- 948
- 997 951
wariye C-Tiriike
เข้าร่วมเมื่อ 24 พ.ย. 2015
DEG DEG"Magac habarjeclo Beec-maaha"boqor Cusmaan buurmadow
DEG DEG"Magac habarjeclo Beec-maaha"boqor Cusmaan buurmadow
มุมมอง: 762
วีดีโอ
DEG DEG" xamaasada iyo Debaal deg Xaruntii KULMIYE Ee Burco
มุมมอง 535 หลายเดือนก่อน
DEG DEG" xamaasada iyo Debaal deg Xaruntii KULMIYE Ee Burco
Markale Muusow markale"shacabka berbera iyo soo Dhoweyn Diiran.
มุมมอง 4655 หลายเดือนก่อน
Markale Muusow markale"shacabka berbera iyo soo Dhoweyn Diiran.
Hadal yar iyo hawl badan"BERBERA FREEZONE,waa mashruuc Caalamiya.
มุมมอง 665 หลายเดือนก่อน
Hadal yar iyo hawl badan"BERBERA FREEZONE,waa mashruuc Caalamiya.
Arooska Mideeyey Beelaha Dir"Fanaanka Ali Zaki
มุมมอง 5325 หลายเดือนก่อน
Arooska Mideeyey Beelaha Dir"Fanaanka Ali Zaki
Salaadiinta beesha Habarjeclo Oo Shir deg dega isugu yimo Magaalada BURCO
มุมมอง 8506 หลายเดือนก่อน
Salaadiinta beesha Habarjeclo Oo Shir deg dega isugu yimo Magaalada BURCO
Wacdaraha 18th May Iyo Wacdaraha Da,yarta Waxbarashada
มุมมอง 4238 หลายเดือนก่อน
Wacdaraha 18th May Iyo Wacdaraha Da,yarta Waxbarashada
DEG DEG"CANADA Oo Aqoonsi looga Raadinayo Somaliland
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
@WaqalStudio @HawraarMusicProduction @nasirnaska
MUQAAL"koobsanaya Buur, Banaan iyo Badba!Safarkii SANAAG
มุมมอง 759 หลายเดือนก่อน
MUQAAL"koobsanaya Buur, Banaan iyo Badba!Safarkii SANAAG
BALIDHIIG Oo Laysku Wada Arkay"Soo Dhoweynta GUD CUSUB
มุมมอง 38410 หลายเดือนก่อน
BALIDHIIG Oo Laysku Wada Arkay"Soo Dhoweynta GUD CUSUB
MINEOPALIS"Kulan Ka Nixiyey Cadowga Somalilan 00252 63-4300826 Email wariyetiriike@gmail.com
มุมมอง 94510 หลายเดือนก่อน
MINEOPALIS"Kulan Ka Nixiyey Cadowga Somalilan 00252 63-4300826 Email wariyetiriike@gmail.com
KHATAR"2-Diyaaradood Oo Isku Dhici Gaadhay Kadib Amar Khaldan Oo Ay Bixisay MUQDISHO
มุมมอง 6010 หลายเดือนก่อน
KHATAR"2-Diyaaradood Oo Isku Dhici Gaadhay Kadib Amar Khaldan Oo Ay Bixisay MUQDISHO
DEG DEG:"Ethopia Oo Burco Looga Yeedhay
มุมมอง 53110 หลายเดือนก่อน
DEG DEG:"Ethopia Oo Burco Looga Yeedhay
DEG DEG"%90 Boqolkiiba Maxamuud Xaasha hawada wareejiyey Sida lagu Eedaynayo,
มุมมอง 15811 หลายเดือนก่อน
DEG DEG" Boqolkiiba Maxamuud Xaasha hawada wareejiyey Sida lagu Eedaynayo,
TOPNEWS:-ma Jiraa Xidhiidh Ka Dhexeeya Xisbiga Wadani Iyo Xasan Sheikh Maxamuud
มุมมอง 20711 หลายเดือนก่อน
TOPNEWS:-ma Jiraa Xidhiidh Ka Dhexeeya Xisbiga Wadani Iyo Xasan Sheikh Maxamuud
Deg Deg"Waa Kuma Musharaxa Kulmiye Maxaase lagu Xulan doona
มุมมอง 1.4K11 หลายเดือนก่อน
Deg Deg"Waa Kuma Musharaxa Kulmiye Maxaase lagu Xulan doona
Deg Deg"Askar Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Maxkamad La Geynaayo iyo Taliye ka hadlay
มุมมอง 10411 หลายเดือนก่อน
Deg Deg"Askar Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Oo Maxkamad La Geynaayo iyo Taliye ka hadlay
"80 jir Baad Tahee Orodo Jihaad”fanaanada Sahra Halgan Oo Flastiin Loo Diray"Hani Sulub .
