- 35
- 108 250
Mohamed Bullale
United States
เข้าร่วมเมื่อ 28 ต.ค. 2023
Waxaan Ka Hadalnaa Arimaha iyo Fursadaha La Xiriira DV Lottery Program
วีดีโอ
XILIGEE AMA GOORMA LASAMEEYA ADDRESS CHANGE
มุมมอง 8556 หลายเดือนก่อน
XILIGEE AMA GOORMA LASAMEEYA ADDRESS CHANGE
WAREYSI: MUBARAK OO DHAWAAN DV LOTTERY 2024 USA KU YIMID
มุมมอง 26K7 หลายเดือนก่อน
WAREYSI: MUBARAK OO DHAWAAN DV LOTTERY 2024 USA KU YIMID
Hordhac Wareysi Wiil DV Lottery 2024 ku Yimid America 🇺🇸
มุมมอง 1.5K7 หลายเดือนก่อน
Hordhac Wareysi Wiil DV Lottery 2024 ku Yimid America 🇺🇸
DV LOTTERY || WAA MAXAY UNLOCK? SIDEE LOO SAMEEYA? ||
มุมมอง 7628 หลายเดือนก่อน
Case number: Applicant name: Date of birth: dear sir/madam I'd like to request that my ds-260 be unlocked so that I can make changes and correct mistakes. Best Regards
DV LOTTERY || SIDEE SAFARADA INTERVIEW LOCATION LOOGA BEDESHAA ||
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
Case number: Applicant name: Date of birth: Dear Sir/madam I'd like to request that my interview be relocated from Nairobi, Kenya to Djibouti. The reason why I'm changing the interview location is Family Visit. I would appreciate it if you could respond as soon as possible. Best Regards.
SIDA LOO BUUXIYO FORMKA DS-260 (DV LOTTERY 2025)
มุมมอง 4.2K8 หลายเดือนก่อน
muqaalkan waxa ka sameyay qof walalkeen oo an u xareynayay form DS-260 meelaha qaar waan qariyay waayo qof xogtiisa inan public ka dhigo ma rabo. hadaad wax ka fahamtay comment fariin noogu reeb mahadsanidin.
DV LOTTERY 2025 HADAD GUULEYSATAY DAAWO MUUQAALKAN
มุมมอง 2.2K9 หลายเดือนก่อน
DV LOTTERY 2025 HADAD GUULEYSATAY DAAWO MUUQAALKAN
PART TWO: DV LOTTERY SUAALO IYO JAWAABO
มุมมอง 4.1K9 หลายเดือนก่อน
PART TWO: DV LOTTERY SUAALO IYO JAWAABO
PART ONE: DV LOTTERY SUAALO IYO JAWAABO
มุมมอง 3.5K9 หลายเดือนก่อน
PART ONE: DV LOTTERY SUAALO IYO JAWAABO
QARASH INTEE LA EG AYAA KAAGA BAXEYSA DV LOTTERY
มุมมอง 4.4K9 หลายเดือนก่อน
QARASH INTEE LA EG AYAA KAAGA BAXEYSA DV LOTTERY
XOG MUHIIM AH || BILOW ILAA DHAMAAD PROCESSKA USA DV LOTTERY ||
มุมมอง 11K9 หลายเดือนก่อน
XOG MUHIIM AH || BILOW ILAA DHAMAAD PROCESSKA USA DV LOTTERY ||
DV LOTTERY || AFAR QAAB AAD KU DOORAN KARTO SAFARADA AAD INTERVIEW KU MAREYSO ||
มุมมอง 10K9 หลายเดือนก่อน
DV LOTTERY || AFAR QAAB AAD KU DOORAN KARTO SAFARADA AAD INTERVIEW KU MAREYSO ||
DV LOTTERY QAABKA LOO BIXIYO LACAGTA GREEN CARD
มุมมอง 2.1K10 หลายเดือนก่อน
DV LOTTERY QAABKA LOO BIXIYO LACAGTA GREEN CARD
BAHDA DV LOTTERY WAR FARXAD LEH LASOCO YOUTUBE CHANNEL
มุมมอง 1.1K10 หลายเดือนก่อน
BAHDA DV LOTTERY WAR FARXAD LEH LASOCO TH-cam CHANNEL
WAA MAXAY 221g ADMINISTRATIVE PROCESS (AP), APPROVERD AND REJECTED EE DV LOTTERY
มุมมอง 1.4K10 หลายเดือนก่อน
WAA MAXAY 221g ADMINISTRATIVE PROCESS (AP), APPROVERD AND REJECTED EE DV LOTTERY
