- 111
- 163 652
Xaaji Marduuf
เข้าร่วมเมื่อ 18 เม.ย. 2017
Music mulaxamiiste xaaji marduuf
tijaabi codkaaga heestii. adduunyada nin dhoofiyo
tijaabi codkaaga heestii. adduunyada nin dhoofiyo
มุมมอง: 109
วีดีโอ
tijaabi Codkaaga heestii ilaaheena weyn baa ammarkiisu fulayaa MARDUUF
มุมมอง 19328 วันที่ผ่านมา
tijaabi Codkaaga heestii ilaaheena weyn baa ammarkiisu fulayaa MARDUUF
tijaabi Codkaaga heestii xagaaga markaan uciiray
มุมมอง 196หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii xagaaga markaan uciiray
tijaabi Codkaaga heestii daydayaa ma daalee marduuf
มุมมอง 314หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii daydayaa ma daalee marduuf
kabankii ugu horreeyey ee lagu sameeyey gobolka gebiley oon caawa tumayo. baashaal MARDUUF
มุมมอง 4652 หลายเดือนก่อน
kabankii ugu horreeyey ee lagu sameeyey gobolka gebiley oon caawa tumayo. baashaal MARDUUF
m laacib heesta kasdaran xasuustii dhuule kabankii Marduuf durbankii c Anso
มุมมอง 1504 หลายเดือนก่อน
m laacib heesta kasdaran xasuustii dhuule kabankii Marduuf durbankii c Anso
xasuustii tubeec iyo magool m laacib iyo nimco salwa hoobeey hoyaale kabankii marduuf tunbugii Anso
มุมมอง 4614 หลายเดือนก่อน
xasuustii tubeec iyo magool m laacib iyo nimco salwa hoobeey hoyaale kabankii marduuf tunbugii Anso
MARDUUF HEESTA BAARRI ereyadii saleban baashe laxan cod kaban waa MARDUUF darbuugadda cali anso
มุมมอง 1.1K4 หลายเดือนก่อน
MARDUUF HEESTA BAARRI ereyadii saleban baashe laxan cod kaban waa MARDUUF darbuugadda cali anso
Marduuf iyo mustafe laacib heestii Farow xasuustii dhuule kaban Marduuf durbaanka Anso
มุมมอง 2124 หลายเดือนก่อน
Marduuf iyo mustafe laacib heestii Farow xasuustii dhuule kaban Marduuf durbaanka Anso
yaahuu hees cusub midhihi sale and baashe laxanka kabanka codka waa MARDUUF
มุมมอง 6K4 หลายเดือนก่อน
yaahuu hees cusub midhihi sale and baashe laxanka kabanka codka waa MARDUUF
Xaaji Marduuf Hees Cusub Daluun Caashaq 2024
มุมมอง 1.2K5 หลายเดือนก่อน
Erayadii Haajir Saalax Barow Laxankii iyo Codkii kabankii Marduuf
tijaabi Codkaaga heestii haatuf MARDUUF
มุมมอง 2935 หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii haatuf MARDUUF
qaraamkii hayaan marduuf iyo m laacib
มุมมอง 6656 หลายเดือนก่อน
qaraamkii hayaan marduuf iyo m laacib
marduuf iyo weriye coomaade ka warama
มุมมอง 3306 หลายเดือนก่อน
marduuf iyo weriye coomaade ka warama
