PARO Orgnization
PARO Orgnization
  • 34
  • 29 331
RAAD REEB
Connection between Human being and Plant
มุมมอง: 284

วีดีโอ

Muhiimada Duurjoogta
มุมมอง 8328 วันที่ผ่านมา
Faaidooyinka uu ka helo duurjoogta deegaanka. #viralvideo #climatechange #agriculture
Warshadaa Kaaga Filan Wax soo dhoofin
มุมมอง 291หลายเดือนก่อน
waa mid kamida taxanaha Hal ku dhigiisu Yahay warshadaa kaaga filan Was oo dhoofin. #farming #industrial #viralvideo #agriculture #fishing
Cood iyo Caano
มุมมอง 2.5Kหลายเดือนก่อน
Sosaarida caano bad qabaqa iyadoo la istimaalayo hababka casriga ah ee xoola dhaqashada.
Aafooyinka ku dhaca Beeraha
มุมมอง 509หลายเดือนก่อน
Sida loo la tacaalo aafooyink wax yeeleeya Beeraha. #farming #agriculture #pesticides
Shade-Net
มุมมอง 446หลายเดือนก่อน
Mid kamida projectiyada aan dhisnay iyo faa'idooyinkiisa.
Dalaga Barbaronica.
มุมมอง 7782 หลายเดือนก่อน
maxaa ka taqaan dalaga barbarooniga iyo magacayadiisa sida loo beeero iyo taarikhda uu soo maray.
Sunflower Production,
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
Ahmaiyada gabal dayahay sida loo beero faaidooyinkiisa iyo waxyaabaha loo isticmaalo ayaad kaga bogon doontaan videogaan.
xaalufinta dhirta dawrka ay ku leedahay isbadalka cimilada(Deforestation)
มุมมอง 2122 หลายเดือนก่อน
xaalufinta dhirta dawrka ay ku leedahay isbadalka cimilada(Deforestation)
Calafka xoolaha( Fodder Production)
มุมมอง 5K2 หลายเดือนก่อน
Calafka xoolaha( Fodder Production)
Animal nutrition and feeds
มุมมอง 7263 หลายเดือนก่อน
Animal nutrition and feeds
Agronomic Practices
มุมมอง 1.6K3 หลายเดือนก่อน
Agronomic Practices
Forage Production Episode 1
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Forage Production Episode 1
Beeraha Dadan Episode 2
มุมมอง 3.8K3 หลายเดือนก่อน
Beeraha Dadan Episode 2
Hordhac Baro oo Beero
มุมมอง 3694 หลายเดือนก่อน
Hordhac Baro oo Beero
Poulry Production Episode 1
มุมมอง 3K4 หลายเดือนก่อน
Poulry Production Episode 1
Isbadalka Cimilada Episode 3
มุมมอง 1654 หลายเดือนก่อน
Isbadalka Cimilada Episode 3
Isbadalka Cimilada Episode 2
มุมมอง 1554 หลายเดือนก่อน
Isbadalka Cimilada Episode 2
Isbadalka Cimilada Episode 1
มุมมอง 1494 หลายเดือนก่อน
Isbadalka Cimilada Episode 1
Hordhac Isbadalka Cimilada
มุมมอง 514 หลายเดือนก่อน
Hordhac Isbadalka Cimilada
Beerah Dadan Episode 1
มุมมอง 1.8K4 หลายเดือนก่อน
Beerah Dadan Episode 1
Tacbo oo Tanaad
มุมมอง 3404 หลายเดือนก่อน
Tacbo oo Tanaad
Importance of Agricultural Production
มุมมอง 1K4 หลายเดือนก่อน
Importance of Agricultural Production
Taxanaha DUUR KU NOOLKA iyo DUUR KU YAALKA
มุมมอง 1174 หลายเดือนก่อน
Taxanaha DUUR KU NOOLKA iyo DUUR KU YAALKA
Raad reeb1
มุมมอง 344 หลายเดือนก่อน
Raad reeb1
Veterinary Public Health,
มุมมอง 1244 หลายเดือนก่อน
Veterinary Public Health,
Challenges and Opportunities of Livestock
มุมมอง 1.3K4 หลายเดือนก่อน
Challenges and Opportunities of Livestock
An introduction to Paro organization?
มุมมอง 2054 หลายเดือนก่อน
An introduction to Paro organization?

