- 78
- 118 462
LUUL&ZAKI
เข้าร่วมเมื่อ 7 ก.พ. 2020
HALKEEN CARUURTA KU SOO CIYAAR SII NAY ISBUUCAAN DALXIIS DALKA MASAR SOMALI QAHIRA LUUL&ZAKI
#somalia #mogdisho #funny #somalitiktok #somalisocialmedia #somaliland #vlog
มุมมอง: 460
วีดีโอ
NOLOSHA MASAR QIIMAHA QUDAARTA SOMALIDA MASAR
มุมมอง 2.8Kหลายเดือนก่อน
#somalia #funny #mogdisho #somaliland #somalisocialmedia #somalitiktok #vlog
QOYKA SOMALIDA KU DHINTAY MASAR
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
#somalia #funny #somaliland #mogdisho #somalisocialmedia #somalitiktok #vlog
Masar iyo macuunta guriga kaali nala adeg
มุมมอง 2.5Kหลายเดือนก่อน
Masar iyo macuunta guriga kaali nala adeg
Soomali masar luul zaki xaafada caashir iyo
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
#somalia #funny #somaliland #somalisocialmedia #somalitiktok #vlog #somalia #mogdisho @LUULZAKI @MrBeast
QIIMAHA ALAABTA GURIYAHA DALKA MASAR
มุมมอง 8Kหลายเดือนก่อน
#somalia #somalitiktok #somalisocialmedia #mogdisho #somaliland @LUULZAKI LANBARKAAS IGA SOO WAC 0623500493 AMA SNAPK LUULMAHDI20
Vlog qahira masar somaliada maasar egypty luul iyo zaki
มุมมอง 13Kหลายเดือนก่อน
Somali masar qaahira famil #somalia #funny #vlog @LUULZAKI
RAMADAANKA IYO LUUL MAXAA KALA HAYSTA
มุมมอง 1849 หลายเดือนก่อน
RAMADAANKA IYO LUUL MAXAA KALA HAYSTA
SU, AALO KAFTAN SHEEKO QOSOLKA ADUUNKA @KingCkFilmsVlogs @AdnaChannel @LUULZAKI
มุมมอง 375ปีที่แล้ว
SU, AALO KAFTAN SHEEKO QOSOLKA ADUUNKA @KingCkFilmsVlogs @AdnaChannel @LUULZAKI
SHEEKO IYO SHAAH part1@LUULZAKI @KingCkFilmsVlogs
มุมมอง 106ปีที่แล้ว
SHEEKO IYO SHAAH part1@LUULZAKI @KingCkFilmsVlogs
CHALLENGE QOSOL BADAN #luul iyo zaki #challenge #somalia
มุมมอง 234ปีที่แล้ว
CHALLENGE QOSOL BADAN #luul iyo zaki #challenge #somalia
TACSI PART2 qaraqxo reer xamar iyo reer woqooyi maxaa kala haysta
มุมมอง 332ปีที่แล้ว
TACSI PART2 qaraqxo reer xamar iyo reer woqooyi maxaa kala haysta
LAHJADA WAQOOYI IYO KOONFUR QOSOLKA ADUUNKA
มุมมอง 156ปีที่แล้ว
LAHJADA WAQOOYI IYO KOONFUR QOSOLKA ADUUNKA
PRANK WAALAN @LUULZAKI iyo xala ay ku samee yen
มุมมอง 195ปีที่แล้ว
PRANK WAALAN @LUULZAKI iyo xala ay ku samee yen
MAXAA KALA QAB SADAY ZAKI IYO MAXAMED IYO MU AYID😅
มุมมอง 200ปีที่แล้ว
MAXAA KALA QAB SADAY ZAKI IYO MAXAMED IYO MU AYID😅
ROTIINKAYGA MAALIN LAHA AH MOQDISHO SOMALIYA
มุมมอง 9212 ปีที่แล้ว
ROTIINKAYGA MAALIN LAHA AH MOQDISHO SOMALIYA
MADMADAWGA IYO HAARAHA WAJIGA KAREEMKAAN KU DAAWEE
มุมมอง 5732 ปีที่แล้ว
MADMADAWGA IYO HAARAHA WAJIGA KAREEMKAAN KU DAAWEE
Asc abyo nabarkaga soqor
Bal imagine qofka waxaas oo sonkor ah cunaya maalin kasta. Cancer iyo diabetic ayaad halis u tahay. Tolow soomaalida maxaa laga siiyaa baruurta iyo is cadaynta
Wa uxisay masar rer tamin wani salama 😊
Codkaaga wuu gaabanyahay
Abayo qof guryo raba side kula so xidhiidhna
Arimaha qaxootiga ka soo hadal wllo ❤
abayo wax yara raba ina joga ma rabo lacag badan in aan geliyo ee alaab second hand ma helayaa
Location ka noosoodir
Abayo se kula so xidhidhi kara
Luul waa so socda anigaaba ciyaaraya 😂😂 Mnsha allah
15 gani meqo loo qeebiyaa si dollar-keeda loo ogaado 1$ meqo gani waaye.