มุมมอง 23711 หลายเดือนก่อน
"80 jir Baad Tahee Orodo Jihaad”fanaanada Sahra Halgan Oo Flastiin Loo Diray"Hani Sulub .
Dil-fool Xun"Waa la jarjaray Sida Suqaarka'lafihiina waa..."Dilka Wasiir hore Janan
มุมมอง 72ปีที่แล้ว
Dil-fool Xun"Waa la jarjaray Sida Suqaarka'lafihiina waa..."Dilka Wasiir hore Janan
DOOD ADAG" Muranka Bada Iyo Wasiirada Warfaafinta Somaliland Iyo Somaliya
มุมมอง 775ปีที่แล้ว
DOOD ADAG" Muranka Bada Iyo Wasiirada Warfaafinta Somaliland Iyo Somaliya
DEG DEG"Gabadh laga Af-duubtay Suuqa Hargeisa
มุมมอง 343ปีที่แล้ว
DEG DEG"Gabadh laga Af-duubtay Suuqa Hargeisa
DEG DEG:"Dagaal laga Cabsi Qabo inuu Dhexmaro Beesha Dhulbahante Iyo H-Jeclo
มุมมอง 3.6Kปีที่แล้ว
DEG DEG:"Dagaal laga Cabsi Qabo inuu Dhexmaro Beesha Dhulbahante Iyo H-Jeclo
Qurba Joogta HABARJECLO Oo Xidhay Dirayska Dagaalka
มุมมอง 743ปีที่แล้ว
Qurba Joogta HABARJECLO Oo Xidhay Dirayska Dagaalka
Deg Deg:"Aniga Garxajis xidhe iima ah, ee waa walaalkay "Suldaan Siciid Yuusuf
มุมมอง 249ปีที่แล้ว
Deg Deg:"Aniga Garxajis xidhe iima ah, ee waa walaalkay "Suldaan Siciid Yuusuf
DEG DEG"Hablaha CAYNABA Oo Hubka Soo Gurtay"
มุมมอง 1.9Kปีที่แล้ว
DEG DEG"Hablaha CAYNABA Oo Hubka Soo Gurtay"
Taliyaha Nuux Taani Oo Gaadhay Furimaha Dagaalka Jiida Qorilugud
มุมมอง 623ปีที่แล้ว
Taliyaha Nuux Taani Oo Gaadhay Furimaha Dagaalka Jiida Qorilugud
Habarjeclo Waxaan leeyahay wax Iska Celiya"Suldaanka Guud Ee HABARJRCLO
มุมมอง 409ปีที่แล้ว
Habarjeclo Waxaan leeyahay wax Iska Celiya"Suldaanka Guud Ee HABARJRCLO
DOOD KULUL"Xildhibaanadii BURCO Laga Doortay Oo Sualo Kulul La weydiiyey
มุมมอง 487ปีที่แล้ว
DOOD KULUL"Xildhibaanadii BURCO Laga Doortay Oo Sualo Kulul La weydiiyey
Doorka Dagaalada Qabiilku Ku Yeeshan WAXBARASHADA"
มุมมอง 36ปีที่แล้ว
Doorka Dagaalada Qabiilku Ku Yeeshan WAXBARASHADA"
Beesha Habarjeclo Waa Mid Mana Jirto Wax Nabada Oo Dhulbahanta Naga Dhexeeya
มุมมอง 292ปีที่แล้ว
Beesha Habarjeclo Waa Mid Mana Jirto Wax Nabada Oo Dhulbahanta Naga Dhexeeya
Hdanu nahay beesha habar yonis Codkayaga ururadu Waa KAAH ✊🏿
Navasow lagu qabsaye meeyey hubkaad sheegeysay
