- 30
- 50 485
Qaadi Channel
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 11 เม.ย. 2020
WAAD KU MAHADSAN TAHAY BOOQASHADAD.
WAXAAN RAJEYNAYAA IN AAD CHANNELKAN KA HELIDOONTIT MOWDUUCYO KU RAALIGALIYA INSHA ALLAH, SOO DHOWOW OO SUBSCRIBTA NOO SAAR ADOO MUDAN WALAL.
WAXAAN RAJEYNAYAA IN AAD CHANNELKAN KA HELIDOONTIT MOWDUUCYO KU RAALIGALIYA INSHA ALLAH, SOO DHOWOW OO SUBSCRIBTA NOO SAAR ADOO MUDAN WALAL.
วีดีโอ
Maxan Ka Baran karnaa Wadan kan, O ahaa Sida Somalia Oo kale? || Documentary Isbadalki Singapore ||
มุมมอง 503 หลายเดือนก่อน
Wuxuu Muuqaalkaan Sharaxaya, Xaaladii usoo Maray Dalka Yar Ee singabuur, Kaas oo Ay Si Qasaba Ah Isaga Jartay Malaysia, Japana U Burburisay Ingiriiskuna U Gumeystay, Kadibna Sameysay Isbadal Yaable , Wax Kayar Nus-Qarni.
Shacab Caraysan Oo Qabsaday Max-tooyadii Bangaaladeesh, Iyo Ra'isul Wasarihii Dalkaas Oo Fakatay..
มุมมอง 343 หลายเดือนก่อน
Shacab Caraysan Oo Qabsaday Max-tooyadii Bangaaladeesh, Iyo Ra'isul Wasarihii Dalkaas Oo Fakatay..
Iran Oo Diyaar Garow Ugu Jirta Weerar Ay Ku Qaado Isra'il, Waliba Si Dhaqso Ah.
มุมมอง 573 หลายเดือนก่อน
Iran Oo Diyaar Garow Ugu Jirta Weerar Ay Ku Qaado Isra'il, Waliba Si Dhaqso Ah.
Mindi Ayay Nafta Kaga Jartay Gabdhii Uu Qabay hooyaded.. Waxayna Ku dishay Fur Gabdheyda
มุมมอง 3.5K3 หลายเดือนก่อน
Mindi Ayay Nafta Kaga Jartay Gabdhii Uu Qabay hooyaded.. Waxayna Ku dishay Fur Gabdheyda
Sodoh Diis Ayaa Baangad Ku dishay, Kadib Markii Gabdheda Ay Rabay In Uu Uforo Marxum Maxamed
มุมมอง 1.8K3 หลายเดือนก่อน
Sodoh Diis Ayaa Baangad Ku dishay, Kadib Markii Gabdheda Ay Rabay In Uu Uforo Marxum Maxamed
Axmed Madoobe Oo Isticmaalay Taatiko Militari Oo Ka Yaabisay Somalida.
มุมมอง 803 หลายเดือนก่อน
Jubbaland oo Guulo Waaweyn Gaartay.
Jabuti Ma Iska Celin Kartaa Weerar Uga Yimada Xuutiyiinta? Ogow Hubka Ay Heysato Jabuuti.
มุมมอง 8363 หลายเดือนก่อน
Maxay Jabuuti Uga Baaqeysa Xuutiyiinta?
Kufsadahaan Isagoo Rabo In Uu ka Soo Fakado Ingiriiska Ayaa laqabtay.
มุมมอง 1.8K3 หลายเดือนก่อน
DIIRIYE ALI JAMAC
Isagoo Saaran Diyaradii Uu kusoo Fakan Lahaa Ayaa laqabtay Kufsadahan..
มุมมอง 3.7K3 หลายเดือนก่อน
DIIYE ALI JAMAC
Waa kuma Paul Kagame? || Somaliya haday heli laheyd Paul Kagame oo kale seebay ahaan laheyd? ||
มุมมอง 924 หลายเดือนก่อน
Doorashooyinkii Ruwanda
MAXAA SABABA FURITAANKA SOO DAG DAGAD || DHIIRI GALISO NAADIYA ||
มุมมอง 1174 หลายเดือนก่อน
MAXAA SABABA FURITAANKA SOO DAG DAGAD || DHIIRI GALISO NAADIYA ||
Maxaa sababay xalada ka taagan dalka kenya, sidee bayse ku bilaabatay?
มุมมอง 2194 หลายเดือนก่อน
Finance Bill 2024 Kenya 🇰🇪
QOF KU JECEL IYO MID AAD JECESHAHAY KEEBAA RAACI LAHEYD?
มุมมอง 1274 หลายเดือนก่อน
QOF KU JECEL IYO MID AAD JECESHAHAY KEEBAA RAACI LAHEYD?
WAXAY IGU TIRI NINKAAGA AYAA IQABA || TALO BIXIN DADWEYNE||
มุมมอง 1994 หลายเดือนก่อน
WAXAY IGU TIRI NINKAAGA AYAA IQABA || TALO BIXIN DADWEYNE||
waxaan rabaa in aan guursado lacagna ma heysto ee maxaad igula talin laheyd?
