA
มุมมอง 88ปีที่แล้ว
like# share# -PNEUMONIA CAABUQ KU DHACA SAMBABADA
GUBASHADA MAQAARKA# SKIN BURN#
มุมมอง 3Kปีที่แล้ว
GUBASHADA MAQAARKA# SKIN BURN#
MARGASHO--------CHOCKING
มุมมอง 2822 ปีที่แล้ว
MARGASHO CHOCKING
DHALMA LA"AANTA- INFERTILITY
มุมมอง 1322 ปีที่แล้ว
DHALMA LA"AANTA- INFERTILITY
cudurka toksobalasmaha/ toksoplasmosis in pregnancy
มุมมอง 1462 ปีที่แล้ว
cudurka toksobalasmaha/ toksoplasmosis in pregnancy
Meconium Aspiration/ Uurjiifka oo caba saxaradiisa
มุมมอง 732 ปีที่แล้ว
Meconium Aspiration/ Uurjiifka oo caba saxaradiisa
psoriasis/ Cudur ku dhaca maqaarka oo qolfo badan#
มุมมอง 1472 ปีที่แล้ว
psoriasis/ Cudur ku dhaca maqaarka oo qolfo badan#
CUDURKA BOQORADA/ GOUT
มุมมอง 712 ปีที่แล้ว
CUDURKA BOQORADA/ GOUT

ความคิดเห็น

  • @HodanAbdullahi-n3i
    @HodanAbdullahi-n3i 9 วันที่ผ่านมา

    Abaayo 2sano oo iga qabo ijogo xal ma le yahy waa ku barya iso jawb😢

  • @mohamedhassanbuney5054
    @mohamedhassanbuney5054 14 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo aniga ilmaa iga dilmen dhiga kor 120 kan hosena 60 caadimiyaa isoo jawaab

  • @fatimacabdi
    @fatimacabdi 22 วันที่ผ่านมา

    Ala walaley dulduleekaas waan leeyahay 😭😭

    • @xafsiitaxaali8043
      @xafsiitaxaali8043 18 วันที่ผ่านมา

      Allaha ku cafiyo wll Ani waba ixanunayan illahow xanunda xun naga hay😢

    • @sacdiyoisak4167
      @sacdiyoisak4167 วันที่ผ่านมา

      Abaayo dulduleel Ana waan leeyahay allahayoow nabatbaadi

  • @saadiaabdullahi4034
    @saadiaabdullahi4034 29 วันที่ผ่านมา

    Aniga Hanun ayu iguhasa😢😢

  • @SacdiyoxasanApdi
    @SacdiyoxasanApdi หลายเดือนก่อน

    Wax malaga qaban karaa abayo blz xamar hada jogta intee ku taal xarunta

  • @KafiaAbdiAziz
    @KafiaAbdiAziz หลายเดือนก่อน

    Wlle aniga hder kilkilada waxa igaso baxey nabar weyn oo gunaad leh awal hore wu ixanuni jirey hdase nabarka weynada mahe ima xanuno talow maxa sababi kara

  • @yusraubax971
    @yusraubax971 2 หลายเดือนก่อน

    Pls iso jawaab aniga ila yaraanteydi kadida dhib ku qabay Mar kaste begtiriya ku heysa ley dhahaaa infacshin ah kadida waqti badan ma celi Kari marka guriga jigo wa cadi lkin bananka hda ado igu qaba to dhib ku qaba anigo qunfacin waba iga baxsatata qalajiya Cunaa 1bil ficna ha hdane wa igu so naqane dhib ku qabaa 1:32

  • @nadifodirir309
    @nadifodirir309 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran jazaaki allahu khayr

  • @jinkadumarka4320
    @jinkadumarka4320 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo naaska ibtiisa mid ayaa gaduha iskaga jirta waligayna saas i ahayd xanuun iyo dhib Kale toona ma qabo iso jawaab

    • @suzu7209
      @suzu7209 หลายเดือนก่อน

      Anigba sidasa isku arkay

  • @NasteehoAbdale
    @NasteehoAbdale 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Dr

