Baynax rooble
Baynax rooble
  • 63
  • 219 027
sheekadii iyo gabayadii qamaan bulxan markii laga dhacay xaaskiisii barni sh. cabdille
qamaan bulxan waxaa laga dhacay xaaskiisii uu aadka ahaydna gabar ilaahay qurux ku mannaystay(barni sh.cabdille) isaga oo aan furin. gabayo badan oo caacal ah ayuu ka mariyay dhacdadaas ugu dambayntiise gacantiisa ayay dib ugu noqotay.
Nagala soco facebook pagekeenna:
profile.php?id=61555891911990&mibextid=ZbWKwL
you tube:
th-cam.com/video/AFI2BDM5REM/w-d-xo.html
#qamaan_bulxan
#gabay
#cali_dhuux
#raage_ugaas
#gabayo
#guba
มุมมอง: 90

วีดีโอ

Mucjisada shinida ee quraanka||xaqiiqooyin quraanku sheegay 1400 oo sano kahor oo dhawan la ogaaday
มุมมอง 13614 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa mucjisada shinida ee lagu sheegay Qur'aanka Kariimka ah 1400 sano ka hor, iyo sida cilmiga casriga ah uu u xaqiijiyay xaqiiqooyinkaas. Qur'aanku wuxuu sharxayaa sida shinidu u shaqeyso, qaybta ay dheddigta ku leedahay soo saarista malabka, iyo faa'iidooyinka caafimaad ee malabka. Daawo si aad u ogaato xiriirka cilmiga ah ee shinida iyo diinta Islaamka!" Waxaad kalo...
sidee israel u qaarijisay xassan nasrullaah? yaa soo basaasay halka uu ku sugnaa?
มุมมอง 78หลายเดือนก่อน
27/9/2024 Israel waxay qaarijisay hogaamiyihii ururka xizbullaah ee xassan nasrullaah. haddaba muuqaalka ayaan ku lafaguraynaa qaabka ay isrel u dishay xassan nasrullaah iyi cida usoo jaajuustay halka uu joogay. waxaad nagala socon kartaa mareegaha aan kuleennahay: facebook link: profile.php?... youtube: / @baynaxroble4227 #xassan_nasrullah #israel_iyo_xizbullah #weerarka_israel #t...
afgambigii dhicisoobay | Cirro, Cabdullahi Yusuf iyo Siyaad Barre!
มุมมอง 534หลายเดือนก่อน
Afgambigii fashilmay ee Cirro iyo Cabdullaahi wuxuu ka mid yahay dhacdooyinka ugu saamaynta badan taariikhda. Qaabkii ay xukuumaddu uga falcelisay ayaa keenay samaysanka jabhaddii hubaysnayd ee SSDF iyo kuwii kale ee ka danbeeyay sida SNM iyo USC. jabhadaasi waxay ahaayeen kuwii ugu dambayn xilka ka tuuray madaxwene Maxamed Siyad Barre. haddaba wax ka ogow qaabkii uu u dhacay, ciddii kadanbaysa...
taariikhdii sayid maxamed cabdille xasan iyo halgankii darawishta
มุมมอง 3804 หลายเดือนก่อน
sayidka iyo daraawiishtii uu madaxda u ahaa waxay 21-sano dagaal la hortaagnaayeen gaaladii ku hamminaysay gumaysiga iyo qaybsiga dhulka soomaaliyeed. muuqaalka dhamayso siaga ayaan kulafaguraynaa taariikhdaas. fadlan booqo facebook pagekeenna: profile.php?... fadlan youtubekeenna kasoo daawo muuqaalladan: th-cam.com/video/AFI2BDM5REM/w-d-xo.htmlsi=ogJVwuDkZIMdFzqP th-cam.com/video...
Gabayadii Ismacil Mire | guulloow allow, naa gefka iyo beenta daa, iibsi lacageed..... Q.1aad
มุมมอง 5834 หลายเดือนก่อน
Barnamijkan waxaan kusoo qaadan doonnaa qaar kamid ah gabayadii abwaankii waynaa ee darwishkana ahaa Ismaaciil Mire Cilmi. fadlan booqo bartayaada facebook oo follow garee: profile.php?id=61555891911990&mibextid=ZbWKwL yuutubekeenna kasoo daawo muuqaallo kuxiisa galiya: th-cam.com/video/AFI2BDM5REM/w-d-xo.html #gabay #sheeko #ismaaciil_mire #cali_dhuux #baynax_rooble
qaybtii 2aad | sheekadii afxame iyo duullane iyo gabadhii ay isku dileen ee tafadhiig!!
มุมมอง 7745 หลายเดือนก่อน
afxakame iyo cali duullane iyo gabadhii ay iskuqabteen ee 'tafadhiig' qaybtii 1aad!! tafadiig waxay ahayd inan quruxdeeda lala ashqaraaray oo ishii kudhacdaa aysan kajeensanayn. markii hore waxaa doonay oo guursaday cali duullane xoolo badanna xarraga ahaan ayuu uga bixiyay, kadib waxaa dhacay oo guursday faarax afxakame. arrintaasna waxaa kaxumaaday oo liqi waayay cali duullane wuxuuna go'aans...
dagaalkii caynu jaaluut | maxay ahayd kaartadii lagu jabiyay ciidankii tataarka??