มุมมอง 1194 หลายเดือนก่อน
waxaan rabaa in aan guursado lacagna ma heysto ee maxaad igula talin laheyd?
WAXAAN RABAA IN AAN GUURSADO LACAGNA MA HEYSTO EE MAXAAD IGULA TALIN LAHEYD?
มุมมอง 614 หลายเดือนก่อน
WAXAAN RABAA IN AAN GUURSADO LACAGNA MA HEYSTO EE MAXAAD IGULA TALIN LAHEYD?
ll GABAGABADII TARTANKII CIYAARAH SALALAH OMAN ll
มุมมอง 8243 ปีที่แล้ว
ll GABAGABADII TARTANKII CIYAARAH SALALAH OMAN ll
10KA COMPANY EE DUNIDA UGU LACAGTA BADAN
มุมมอง 1844 ปีที่แล้ว
10KA COMPANY EE DUNIDA UGU LACAGTA BADAN
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
มุมมอง 30K4 ปีที่แล้ว
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
CUNIDA UKUNTA MAXAAD Ka FAA'IIDI KARTAA?.
มุมมอง 3734 ปีที่แล้ว
CUNIDA UKUNTA MAXAAD Ka FAA'IIDI KARTAA?.
Maxamed Allah unaxariisto Janatul fardowsa ka waraabsho Aamiin Wuxuu ahaa wiil dhalin yara Ah oo taxi sii le ah Gacan ka xaq daran ayaa dishey Raga iska fiirsha gabdhaha Aad guursaneysaan hooyadeed
Amiin walal, Allaha u naxariisto walal maxamed.
bayrakdar TB2 somali kaleh mahaysto iras wax Ku qado
warya benaleh xisho Djibouti wax kabadan aya haysata xasid
wan horow Marnay ❤❤ mashalla
😂😂😂
Inaa li laahi waa inaa ilayhi raajicuun
Allaha u naxariisto
Amin
Allah ha u naxaristo raxmatan wazican wllken
War benaleh benta joji
Wad khaldantahay
Heeeeey waa benti inta inkabadan ban lenahay
Jooji beenta , xita askarta ma oga hubka jabuti
Google ku qor, waxa kuu soobaxa unbaan somali ku sheegay
Chanellkaga waxa u roon inad wax run sh sheegtid hadii kle waalagaa guuri. Naceybka iyo xiqdigu ma fiicna. Inta dhoolatusk lagu marey ayaaba ka bdn intad sheegty aaway tiknakadii kle ee taaley xerooyinka cidnk.
Sabab aan ku naco walalaheen jabuuti majirto sxb, balse muuqaal kale ayaan kasoo samey doonaa aan xog badan update ah kusoo dari doono insha alllah.
Aaway drone tB bayraq 2
Awowo huubka dawlada djibouti adiga aya kuu tuusay adiga adeer waxe badaan aya ka maqaan magarataye ee diib iskugu noqoo ?
Diyaar weeye.
Been baad sheegtay walahi
Walal waa xogta aan ka heli karay internet ka.
@@qaadichannel aniga reer jabuti ah maclumaad aad sheegtay wax ba run ahayn walal
suugaaa ciir ka lugu difaaacnyow wa ba wx kle 😂😂 al bxyy Liitaaaan
Beenta naga daa jabuuti waa gobol kamida Somalilandne😂😂😂😂
26-June-1977, waxaa laga joogaa 47 Sano, Intaas oo sano bay jabuuti tahay Qaran madax banan
@@qaadichannel waa runtaa wll😥😓
@@qaadichannel 34 sano ayy somaliland tahy qaran madaax badaaaan aabooyyy taa naaa ku daaar
Somaliland halke la dhaha ii sheeg frr djibouti waxba kama taqanto tuulada aad daal kuu sheegayso sxb
@@HassanGouled-h4u so waydiii walaaashaaa 👌
Hubkaan aa cheikayso waxaan umaleya inu yahay hubku eretraria 2007 ee maa ahaa kaan umuka yaal 2024 oo away drome tiii payraktar
Eretraria lagula dagalamay
Waa macquul in xogta aan helay aysan aheyn updated balse waan ku daadali doonaa in raadiyo xogta dambe insha alah.
Jabuti hanolato
Nous avons missile d une portée de 500 km ou 700 km. Mais nous ne montrons à personne pour une raison d'Etat. On utilisera ces armes des nouvelles générations en cas majeur.
Waa arin wanagsan, Hadii Sawaariikhdaas ay heysto Jabuuti, baari taan kale oo dheeriyana waan sameyn donaa insha allah. Balse xogta aan heli karay unbaa intaa aheyd walal.
