- 32
- 14 641
Coach Zamzam
เข้าร่วมเมื่อ 1 มี.ค. 2024
I am Coach Zamzam, a dedicated self-development coach, trainer, and motivational speaker with a passion for helping individuals unlock their full potential. Through my coaching and training, I offer courses designed to empower people in areas such as stress management, personal growth, leadership, and developing a growth mindset.
I am committed to helping people break through limiting beliefs and achieve their goals, creating lasting change in both their personal and professional lives. My mission is to inspire and equip others to lead with purpose, grow with resilience, and thrive in every aspect of their journey.
I am committed to helping people break through limiting beliefs and achieve their goals, creating lasting change in both their personal and professional lives. My mission is to inspire and equip others to lead with purpose, grow with resilience, and thrive in every aspect of their journey.
วีดีโอ
ma dhaawacantay kalsoonidaadu? hadda iska dawee
มุมมอง 1434 ชั่วโมงที่ผ่านมา
haddii kalsooni daro ku hayso, muuqaalkaan kaga bogo in'aad ogaato waxa kugu sababay, iyo sidaad isaga dawayn lahayd.
Talaabooyinka aad ku heli kartid dhaqaale kugu filan!.
มุมมอง 1947 ชั่วโมงที่ผ่านมา
afartaan qodob samee oo dhaqaalahaaga kor uqaad.
khulaaso part2 Buugga the Art of laziness .
มุมมอง 14716 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sidii balantu ahayd inaan idiin sii wado hadaad jeclaystaan buuggaan, waan soo sameeyay part 2 asxaabeey., khulaaso part2 Buugga the Art of laziness,
Makugu adagtahay inaad qaadato go'aamada noloshaada?! muuqaal kaan kaga bogo xalka.
มุมมอง 34919 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dad badan waxay la dhibtoodaan qaadashada go'aamada sababta oo'ah waxaa ku adag wadada ay u mari lahaayeen, muuqaalkani waa xalkaaga.
Baro luuqadda English-ka only two months!
มุมมอง 639วันที่ผ่านมา
English with Lucy www.youtube.com/@UCz4tgANd4yy8Oe0iXCdSWfA 2: EnglishClass101 www.youtube.com/@UCeTVoczn9NOZA9blls3YgUg 3: Real Englishwww.youtube.com/@UCUqbE6Sd6DW6M6ZBkZFDfmA 4:Rachel’s English www.youtube.com/@rachelsenglish 5: Learn English with Emma www.youtube.com/@UCVBErcpqaokOf4fI5j73K_w
Sida Ugu fudud oo wax cusub ku bilaabi kartid.
มุมมอง 362วันที่ผ่านมา
haddii ay dhibaato kaa haysato inaad wax cusub oo guul kuu ah bilowdid, hadda kadib kuma dhibtoondoontid.
khulaaso ( noolow nolol aan shalaay lahayn oo'aad ku raaxaysato)
มุมมอง 2.4K14 วันที่ผ่านมา
waxaan soo koobnay horudhaca buugga the art of laziness waan soo khulaasaynay, waxa uu kugu hagayaa inaad noolaato nolol aan shalay lahayn ood iminka samayso waxa saxan qaadatidna go'aamada guusha kuu horseedaya.
ma ku wareertay sidaad u heli lahayd jidka noloshaada? ama xalka nolosha? Daawo muuqaalkan.
มุมมอง 42514 วันที่ผ่านมา
muuqaalkaan waxa uu kugu hagayaa xalka nolosha insha allaah si dagan u daawo oo wada dhamayso qodobada
Naf maarayn! sidee u maamuli kartaa noloshaada iyo naftaadaba?
มุมมอง 98814 วันที่ผ่านมา
Naf maarayn! sidee u maamuli kartaa noloshaada iyo naftaadaba?
Shan App oo free ah oo'aad luuqadda English ka ka baran karto si fudud.
มุมมอง 1.3K21 วันที่ผ่านมา
Shan App oo free ah oo'aad luuqadda English ka ka baran karto si fudud. 1: ELSA Google play: play.google.com/store/apps/details?id=us.nobarriers.elsa&pcampaignid=web_share Apple store: elsaspeak.onelink.me/A06P/ynunpxfd 2: English Grammer in use Apple store : apps.apple.com/ke/app/english-grammar-in-use-test/id1526935199 Google play store : play.google.com/store/apps/details?id=com.trungstormsi...
Waxyaabo badan ayaad jeceshay basle alle ayaa og waxaa kugu fiican!
