May Fakaraan
May Fakaraan
  • 9
  • 16 626
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QEYBTA SU'AALAHA 2AAD
qeybta Labaad kaso qeybgalayaashu su’aalo weydiiyeen Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, su’aalo xiiso leh ayay weydiiyeen xildhibaanka
มุมมอง: 821

วีดีโอ

🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QEYBTA SU'AALAHA 1AAD🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QEYBTA SU'AALAHA 1AAD
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QEYBTA SU'AALAHA 1AAD
มุมมอง 1K2 วันที่ผ่านมา
qeybta koowaad kaso qeybgalayaashu su’aalo weydiiyeen Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, su’aalo xiiso leh ayaa weydiiyay xildhibaanka
HooyoHooyo
Hooyo
มุมมอง 1134 วันที่ผ่านมา
May FakaraanMay Fakaraan
May Fakaraan
มุมมอง 2204 วันที่ผ่านมา
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 4 | SU’AALO DEGDEG AH OO KOOKOOBAN🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 4 | SU’AALO DEGDEG AH OO KOOKOOBAN
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 4 | SU’AALO DEGDEG AH OO KOOKOOBAN
มุมมอง 2K4 วันที่ผ่านมา
Ku soo dhawaada qeybta afaraad ee May Fakaraan Podcast, halkaas oo aan si xiiso leh ugu weydiinay Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame su’aalo degdeg ah oo kookooban, si loo barto dhinacyada kale ee shakhsiyadiisa. Sheekadan xiisaha leh waxay iftiiminaysaa: Shaqsiyaadka uu ugu jecel yahay nolosha. Waxyaabaha dhiirrigeliya iyo sida uu ula tacaalo caqabadaha. Aragtiyihiisa gaarka ah ee ku saa...
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 3 | BARAHA BULSHADA, KOBCINTA WACYIGA, CAALAMKA IYO SOOMAALIDA🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 3 | BARAHA BULSHADA, KOBCINTA WACYIGA, CAALAMKA IYO SOOMAALIDA
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 3 | BARAHA BULSHADA, KOBCINTA WACYIGA, CAALAMKA IYO SOOMAALIDA
มุมมอง 3.7K5 วันที่ผ่านมา
Ku soo dhawaada qaybta saddexaad ee May Fakaraan Podcast, oo aan ku sii wadanayno doodihii xiisaha lahaa ee aan la yeelanaynay Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame. Qeybtan waxa diiradda lagu saarayaa: Saameynta baraha bulshada ee ku aaddan kobcinta wacyiga bulshada. Sida loo isticmaali karo baraha bulshada si loo hormariyo hal-abuurka iyo iskaashiga bulshada. Aragtiyada iyo fikirrada beesh...
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 2 | JACAYLKA, NOLOSHA QOYSKA, IYO HOGGAAMINTA🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 2 | JACAYLKA, NOLOSHA QOYSKA, IYO HOGGAAMINTA
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | QAYBTA 2 | JACAYLKA, NOLOSHA QOYSKA, IYO HOGGAAMINTA
มุมมอง 4.1K6 วันที่ผ่านมา
Ku soo dhawaada qaybta labaad ee May Fakaraan Podcast, oo aan markale ku martiqaadnay Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, siyaasi caan ah oo si qoto dheer ula wadaagaya sheekooyin ku saabsan: Jacaylka iyo xiriirkiisii nolosha shakhsiyeed. Sida uu u maareeyo nolosha qoyskiisa iyo waajibaadka shaqadiisa. Waayo-aragnimadiisa hoggaamineed iyo caqabadihii uu la kulmay intii uu bulshada hogaami...
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | PART 1 - NOLOSHII BARBAARNIMADA ILAA WAX BARASHADA🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | PART 1 - NOLOSHII BARBAARNIMADA ILAA WAX BARASHADA
🎙️ MAY FAKARAAN PODCAST | PART 1 - NOLOSHII BARBAARNIMADA ILAA WAX BARASHADA
มุมมอง 6K7 วันที่ผ่านมา
Ku soo dhawaada qaybtii ugu horreysay ee May Fakaraan Podcast, oo aan ku martiqaadnay Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, siyaasi caan ah, qoraa, iyo haldoor Soomaaliyeed. Xildhibaan Abdirahman wuxuu si qiiro leh uga sheekaynayaa noloshii barbaarinta, caqabadihii uu la kulmay, iyo safarkiisii waxbarasho oo ka dhigay mid ka mid ah shaqsiyaadka saameynta weyn ku leh Soomaaliya. Waxaynu ku f...
HORDHAC: MAY FAKARAAN | PODCAST | Xildhibaan Abdirahman Abdishakur WarsameHORDHAC: MAY FAKARAAN | PODCAST | Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame
HORDHAC: MAY FAKARAAN | PODCAST | Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame
มุมมอง 6057 วันที่ผ่านมา
Madasha May fakaraan waxaa marti ku ah Xildhibaan Abdirahman Abdishakur warsame, Madashaan Waa madal hogaamineed oo doodaha muhiimka ah qabanaysa, isla markaana dhiirigelisa isbeddel bulsho oo toggan, iyadoo la adeegsanayo codad kala duwan, Sidoo kale fursad la siinayo bulshada haldoorka ah iyo hiboolayaasha. #Mayfakaraan #Garowe

ความคิดเห็น

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed7134 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 วันที่ผ่านมา

    CC Shakuuroow kuwaas ayaa kamid tahay. Sidaas ayaa isbaaro ugu dhigataa dowladda iyo madaxweynaha.

