- 62
- 82 627
Abdirahman hashi diriye
United States
เข้าร่วมเมื่อ 29 ต.ค. 2021
Daawo Ciidanka Liyuu Boliska oo Cagta Mariyay Maleeshiyo Saaka Weerar ku Soo Qaaday Deegaanka..
Daawo Ciidanka Liyuu Boliska oo Cagta Mariyay Maleeshiyo Saaka Weerar ku Soo Qaaday Deegaanka..
มุมมอง: 3 531
วีดีโอ
Daawo Xogta Dagaalka Ssc&somaliland Sarkaal Ssc oo Somaliland Sirdoon u Noqday Cod laga Duubay
มุมมอง 4672 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Xogta Dagaalka Ssc&somaliland Sarkaal Ssc oo Somaliland Sirdoon u Noqday Cod laga Duubay
Daawo Dagaaal Toos Ah Qorilugud Ssc oo la Wareegtay Xasuuqa Maanta ka dhacay..
มุมมอง 9574 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Dagaaal Toos Ah Qorilugud Ssc oo la Wareegtay Xasuuqa Maanta ka dhacay..
Daawo Dagaalka Ceerigaabo Jabkii Galabta Gaaray Iidoor Oohinta Caawa Burco Qax ka Bilowday
มุมมอง 2.6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Dagaalka Ceerigaabo Jabkii Galabta Gaaray Iidoor Oohinta Caawa Burco Qax ka Bilowday
Daawo Dagaalka Caawa Ee Ceerigaabo Gurmadkii Laascaanood&Garowe oo Hada Gaaray Kala Bax...
มุมมอง 2.6K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Dagaalka Caawa Ee Ceerigaabo Gurmadkii Laascaanood&Garowe oo Hada Gaaray Kala Bax...
Daawo Dagaalka Caawa Ee Ceerigaabo Gurmadkii Laascaanood&Garowe oo Hada Gaaray Kala Bax...
มุมมอง 4.4K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Dagaalka Caawa Ee Ceerigaabo Gurmadkii Laascaanood&Garowe oo Hada Gaaray Kala Bax...
Daawo Dagaalka Caawa Ceerigaabo Gurmadkii Ssc oo Hada Gudaha u Galay 2kun oo Ciidan Yaa Rabi..
มุมมอง 1K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Dagaalka Caawa Ceerigaabo Gurmadkii Ssc oo Hada Gudaha u Galay 2kun oo Ciidan Yaa Rabi..
Guul Guul Jubbaland oo Ciidankii Dowlada Ee La Qabtay u Dirtay Muqdisho Caawa way Farxeen..
มุมมอง 72016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Guul Guul Jubbaland oo Ciidankii Dowlada Ee La Qabtay u Dirtay Muqdisho Caawa way Farxeen..
Guul Guul Xasan sh Oo Qirtay in La Jabiyay Dalbaday in La Heeshiiyo,Ciidankii oo laga Dilayy 250
มุมมอง 2.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Guul Guul Xasan sh Oo Qirtay in La Jabiyay Dalbaday in La Heeshiiyo,Ciidankii oo laga Dilayy 250
Daawo Raaskaambooni&Maanta Ciidankii Jubbland oo 200 Oo Maxbuus oo hor leh Soo Bandhigay
มุมมอง 24119 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Raaskaambooni&Maanta Ciidankii Jubbland oo 200 Oo Maxbuus oo hor leh Soo Bandhigay
Daawo Ugu Dambeeyn Caawa Raaskaambooni Waa Nabad Ciidankii Jubbaland ayaa Gacanta ku Hayo Guul Wayn.
มุมมอง 92521 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Daawo Ugu Dambeeyn Caawa Raaskaambooni Waa Nabad Ciidankii Jubbaland ayaa Gacanta ku Hayo Guul Wayn.
