- 93
- 11 962
Codka Hargeysa
เข้าร่วมเมื่อ 15 ก.ย. 2024
unknown
#CapCut I made this amazing video with CapCut. Open the link to try it out: capcut.com/tools/desktop-video-editor
มุมมอง: 37
วีดีโอ
Maxay tahay Sababta Ethiopia u diiday Passport-ka Somaliland?
มุมมอง 4.7K21 วันที่ผ่านมา
Maxay tahay sababta Ethiopia u diiday inay aqbasho Passportka Somaliland. laba maalmood ka hor ayay Addis abab ku xidheen Ethiopian-ku laba Qof oo sitay Passport-ka Somalilland halka ay seddex kalena dib ugu soo celiyeen Somaliland. marka aad warbixintan dhagaysato ayaad wax badan ka ogaan doontaa sababasi. mar walba isha ku hay Warbaahinta Codka Hargeysa.
Ethiopia oo caddaysatay Dagaal Diplomasiya oo ay Somaliland ku soo qaaday. Daawo Faaladan.
มุมมอง 4.1K21 วันที่ผ่านมา
Waa Barnaamij-wareed ka hadlaya Dagaalka Diplomaasiyadeed ee Dawladda Ethiopia ku soo qaaday Somaliland. Maxaa waqtigan arintaasi keeenay Warbixintan ayaa caddaynaysa.
CUUD IYO CAANO GEEL BARNAMIJKA CAWASKA. FARXAN YARE
มุมมอง 216หลายเดือนก่อน
CUUD IYO CAANO GEEL BARNAMIJKA CAWASKA. FARXAN YARE
Xukuumadan Cusub ee Cirro ma Xalbaa mise waa Xul?
มุมมอง 86หลายเดือนก่อน
Xukuumadan Cusub ee Cirro ma Xalbaa mise waa Xul?
Dadwayne Qiiraysan oo Gurigiisa u galbiyey, si adagna ula hadlay Mwaynaha Cusub
มุมมอง 56หลายเดือนก่อน
Dadwayne Qiiraysan oo Gurigiisa u galbiyey, si adagna ula hadlay Mwaynaha Cusub
SHACABKA SOMALILAND OO SIYABO KALA DUWAN UGA HADLAY XILWAREEJINTA MADAXTOOYADA. SOMALILAND
มุมมอง 373หลายเดือนก่อน
SHACABKA SOMALILAND OO SIYABO KALA DUWAN UGA HADLAY XILWAREEJINTA MADAXTOOYADA. SOMALILAND
Dr Cantar iyo Khatarta isla qabsiga Daawooyinka iyo Xanuunada
มุมมอง 12หลายเดือนก่อน
Dr Cantar iyo Khatarta isla qabsiga Daawooyinka iyo Xanuunada
Maxay yihiin Caqabadaha Garsoorka ee hor yaala Xukuumadda Cusub ee SL Garyaqan Daahir Cayaale...
มุมมอง 35หลายเดือนก่อน
Maxay yihiin Caqabadaha Garsoorka ee hor yaala Xukuumadda Cusub ee SL Garyaqan Daahir Cayaale...
Hadalkii Mwayne Biixi ee Hargeysa Club 'Hotelkani waa Hanti Qaran'
มุมมอง 12หลายเดือนก่อน
Hadalkii Mwayne Biixi ee Hargeysa Club 'Hotelkani waa Hanti Qaran'
Siyaasiga Ibraahim Dakhare oo fashiliyey sir Wayn, Daawo Sirtaasi
มุมมอง 14หลายเดือนก่อน
Siyaasiga Ibraahim Dakhare oo fashiliyey sir Wayn, Daawo Sirtaasi
Doorkii Haweenka ee Doorashadii Somaliland ka dhacday
มุมมอง 13หลายเดือนก่อน
Doorkii Haweenka ee Doorashadii Somaliland ka dhacday
BULSHADA MAGALADA HARGEISA OO KA HADLAY DHALIILAHA LOO JeEDINAYO MAYIR ABDIKARIN AXMED MOOGE..
มุมมอง 43หลายเดือนก่อน
BULSHADA MAGALADA HARGEISA OO KA HADLAY DHALIILAHA LOO JeEDINAYO MAYIR ABDIKARIN AXMED MOOGE..
sidee looga faa'idaysan karaa Xooga Dhallinyarada Somaliland? waxa ku marti ah Mr Moj
มุมมอง 21หลายเดือนก่อน
sidee looga faa'idaysan karaa Xooga Dhallinyarada Somaliland? waxa ku marti ah Mr Moj
SUQAANTA IYO HAL ABUURKA DHALINYARADA. ABWAN ABDIRISAQ XASILIYE.
