- 64
- 608 516
Rastaweyn Media
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 18 พ.ค. 2021
Bahda Rastaweyn Media waxey Diyaar idiinla tahay in ay idiin soo bandhigto Barnaamijyo kuxiisa galiya
Waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa Hadii uu kusoogaadho Channel kan inaad subscribe ta saarto
Waxii talo iyo Tusaale ah waxaad noogu soo diri kartaa E-mail- ka aamusanee12@gmail.com
Ama whatappka +251913119376
LIke👍 Follow, Share, Subscribe
Waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa Hadii uu kusoogaadho Channel kan inaad subscribe ta saarto
Waxii talo iyo Tusaale ah waxaad noogu soo diri kartaa E-mail- ka aamusanee12@gmail.com
Ama whatappka +251913119376
LIke👍 Follow, Share, Subscribe
วีดีโอ
Baaq Nabadeed oo kusaabsan Colaada Magaalada Wardheer
มุมมอง 359หลายเดือนก่อน
#wardheer #dds #ogadenia #shilaabo
#wardheer waxaa xal waara laga gaadhay colaad udhaxeysay beelaha Ibraahiim iyo ismaaciil Gumcadle
มุมมอง 1.6K3 หลายเดือนก่อน
#wardheer #DDS #ogadenia
Xerada Geela waxaan Booqanay Geel Horweyn ah Banaanka Dhiriq Wayn Shilaabo DDS
มุมมอง 1.6K7 หลายเดือนก่อน
Xerada Geela waxaan Booqanay Geel Horweyn ah Banaanka Dhiriq Wayn Shilaabo DDS
Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.3aad
มุมมอง 84K10 หลายเดือนก่อน
#dds #ogadenia #somaligalbeed #dhagaxbuur #jigjiga #somaliethiopia #1977 #ogadenwar
Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.2aad
มุมมอง 239K10 หลายเดือนก่อน
#dds #ogadenia #khaatumo #somaligalbeed #dhagaxbuur
Cabdi wali xareed waxa uu kaa badbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case lagu toogtay 1977 Q.1aad
มุมมอง 39K10 หลายเดือนก่อน
#ogadenia #dds #khaatumo #somaligalbeed #Ethiopiasomalia Cabdi wali xareed carab waa makhraatiga nool waxa uu kabadbaaday 84 sargaal ee Xerada garab case ee duleedka magaalada Jigjiga lagu toogtay
Hordhac: Waxa usoo joogay Dhacdo murug iyo uurkutaalo leh dagaalkii 1977 ee somali & Ethiopia
มุมมอง 8K10 หลายเดือนก่อน
#ogadenia #dds #ogadenwar #somaligalbeed #Ethiopia #somalia #1977ogaden Dhacdo murug iyo uurkutaalo leh CABDIWALI XAREED CARAB waxa ookamid yahay 3 sargaal oo kasoo hadhay 84 sargaal ee ciidanka soomaaliya oo Xerada Garab case lagu Tuugtay 1977 "Runtii waa kan halgamagaaga iyo halyayga kaliya een leeyahay!"
Wadada isku xidha baliwarrir to caleen degmada Shilaabo Gobolka Qoraxay
มุมมอง 68211 หลายเดือนก่อน
#dds #ogadenia #dalxiis
BEESHA MUUSE GUMCADLE AYAA SOO DHAWEEYAY HESHIISKII AY DHAWAA KUGAADHEEN BEESHA MAREEXAAN SHILAABO
มุมมอง 1.3K11 หลายเดือนก่อน
#dds #ogadenia #shilabo
TAARIIKHDA MAGAALADA COBALE EE DHAGAXBUUR
มุมมอง 2.8K11 หลายเดือนก่อน
#dds #ogadenia #khaatumo #taariikhda_soomaaliya #cobole #degehbur #dhagaxbuur #jarar
Maanso Cusub llSadex iyo afarba UGA soomay Owgaa
มุมมอง 128ปีที่แล้ว
Maanso Cusub llSadex iyo afarba UGA soomay Owgaa
Taariikhda magaalada Qadiimiga ah ee Xaadow waxay kutaalaaDuleedka Magaalada Jigjiga
มุมมอง 2.6Kปีที่แล้ว
Taariikhda magaalada Qadiimiga ah ee Xaadow waxay kutaalaaDuleedka Magaalada Jigjiga
Dhacdooyin UU usoo joogay Naftii Hure Gadhyare oo kamid Ciidanka ONLF
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Dhacdooyin UU usoo joogay Naftii Hure Gadhyare oo kamid Ciidanka ONLF
Taariikhda Magalaada Qadiimiga ah ee dhanaan
มุมมอง 1.9Kปีที่แล้ว
Taariikhda Magalaada Qadiimiga ah ee dhanaan
Gabay cusub 2023|Abwaan Axmed Shilke| halgankeenii Guuleystay
มุมมอง 910ปีที่แล้ว
Gabay cusub 2023|Abwaan Axmed Shilke| halgankeenii Guuleystay
ABWAAN FANAAN BASHIIR DIRGAX KAHOR FANKIISA MAXUU QABAN JIRAY
มุมมอง 196ปีที่แล้ว
ABWAAN FANAAN BASHIIR DIRGAX KAHOR FANKIISA MAXUU QABAN JIRAY
Taariikha Magaalada Qadiimiga ah ee Qubi
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Taariikha Magaalada Qadiimiga ah ee Qubi
Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday
มุมมอง 127ปีที่แล้ว
Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday
Tupac Shakuur oo mar la sheegay in 'geeridiisa' kadib lagu arkay Soomaaliya
มุมมอง 371ปีที่แล้ว
Tupac Shakuur oo mar la sheegay in 'geeridiisa' kadib lagu arkay Soomaaliya
Sida uu u shaqeeyo iyo shuruudaha adeegga cusub ee lacagta looga helayo TikTok.
