- 51
- 17 691
Somali Psychology
เข้าร่วมเมื่อ 23 ม.ค. 2021
Welcome to Somali Psychology! This channel will explore mental health/illness, and psychological problems that Somalis struggle with in Somalia and in the diaspora.
We will also discuss issues related to families and couples. Viewers can share questions and ideas with the host.
Caafimaadka Maskaxada/Dhimirka
We will also discuss issues related to families and couples. Viewers can share questions and ideas with the host.
Caafimaadka Maskaxada/Dhimirka
วีดีโอ
Anxious Preoccupied Attachment-Ku Lamaanansha walwalsan
มุมมอง 18321 วันที่ผ่านมา
Anxious Preoccupied Attachment-Ku Lamaanansha walwalsan
Addiction in the Somali community video
มุมมอง 143หลายเดือนก่อน
Addiction in the Somali community video
Histrionic Personality Disorder/Dabeecadda Istustuska
มุมมอง 2414 หลายเดือนก่อน
Histrionic Personality Disorder/Dabeecadda Istustuska
Delusional Disorder-Xanuunka Dhalanteed
มุมมอง 1689 หลายเดือนก่อน
Delusional Disorder-Xanuunka Dhalanteed
Psychotic Disorder Xanuunka-Islahadalka
มุมมอง 3219 หลายเดือนก่อน
Psychotic Disorder Xanuunka-Islahadalka
Between introvert-extrovert/Bulshawi-Shibane
มุมมอง 2789 หลายเดือนก่อน
Between introvert-extrovert/Bulshawi-Shibane
Coping with Panic Attack/ dulqaadashada Argagaxa iyo Cabsida Xoogan
มุมมอง 9210 หลายเดือนก่อน
Coping with Panic Attack/ dulqaadashada Argagaxa iyo Cabsida Xoogan
Xanuunada Cunto xumada/Eating Disorder -Anorexia and Avoidant restrictive food intake disorder
มุมมอง 18610 หลายเดือนก่อน
Xanuunada Cunto xumada/Eating Disorder -Anorexia and Avoidant restrictive food intake disorder
Eating Disorder/Xanuunada Cunto xumada/Bulimia nervosa
มุมมอง 13911 หลายเดือนก่อน
Eating Disorder/Xanuunada Cunto xumada/Bulimia nervosa
Cognitive Distortion: Personalization/Is-canaanasho
มุมมอง 298ปีที่แล้ว
Cognitive Distortion: Personalization/Is-canaanasho
Cognitive Distortion U Fekerka Sida Qaldan
มุมมอง 195ปีที่แล้ว
Cognitive Distortion U Fekerka Sida Qaldan
Obsessive Compulsive Disorder/Xanuunka Shakiga
มุมมอง 160ปีที่แล้ว
Obsessive Compulsive Disorder/Xanuunka Shakiga
Emotional Intelligence-Qiiro Caqliyaysan
มุมมอง 305ปีที่แล้ว
Emotional Intelligence-Qiiro Caqliyaysan
Emotional Regulation/Contaroolka Qiirada
มุมมอง 171ปีที่แล้ว
Emotional Regulation/Contaroolka Qiirada
Jsakallah khayr Wll
Mahadsanidiin walaalayaal.
Secure iyo Avoident ka hadla xirirkoda plz😊
th-cam.com/video/qdGmIohYz3k/w-d-xo.html
Mowduuc lo bahnaa thanks
Thanks dr Mogadishu doctor nafsi ah ma jogaa
thanks dhamaantiina soo laabasho wanaagsan sidoo kale ka soo hadla masochist vs sadist
Masuul wtsupp kaaga ama instagram kaaga ila wadaag
Ani xitaa lambada adhd wan qabaa Maskaxdeda dirada masaaro dhaq dhaqaan wan leyhy io dulqad la.aan😢
Mahadsanid 😊
Sida boundaries loogu sameeyo dadka nala soo wadaag
Sida boundaries loogu sameeyo dadka nala soo wadaag
Masuul wtsupp kaaga ila wadaag mahadsanid
Channel kan Adban ugu xiranahy wax badan oo psychology waan ka bartay si free runtii adban idinku mahadcelinya ahmed io xadiisba misaanka xasanaadka Allah hydinku daro, hynaga daalinina Dhalinyaro❤ خير الناس أنفعهم للناس
Jazakallah khayr walaalayaal
Do u have a podcast?