Tu ne fais que parler sans dire quelques choses intéressantes. Ce que tu ne sais . C'est à dire que Djibouti a signé un accord de défense à la France. Et pourquoi Djibouti va gaspiller tant d'argent pour acheter des armes de pointes. Alors que Djibouti investit dans l'éducation et dans la santé avec l'argent qu'il achetait avec des armes. Cela est une très bonne décision prise par son chef d'état et du gouvernement monsieur IOG. Et en plus Djibouti vit en paix ou en bon voisinage avec ses voisins. Cette devise que l'état Djibouti défend. je crois que tu es bête. Et que tu ne comprends pas la politique Djiboutienne. Nous n avons pas besoin des armes de pointes puisque nous avons signé un accord de défense avec la France.
I respect your thoughts, I didn't fabricated the information nor said my own words, it was just what i have got from the internet, and us you mentioned that the government doesn't care about buying army equipment, so that was the reason i got that lil information from the internet. I love djibouti ..
Been, ciidanka ugu xoga badan geeska afrika wa ciidanka jabuuti. Jabuuti waxa yaala patriote adeer.
Walal waa xogta aan helay, insha alah qeybaha dambe ayaan ku soo dari doonaa wixii update ah.
Hooyinka qurbaha ee ilmaha qalqaaliga ah haysta cunugaagu hadduu fiidki soo daaho, booliska u sheeg, ha qarinin, intaad in la qaato ka cararaysid, hooyadaas gabadheeda way sheegtay, hadday qarin lahayd lama ogaadeen lamana xireen ninkaas. Ilaahay swt awlaadda baarri ha nooga dhigo hana noo ilaaliyo
Amiin walal,
@@qaadichannel 🙏🏻
Wlh wa la saayiray asago wliba under age ama qof 18 kayar fara xumeyey, America 20 sano xarig ah weye ama 15 sanno
Haa waa waxay ka xanaaqeen dadkii, sharciga UK waxaa laguu xisabayaa habeynkii iyo maalintii sidaa wuxuu ku xirnaa 3 sano oo kaliya.
aad bey uliidataa runtii gaar ahaan qeebta difaaca cirka
Insha alah Way ka dhismo doontaa...
@@qaadichannel wlhi wa wax aad loogu xumaado in jabuuti oo dal cunaqabten hub ah saarnen ay saas uliidato difaac xita dowladi kacaanka 1991 burburtu difaaceeda cirka sidan uma liidan‼️
Wax badan ayaa ka khaldan awowo ee si fican u baar
Mahadsanid walal
Ilahayba qabtay somaliyuu ka kufsan laha qabiilna lagu qarin laha
Maxaad ka helaysaa ceebtiisa aad banaanka keenaysid!!
Meel walaba wuu ku jiraa warkiisu mahan midaan aniga keenay walal., tankale waa in qof dambi galay dadku ka digtoonaa daan, so bari gabar kale oo somaliyeed ma kufsan karo?
Dil haduu gaysan waa roon yhy weli
Haa Alx.
Waxaa badbaadaya gabdhaha kale
Haa waa runtaa walal
14 jir waa ruux weyn
Inaanta meqa sano jiir ayay eheed proh😢
Sxb 14 Sano ayay jirtay balse sharciga Ingiriiska qofku haduu ka yaryahay 18 sano waa caruur waxna idinma dhex mari karaan hadad ka weyntahay 18, sidaas ayaay kufsi ku noqoneysaa
14 kaa naqaanay miyaa mise tii gaalada lipax tii gaalada hadey thay kufsi maha ee waa tumasho iyo bashaal hadalka is kasax😏😁😁
Sxb 14 Sano ayay jirtay balse sharciga Ingiriiska qofku haduu ka yaryahay 18 sano waa caruur waxna idinma dhex mari karaan hadad ka weyntahay 18, sidaas ayaay kufsi ku noqoneysaa,
Horay u soco wariye
Mahadsanid walal
Allahayow ceeb ta astur
Illahayow Qaatumada noo hagaaaji
AMIIN YAARABI
Yaaaa Allaaah
Subxaanallaah
Mxaa subxanallh ah 14 waa tiigaladee wey is ka tuntaan hana nin Ka markey isku dhacaan ayee kufsi ubadalan naag gaalo waa bilaash 👍
@@najiipahmad44 maya walaalo gabadhu waa soomali
@@najiipahmad44 asaga wax kufsadayna waa soomaali walaalo
Waxaas somalia imanaya fabdhahana lasiinayaa
Dhibta jirta ayaaba taas ah.
Waa Somali haduu yimado ma adiga kaxiga😏
@@najiipahmad44 soomalinimo meel noodhig somaalina waalawada yahaye , ma nin gabadh soo kufsaday baa difaacaysaa. War waxaan eeg bal . Maadigaa ninkaa taloo 😂
Masha aalh
Mashalah abowe
Maasha allah wariye horey u soco 👏👏👏
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉
علم النفس حقيقة أحبها
Muuqaalkan waa qaali ee maxad lacag ugu xiri wayde
Kutubta aan aadka u jeclahay markan ka doonto Google ka wxn Arka iyagoo xiran $
Maasha Allah bro
Waa talo dhaxal gal ah mahadsanid walal
Masha alah waa talo dhaxal gal ah, horay u saco walal
Thanks ustaad waa arin muhiim ah thank you very much