Idin mee hooyadaa beenta ka wase sowdinka qaxay ee inta joogtaana boodka ku xaaraya beenaale waxaa isku qanciya kkkkkkk bal day waxa laysku maaweelinayo
WERIYE Sidee ku noqonayaa Farmaajo madaxweynihii ugu horreeyey ee la doortay laba xilli ee isku xigta ...? Ma illowday inuu Xasan shiikh hadda yahay madaxweyne? iyo weliba inuu XASAN SH. yahay madaxweynihii ugu horreeyey ee mar 2aad la doortay xilli kaddib. Waxaa ku kashifay beenta aan raadka laheyn ee caddeyneysa in Ujeedka maqaalkaagu ahaa buunbuuninta FARMAAJO maadaama aad been ugu nasbeysay haddii uu xilligan guuleysto inuu noqon doono madaxweynihii ugu horreeyey ee laba xilli ee isku xiga loo doorto ABID!. Wadanku wuxuu u baahan yahay ISBEDDEL. Intii horay loo arkay weey dhisi waayeen waddan mideysan ee cadaw aanu soo haweysan karin. Dantii guud weey dayeceen oo mid gaara ama xulufo baas-eed AYEY WADA DHISTEEN, danna u aheyn DALKA & DADKA ayeey wadanka ku xaalufiyeen qarna ka tuureen. CIIDAN MID AH, DAACADNA u ah wadanka lehna CUDUD MIDEYSAN ee la isku halleyn karo ma dhisin. WADANKU wuxuu gacanta ugu jiraa AJNABIGA deggan goobtii XALANE. Waddanku waxaa wax ka beddeli kara wadani cusub ee aan ka mid aheyn, xulufana la aheyn kuwii aqbalay in ay dulleystaan TUUGADA XALANE deggan ee marna dhuuqa ama ku raaxeysta daadinta micna darrada ah ee dhiigga ummadda marna ku dhaansada dhaxalkii ummadda dhabarka madax-ku-sheegyada ee aan midna midka kale dhaammin ee dhuuntu wada duleesho.
Ssc khaatumo guul
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kabtan. Qadhmuunow. Somali kadaa. Qaybinta iyo qabyaalad
General aad ayaad ugu qurxoneyd Labiski Milateriga Guul ayaan ku rajeynaya
Waryaa nacasbad tahay qabil qaran manoqde anagu qaranban ramna ee umada hafidnen
Soomaalinimalid wey isku duubnaan jiran awoowe yaasheen bilaash meey u dhintaa
Maxaa loo waayay soomaalinamimada xagee ka baxaday daarood iyo hawiye digil iyo mirif iyo jarer ayuuboow qabiilka dhaf wadanka waa lagu soo duulay
Idin mee hooyadaa beenta ka wase sowdinka qaxay ee inta joogtaana boodka ku xaaraya beenaale waxaa isku qanciya kkkkkkk bal day waxa laysku maaweelinayo
Intaan soo noq noqoto maahee soomaali rag kale miyaa ?
WERIYE Sidee ku noqonayaa Farmaajo madaxweynihii ugu horreeyey ee la doortay laba xilli ee isku xigta ...? Ma illowday inuu Xasan shiikh hadda yahay madaxweyne? iyo weliba inuu XASAN SH. yahay madaxweynihii ugu horreeyey ee mar 2aad la doortay xilli kaddib. Waxaa ku kashifay beenta aan raadka laheyn ee caddeyneysa in Ujeedka maqaalkaagu ahaa buunbuuninta FARMAAJO maadaama aad been ugu nasbeysay haddii uu xilligan guuleysto inuu noqon doono madaxweynihii ugu horreeyey ee laba xilli ee isku xiga loo doorto ABID!. Wadanku wuxuu u baahan yahay ISBEDDEL. Intii horay loo arkay weey dhisi waayeen waddan mideysan ee cadaw aanu soo haweysan karin. Dantii guud weey dayeceen oo mid gaara ama xulufo baas-eed AYEY WADA DHISTEEN, danna u aheyn DALKA & DADKA ayeey wadanka ku xaalufiyeen qarna ka tuureen. CIIDAN MID AH, DAACADNA u ah wadanka lehna CUDUD MIDEYSAN ee la isku halleyn karo ma dhisin. WADANKU wuxuu gacanta ugu jiraa AJNABIGA deggan goobtii XALANE. Waddanku waxaa wax ka beddeli kara wadani cusub ee aan ka mid aheyn, xulufana la aheyn kuwii aqbalay in ay dulleystaan TUUGADA XALANE deggan ee marna dhuuqa ama ku raaxeysta daadinta micna darrada ah ee dhiigga ummadda marna ku dhaansada dhaxalkii ummadda dhabarka madax-ku-sheegyada ee aan midna midka kale dhaammin ee dhuuntu wada duleesho.