มุมมอง 85หลายเดือนก่อน
SUQAANTA IYO HAL ABUURKA DHALINYARADA. ABWAN ABDIRISAQ XASILIYE.
tirada 4Milon oo qof kuna bari-karacay Dagaalka Qaza
มุมมอง 3หลายเดือนก่อน
tirada 4Milon oo qof kuna bari-karacay Dagaalka Qaza
Mwayne Biixi oo Aqbalay in Craxman Cirro ka guulaystay waanu Hambalyeeyey
มุมมอง 72 หลายเดือนก่อน
Mwayne Biixi oo Aqbalay in Craxman Cirro ka guulaystay waanu Hambalyeeyey
Natiijo hordhac ah Doorshadii Mtooyada SOMALILAND
มุมมอง 132 หลายเดือนก่อน
Natiijo hordhac ah Doorshadii Mtooyada SOMALILAND
Hannaankii loo Aasay Marxuum Mwayne Siilaanyo
มุมมอง 92 หลายเดือนก่อน
Hannaankii loo Aasay Marxuum Mwayne Siilaanyo
BABA JAY OO DHAHAY SOMALILAND WAA DAWLAD MADAXBANAN IN LA AQOON SADO AYAY MUDAN TAHAY
มุมมอง 62 หลายเดือนก่อน
BABA JAY OO DHAHAY SOMALILAND WAA DAWLAD MADAXBANAN IN LA AQOON SADO AYAY MUDAN TAHAY
Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere Oo Soo Kormeeray Goobaha Codbixinta Ee Codbixinta Ee Gobolka Gabiley
มุมมอง 62 หลายเดือนก่อน
Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere Oo Soo Kormeeray Goobaha Codbixinta Ee Codbixinta Ee Gobolka Gabiley
'Maanta qofka shaqaaqo sammeeya waxaan u arkayaa qof diidan Horumarka Somaliland' Mwayne Biixi
มุมมอง 42 หลายเดือนก่อน
'Maanta qofka shaqaaqo sammeeya waxaan u arkayaa qof diidan Horumarka Somaliland' Mwayne Biixi
Wasarada Arimaha Gudaha oo bulshada ku baaqday inay Nabadgelyada ilaaliyaan
มุมมอง 22 หลายเดือนก่อน
Wasarada Arimaha Gudaha oo bulshada ku baaqday inay Nabadgelyada ilaaliyaan
Mwayne biixi oo fariin u diray Taageerayaashiisa Xisbiga KULMIYE
มุมมอง 32 หลายเดือนก่อน
Mwayne biixi oo fariin u diray Taageerayaashiisa Xisbiga KULMIYE
Daawo: Qorshayaasha Xibisga Wadani Doorashada ka dib, haddii uu guulaysto iyo haddii kaleba.
มุมมอง 122 หลายเดือนก่อน
Daawo: Qorshayaasha Xibisga Wadani Doorashada ka dib, haddii uu guulaysto iyo haddii kaleba.
Filim ka hadlaya Mahadhooyinka Taariiikheed ee M/wayne Biixi u horseedaya hanashada Kursiga
มุมมอง 122 หลายเดือนก่อน
Filim ka hadlaya Mahadhooyinka Taariiikheed ee M/wayne Biixi u horseedaya hanashada Kursiga
'Kulmiye wuxu ku soo baxayaa Boqolkiiba Boqol' Marwo Saynab Ismaaciil Gabas.
มุมมอง 862 หลายเดือนก่อน
'Kulmiye wuxu ku soo baxayaa Boqolkiiba Boqol' Marwo Saynab Ismaaciil Gabas.