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa nin garxajis ah cod siin maayo ururka kaah. 2.0. Sababtuna waxay tahay waxa samaystey maxamuud xaashi cabdi. 3.0. Wuxuu dhahay boqor cusman buur madow xisbiga waddani waxa dhacaysa inay habar-yoonis nagaga noqoto waayo lama arag xisbiga qaranka oo reer leryahay oo reer kalleetto lagu wareejiyo. 4.0. Wuxuu dhahay boqor buur madow ururka kkaah yaanu la soo baxaynaa haddanu nahay beesha habar-jeclo. 5.0. Markasnu la soo baxno waxannu ku bedelleynaa xisbiga UCID. 6.0. Haddaba xisbiga UCID oo ah xisbiga uga da'da weyn dhammaan xisbiyada qaranka sideed ugu bedelleysaan ururka madow ee kaah. 7.0. Xisbiga UCID waxa leh beesha ciidagale weyne waana garxajis oo ah beel aad u ballaadhan. 8.0. Haddaba ururka kaah wuu dhacayaa mana soo baxayo marnaba. 9.0. Xisbiga waddani nin garxajis ah ma siinayo hal cod marnaba. 10.0. Sababtuna waxay tahay waxa laga gattey xisbiga waddani mudane xirsi cali xaaji xasan. 11.0. Wuxuu mudane cirro ka qaattey 4.5 million doollars xirsi cali xaaji xasan. 12.0. Xisbigii waddani ay xaq u lahayd beesha ballaadhan ee garxajis waxa dumaslley mudane xirsi cali xaaji xasan. 13.0. Waana sharci darro aan hore loo arag oo ugub ah. 14.0. Xisbi reer leeyahay oo laga iibsado qabiil kalleetto amaba lagu wareejiyo reer kalleetto iyada oon laga gun gaadhin ujeedkii loo samaystey. 15.0. Sababtaasi darteed wuu dhacayaa xisbiga waddani mana soo baxayo marnaba. 16.0. Beesha garxajis dhammaanteed waxay codka siineysaa ururka Rajo ee mudadane cabdillahi Dahab. 17.0. Waxayna ka dhigayaan xisbiga ay leedahay beesha habaryoonis amaba garxajis. 18.0. Nin habar jeclo sheeganayaa ma siinayo mudane cabdiraxman cirro hal cod. 19.0. Sababtuna waxay tahay habar- jeclo waxay leedahay xisbiga Kulmiye assalkiisa horeeto. 20.0. Waxana si ku meel gaadh ah ugu fadhida beesha habar awal. 21.0. Waxayna 80% siinayaan codka madaxweynaha mudane muuse biixi cabdi. 22.0. Habar- jeclo marka laga reebo Baho uu ka xaystey boqor cusman buur madow oo lacag badan ka qaattey cabdiraxman cirro iyo in yar oo muuse abokor ah waxay siinayaan codka madaxweyne mudane muuse biixi cabdi. 23.0. Xisbiga kulmiye isagana waxay siinayaan codka xisbiga kulmiye. 24.0. Arrintii waxay isu bedeshey qabiil iyo beelo isku jeegaameysan oo yaableh. 25.0. Haddaba waxan dhahayaa xisbiga waddani iyo kaah way dhacayaan. 26.0. Sababtuna waxay tahay mudane cabdiraxman cirro wuxuu dhahay waddani iyo kaah ha dhacaan haddii la doono. 27.0. Aniga waxa ii daran codka madaxweynaha ila ogaada beesha garxajis dhammaanteed. 28.0. Qudhaanjoy ku quuso boqor cusman buur madow lacagtii aad ka qaadatey cirro iska soo celi. 29.0. Waxan lagu baahiyey dhammaan warbaahinta inuu cabdi raxman cirro kaa doonayo lacagtii aad ka qaadattey dhammaanteed.