มุมมอง 45521 วันที่ผ่านมา
Waxyaabo badan ayaad jeceshay basle alle ayaa og waxaa kugu fiican!
markaan wax isku dayo waan cabsan jiray sidee u xaliyay?!🤗
มุมมอง 27321 วันที่ผ่านมา
haddii aad ka baqdo isku dayga muuqaalkaan waa kaagii🥰
waayaha nolosha casrigaan mala yaaban tahay?
มุมมอง 39721 วันที่ผ่านมา
waayaha nolosha casrigaan mala yaaban tahay?
sida ugu fudud oo'aad ku baran karto luuqadda English-ka!
มุมมอง 66121 วันที่ผ่านมา
talaabooyin aniga i anfacay !
Muxuu ahaa casharkii aan ka bartay doorashada kuliyadaydii jaamacadda?!
มุมมอง 61628 วันที่ผ่านมา
Muxuu ahaa casharkii aan ka bartay doorashada kuliyadaydii jaamacadda?!
Sidee loo ilaashada nabada gudaha ah (Inner peace)
มุมมอง 17328 วันที่ผ่านมา
Sidee loo ilaashada nabada gudaha ah (Inner peace)
caado ma kuu tahay inaad dadka kale ku eedaysid masuliyadda noloshaada?!
มุมมอง 703หลายเดือนก่อน
caado ma kuu tahay inaad dadka kale ku eedaysid masuliyadda noloshaada?!
Sidee ku jihayn kartaa mastqabalkaaga ood u heli kartaa ujeedada noloshaada?
มุมมอง 290หลายเดือนก่อน
Sidee ku jihayn kartaa mastqabalkaaga ood u heli kartaa ujeedada noloshaada?
sidee u samayn kartaa qorshe guulaysta?
มุมมอง 435หลายเดือนก่อน
sidee u samayn kartaa qorshe guulaysta?
Sidee Ugu guulaysan kartaa tartan kasta?!🤔🤔
มุมมอง 232หลายเดือนก่อน
Sidee Ugu guulaysan kartaa tartan kasta?!🤔🤔
waa maxay siraha uu xambaarsanyahay buugga The Diary Of CEO?!
มุมมอง 278หลายเดือนก่อน
waa maxay siraha uu xambaarsanyahay buugga The Diary Of CEO?!
Sidee u soo ceshan kartaa kalsoonidii kaa luntay?!
มุมมอง 555หลายเดือนก่อน
Sidee u soo ceshan kartaa kalsoonidii kaa luntay?!
Sidee Loo maareeyaa stress-ka shaqada?! 2025
มุมมอง 115หลายเดือนก่อน
Sidee Loo maareeyaa stress-ka shaqada?! 2025
isbadalka maxaa keena? sanad cusub 2025
มุมมอง 251หลายเดือนก่อน
isbadalka maxaa keena? sanad cusub 2025
Hadaad dareemayso niyad jab muuqalkan waa xalkaaga!!.
มุมมอง 294หลายเดือนก่อน
Hadaad dareemayso niyad jab muuqalkan waa xalkaaga!!.
Tallooyin ku socda ganacstada By Zamzam Zoona.
มุมมอง 249หลายเดือนก่อน
Tallooyin ku socda ganacstada By Zamzam Zoona.
Waligaa ma dhacday inaad shaqsiyadaada waydo mana iswaydiisay sababta?.......
มุมมอง 532 หลายเดือนก่อน
Waligaa ma dhacday inaad shaqsiyadaada waydo mana iswaydiisay sababta?.......
Mnshaa allh wll wax qiima leh ayaad so gudbinaysaa ,waxaan ka helay sida aad dadka wax ugu iftiiminayso iyo meesha runta ah ee loo cararo marka xaalku kaa qaloocmo ,nosobada Inshaa allh inta badan chanales wan iska dawadaa kadibna iska dhaafaa lkn adiga xaqaaqi wan kusiyey horey usoco gulayso labada daarood wllo .