มุมมอง 87ปีที่แล้ว
Sida uu u shaqeeyo iyo shuruudaha adeegga cusub ee lacagta looga helayo TikTok.
ugaas ibraahim ugaas cabdulaahi oo u jawaabay Baaqii Beesha Daarood ee Colaad shilaabo.
มุมมอง 868ปีที่แล้ว
ugaas ibraahim ugaas cabdulaahi oo u jawaabay Baaqii Beesha Daarood ee Colaad shilaabo.
H ia darood cismaam maxamood do yoo adertyand
Adi fiiri cisman maa ty kurusey
Adeey lu talaa wxn
Ma dhici karYso war Dr wa dad wanaaggsan
Mahd aadN rer gaca Al hg
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Your government failed you,but we Somali people thank you. Thanks for your service
Nika sarkalka ah ee watay cidanka magaciii noo sheeg
Ader.ale.dilaadhinta.allaah.xagiisa.ayaad.kanooshahay
Waa been
Kkkkkkkkkk Labada qolo keebaa doqon ah
Dilkaa cida ka danbaysay hala baadho 80 ciidani maaha waa basaasin caqli gal maahee
Dagaalkii 77 waxa uu ahaa dagaal lagu wiiqayo awoods soomaaliya siyaad ka baqay in inqilaabo Ethiopia dhul laga soo celinay ma jirto markaa soomalaa is aamin ma jiro reer walaba deegaankaaga eegaw
M.siyaad dowladiisa waxay ahaayeen dulli sababtoo ah dalka ragii difaacay sidaan u galay, kaas Alle ayaa na dhaafiyey acuudubillaah
Mafahmi
Wllhi waa yaaab
Sheekadaan hada kahor ayaa nin oday ah oo ciidama taangiyaasha ah ayaa iiga sheekeeyay ninkaan ciidankiisana inoow ka mid yahay ayaan umalaynaa
Odaygu laba sheeko oo 12 sano u dhaxayso ayuu isku xiriirsiyey. Markii Somalia dagaalkii laga adkaaday ee soo jabtay ee isagoo dhaawaca la keenay Somalia waa 1978. Marka USC iyo qaxa Beledwayn waa 1990.
Markuu isbitaalka Xamar ku jiray; dadka dhaawaca ee dibadda loo qaadayo; waxa ku caawiyey dalal kale. Dawladda Somalia intaa ayay haddana sii kala musuqasaa.
Dawladii Somalia Dulmi iyo nidaam xumo jabiyay.Siyad bare dhan kasta Somali wa ka jabiyay diin ahan Ciidan ahan
Qorshihii dagaalkii 77 wuxu aha kaliya in Ciidanka awoododa la wiiqo.
Siyaad Barre intuuna bilaabin inuu shacabka xasuuqu, wuxuu horta xasuuqay ciidankiisii
Taariiqdaas 84 ta nin waa run waxaan ka dhageystay Gen Caare
Waa dawladnimada Siyaad barre yo cadaaladiisa
Waxay u badantahay in Maxamed Siyaad Barre uu Amxaaro lashaqaysanayay
Aad iyo aad Alaha unaxariiso inta dhimatay inta dhaawaca ah na unaxariiso
M.a❤❤wll
M.a❤❤wll
Manshaalah ❤❤❤wll
Mansha allaah ❤
Waa war wanagsan
Illaahy nabad hakuso dhaxdhigo dadka walala ah
Yaa ka dambeeye dilkaas waa yaabe😢
Ayadoo dadkii waxaa gaystay noolyiin ayaa ladoonayaa in ay Somaliyi heshiiiso
Wlhy waa dulmi weyn allah bana ka xisaabin doona,odeygana waa geesi si ragganimo lehna wuu u hadlay,kuwa dayeyna amarka alle ayeey ku daayan rabina ha u naxariisto😢😢😢
Wlaxii tarqath nocan axx wa loyabnyxy
Dulmiga soomaali kala gashay Jaahilnima u sababa
M.a❤
Ilaahay dadaalkiini ma dayici doono I.a
Ax😢
iga iibiya qaalinn madow oo labo jidhlaa oo 4 jira 430 dolar
Njikan haduu noolyahay haloo abaalgudo waxna halagu dhaqaaleeyo
Saxiib geela geedka afka madobeyeye bal soo sheeg.
Dalal guled boqortoyda cagdher from idoor😂
Qubi guuul iyo gobanimo dhulkii reer abtigay
Asc, arintaan wax ha laga waydiiyo 😢majerteen iyo Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waa la is ka watay
Asc, haa laakiin arintaan waa dambi wayn waa in wax laga waydiiyaa majerteen,Isaaq iyo cali samatar waayo hawiyaha waa la iska watay 😢
Wa gulysanyna edo mcn😊😊
Mshlh hormar wacan
Masha alaah
Masha alaah qubi ❤❤❤❤
Masha alaah ❤❤❤