Guul Guulo Qaabka loo soo Qabqabtay,Daraawiishta Jubbaland oo Awood la Yeeb leh lasoo Baxay,Suldaank
มุมมอง 34521 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Guul Guulo Qaabka loo soo Qabqabtay,Daraawiishta Jubbaland oo Awood la Yeeb leh lasoo Baxay,Suldaank
Daawo Abiy Oo Caawa Adisabab ku Bahdilay Mw Xasan oo Galabta Gaaray,Shirdi ki Xiray La Kulanka Xasan
มุมมอง 157วันที่ผ่านมา
Daawo Abiy Oo Caawa Adisabab ku Bahdilay Mw Xasan oo Galabta Gaaray,Shirdi ki Xiray La Kulanka Xasan
Dawo Xamse oo Gaaray RaasKambooni&Diyaaradii Soo Dhacay,Halis uu Galay,Jubbaland oo Gantalo ku Riday
มุมมอง 682วันที่ผ่านมา
Dawo Xamse oo Gaaray RaasKambooni&Diyaaradii Soo Dhacay,Halis uu Galay,Jubbaland oo Gantalo ku Riday
Daawo Bashaar Asad oo La Helay Goobta uu ku Suganyahay Caawa,Hogaamiyaha oo Arin Lama Filaan ku
มุมมอง 210วันที่ผ่านมา
Daawo Bashaar Asad oo La Helay Goobta uu ku Suganyahay Caawa,Hogaamiyaha oo Arin Lama Filaan ku
Daawo Dagaalka Raaskaambooni Ciidankii ugu Badnaa Ee Jubbaland oo Gaaray,Raga Fashilinaayo Xasan sh
มุมมอง 884วันที่ผ่านมา
Daawo Dagaalka Raaskaambooni Ciidankii ugu Badnaa Ee Jubbaland oo Gaaray,Raga Fashilinaayo Xasan sh
Axx Wlhi Waa Xanuun Dhibka Wiilkan Qabsaday,Wasiir Fiqi oo arin,Hanti&Muruq intaba waa ku waayay
มุมมอง 81114 วันที่ผ่านมา
Axx Wlhi Waa Xanuun Dhibka Wiilkan Qabsaday,Wasiir Fiqi oo arin,Hanti&Muruq intaba waa ku waayay
Daawo Mama Faranko Oo Oohin Afka Furatay,Eebe ku Dacweesay Dadkii dhibka u Geestay
มุมมอง 3.8K14 วันที่ผ่านมา
Daawo Mama Faranko Oo Oohin Afka Furatay,Eebe ku Dacweesay Dadkii dhibka u Geestay
Daawo Fanaadada Idil Ayruush Oo Afka Furatay,Guri laga Gubay Xaalad Halis ah..
มุมมอง 12K14 วันที่ผ่านมา
Daawo Fanaadada Idil Ayruush Oo Afka Furatay,Guri laga Gubay Xaalad Halis ah..
Daawo ciidamo hor leh oo hada la geeyay Raaskaambooni
มุมมอง 2.9K14 วันที่ผ่านมา
Daawo ciidamo hor leh oo hada la geeyay Raaskaambooni
Daawo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo Go'doomiyay Ciidankii Kaambooni,kala Carar ka bilowday hada
มุมมอง 16K14 วันที่ผ่านมา
Daawo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo Go'doomiyay Ciidankii Kaambooni,kala Carar ka bilowday hada
Daawo Haashim oo Maanta Maxkamad la Keenay Siro Badan oo laga Helay,Xabsi Horleh oo La Geeyay..
มุมมอง 47314 วันที่ผ่านมา
Daawo Haashim oo Maanta Maxkamad la Keenay Siro Badan oo laga Helay,Xabsi Horleh oo La Geeyay..