ความคิดเห็น

  • @Guudweyne8989
    @Guudweyne8989 22 วันที่ผ่านมา

    Dr intee kala soo xariraa

  • @carafaadclshakuurxassanxaa3006
    @carafaadclshakuurxassanxaa3006 25 วันที่ผ่านมา

    Qaybtii labaad wll

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 หลายเดือนก่อน

    Numberkee la idinkaga soo xariiraa walaal

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 หลายเดือนก่อน

    Ok xagee la idinkala soo xaeiiraa

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wll

  • @abdirizakyasin7993
    @abdirizakyasin7993 หลายเดือนก่อน

    Aqoontaad been ka sheegaysaa, professor ayaa ku siiyay sideed ku gaadhay imisa articles ayaad ku qortay journals caalamiya . Somalia wax walba waa la biliqaystay wada fake. Prof. Hebel baa la iska leeyahay, diktoor hebel, musharax hebel, engineer hebel, aqoonyahan hebel war anagaa wax aragnay laba kalmadood oo ajaanib ah aqoontu miyaa , hhhh

  • @MahdiMohamed-o3x
    @MahdiMohamed-o3x หลายเดือนก่อน

    Guulesta lkn lodadeena hormariya tan dibada kiliya yaan xooga la saarin

  • @farahhirsi8185
    @farahhirsi8185 หลายเดือนก่อน

    Xafiiskiinu waa xagee sxb inaan inisoo booqdaan rabaa boosaaso ayaan jooga

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 หลายเดือนก่อน

    Aad ayaa u mahadsantihiin

  • @jalalaqsihaji8063
    @jalalaqsihaji8063 หลายเดือนก่อน

    telkaga Ayan ubahanahay

  • @jalalaqsihaji8063
    @jalalaqsihaji8063 หลายเดือนก่อน

    Tal kava Ayan ubahanahay

  • @jalalaqsihaji8063
    @jalalaqsihaji8063 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 หลายเดือนก่อน

    Waa wax loo baahan yahay oo larabo inanu kafaidaysano kuna dayano. Caano caafimaad qaba waa bulsho caafimaad qabta, hormarka xagaas kasiwada. Beerta ina lasoo booqon karo noosheeg wll

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 หลายเดือนก่อน

    Waa intee sxb somalia waa weyntehee yaa ka daa iideysankara

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 หลายเดือนก่อน

    Waxaa fiicnaan leheed inaad ku gudbisaan af somali maclumadka xolo dhaqato English mataqane

  • @CabdulaahiCabdirisaaq-b9n
    @CabdulaahiCabdirisaaq-b9n หลายเดือนก่อน

    Maxa Engrish ugusharaxaysah

  • @GololMudug
    @GololMudug หลายเดือนก่อน

    Cad iyo caano weeye

  • @hornafricanfarmingtv4
    @hornafricanfarmingtv4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤Mahadsanidiin wlalayaal

  • @maxamedxuseen7369
    @maxamedxuseen7369 หลายเดือนก่อน

    Asc Wiilkaan mawduuc muhiim ah ayuu ka hadlayaa se inta aan ka fahamay ayaa aad uyar Maxay tahay sidani ma aqoon iyo ilbaxnimaa isagoo soomaali la hadlaya in uu laba erat oo is xiga inuuna soomaali ku hadlin

  • @buraale134
    @buraale134 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @abdullahiali7254
    @abdullahiali7254 หลายเดือนก่อน

    Antibiotics cudur ma aha ee waadawa loo isticmaalo cudurada qaar.

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 หลายเดือนก่อน

    M.a aad ayaa idin dhageysanay wana wax fican ee halke la idinkala soxiriira?

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 หลายเดือนก่อน

    COOD IYO CAANO AYUU LEEYAY WALAALKEEN LAAKIN WAXA MEESHA KU QORAN WAAA GOOD IYO CAANO BAL ISKA SAXA MEESHAAS WALAALAYAAAL

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 หลายเดือนก่อน

    COOD IYO CAANO AYUU LEEYAY WALAALKEEN LAAKIN WAXA MEESHA KU QORAN WAAA GOOD IYO CAANO BAL ISKA SAXA MEESHAAS WALAALAYAAAL

    • @farahhirsi8185
      @farahhirsi8185 หลายเดือนก่อน

      Qoraalka ayaa ka qaldamay

  • @ibnusiiye4762
    @ibnusiiye4762 หลายเดือนก่อน

    Part 2 please

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur หลายเดือนก่อน

    Afingriise yaakulayaqaan gaalismoodyahow

    • @paroOrgnization
      @paroOrgnization หลายเดือนก่อน

      mohamed, waad mahadsantahay walaal, wax waan ka badali doonaa insha allah.

  • @ahmedbarre5232
    @ahmedbarre5232 หลายเดือนก่อน

    Asc, Fadlan afsoomaali ku sharax warka aad gudbinayso. Haddii kale English uun ku hadal. Macluumaad fiican baad haysaa laakiin dad yar uun baa ku fahmaya.

    • @paroOrgnization
      @paroOrgnization หลายเดือนก่อน

      wcs, mudane waad mahadsantahay taladaada waa qaadasho, maadaama in kabadan 30sano ee la soo dhaafay aanan erey bixin cilmiyeed aan la sameeyn, waxaan wax ka qaadano uu yahay buugag afka qaalaad ku qoran, waxaa adkaanaysa in la gu sharaxo 100% afkeena hooyo, balse dadaal ayan sameyn doonnaa insha allah. mahadasanid.