Asc wllo jamacada lasted waa imisa
Abaayo mala helaa1 qol iyo jiko iyo fadhi oo 100 dollar waayo labo qof baanu nahay isoo jawaab please
Sister qofki Somalia kasogurayo kasohadal nolosha masar iyo tan xamar waxabu dhaxeyo please qarash badan inu qofka kasoobaxo hadana laqabsa wayo soogur hadana ma sahlanee midakale waxbarashadi diini iyo maadiba
30kun wa 600 dollr xppti😅😅
Super
Anga anu 20 gadyn ba laymoda 20tan😢
Wllo dadka raba in ay dacwad ka furtan ka soo hadal
haye insha allah
Ma sharci baa lagu galaa meesha
maya wll masar sharci la aan waxba kaama celiso
kaalay hee hadaad geeai tahay
Waan rawa in aan gudaha arko😂😂😂
😊
Suuqaan intuu kuyaalaaa
Mahadsanid walaal maherada magaceda isheg
Manshalah wlshy thnks
Asw Walaashay xageen kalla sooxarioraa in aad icaawiso rabaaye jzk masar baan danaynayaa
@@sahroduraan6529 isnapka luulmahdi20
❤❤❤❤
New subscribe from mogdishu ❤ wa so soconaa anagane 😂 ino so badi Luul
@@hanialiabdi-y6k soo orod aqwaan🤣🤣🤣
Luul Xabiibti iska ilali kobriga walagu dhamaday Allaah hani Amansado❤
@@amuunabas insha alla alpi❤️❤️❤️
Masaar umatu duunya ❤❤❤❤ walhi wan uxiisaya
Abyo dagnshaha masar io sida lo imankaro ka so hadal blz
@@RumanRose isnapka iga soo qawo
Luulmahdi20
@@LUULZAKI wan kugu so darsade abyo
Kuwo raqiisa ma jiraan miyaa luuleey
@@fatimabushrabashiir7345 waa jiraa waan soo galinaa
Insha allah
@@LUULZAKI hye xbbti
Iqaamad se ku heli karaa aan ahayn qaxooti
@@fatimabushrabashiir7345 isnapka iga soo wacc
Abayo wax barashada lacgteda kaso hadal iyo tayada iskuulada iyo dugsiyaasha
@@NaimaAbdullahi1 insha allah
Mashallah Lul walashey family 6 qof ah meqay ku imakaran iyo waxankuweydina meqa bishi kufilan ijar waxbarasho iyo rashiin
@@IftinJeyte isnapka iga soo qawo luulmahdi20
Masha Allah akhbaar fiican Baan ka helay walaal
@@CabdiEid55 shukran❤️❤️❤️❤️
Abayo ii soo qor tel
Masha allah waa soo socdaa😂😂
Masha allah waa soo socdaa😂😂
@@CumarCade-s4v waan ku soo dhaweyneynaa
@@CumarCade-s4v waan ku soo dhaweyneynaa
Insha allah
Insha allah
Abaayo please cafimaadka masar kaso waran iyo qofka cafimadka ku yimaada sidee ayuu wadanka usi joogi karaa please
Waa raba wll anigu na hooyoday xanusaysa inan keeno rab
Skin care ma aga hela mcn
Shaqo malega helo wllo
Masha allah waad mahadsan thy abyo
❤❤
Abayo shaqo yin keeda kawaran shaqo malaga hela hadi la helana imisa lagu shaqeya ❤❤❤
Baaye kuwo ka raqiiisan sooduuub. Jazaakallaahu khyr
Baaye numbarkaaga iisoosheeg
Abaayo meeqo waaye calaa cunug
❤❤❤❤
Abaayo hilibka iyo digaaga kusoo xiji please
Abyo hilibka malayga iyo chiken kuso xeji
Suqa màgacis
Nosoo ogow😂😭
Caashir
Abyo lcgta gani ma fahmeyno
Lacagta meshaan laga isticmalo 1$ aa wuxuu udhigmaa 48 gani soo waxyabahn aa maqlesid 1$ madhamo