@@bashirali8663 sharfanid walaal❤️
Habaryarey seubarta english in tekabartaa ilawadag please
haye habaryar note ayaan kula wadaagayaa insha-allaah gmail kaaga ayaana kuugu soo dirayaa
Maasha allaah wll hore u soco waxn arki doonaa dhwan 700k adoo maraya incha allaaah
@@suhuurxasan9838 thanks for your encouragement Dear❤️❤️❤️
thanks macalin
@@MiimoNaturalproduct ❤️
Thnks abyo❤ codsi abaayo dhamaadka video qodbada oo qulaaseesan oo qoran maka dhigi karta😊
Mhdsanid wlal noosoosameee🫶
🥰
shukran macalin
@@ZamzamAhmed-p1f ❤️
thanks coach
❤
maasha allaah coach🥰🥰
❤
Thanks abaayo
Thanks wll sobadi❤
@@ayaanmaxamed3848 ❤️
M.allah
❤
❤maasha allaah coach thanks
@@SGRestaurant-l9h thanks❤️
Guulayso wll
@@farsamdagacant123 ❤️
Xamzameey ilaah baa kusoo diray nafteeyda aan maareyn la'ahay oon wax ka baran karin 😢 guusha macaanka ee yeelan doontana waan ogahay
@@khadijahassan7130 guulayso baayo❤️🙏
M.a thanks abayo
❤
Su aal aankuwaydiiyay video kan xigay maad iiga soo jawaabti
Wala video editing-ka gabar baa ii samaysa hadday iga aqbasho inay inoo soo duubto sida’ay u samayso waan soo galinaynaa
Mashallah wallo qali hore u soco waan ku soo boqday waan ka faiidi doona. Ina soo boqo channelkayga qali Coach zamzam
❤
Chanelkada wan ku qancay thnks sis more motivation Ban ka helay wan ku xirnan doono insha alh
@@iqrohusein78 thanks abaayo soo dhawow❤️
Thnks Samzam Luqada Waa very important ani waxn ku dhib qaba speaking sida ina fahmo qofka ku hadla an anigne jwab u celin karin
𝑾𝒍𝒍𝒉𝒊 𝒈𝒐,𝒂𝒂𝒏 𝒎𝒂 𝒒𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒐 😂𝒍𝒌𝒏 𝒂𝒅𝒊𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂 𝒇𝒂𝒊𝒅𝒂𝒚 𝒕𝒉𝒂𝒏𝒌 𝒚𝒐𝒖 𝒄𝒐𝒂𝒄𝒉❤️💯
@@WardaMaxamed-m9w you are welcome Dear❤️
shukran coach😍
@@ZamzamAhmed-p1f ❤️
thanks coach🥰
@@MiimoNaturalproduct ❤️
Mahadsanid
Thnks coach
Sharfanid walaal❤
Aadbaad Coach ZamZam Wllo waxaan ahay Arday dhigta dugsisare Waxa aan ubaahanay inaad iga caawiso Sideen iskubarikaraa English Wadadee ugu fiican ee aan iskubarikaraa?😊
Waw mashalah thnks abayo❤
@@amiiraosman-j8z you are welcome abaayo❤️
Aad iyo aad
@@MacalinEnglish ❤️
Masha Allah ❤❤thanks sis keep going ❤
Shugri qalbi hadan kugu cusbahy inan ka faido rajynaa 🎉❤horay usoco mcnto
@@Fad-p4i ❤️sharfanid Dear👏🏻
Guulayso
thanks walaal🥰
Great job ❤
🥰
maasha allaah coach
thanks abaayo
Thanks hore usoco wll
1, inaadan ka qaban waxad jecshahay 2, inaaad waqtigaaga ku lumised caajisnimo 3, inaaadan waqti la qaadan dadka aad jeceshahay waalidkaga, 4, inaadan safarin inaad yartahay 5, inaaad nolashada ku raaxaysan oo waqti ku lumiso stress 6, inaad xog ushaqayso hadana heli waxad ku qalantay 7, inaaad dad aan wax kuga soo kordinaynin waqtigaga ku lumised
@@beautiful417 maasha allaah❤️
Thanks
❤
thanks coach
anytime❤
Anigu waxaan rabaa inaan isbaro luuqada English from 2. Ahay intee in leegbay iguqaadankartaa speaking Halkeenkabilaabikaraa oo ugumuhiimsan Ma erayobadanbaan xiftiyaa mise sikadun ayaan umaraa
talooyin ku anfacaya aniga ayaa kula wadaagaya abowe
Thanks Abaayo fikrad kuu hayaa xage kale soo xiriira
Thanks Abaayo fikad kuu hayaa xage laka soo xiriira
abowe Gmailka kor kuqoran igala soo xiriir
Ma arko inta isoo dhig
@@ismaciilcirba2443 whatsApkan igala soo xiriir abowe +254798882413
thanks coach
Samsam cabfilahi axmed edo quruxbadan
hadeer kugu soo biiray maansha allaah vedio fiican baad soo galisaa go head coach zamzam❤🎉
@@nuurdawlad4820 thank you for your encouragement abowe❤️
Maansha allaah gabdh qurux badan tahay runtiih keep going inteeh joogtaah❤
@@nuurdawlad4820 thanks bowe❤️ kenya ina’adeer
Haa sax m.a coach zamzam❤🎉