Marduuf iyo m laacib heesta madheedhaale xasuustii kuluc codkii laacib
มุมมอง 2976 หลายเดือนก่อน
Marduuf iyo m laacib heesta madheedhaale xasuustii kuluc codkii laacib
MARDUUF IYO MUSTAFE LAACIB HEESTA INDHAHAYGAA OOYAYE
มุมมอง 2.4K6 หลายเดือนก่อน
MARDUUF IYO MUSTAFE LAACIB HEESTA INDHAHAYGAA OOYAYE
tijaabi Codkaaga heestii cashaqa mabaran weli MARDUUF
มุมมอง 4016 หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii cashaqa mabaran weli MARDUUF
musiga iyo kitaarkii nagiib axmed xaahi codkii nuuradiin axmed iman
มุมมอง 2196 หลายเดือนก่อน
musiga iyo kitaarkii nagiib axmed xaahi codkii nuuradiin axmed iman
tijaabi Codkaaga heestii sabaalo marduuf
มุมมอง 2947 หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii sabaalo marduuf
tijaabi Codkaaga heestii nafsaarreeya
มุมมอง 4587 หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii nafsaarreeya
barashada musiga qeybtii 3 aad Re minor
มุมมอง 3937 หลายเดือนก่อน
barashada musiga qeybtii 3 aad Re minor
tijaabi Codkaaga heestii balanbaalis qalimo leh
มุมมอง 5327 หลายเดือนก่อน
tijaabi Codkaaga heestii balanbaalis qalimo leh
Marduuf Heestii Afeef Official Video 2024
มุมมอง 2.8K8 หลายเดือนก่อน
Marduuf Heestii Afeef Official Video 2024
barashada darbuugadda qeybtii 2 aad oo laba dhaca
มุมมอง 3108 หลายเดือนก่อน
barashada darbuugadda qeybtii 2 aad oo laba dhaca
Tijaabi Codkaaga heestii haddii daaro fooqliyo xasuustii qadra daahir
มุมมอง 2138 หลายเดือนก่อน
Tijaabi Codkaaga heestii haddii daaro fooqliyo xasuustii qadra daahir
Marduuf heesta Ciidda xasuustii Tuberc
มุมมอง 3988 หลายเดือนก่อน
Marduuf heesta Ciidda xasuustii Tuberc
qasaaid midhihii laxankii codkii MARDUUF music waa mxamed Xaaji dhegeysi wacan
มุมมอง 2109 หลายเดือนก่อน
qasaaid midhihii laxankii codkii MARDUUF music waa mxamed Xaaji dhegeysi wacan
qasaaid bishii barakada qabtey Abwaan cawdhiyw iyo marduuf
มุมมอง 839 หลายเดือนก่อน
qasaaid bishii barakada qabtey Abwaan cawdhiyw iyo marduuf
Legend of the legend. Xaaji Marduuf hore usoo soco Saaxib. Marduuf waa dadkii hore xiliyadii Jaango iyo waberi. Mahadsanid Ustad...
Mahadsanid wllo Soo dhowoow
Macalin lambar ma leedahay aankaala hadli Karo
0634153908. Waa kaa wllo
0634153908
Wan kaa haayaa ustaad
Gacantii axmed ibrahinxalane marduuf masha allh
Marduuf laxanadii doon qaraam ka sida LAAC, CIIL , MURUG, BEERDILASCSHE, AROOR.
Ok sxb
War waa kaga hadlisiiyey Cajiiiib.... Xaaji Marduuf Salaan sare....