  • @DrJimaleHaibe-s9s
    @DrJimaleHaibe-s9s วันที่ผ่านมา

    AAW Waa Dadka Dhifka Ee Ku Jira Siyaasada Soomaalida Waanan Digital Ah Dhacdooyinka Aan La Cajabay Goob Joogana U Ahaa Waxaa Kamid Ahaa Doorashadi 15 May 2022 Ee Somalia Qorshe Ay So Dhigeen Farmaajo Iyo Kooxdisu Oo Ahaa Lagu Dhego Inay Codeeyan Xildhibaano Is Diidana Oo Isku Beel Ahaa Oo Lagu so Doortay Ceel Iyo Garbahaaray Halkaas Team Farmajo Isku Ayeey Ka Rabeen Iyo in Doorashadii Gudoonka baarlamaanku Fashilanto Lakiin Ninka Si Fudud U Akhriyey kadibna Qanciyey Gudidii Doorashada iyo Gudoomiye Dhaban Cad Ee Yidhi maxaynu Isku Sawmaha Labada Team Xildhibaanada Ee Isku Deegaanka Ee Ceel Waaq Iyo Garbahaaray Labadaba Ka Reeba Doorashada Waana Sababta Ay team Farmajo u Necbayeen AAW

  • @FadumoCabdi-x2o
    @FadumoCabdi-x2o วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah

  • @FatimaMursal11
    @FatimaMursal11 วันที่ผ่านมา

    Guulayso mudane🎉

  • @daahirhasan5231
    @daahirhasan5231 วันที่ผ่านมา

    Waxaad umoodaa bahda may fekeraan iney muuqalka su,aalo muhiima jawaabahooda ay ka Soo reebeen

  • @daahirhasan5231
    @daahirhasan5231 วันที่ผ่านมา

    Mudane xil. CABDIRAXMAN Cabdi shakuur , aqoonyahy muxtarim. Aana rajeyn doono inaa fikirkiisa ku qanci doono

  • @daahirhasan5231
    @daahirhasan5231 วันที่ผ่านมา

    Mudane xil. CABDIRAXMAN Cabdi shakuur , aqoonyahy muxtarim. Aana rajeyn doono inaa fikirkiisa ku qanci doono

  • @daahirhasan5231
    @daahirhasan5231 วันที่ผ่านมา

    Mudane xil. CABDIRAXMAN Cabdi shakuur , aqoonyahy muxtarim. Aana rajeyn doono inaa fikirkiisa ku qanci doono

  • @DalxiisTV-x2x
    @DalxiisTV-x2x วันที่ผ่านมา

    Aww rer comments land waa garbaashtay gudomiye

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. 2 วันที่ผ่านมา

    th-cam.com/video/n77I3Of_DrQ/w-d-xo.htmlsi=s9itvdXZpqYwoeL-

  • @mustafmaxamed2939
    @mustafmaxamed2939 2 วันที่ผ่านมา

    💯💯💯💯💯💯

  • @Sabirchanel
    @Sabirchanel 2 วันที่ผ่านมา

    M.a sharaf iyo karaamo Gudoomiye

  • @saidabdullahimohamed4290
    @saidabdullahimohamed4290 2 วันที่ผ่านมา

    Taariikhda Adan Cade halkee laga heli karaa

    • @AbdiqaniRoble
      @AbdiqaniRoble 2 วันที่ผ่านมา

      Buug laga qoray ayaa jiro raadi waa heleeysaa

    • @BadriyanaAhmed
      @BadriyanaAhmed วันที่ผ่านมา

      ​@@AbdiqaniRoble magacii buugaas

  • @FadumoCabdi-x2o
    @FadumoCabdi-x2o 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah siyaasi waxgarada

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ❤

  • @faaidoofficial1463
    @faaidoofficial1463 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah is the best podcast keep going

  • @Marshalbordeaux
    @Marshalbordeaux 3 วันที่ผ่านมา

    wan qoslay wa jaahil waraysanaaya jaahil kaaaale yaabka adunka maxa been dadka la iskaga gaada oo somalidu ninkan tuuga ah ama beenlowga ah bay jeceyshahay sida ninkan😂🤣

  • @haybebarre
    @haybebarre 3 วันที่ผ่านมา

    madashaan hanoqoto mid si joogto ah u shaqeeya Asbuuciina hal ama labo mowduuc halagu falanqeeyo waxbdan ayuu kusoo kordhin doona maanka iyo maskxada dhaliyarada iyo aqoon yahan kaba.

  • @lacayar9458
    @lacayar9458 3 วันที่ผ่านมา

    Shiine culay loo Tuuba raacay

  • @bakarsalaadmohamedxalane7005
    @bakarsalaadmohamedxalane7005 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk waa dahir calasow kow ka eh dadkaas

  • @lacayar9458
    @lacayar9458 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wuxuu ku fiicanyhy inuu noqdo khabiir dhanka nolosha ah