Dabeecadahaas anigaa leh Dad dhaxgalka waxaan kudiidaa isku dhaca iyo nabiib yada baan diidaa Asaxaab laba qof wax kabadan ma yeesho qof kaan asaxaabta kadhiganayo anagaa go,aamiya Sikasto oo qof iskugu dayo inuu asaxaab ila noqdo kuma guulaysanayo qof kaasu sababtoo ah waxaan garanayaa dadka sida loo fogeeyo😅😅 Saxiib dhan wax ladhaho waligay mayeelan sababtoo ah sir tadayda weligay qof lama wadaagin Asaxaab wax ladhaho baan aqaan lkn saxiib maya Asaxaabta dadka aan kadhigto saaxiib inaan la,ahay bay u maleeyan sirahooda bay ugu aamintaan aniguna waan xifdiyaa siradooda Dhowrsano markay ila socdaan oo dadkaas wax laga waydiiyo qofkaan ahay iyo sirahayga asaxabtaas waxay kusoo baraarugaan inaysan wax sira iga hayn markaas bay is ceebsadaan oo iga yara gabsadaan😢😢 Anigana waxaa ii sahsan dadka wejiyadooda inaan aqriyo qofka hadaan is bedel kadareemo horay baan kagooyaa kamaa inaanan weligay ba la kulmin qofkaas baan kasoo qaadaa😢
Woke mashalhh
Wll waad mahadsantihii waxaad sameyseen barnamij ay bulshada somaliyed ay baahi wayn uqabto ilahay ajar iyo xasanad ha idin kasiiyo noo badiya
Thank you ferry much guys
Wcs walal thanks
Wtsupp lagaala soo xariiro isoo qor mahadsanid
Waswaaska iyo shakiga kasoo hadal iyo sida ugu fudud ee loola dagaalami karo
Wtsupp lagaala soo xariiro nala wadaag
Wcs
Soo dhawaada walaalahay waanu idin sugaynay xaqiiqqtan barnaamijtiinana waxbadan ayaan ka faaiidnay
Waxaa idinka codsadana ina kaso hadashaan avoidant attachment style 😊
Xaqiiq waan ku reeyay wax badana waan kafaaiiday Muuqaaladan
Waad mhadsantihiin asxaabay khnks
Waa Mahadsanid tihiin walaaladeey
Introvert ahay meelaha buuqa wax aa ka necbahay maleh meelaha dagan waxa ka jeclahay maleh 😊
Mashallh wa barnamish ficn 🎉😊
Passive aggressive behavior kaso hadla thnks
Ustaad waan kusalmay
Xaladan kaligay inee ihaysato ayaan umalay nayay thanks doctor Ahmed 🙏🏻❤
aamus naantu waa sheyqaaliya
Waxad kaso hadashan qofka xalad marka la jogo modaya inuu hory u soo Mary Thank you 😊
💪
Mashallh Somalida sey muhiim ugu tahy casharkaan.
Thanks teacher ❤
👍
Dr Live soo gala 😂😂
❤
❤
Thanks❤ brothers
mahadsanidiin Drs Ahmed iyo Hadith
Dr meel lagaga so xiriiro bulshada sii xnuunkan dawo waan u weyney wana wax bulshada ku cusub hadii la baarana la heleyn
Oo guriga marku la joogo so aamusnaan maayo uun yuu la hadli balaayo 😂😂😂😂
MACALIN Waan Cusubahay noo wad
Wll aniga waan qawa cudurka panic attack cabsi walwal iyo dhidiida fara badan iyo wadano garaca fara badan maxa sameya marka 😢 plz icawe
Allah haku caafiyo waa anba 3sano ayaan lanoolahay
Mashallah very informative video 👏🏽