❤❤❤❤
ALLE KHAYR HAKA DHIGO
❤❤❤
War suldaan maxamud gooleed naguma mateelaysiid oo afkayag kuma hadli kartiiid waxaad noqotaay niin dalkiisii iyo dadkiisiiba kasoo hurjeedda wahay suldanka guiud ee haber jeeclo wax jasookeeya nama meeteelan dadki lagu laynayey quru lugud buqdharkayn malin kamat hadal war nagaa xiishoood waliba macalinkaygiibad tahaay oo wax xumanah igaga teegii mayaan
Abo
❤❤❤❤❤❤❤❤
This is pure comedy dream on dream on viva Somalia 🇸🇴 one Somalia 🙌🏾😂
hahahahahahahahA
Manshallah
Maansha allaah ader dhulka hooyo❤
GUUL IYO GOBANIMO SOMALILANDER FRÅN MUQADISHU.
Sodon iyo dhowr sano kadib wad aragten tabar daradiina hal laf baa idin bur bursatay aaway dowladi 30sano la dhisaayay mida labad xitsa diyaarada hargeysa imaaneysa xamar baa laga xukumaa marka dal noqon meysaane gobolkiina aamina horaa loo dhahay been fakatay run ma gaarto
Iska riyooda waligiin somali ka go,imaysaan
Somaliland waa gobol kamid ah soomaliya
War waxaani maxay ahaayeen
K9 😂
Albaaka xisbiga N&N waa idiin furanyahay wllyaal soodhawaada 🤝
Carab iyo muslim maxaa farqi ah oo u rhaxeeya😂😂
Acuudubillaahi minashaydani rajiim
War xamar ayaa lagaa xukumaa
Somaaliya somaalibaaleh
Kkkkkkkk
i knew this madness would reach the homeland make an example of this sort of person so they know this is NOT acceptable! there are alot of weirdos back home i saw them myself but they lack opportunity So scary because no one would of known who did it if he hurt her Alhamdulilah
Heroes Masha Allah! May Allah give hasnaat for saving the little girl
Ilaahow adaa ka badbaadiyey
Rag Nimadii oo lugaynaysa ayaa heshay garaca ilmaha yar kufsanaya
Dee sidii hore kaa diide oo kaaga adkaade boowe
😂😂😂😂😂😂😂 Baanlow Baanlow
Masha allah Habar jeclo meel kasto ay joogan waa wada ciidan
Khaalid iyo reer hagar baa idinku filane soo socda😊
ASC igu sawir waaye
Allaahu akbar allaahu akbar ssb ssb ssb yaa yaa
Issaqland aaway qaranki 32sano ma qabiil buu noqday😂😂😂😂😂 Sorey marki horeba beenland bey a hayd
Mindhaa mahastan kkkk
Alyancuuqa alyataama aljawaafa
war hablihii aanu guursan maxa helay qoryaha raga udhiiba geel baanu idinka bixinayaye so dhowaado ilmaatiyaal from ssc buuhoodle wayne
heestasi somalia yaleh habloo giyaan ayaanu idiin haynaa welcome baby's from buuhoodle
Hooleeyna away u yeera
Idoorkii wa she
Been land raganimo udhimo how galingod galada warya oromo dir been 2023 guul🇸🇴❤💯💪👊
Hambalyo farmajo groupe Dhex socod keni habar jeclo Aa shaqqeyan oo toolkood aqay biyaa hadi kale lacagta halaga jaaro ..
Oo adigu yaad matashaa Hadaan cuqaashu cid matalin Waar iska naso dadku nabad bay rabaan oo nin walba dantu ugu jirtaa Hj iyo dhulbahante dhamaanba.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin gurigiis baa allahu akbar loo leeyahay
Wabah habiteenah is keen Cali harti gaajuh laa, iixunyahay
Dhakheey cuuccaac ilma daba dhiibte isaaq cuuccaac
Allow kala qabooji yaarabalcaallamiin Allow maslaxo dhexdooda dhig yaarabalcaallamiin subxaanallaah 🤲🤲🤲😭😭😭