- 101
- 359 777
Duniyo Dalka
เข้าร่วมเมื่อ 25 พ.ย. 2024
Soo dhawoow Walaal Subscribe Waa inoo muhiim
SALMA OO ASMA RAALI GALISAY IYO SIRO BADAN OO QARSOONAA AYEEY SOO BADHIGTAY SUBXANLLH WAA AMAKAAG😟😟
#asmadaus #salmaraina #somalia
มุมมอง: 1
วีดีโอ
FALIS WAC WAC OO HODAN ONLINE IYO NAAGO BADAN BALAHA KA RIFTAY DULMI BADANAA QOFTAN😨😨😨
มุมมอง 77 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AMIIRA QURUX OO SI XUN LOO BAHDILAY 😨😨
มุมมอง 1011 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FALIS WAC WAC OO NAAGAHA MIN YAROOYINKA DHULKA KU JIIDAY HOOGAAA😨😨
มุมมอง 1414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#faliswacwac #hodanonline #naciimojokar
Abdi kariin wiilkii caawiyay oo lagu heysto Maxaa u caawisay 😨😨
มุมมอง 4วันที่ผ่านมา
#somalia #wararcusub
ABDI KARIIN WALAALKIIS OO XAAQDA KA HADLAY IYO WALAALKIS WAXA LAGU SAMEEYAY😨😨😨
มุมมอง 72 วันที่ผ่านมา
Canadian boy iyo Abuu Dujaana oo dagaal ka dhex dhashay yaa isku diray lkn
มุมมอง 63 วันที่ผ่านมา
ODAYGA OO XASUUS HORE KA SHEEKEEYAY IYO JACEELKIISI UGU HOREEYAY
มุมมอง 433 วันที่ผ่านมา
#maxkamada #daahircalasow
CANADIAN BOY OO FARXAD LA OOYAY KADIB MARKII LOO BALAN QAADAY IN ……..
มุมมอง 64 วันที่ผ่านมา
HODAN OO U HANJABYAY WIILKII CABDI KARIIN CAAWIYAY 😨😨😨
มุมมอง 74 วันที่ผ่านมา
#somalia #somaliland #jabuuti #hodan
HABARGIDIR OO MAJEERTEEN DHULKA KU JIIDEEN KADIB MARKII GAMEKA ISAGA CARATEEN SIHAAM IYO ALIINA
มุมมอง 44 วันที่ผ่านมา
daahircalasow
DIYAAD BARE IYO CABDILLAAHI YUUSUF OO SI XUN LOO KARBAASHAY MAXKAMADA DAAHIR CALASOW
มุมมอง 186 วันที่ผ่านมา
#maxkamadadaahircalasow
SALMA IYO AASHA AND SHAY OO DAGAALKOODA CIRKA GAARAY😨😨😨😨
มุมมอง 1666 วันที่ผ่านมา
#ashaanadshay #salma #asmadaus
الله يرحمها
Falxumayahay naaggta mj❤
Maanshaa Allah
Naagtani Miyeykey waalantahay
Number kaaga walaalkey
Salami Aleykum Wr Wb
Alla naagahani xaasidsanaa wiilka ka dhamaada iyo gabadha iyagaa is jecel ilmana u dhashey beenalayahey wax ka sareeya haysaa famliga noo dhafa waxaan dishonesty oo bilaa aqlaaqa reerka stoo is jecel naago walan ayaa Kala fura kuwanibwaa laba isku dhamaysanayaa nolosha insha allaah
Ninkan suldan wa sixirole wuna walnan jiray pal talk wu jogi jiray ka caytami jiray wan yabe gormu sheeq noqday wa nahaab walan war iska jira musibadan
Maskinka wey ku cayarayan war ilaah ka baqa cayarta ka daya
Kan wa dayuus dayuus dhalay daudku
tuginti miyaa isku kacay yaabka adunka
Daahir sheydaan beenta ad lacagta ku raadi neyso akhiro ayaa cadaab kuu dan beesa in sha alaah
Daahir calasow i say lacnata alaah waxan ayuu dad u sheega nagta walan ba naaka lagu so uu reeyay ayuu dadka ku ceebenayaa
Ee waxkastoo cadeen la aana mala iska aaminaa tani run ma ahaa karto mida kale hadee runtahay maxey maxkamad sax u tagi weysay tani waa mid lacag lagu rabo yee ugu dacwoonee bal
Daahir waa ahlu naar dad ceebeys ah waa been gabar walan o banan ka daroogeysta yaal ka fuuleyn
Bisinka kusiga yaa ka goostay ninkan walan
Asc kanadian boy iyo hasan ina adeer waan idin salamey wiil kan habaryarta uahey aad baan ula ooyay ilhey cadawga hakakhabto Farxad iyo caafimad igunolow😂 waa wiilfican oo akhlibadan oo og abaalka ilhey halagabakho wiilka yar noodaya
Allhuma najinaa😭😭
Ninka muu xanuunsan yahay
Maxaa qaldan
Bisinka
Casi ilaahay umakal meyo🤮🐕🐕🤮🐕🤮🐕🤮👎🤮👎👎👎🐕🐕😭😭😭