Abwaan Xasan Gini oo Gabay qiimo badan ku cabiray Cidda uu taageersan yahay
มุมมอง 332 หลายเดือนก่อน
Abwaan Xasan Gini oo Gabay qiimo badan ku cabiray Cidda uu taageersan yahay
Musharax Muuse Biixi iyo Khudbadii dhaxalka ahayd ee khayrida Hargeysa malaayiinka qof soo xaadireen
มุมมอง 52 หลายเดือนก่อน
Musharax Muuse Biixi iyo Khudbadii dhaxalka ahayd ee khayrida Hargeysa malaayiinka qof soo xaadireen
Marwo Saamiya Muse oo sheegtay in Muuse Biixi ku guulaysanayo tiro ka badan tii uu hore ugu soo baxy
มุมมอง 242 หลายเดือนก่อน
Marwo Saamiya Muse oo sheegtay in Muuse Biixi ku guulaysanayo tiro ka badan tii uu hore ugu soo baxy
🤣🤣🤣Nin Koma ku jira dagalama. Kan muxu ku hadlaya
Donis wax dhumay qofsojedo kac hurdo lama dhaho dhumiye dagal katage balse calan labad magac ubixin biixi calan hargeysa calan biixi bixin lasobax calan kale magac ahan jiritan dhawasho dhul
Saaxibul caqli abwaankayag ❤
Ibrahim Duufloow boohaarta kala qabo soo qadhmuunka.
Isma qabanayso Xirsi ba Djibuuti baasboorkii u diiday iyo waxa laso farey xirsi inuu xidho Berbera oo wuu xidho ee hadalkaagu ma waxa weye ninkii been doonayow Ibraahim ceydid dhegeysa
Kala eryaha S/land ayaad tahay ee ALLAH KABAQO INTAAD ISLEEDAHAY MUUSE RAALI GALI
Geesi. Isaaq
Waar bulaacadan dadka halaga qabto Ibraahim Fuudle waar dadkii way ku barteen inaad BULAACAD TAHAY KU QADHAABSADA BEENTA & ISKU DIRKA DADKA REER SOMALILAND.
Idoor waa Yahuud futo Cayuun Dowlad isku sheega Ba tihine Berbera waa Xirmeeysa .
Delusional…
Somaliland way u dhamataay ee nabada hala ilaashado uun
Éthiopia waxba nomaa ahesso
So adigi dabadhilif u aha oromo iyo amxaro maxaa dhacay
Beenaale Beenaale jooji beenta doqon
Beenaalow Éthiopie way buurburtay
Waaryaa xidhi kara dekeda berbera waar dee Somaliland masuul Kama aha Dekeda maanulkeda waxa haya Emirate waxan aad kasheekaynayso garanmaayo Alnijaas Ismail Omar uqsumu bilaahi wuxuu nagu wado hadaanuu naga joojin 4 gantaal ayaanu ku dhufanaybaa meeshu ma wadan baad mooday waa bad la buuxiyey intaa yaree layidhaa guudka ee qolada daldhigyada uu isugu keenay waar wuxu waa fatal isaga iimaan la’aan wadani diinta ka ciyeyso ayuu meesha isugu keenay wadamo aan is arki karin anigu hadaan iminka u tago oo aan ku idhaa saldhig ayaan rabaa Iba odhanmaayo xageed katimi intaa sii daa oo million ayuun buu odhanayaa waxaasi waa noocma waar kudaafad weeye dheebar xidhan xagee waxaasi ku qoranyihiin baasaabor ayaan kusiinayaa dekeda soo xidh weligay waxaasoo kale maan maqal
Dhexda raac
Maxaa ka badali kartaa
XAAJI 33 sanno ayaan been isku maaweeliney dadkana la khaldaayee meeday Somalilandta aad sheegeysaa? Bal adigu wuxuun baad magaysaye wax fahan wadankan iyo dadkan weligiiba ilaa shirkii Burco 1991kii Tuug aan rumeysaneyn SLAND ayaa madax u ahaa. Iminkana Nin qaliya iyo Nin aamusaba inta Beelaha darafyadda la ixtiraamaaya Somaliland ma jireyso Mareykankana been ayuu sheegayaa oo weligiiba run ma sheegin Ninkii Mareykankan naf moodoow Carab ka eeg.
Waad xanüünsanaysa alaha ku caafiyo,dib ugu noqo maskaxda Reer ma noqdo Qaran
Amuus eyohow cadawga gudaha ahi ibrahin caydid wa wadaniga dhabta habar yahy yuuska bdn lihi gacn bir ayanu ku qabanayna😂😂😂😂😂😂😂
😂😢😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maya lama siin!! Codka Hargeisa run badna hora loo soconaya ee ugu celiya gesiga
Kulugen Kulmiyey nuu nahay Sult. Jimcale 💚💛
Waraysi iftiiminaya qiimaha heshiiska Ethiopia/Somaliland. Sida uu aqoon yahanku u muujiyay in Jabuuti lafteedu ay ka faa'iidayso tartanka waa haddii ay u aragto si togan.
Waad ku mahadsantihin wariye Said Khadar iyo aqoonyahan Abdoulrahman fahfahintina