Midla mida wllo
Alfanaane Dhabtuu Jacaylku yaalaa Waa Dalbanayaaa I.A Dhabtu Jacaylku yaalaa
Ok sxb
Ustad marduuf. Codsi heedti saxansaxo
Insha allaah wllo
Inaad ibartaan rabaa online ama wats apka markaa nambarkaaga soo sheeg plz
0634153908
Ustaad jiro joog waxaan ka soo salaamayaa magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe
Waankaa qaaday wllo
Yahuuuuuuuu
Kabanka dhumucda weyn ayaa ugu macaan xadgkaha aad ka tumayso. Mahadsanid ustaad
Thanks wllo
ustaad marduuf heestani laxan macan ayad saartay cajiib
Thanks wllo
Live maaha heestu waxaa laguu daaray sameecad
Ustad marduuf keep going 🎉
Thanks wllo
@@xaajimarduuf2902 ustad TH-cam ma nogu badashid casharan dhanka cudka iyo kabanka ah
Legend Hori usoco Marduf aad baan Ku taageera
Thanks wllo
Yahuuu ku dhaha belo 😂
laacib laba ma ahan walahi legend
Sax
Yaa salaam xaaji marduuf horey usoco
Thanks wllo
Xaaji marduuf heestan maad soo duubtaan
Insha allaah sxb
❤❤❤❤
Waa diyare macalin marduuf waxan ka cod saday .heesta isku shuban oo ad ku tumaysid cududka
Xaaji marduuf maantaan kusoo biiray kanalkaaga
Sidii geeed kuyaal geriyaad iyo cirka iyo dhulka u dhaxaysaan dhacdhacyaa miyaad kudartid mustafe iyo marduuf waan salaamay waanu baashaalnee saxiibayaal❤❤❤❤❤
Erayadii Kaariye Laxankii Ustaad Cabdiqaadir Muuse Lugay AHUN Luuqdii Samatar iyo Qalanjo Xasuus Hore
Hees xusid mudan
Ax yaa hees macaan
Yaa salaam! Walee heestan waad ku raaxaysatay Ustaad Marduuf. Laakiin saaxiib, waa maxay sababta meelo badan looga gooyay marka aad muusiga tumayso? Anigu heestaba maan dhegeysanaynine, muusiga aad tumayso ayaan aad uga helay. Heesaha sidaas oo kale noogu wada tun Ustaad. Mahadsanid gacan dahable❤
Waa dhanka idhitinka.wllo
@@xaajimarduuf2902 Haye Ustaad. Mahadsanid
Musician ka aan taageero ee @Xaaji @Marduuf waxan jeclahay in aan KABANKA ka barto...
Sax weeye baro
❤❤❤
Thanks wllo
Maclin. Erayda dibada iyo gudaha waxad uga jeedo dadka aan fahamyn u qeex. Mida kle muqalda soo dheeree ado tusaale heeso ku bixinya. Si wax looga barto. Aad ayay u gaaban yihiin muuqaaladu. Wa mida sadexaade. Qofka wax duubaya wa in uu kamarda ku dhaweeya xadhkaha la tumyo si sificn loogu arko.
Insha allaahu wllo Haa dadka si ay ufahmaan weeye Waana soo.dheereynayaa Insha allaahu
Ustaad aad baan. Ku salamaya lkn qofkan kamarada ka duubaya Mar danbe ha dirsan muuqalkiba bilicdu ka dilay inuu socodka ku dubaad moodaba ma gariirtuu qabaa 1:30
Hhhhh ok wllo hayeh
Ustaad aad baan. Ku salamaya lkn qofkan kamarada ka duubaya Mar danbe ha dirsan muuqalkiba bilicdu ka dilay inuu socodka ku dubaad moodaba ma gariirtuu qabaa 1:30
Waw
Wll naga soo gaarsii
Waaw❤
Waaw
M.a❤
M.a❤
Waaw❤
M.a❤
Waaw waxasaheo
M.a
M.a❤❤❤
Sxb waa diyaar inaan ku gaadhsiino halka aad jeceshahay insha alaah
Masha Allah.... Xasuustii AUN Tubeec...
Ciid Mubaarak ustaad Marduuf. Heesta waxaad u tuntay si aad u caajiib ah. Nin kabanka wax ka yaqaana ayuunbaa fahmaya sida aad ugu xaragootay. Gacan dahable. Mahadsanid ustaad
Ciid Wanagsan Ustad koley inta hada nool ma garankaro nin saan wax utuma. Xaragada iyo is dhib la' aanta iyo sida smooth ka eed cuudka u handle gareyso waa yaab.Professional Cuud player ilahay jannadiisa hakuugu bishaareeyo.
Thanks wllo
Allayaa xabibalash❤❤❤
Naga Soo gaarsii ustaad
ya salaam xaji marduuf ha laga faaidaysto wa legend