  • @NasteehoAbdale
    @NasteehoAbdale 2 หลายเดือนก่อน

    Well done Dr

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo tension kasoohadal

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah rabbiyow inaga haay 😢

  • @nasraxasan900
    @nasraxasan900 3 หลายเดือนก่อน

    Wll waxa lay dhahay ibida ilmaha ayaa yar saxdexdii bilood ii dhamaatayy wll malaga yaabaa in ay waynato oo sidii la doonayay noqoto wll maxaad igula talin lahayd

  • @XafsamaxamedCabdi
    @XafsamaxamedCabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Umul habenki Daren LA aan hbnki ka baxasata

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      wll waxa samaysaa jimicsiga qaybta jirka oo dhexe oo loo yaqaan" pelvic" wad ka caafimadeysaa

  • @ShaafiHospital
    @ShaafiHospital 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo wax Malaga qawan karaa

  • @khadracali3430
    @khadracali3430 3 หลายเดือนก่อน

    masha allha xxbti horey usoco

  • @Fiisa366
    @Fiisa366 3 หลายเดือนก่อน

    abaayo aniga wiilkeyga carer badanyahay Sanka hilib igu yaal sanad iso Afar bil buujiraaa

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      weli waa yaryahay ilaa 2sano sug abaayo

  • @FarxaanYuusuf-bt2kb
    @FarxaanYuusuf-bt2kb 4 หลายเดือนก่อน

    Qof mar hore gubtay oo reestay gacanta gogtay see la yeela

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      waxaa loo sameyn karaa maqaar in la saaro

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk 6 หลายเดือนก่อน

    Abyo sanka xidhan maxa lagu sameeya

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      wll dhaqtarka cunaha , sanka iyo dhagaha utag

  • @ahmedsharifalixaaji7236
    @ahmedsharifalixaaji7236 7 หลายเดือนก่อน

    Dr wakusalaamay gewer wallashey aya biyo lagamiray kadib Carabka culees ey kanaqati ogaalka ni waa kamaqan yahay maxan sameya rashin maqaadaneyso

  • @idilsalaad3489
    @idilsalaad3489 8 หลายเดือนก่อน

    Aayo aniga uur leeyahay dawadana wa liso qore oo dhiigaga kacsan liigu dhahay cadi miya hada cabo kaninkas iso jwb mahadsanid 😊

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 8 หลายเดือนก่อน

    Allow hayadey icaafi😭

  • @CabdiHaybe-hj7xb
    @CabdiHaybe-hj7xb 8 หลายเดือนก่อน

    Waxa Maalaga qaban karaa😢

  • @maxamuudmaxamed1402
    @maxamuudmaxamed1402 8 หลายเดือนก่อน

    Xundhurta ayaan xanuun ka dareemaa

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      wll isi soo baar please

    • @maxamuudmaxamed1402
      @maxamuudmaxamed1402 2 หลายเดือนก่อน

      @@beyrofficialchannel wll waa isaso baaray waa effection bay igu dhaheen lkn bariga wa iska daaweeyay ayaamahan bay hadana iguso labatay daawadeeda iskaso qaadanayaa

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      @@maxamuudmaxamed1402 wll adoo daawada ku dagdagin isi soo baar marka hore

  • @IQROCabdi-w2r
    @IQROCabdi-w2r 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll

  • @xawomaxamad1189
    @xawomaxamad1189 8 หลายเดือนก่อน

    M.a thnks xbbty

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @maslaxcabdi1341
    @maslaxcabdi1341 9 หลายเดือนก่อน

    Nambar kaga iisheeg hada imanaa isbitaalka

  • @GudoonMusa
    @GudoonMusa 9 หลายเดือนก่อน

    Ilhay haku barakeeyo walalo mcn ❤

  • @rodaibrahim4428
    @rodaibrahim4428 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga naaska mudo ayuu ixanuunaya kilkilada hoosteda wax buro ah igama so bixin lkn kaar bu ileeyay

    • @happy_aliegeh251
      @happy_aliegeh251 8 หลายเดือนก่อน

      Sidaad noqty abayo 😢

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 7 หลายเดือนก่อน

      @@happy_aliegeh251sidee noqotay abayo

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      wll isi soo baar

    • @xafsiitaxaali8043
      @xafsiitaxaali8043 18 วันที่ผ่านมา

      Anigaba kaarkas isku arkay ila kilkisha 😢

  • @kowsaraden416
    @kowsaraden416 10 หลายเดือนก่อน

    wll qof ay wajiga suuniga korkisa kaga taal maxaa xal u ah

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 10 หลายเดือนก่อน

      Walal noocan gacanta keliya ayuy kaso baxaaa.