  • @cigaal4668
    @cigaal4668 หลายเดือนก่อน

    Macluumaadka waad kumahadsantahay🙏

  • @SadiaHassan-o7p
    @SadiaHassan-o7p หลายเดือนก่อน

    Walaal soo qoro meesha la iniga soo xariiri karo. Baahi wayn baa loo qabaa cilmigaan wadan ka oo dhan. Idinkana business fiican baa helasaan

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 หลายเดือนก่อน

    Shade net ka dalkeena ku haboon waa imisa cufkiisu? Mahadsanid

  • @friendsofallah5039
    @friendsofallah5039 หลายเดือนก่อน

    Asc intee kaala so xariir naa

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @bileabddiAndi
    @bileabddiAndi หลายเดือนก่อน

    Bal ayaad wax u sheegeysaa ma dad soomaali ah mise dad ajaanib ah .marka hore luuqada iska sax oo luuqadaada inaad wax ku sharxi karto baro .

    • @paroOrgnization
      @paroOrgnization หลายเดือนก่อน

      Erey qoraalkaaga waxaad ku adeegsatay afar weerood oo aan ahayn afka somaliga hadan somaaliyoobay, 1- sharax 2- luqad 3- sax 4- ajaanib marka dhiiqada waa lagu wada jiraa aan wada barano afkeena hooyo waadna ku mahadsantahay mudane taladaada.

  • @yuusufcali-g9k
    @yuusufcali-g9k หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa beer sifiican u baxaysa

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 หลายเดือนก่อน

    Sida hada uu u beeranyahay qaabka sida loo diyaariyo noo soo duub sxb

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 หลายเดือนก่อน

    Sxb sida xeryaha loo diyaariyo sida ciida loo jilciyo oo dhan noo soo duub sxb wax badan noo faaiiiday ilaahay hanala qabtee ameeen

  • @abdiqafarali5585
    @abdiqafarali5585 หลายเดือนก่อน

    Haddii aadan Somali ku sheegi karin waa caqabad, dadkuna waxba kaama baran karaan.

  • @qaalidbinuyuusuf938
    @qaalidbinuyuusuf938 หลายเดือนก่อน

    MACHAD maledihin Course bixiyo Wxan ahay arday dhigta Jamacad Hadane Practice Maqato so cilmi KororsiLe radinaya🤔🤔

  • @muscabcadceedfiqiga3867
    @muscabcadceedfiqiga3867 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah dr sakariye

  • @darwiishfarm7709
    @darwiishfarm7709 2 หลายเดือนก่อน

    Wax ma Annan ka fahmin macalinow afki hooyo ku sharax adigoo mahadsan

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 2 หลายเดือนก่อน

    Waxbeerta aan barwaaqo gaadhnee ❤

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 2 หลายเดือนก่อน

    Cilimiga beeraha aad ban ugu baahany ❤

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 2 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab wiilashan jaamacadaha ka baxaa miyay ka afkooda ka faanaan mise afkooda ayaanay aqoon bal ninkan Dhegaysta:feedka,breading,gene,production,desease,challenge,freezone,boundaries,provisionally,mismanagement,climate,visilogy,indirect,direct,live stock policy,strategy,sector ,organization iyo qaar kaloo badan tolow yuu u sheekaynayaa hadda ogow dadkuu la hadlayaa waa reer miyi,maxay tolow odhan doonaan dadkaasi:ilaahay yaab buu isugu keenayaa waayo nuxurkii iyo intii ugu muhiimsanayd af ingiisi buu ku sheegay malaa wuxuu moodayaa inuu fasalkii jaamacadda ku jiro walow xataa fasalka jaamacaddu u baahanyay in kelmad kasta lagu qeexo afsoomaali,reermiyigii uu wax usoo bartay ee uu la hadlayay iyagoo yaabban oo afkala qaada oo is waydiinaya wuxuu ninkani kahadlayay ayay meeshii ka dareereen,isna xiiq iyana daale, Waa sheekadii “harga madhan side hawli kama tegin habaarna u dheer “

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer waad wacantay ee aad u baro afsoomaaliga iyo Turjumaadda saxda ah

  • @abdiomar9341
    @abdiomar9341 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka xoolaha dhaqda si ay kuufahmaan wax kasta aad sheegto afsoomaaliyee

  • @anasmaayeofficial8216
    @anasmaayeofficial8216 2 หลายเดือนก่อน

    mhdsanid ustad ee abuurkiisa intee laga helaa

  • @abdirizakabdullahi592
    @abdirizakabdullahi592 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalle mawaxaad wax usharraxaysaa kholo ingiriisa? Maad soomaali kusharraxdid?

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga 2 หลายเดือนก่อน

    Soomali ku hadal ama Nagadaa