SIDEE LOO MARAA CAAFIMAADKA MARKII AAD HESHO DV LOTTERY
มุมมอง 1.3K10 หลายเดือนก่อน
SIDEE LOO MARAA CAAFIMAADKA MARKII AAD HESHO DV LOTTERY
QARASHKA LAGAA RABO MAALINTA INTERVIEW DV LOTTERY
มุมมอง 48110 หลายเดือนก่อน
QARASHKA LAGAA RABO MAALINTA INTERVIEW DV LOTTERY
SAFARADAHA UGU WANAGSAN 2023 - 2024 EE DV LOTTERY INTERVIEW
มุมมอง 2.9K10 หลายเดือนก่อน
SAFARADAHA UGU WANAGSAN 2023 - 2024 EE DV LOTTERY INTERVIEW
DOCUMENTS SAFARADA AY KAAGA BAAHAN TAHAY MAALINTA INTERVIEW US DV LOTTERY
มุมมอง 3.3Kปีที่แล้ว
DOCUMENTS SAFARADA AY KAAGA BAAHAN TAHAY MAALINTA INTERVIEW US DV LOTTERY
WAA MAXAY FORMKA DS-260 EE USA DV LOTTERY
มุมมอง 517ปีที่แล้ว
WAA MAXAY FORMKA DS-260 EE USA DV LOTTERY
QALADAADKA DADKA AY SAMEYAAN XAREYNTA USA DV LOTTERY
มุมมอง 618ปีที่แล้ว
QALADAADKA DADKA AY SAMEYAAN XAREYNTA USA DV LOTTERY
MARKAAD KU GUULEYSATAY USA DV LOTTERY KA DIB MAXAA XIGA
มุมมอง 482ปีที่แล้ว
MARKAAD KU GUULEYSATAY USA DV LOTTERY KA DIB MAXAA XIGA
GOORMAA LA FIIRSADA JAWAABTA USA DV LOTTERY
มุมมอง 175ปีที่แล้ว
GOORMAA LA FIIRSADA JAWAABTA USA DV LOTTERY
MUUQAALO TAXANE AH AAN UGU HADLI DOONO PROGRAM LOO YAQAANO USA DV LOTTERY
มุมมอง 205ปีที่แล้ว
MUUQAALO TAXANE AH AAN UGU HADLI DOONO PROGRAM LOO YAQAANO USA DV LOTTERY
Waa haday macqul tahay wax baan karabaye sxb
Asc sxb lanbarkaada ban ubahanahay
Wll shahaado dugsi dhexehaystaa maleygàyeelaa
Hadii aanan dooneeynin in aa ciyaa qurbaha aa geeyo ma inkiri karaa si aan oogu Soo shaqeeysto caruurteeyda iyo xaaskeeyga waxaan ka baqaayaa in iga gaaloobaan
Dv lotery 2025 isha alah guul dhamaanteen
Yaa Allah igu guulee adaa weyne❤❤
Walaal hadii aan ku guuleysto dv lottery waa maxay hawsha larabo inaan qabto bilaw ilaa dhamaad
Walal plz intee kaala soo xariiraa
Walal plz dalka tanzania kaso waram
Haduu qof kujogin kawaran
Walal safarada tansania kaso hadal ma aqoonsatahay documents somalia
34:37 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا ❤❤❤
Ani Machad ba kaso baxy biology maso dhign😂😂😂😂
Wlle xog fican ba nasiiisay ilahy haka abaaal mariyo❤❤❤❤❤
Ilahow qof walba uu rumee hamikisa ya rahman
Ilaahow ii sahal aniga iyo inta ila mid ah farxadaas nasiibka badan oo noo fududey inta meel lamarayo nagu guulesi
Mahadsanid
Ugaas suaal ah shahadada aan heysto waxaa kala badalan dhlashada basaborka igu Quran basaborka 1999 shahadada 1998 mxay dhib ayey kenee
Hadana lacagta awoodin ilmaha gadal makawan karnaaa Aniga iyo odayga bas ma bixikarnaa ma la goal yahay
Wll haduu ii sobaxo lottery ka hadii marekanka cidna iijirin maxaa xal ah oo la sameya
Thanks wll. Lkn fadlan qofka aad wareysanayso jaanis sii, hana ka hor dhicin jawaabihiisa. Codkana mic isticmaalala adiga iyo qofka aad wareysanaysaba
Asc suaal qabaa ,ma ku waydiin karaa??