Habo Waan kuu ducaynayaa insha allaah waad guulaysanaysaa dowladaadii ayad joogtaa kii codka hiyadaa aad ku aragto dacwee ada powerka leh is ilaali habo sirahaaga wixii hormar ah ee kuu soo kordha qarso media iska ilaali wixii qaraaxo ah kuala kacso youtubeka pls pls pls hooyo wax ku saabsan hooyadaa wllaalahaa. Ka ilaali iyo barmaamushka aad u wado hoyadaa qarso hooyo Farax qosol saladi yaaney kaa habsaamin dadku way kugu shaqaysanayaan😂 mid waliba wuu kuu soo shaqo tagayaa care full mamo ilaaheyna hooyo. Hakuu keeno
Soomali Hanoolaato Amiin Yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Barlinhashi@ somaliland ha noolaato
Berlin somaliland ha noolaato anaga maxaanagalay somali
Walyacuudu bilaahi aduunyo waa bes bes bes Waa waqtigii ugu xumaa nolosha waxna wey ka dambeeyaan Yaa Rabbi na badbaadi
Naagaha mafiyada la shaqeesto iska ilaaliys
Gabadhaan waa u jeediin dhibka ay ku jirto films loo geysan jiray ayey ka sheekeysay hadana qalbigeed caadi maha qof wax ka qaldan yihiin waaye maskax ahaan like depression daawooyinka ay ku qaadan jirtay iyo dhaqtarkeeda halala xiriiro please runta meeshaas ay taala please Soomaali 😮
😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢
🎉❤❤❤❤
aduunkan qawiil qaribay walah
😂😂😂😂😂.amin.amin
Nagtan.kuway.qawin.illaha.kaqab.todadka
Somali maxay been isugu sheekeyan Canada boy waa nin ku dhashay canada so msrka safsradu go home warqadsiiyay inffrionkiisa wey hayaan cidna kama baryaayo passport ee iskadaaya wax inan waxba garanay mar haduu 18 years ka weyn yahay hoyo iyo walaa cid uma baahna ee slnd wax ilbnimo ma yeeshan
Weligey tan qaawan la baxdey naag ka xun ma arkin
😂😂😂😂😂😂 Cadaabaha wey kala subxaaneystaan qaawan baaba cid caayeysa omg
Asc
Wllhi waa nin rageed wax dhacsanaya habo sikastooy taheyba waa abtigaa hormar baad gaadhi insha allaah guul ban mar walba cafi dadka Somalia oo dhami waa reer abtigaa hooyo ayey habaryarahaa ilaahey hakugu shame xiftyo ku dhaaf wanaaga Abu dijaana Hana prant balloons jano hoyadaa iyo famligiinii ku fatal diintii iyada mcn kugu dhashey ku rabasay. Adkee
Habo dadkan yay kuwaalin danahaga qabso
May Allah have mercy on her ameen
Dabacasar gabarta guri ee seexato usoo raadi gabadhan wa somali bantu wa gabar iska qalbi fiican masha allah, waad mahadsan tahay beey ku tiri first somali aan ka maqlay waad mahadsan tahay
Bisinka bal muxu u sawirayaa.hooyo soomali melwalba way jiftaa sorry walllah 😢😢😢😢😢
Allha unaxaristo farhiyo dayaxn iyo hodan yariisay Allow qalbiga uqabooji😢😢😢
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Subxana laah bilaa sabab la aan waa loo dhintaa muslim baanahay maxaa si ah
Alha. Unxresto. Amiin. Amiin. Inalilaah. W6unlihi. Rajicii
Wakhtigii. Ayaa. Dhamaaday. Uduceeya. Oo. Kliya. Wararkaad. Waxaan. Mafhmin. Lkiin. Meshaa. Mataal
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Qof kale maanta hadu ahaan laha lacag ayu siin laha daruufta ayu ugu faaidesan laha wuun kaxeesan laha lkn ilaahey aya dabacsar usodiray somalia meel walba weey kudhibaatesan yihiin Allow amuura sahal
Sxaa rurta. Aah. Sxaaa. Rurta. Subxaahll 😢😢😢😢😢😢
Alle ha unaxariisto
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله ربنا يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها وذويها الصبر والسلوان اللهم آمين يارب العالمين 🤲