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wl

  • @SitaAbdi-kq4mc
    @SitaAbdi-kq4mc 11 หลายเดือนก่อน

    Apyooy cun cun aa idile waa qaba mxaan sameya

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 11 หลายเดือนก่อน

      Wll Qubayska badso Karen ka xasaasiyadana marso

  • @queensiimaaa
    @queensiimaaa 11 หลายเดือนก่อน

    Dr faatima sida loo daawan karaa nabarda gunoodka😢

  • @iqraqueen7408
    @iqraqueen7408 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo xoka hoos lama moda inu u jeedo ibta ma asaga

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 11 หลายเดือนก่อน

    Waxa lagu kadhan kadhaaa

  • @Anza22233
    @Anza22233 11 หลายเดือนก่อน

    Thnks ustaad abaal weyn ku hayaa Cashar lyga rbyy kaa helyy wlhi respect

  • @ZadeAxmedSiyaad
    @ZadeAxmedSiyaad ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @iQraomar-u7n
    @iQraomar-u7n ปีที่แล้ว

    Has abyo wnladbany

  • @Maandeq266
    @Maandeq266 ปีที่แล้ว

    Dr fatima abaayo qof mar hore gubtay meshu ka gubtay ka cadahay side lo madoweya plz iso hawab

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel ปีที่แล้ว

      Wll lama soo Celin karo kalarkii hore ee maqaarka haddii uu bogsoodey.

  • @محمدحسن-ع1ص3ر
    @محمدحسن-ع1ص3ر ปีที่แล้ว

    Masha allh Dr's faaduma

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan ปีที่แล้ว

    Masha Allaah, waa muuqaal aad u muhiim ah. Mahadsanid wll🎉❤

    • @najahaxmed2110
      @najahaxmed2110 ปีที่แล้ว

      Manshallah dr fatima wllo hore u soo ❤

  • @drmunaahmed3808
    @drmunaahmed3808 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ thanks drs fatima

  • @Dridilhasan
    @Dridilhasan ปีที่แล้ว

    Manshallah de Fatima

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan ปีที่แล้ว

    Great piont🎉

  • @abdiazizibrahim3997
    @abdiazizibrahim3997 ปีที่แล้ว

    Abyo ani fin igasobaxay hada kahor nabarka eeriyadiisa dul dulelkaan ku aarkay lkn naaska dhan duldulel malaheen malagayaba nabar caadi inuu ahaa 😢

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel ปีที่แล้ว

      Abaayo dulduleelka keligood ma cadeynayaan xanuunka ...calamadaha kale haday la socdaan side ibta naaska oo gadaal unoqota naaska oo adkaada markaa waa inaad dhakhtar aadaa oo isi soo baartaaa

    • @TasliimSalim
      @TasliimSalim 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@beyrofficialchannelqofka haduu San ib ba laheyn kawrn

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel 2 หลายเดือนก่อน

      @@TasliimSalim ma saas buu qofka ku dhashay???

  • @HiboMuxumed-o4b
    @HiboMuxumed-o4b ปีที่แล้ว

    Walaaalo gubashada heerka koowaaad ama labaad marka ladaaweynayo bandhayj malagu xidhi karaaa

    • @beyrofficialchannel
      @beyrofficialchannel ปีที่แล้ว

      Wll gubasahada heerka koowaad um baahna bandage , balse heerka labaad wuu ubaahanyahay bandage

  • @shukrijamac-ek4oj
    @shukrijamac-ek4oj ปีที่แล้ว

    Abyo mcn aniga intey lugaha ixanuuneen baa is baarey baa leygu dheegey ban ku dhahy maqabo xanuunka oo gu badan een qabo waa lugo xanuuun 5 bil waa leyga hayaa lugaha midbana igu daran ila tali abyo

  • @CismaanDiiriye-nv9io
    @CismaanDiiriye-nv9io ปีที่แล้ว

    Dhiiga oo balaas