0:46 0:48
Somaaliyeey Dalka iyo dadka haloo daneeyo, Dalka iyo dadkana haloo doorto Farmaajo insha'Allah ❤️🩹❤💟🇸🇴🤍👍
Farmaajo ha ku waso
Insha allaah farmaajo so noqo nolol kama danbeyn
dhuusataa waanu katagnay waa qof iyo cod
war dhiuusaad heysaa farmaajo dakadaheynii ayuu dhiibay madooneyno farmajo
ma ninkii itoopiya usabab qgunoo soo celisay
WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Waan ogaa inaad soo wadi farmaajaa soo noqonayaa halmar ayay been been wax idii ku mareen
War mahaysid xasan dastuuurka wuu bedelay
Waryaa yaa kusoo diray nacnacda nagala tag
00
A s c w w, aad iyo aad baad u mahadsantahay waligaaba, xuseenow, ma leedahay hami siyaassdeed mustaqbalka Soo socda?
Farmaajo ❤❤❤guul soo noqo cabsi cabsi waaye ma soo noqon karo kaalay u diid 🤮🤢
Waxaan aad sheegeysit waa been abuur
one vote one no questions farmaajo ayaa ku soo baxaya.
Waa beenaalihii xaar Daarood. Waar iska daa beenta oo iska aamus nacasyow.
Hanbalyo farmajo
✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙
War ina adero maxad noo ceyday maxay tahay baahida cida ku dhacdey od sheegeysid
Walaal Balwaan guuleeyso jaceelka soomaalinada kaa muuqata qof dadkiisa garab taagan waxaad tahay qof u dhaxeeya soomaalida xuriyada iyo midnimada jecel hadhageeysan qabiiliistayaasha oo doonaya in ay kaa leexiyaan jeceelka umadaada guuleeyso.
LASCNOD HABLAHI SHASHDA KAA TYGSANYE EE DHULBAHANTE KAA WAARYN CIIDA GAAJONYSE WAA DHULMA HAANTE
HOOYDA BEENTE KAA WAASE
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan.
Subaxa wanaagsa marawadii harti daarooda balawaano si fiicana la laguu qabaaba mise waa lagu yasaa elaya dameera abagaala baa tahaye
Shanshada Ka jabe Ma Maalin Waa Laga Hadalo Ayaanu Joogonaa War Iskusheex Waa Maalin Murugo Iyo Tacasiye Damiir yerli Nacas Daarood
WAXAAN WAA MAR HORE SAAXIIB .HADA KULI FARMAAJO AYAY AADIDOONAAN INSHA'ALAAH
Jooji qaladka qarax dadka xamar fhageeso
Farmajo xamar ma iman karo
Maanta maqab yaalad by kataha mase wa arkaca.wax ladhafay maantay by kudhamata maqabyaladbad lahinraagtey ceebi aadige ku dhantahay balwan waceebowdey
Beenta annaa joogay
Waa runtiis
Waxay ila tahay Cida ka shaqaynasa waxan baa soomaali ah
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mansha Allah Allah ha ku sharfo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ssc khaatumo dakado iyo beero xoolo waa leeyihiin snm baa tuugusata waxayn ku noolaayeen cashuurta soola iyo cayna
Beenaale cadaqate
khanis futadisa iyo isudalolan ciyalo odhfon dameer
wad ogtahay farmajo ninka fican inusan jiri qabyaladi kuqaday kumasodhigto