Guul Guul ciidankii Birjeex oo Raas_kaambooni La ,Noolasha oo lagu Qabqabtay Ciidankii Mw Xasan sh
มุมมอง 57314 วันที่ผ่านมา
Guul Guul ciidankii Birjeex oo Raas_kaambooni La ,Noolasha oo lagu Qabqabtay Ciidankii Mw Xasan sh
DEG! DEG! Dowlada Jubaland oo heegan galisay ciidamadeeda ka shaqeeya Garoomada kuyaala dhamaan
มุมมอง 49414 วันที่ผ่านมา
DEG! DEG! Dowlada Jubaland oo heegan galisay ciidamadeeda ka shaqeeya Garoomada kuyaala dhamaan
Axxx Daawo Wiil Hooyadii jarjarayy,kadibna Jawaan ku diray oo Banaanka ku Tuuray Subxaanka...
มุมมอง 48921 วันที่ผ่านมา
Axxx Daawo Wiil Hooyadii jarjarayy,kadibna Jawaan ku diray oo Banaanka ku Tuuray Subxaanka...
Daawo Axmed Madoobe oo Talaao Laga Naxay Qaaday,kismaayo oo Maanta Waji kale Yeelatay..
มุมมอง 3K21 วันที่ผ่านมา
Daawo Axmed Madoobe oo Talaao Laga Naxay Qaaday,kismaayo oo Maanta Waji kale Yeelatay..
Daawo Aj Family oo Cadeemo hor leh laga Keenay,Boliska USA oo Dacwo loo Gudbiyay+wiil Lasoo Koray..
มุมมอง 72721 วันที่ผ่านมา
Daawo Aj Family oo Cadeemo hor leh laga Keenay,Boliska USA oo Dacwo loo Gudbiyay wiil Lasoo Koray..
Daawo Ciidankii Itoobiya oo La Wareegay,Axmed madoobe oo lasoo Xiraayo,Raas_Kaamboono oo wali xiisad
มุมมอง 1K21 วันที่ผ่านมา
Daawo Ciidankii Itoobiya oo La Wareegay,Axmed madoobe oo lasoo Xiraayo,Raas_Kaamboono oo wali xiisad
Daawo Dagaal hada ka Qarxay Raas_kaambooni,Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo La Wareegay hada.
มุมมอง 93621 วันที่ผ่านมา
Daawo Dagaal hada ka Qarxay Raas_kaambooni,Ciidanka Daraawiishta Jubbaland oo La Wareegay hada.
Daawo waa Aduun Suur Gadoon ah Gabadh Fagaaro ka Caysay Hoyadeed Subxaanka..
มุมมอง 13721 วันที่ผ่านมา
Daawo waa Aduun Suur Gadoon ah Gabadh Fagaaro ka Caysay Hoyadeed Subxaanka..
😂😂 😂 maxabis shacab kee qaabtaye maa fanaysa waaka darood al shabaaa
Beenaale hooyadaa usheeg
Afqadhmuune
Waa dayac ay qabaan dadka gudaha kujira oo aan tigniko iyo hub midna haysan baa Soomaaliya tigniko lagala soogudbo xududa Bay dad shacabka Kulaayaan maalin kasta
Maxaa keenay inay ka soo gudbaan degaanka abaalkoodii ayaa helay
Wan kahuna sharifoy
ma.afkaad kuciil biixi cidlaad kahanjabaysaaye
Ssc khaatumo guul
Guuulguuul
Xasan shiikh Iyo SNM Ayaa kusooduley dhulka Daarood kismaanyo weerarey Ceerigaabo waa iskumid Lacagta xasan ayaa bixiyo Waa urursamale belayada Alshababka iyo moryaanta Bililiqada wada ilaa 1991 Axmed madoobe islaam Dagaalka laguwada kuli waa iskumid
Saaxiib beenta iska daa. Nin weyn baad tahaye.