Aniga waxan haystaa shadao dugsi dhexe iyo mid sare waxan kalo aan ahystaa shaado jamacad marka khasab miyaane inaa aan haysto shaado wazarada wax barasha sxb
Magaca mrka la joogo. Tusale ahan magacaygu wa Said. Lkn wxbarashada qar waxay igu qoreen Sa'eed. Mrka hadi an labada mid ku xeraysto kwrn sxb. Maanay fahmayn inu isku magac yihin.mise wxd kawada magacyo kala duwan sida dumarku sameyan badanaa..hh
War bal inanka hadalka haka dhex gelin ma adaa no warami mise isagaw mxa qaldan
I.a wan guleysan doona
Wll waxaan rabay inaan ku waydiiyo su aal : hadii dhalashada iyo sugnaanta haday magaca capital letters yahay kawaran sida hada MOHAMED ay kuli capital letters ah kawaran magu xareen karaa Mohamed sxp ii so jawaab please 🙏
Zxb iskumid waye sidas wax qalad kama imanayan
Ds 260 sida loo bixiya no shga bro
Education level iga qaldan anigo shahada heysta waxa dortay primary school only dhib Miya iga imanayo😢
Wllo Hal sawir laba jir ma ku xarayn kara please jawaab
Wlhy bit by bit bay labada wiilba nogu sharaxen mansh. Wiilka weriayaha ah su'aalo fc fcn bu mr ba weydinaya si loo hubiyo.. xaga interviewga iyo documentga fcnan lahayd ino sifcn uga hadlo. Waxabarshada oo dhan miya laga raba shahadoyinka ilaa hadan Master ilaa iskulki sare. Tankle xaga caafimadka qofka gubtay kwrn.dhabarka oo kale.
Asc Lotteryga last name iyo first name waa same SAED ABDULAHI SAED Mxaa xal ah aan sameeyaaa ma sidooda u galiyaa Inaa isoo jawaabta wa macquul
🤯
Hadaa tahriibo anaa wadan kle joogo ii soo baxo maxaa dhacaaayo 😅
Mahadsanid walal
Mohamed bulaale waan ku salaamay. Maanta yar Dv ku baxay daawanayay wuxuu sheegay in yar isku meel interview ga ka marayeen lagu celiyey magacyadoo kala duwan yacnii af soomali ahaan iyo english ahaan, Tusaale passport ka waxa ku qoran Mohamed shahaadadana maxamed markaa xalku muxuu noqonayaa jawaab baan kaa sugaynaa I.a
Shahaadada dee wasaarada aad kasoo qaadanayso baad leedahay magaca ii badal inta aad $10 bixiso lkn magaca passportka muhiim ah
Kawaran hadii aad xaas thy odaygagana uusan aminsanen carurna ledahay. Muku xareysan kara single hadiise beri kamalin aan tago America ilmaheyga Maso kaxeysan karaa plz iso jawab
Somaliland shahadadeda secondary ma la ogalyahay wll
Asc Akhi wa mohamed Ali jooga Uganda aniga & family keyga waxan kuxaresaney asaaylam ama sharciga qaxootiga Uganda wax passport ahna maheysano
Fiiri asxabey jamcada dhigtaa, so some course kuma xaresan karo miyaa wli ima dhamaan,mise shahaadada schoolka ku xareystaa
Anoo form four ah hadan high school degree ku xaresto maalinta interview gana lataga shahaadadeyda mala i waydina ado haysan maxad wan hesta u dhahday
Ma qasabaa inuu qof maraykanka kuu joogo
Haa 😊
انشالله
Masha Allah
40 qof ducadooda waa la aqbalaaye isoo duceeya saxiibayaal❤
Asc wll salaan ka bacdi ii soo jwb markii aad qoraalkayga aqriso aad baan kaaga mahad celin sida aad shacabka somaliyeed somaliyeed uga caawiso arimaha DVLootaria oo aad warar ku filan u siiso Ani waxaan xaraystay Dv lootari sanadkan 2024.magaca aan ku xaraystay waa mohamud oo in glish u qoran lkn dugsikayga sare waa diini oo dhamaan maadoyinka carabi bay igu qoran yihiin shahadadayduna sidoo kale waa shareeco oo diini bay ku qoran tahay maxaa talo ah Fadlan iiga jaahil bixi wllo
Wan ay sexanyihin documents ka allah hana so wada bixiyo dhamtena insha allah ❤😊
Thnks abowe waxyabo muhima ka hadasha
Maalmahaan dvlotteryga waad ka seexatay sidii aad ugahadli jirtay xiliyadii hore ugam hadashit ee ma iska dhaaftay arimaas in aad ka hadashay
Ani 221g baa lay siiyay micno laygu siiyana ma jirto wax kasta waa idhamaystirnayd insha allah wax Qayr Qabah