- 923
- 102 534
markis shamsudiin
เข้าร่วมเมื่อ 18 ก.พ. 2020
مركز شمس الدين للقراءات العشر المتواترةNagal soo xiriir Nambarkani 252634234296 AMA 252 65 4234296 ❤❤❤❤👆👆👆💯💯💯💯
วีดีโอ
إن الله وملائكته يصلون على النبي ياايها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما كثيرا
มุมมอง 126ปีที่แล้ว
إن الله وملائكته يصلون على النبي ياايها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما كثيرا
XADIISKA MAANTA X 10AAD ١٠ حديث اليوم حلقة
มุมมอง 51ปีที่แล้ว
XADIISKA MAANTA X 10AAD ١٠ حديث اليوم حلقة
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدين النصيحة
มุมมอง 13ปีที่แล้ว
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدين النصيحة
XADIISKA MAANTA X 7AAD/حديث اليوم حلقة السابعة
มุมมอง 19ปีที่แล้ว
XADIISKA MAANTA X 7AAD/حديث اليوم حلقة السابعة
XADIISKA MAANTA X 6AAD/ برنامج حديث اليوم /حلقة السادسة
มุมมอง 7ปีที่แล้ว
XADIISKA MAANTA X 6AAD/ برنامج حديث اليوم /حلقة السادسة
eedaabta looga baahan yahay Qofka alle xusaaya
มุมมอง 12ปีที่แล้ว
eedaabta looga baahan yahay Qofka alle xusaaya
قال الله تعالى إن الله وملائكته يصلون على النبي ياايها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا
มุมมอง 10ปีที่แล้ว
قال الله تعالى إن الله وملائكته يصلون على النبي ياايها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا
Dardaaran kusocda ummahaatka oodhan iyo Hablaha Daaciyaatka/
มุมมอง 21ปีที่แล้ว
Dardaaran kusocda ummahaatka oodhan iyo Hablaha Daaciyaatka/
ماتيسر من سورة إبراهيم برواية السوسي عن أبي عمرو
มุมมอง 42ปีที่แล้ว
ماتيسر من سورة إبراهيم برواية السوسي عن أبي عمرو
ماتيسر من سورة الاحزاب/ برواية خلف عن حمزة
มุมมอง 19ปีที่แล้ว
ماتيسر من سورة الاحزاب/ برواية خلف عن حمزة
❤❤❤❤
Masha allah
صلی اللہ علیہ وسلم ❤❤❤
ماشااللہ
Laa xawla walaa quwatta ilaa billaah.
Maansha alash
ماشاء الله تبارك الله
Maansha allah ❤
macalin Mar Walba,oo aad quraan akhrinayso qiraa ooyinka kala duwan
Walaalo allaha Naga aqbalo🤲
macalin khaashici maashaalaah
Masha Allah sheekeyna Allahuma baarik❤❤
Haa madarasada malaha dumar waxeyna kutaal gobolka togdheer /burco
sh khaashici maashalaah sh Laakiin sh alle ha kubarakeeyee culumada kadaa sharaxa badan wey kugu dull caajiseenee
فيا أيها القارئ متمسكا// مجلا له في كل حالى مبجلا هنيئا مريئا والديك عليهما// ملابس أنوار من التاج والحلال.
بسم الله ماشاء
ما شاء الله
War ninkaas waa cumar clqaadir
Masha ALLAH.
Alle ha idin xifdiuoh.
Masha allah.
Maclinkayga caqiidatu wasidiyah
Maxaa ulajeedaa
Mashalah Allah usiyaadiyo inan ka yar lkn meelaha uu qalday inaad ka jartaan oo eyadoo saxan soo galisaan eheed Tafatirin kusameeya inshalah walaalayaal
Waa halkee walaalo
Iigu soo dir watsapkayga 4234296
Adiga wax lafahmikaro soo qor
مَاشَآءَاللّٰه
بارك الله فيك أخي
Mashallah shiikh alle hagu garab galo ☝️☝️👍👍👍
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الفاضلة
Walaal tellaphonkiina ayaan rabaa xegeen idinkalasoo xidhiidhaa waxaan rabaa information kiina inshaa Allah waxaan raabaa inaan imaado haday iisuurto gasho kenya ayaan joogaa
634234296
Contactigiina ayaan rabaa inshaa Allah
Soo dhawoow walaalo
Kaawaye 634234296
Waxaan rabaa inaan imaado
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walaaal maanshaa Allah walaal waxaan rabaa contactigiina
252634234296
Masha Allah shiiqeena
❤❤❤❤❤❤
maash allah
Jigjiga
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Iso boqda wll I n wax badan iga faidi donta
Wll khadka ma ka dhigtaan
Asc
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الفاضلة
Masha Allah sh khaashici da Rsiga
Masha Alaah wll ilaahay ha kuxafido ilaahay miin saanka xasanaadka ilaahay hakuusaari khayrka sad faafinaso ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Alaah wll ilaahay hakufiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mansh allaah illaahay haku xafido sh khashici
Asc ustaad
Mansh allaah alle habarkeeyo labdaa wil
Mansh allaah alle haku xafido sh khashici jasaakallaahu khayrn
Mnsha Allaaah
شيخنا طلبت منك هذا الطلب من قبل qaabka ardaydaada الله يحفظهم ay u qaybaan casharadooda oo halka safxo ah inaad nala wadaagto si markaa مختصر ah جزاك الله خيرا
اخي الفاضل الايبارك فيك ورعاك
Igasoo qaraac watsapka nambarkan 252634234296
Ama 654234296
كل عام ونتم بالف خير
Alleh haku xafidoh sh.khaashici
m.a
ماشاء لله حفظك الله ياشيخنا
Mansh allaah illaahay haku xafido sh Mustafe jasakallaahu khayrn