😂😂😂 wa idor wa Somali wase all somali hartina SSB iyo G36 aya ku filan xaarka xejista huwaney guul somaliland guul somaliland guul somaliland
Adeero allah ka baqo somali iyagaaba dhamaan ku jira xabaalo markaa isku dirka jooji somalida ka sheekee oo ka waran Aduunka waxa ka socda somali somali dilay maaha guul waa geeri doqonimo
Allamaxuurunsheegay run sheek waa ceebo sheeg horaa looyidhi
Ceerigaabo nabadeedu waxay imanaysaa, Marka reer weliba deegaankiisa iyo daantiisa iimaansado, *balse imminka bililiqaysta, Cagaha dhulka ku adkeeya, Ceerigaabo cusub ayaan dhisan doonaaye.
𝑐𝑖𝑖𝑑𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑏𝑜𝑠𝑎𝑎𝑠𝑜 𝑖𝑦𝑜 𝑔𝑎𝑟𝑜𝑜𝑤𝑒 𝑘𝑎 𝑦𝑖𝑚𝑖𝑑 𝑥𝑎𝑔𝑒 𝑢 𝑠𝑜𝑐𝑑𝑎𝑛 𝑚𝑎𝑟𝑘𝑎
Beenaale
Sxb laascanod iyo inta ka shishaysa ayan so ceshanaya adna ceerigabo ayad hunguray naysa
naxaa kaa galay Suldaan Sheikh Axmed madaxweyne isagaa ahaan doona Cimrigiisa. maxaad afhayeen u aheyd. doqon luga doona
Xasan Sheekh inta uu rabay waxay ahayd inuu Jubaland dhibaato ka dhex abuuro wayna u suuragali wayday
Shalay markaad Ciidan ku dal-dalaysay Kaambooni way kula fiicnayd maana ood ku fashilantay muxuu calaacal kuu qabanayaa? Dhibaadadii ka dhacday Kaambooni adigaa Mas'uul ka ah
Hadakaan waa waa hore
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Hadalka madxweynaha kuma saabsana wixii ka dhacay Raaskaambooni.
Hadduu ka dhabeeyo hadalkaas. Waana geesinimo. Ceebtu waa laba maalmood haddii wanaag laga danbeysiiyo xalbaa la gaaray. Dawladd FS hadday qirteen fashilkooda waa laga adkaaday.
Waxaan waa 2019 kii
Hatilmamin ee dagaal ka soogal hacabaadin tilmanta iskadaa ee shabaab iska xoree
Soodigii xasanbaa qaranada ku hayay axmed waa lasoo qaban
Doofar baad tahay
Waxdinte aya tahay doqonanxishonin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk
Dulmiga xasan uu waday ayaa meeshaa kadhacay waxaana ka masuula xasan jabkii kudhacay ciidamadii qaranka
HASAN WAA QAATIL RABA DHIIG ISLAM WAXA DAGAAL BAABIYAY WIIL HAWIYA IYO SOMALIA KALE
axamed la farisanahow leyaha awaayi qaranki
Markaad umada aad isku laysay miyaad leedahay qoriga ha la dhigo hhhhhhhhhh
Sayidka nool ahmed madoobe birjeex darood waa rag dagal
Waa runta ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin
Ceeb badana ee allow naga qabo xasan sharkoda aaamin
Qofdhiban baalasooqaadanayaa markaasaa la iskadhigayaa inloonaxayo war edebyeesha maamadana ilaahay kuwa dhinaya hakaqabto.
Maamada wax qalada maysamayn ilaahay bay bariday ale ha u aqbalo. Adna gabareey maahayn inaad sooqaadato joojiya suuqraadiska.
IlAahey baa ku leh danbigay gashay adiga yaa ku yiri falanqee
Naa ma ay danbaabin ilaahay bay baryeysaa adigaa ka danbi badan maxaad u soo qaadayay
😢😢
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin
Jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay
Nacas beenaale ah oo dantiida kawaayay dowlada warbeenaalayahoow soomaali matihide nadhaaf guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuulsoomaaliya soomaalidiidka hajabo inshaa alaahu