มุมมอง 1336 หลายเดือนก่อน
dagaalkii caynu jaaluut wuxuu ahaa dagaalkii ugu horreeyay ee lagu jabiyo ciidankii tataarka ee adduunka qabsaday qarniyadii dhexe. waxaa jabiyay suldaan katalinayay masar oo ahaa halyeey geesi ah. sheekada oo dhamaystiran kaga bogo muuqaalka. fadlan soo follow garee facebook pagekeenna: profile.php?id=61555891911990&mibextid=ZbWKwL #gabaycaynujaaluut #dagaalkiibadar #dagaal #gabay...
wiilkii lasoo qafaashay ee islaamka badbaadiyay | ruknudiin beeberoos??
มุมมอง 1127 หลายเดือนก่อน
ruknudiin beeberoos isaga oo yar ayaa lasoo qafaashay kadibna waxaa loo iibiyay addoon ahaa ilaa uu markii danbe noqday boqor kataliya masar iyo shaam. wuxuu dagaallo badan oo uu kuguulaystay lagalay saliibiyiintii shaam iyo tataarkii. fadlan subscribe , like iyo commentiba kutaageer chanaalka: youtube: / @baynaxroble4227 facebook: profile.php?.. #ruknudiinbeeberoos #sheeko #qisocaj...
gabaygii jiinleey ee sayid maxmed u tiriyay boqor cismaan iyo sababtuu kusoo baxay
มุมมอง 6197 หลายเดือนก่อน
gabaygii jiinleey ee sayid maxmed u tiriyay boqor cismaan iyo sababtuu kusoo baxay
Abwaan Dhoodaan oo ka sheekaynaya dhaqankii iyo xeerarkii hore ee soomaalida
มุมมอง 1097 หลายเดือนก่อน
Abwaan Dhoodaan oo ka sheekaynaya dhaqankii iyo xeerarkii hore ee soomaalida
Guur aan ka la'aado | Gabaygii Aw-yusuf Barre oo dhamaystiran!
มุมมอง 3K8 หลายเดือนก่อน
Guur aan ka la'aado | Gabaygii Aw-yusuf Barre oo dhamaystiran!
samatar baxnaan | aadan carab | cumar cigaal iyo axmed dirir | silsiladdii buuhoodle
มุมมอง 3.9K8 หลายเดือนก่อน
samatar baxnaan | aadan carab | cumar cigaal iyo axmed dirir | silsiladdii buuhoodle
dilkii koofil iyo gabayadii ay ka kalatiriyeen sayidka iyo ismaaciil mire
มุมมอง 2.4K8 หลายเดือนก่อน
dilkii koofil iyo gabayadii ay ka kalatiriyeen sayidka iyo ismaaciil mire
Geelii indhabadane iyo gabayadii laga tiriyay | maxamud cali beenaley iyo maxamad nur fadal!
มุมมอง 6028 หลายเดือนก่อน
Geelii indhabadane iyo gabayadii laga tiriyay | maxamud cali beenaley iyo maxamad nur fadal!
waa maxay todobada mucjiso ee aduunku? | cajaaibta toddobada ah ee dunida |
มุมมอง 1289 หลายเดือนก่อน
waa maxay todobada mucjiso ee aduunku? | cajaaibta toddobada ah ee dunida |
Gamuute cabdille geela iyo dhaqaalayntiisa || gabay layaab leh??
มุมมอง 7369 หลายเดือนก่อน
Gamuute cabdille geela iyo dhaqaalayntiisa || gabay layaab leh??
afxakame iyo cali duullane gabadhii 'tafadhiig' ahayd ee ay iskuqabteen || qaybtii 1aad!!
มุมมอง 6149 หลายเดือนก่อน
afxakame iyo cali duullane gabadhii 'tafadhiig' ahayd ee ay iskuqabteen || qaybtii 1aad!!
abwaan baynax rooble || gabaygii gocosho + xaaladda dalka !!!
มุมมอง 1119 หลายเดือนก่อน
abwaan baynax rooble || gabaygii gocosho xaaladda dalka !!!
sayid maxamed iyo cabdi xirsi ||| gabayadii ay isugu jawaabeen
มุมมอง 4249 หลายเดือนก่อน
sayid maxamed iyo cabdi xirsi ||| gabayadii ay isugu jawaabeen
raage ugaas|| sida koorta yucuboo lasudhay koromo buubaala
มุมมอง 1629 หลายเดือนก่อน
raage ugaas|| sida koorta yucuboo lasudhay koromo buubaala
afgambigii canjeel tala-waa iyo gabaygii sayidku kamariyay
มุมมอง 37610 หลายเดือนก่อน
afgambigii canjeel tala-waa iyo gabaygii sayidku kamariyay
qamaan bulxan iyo gabaygii uu alle kubaryay markii lagu xiray xabsigii harar
มุมมอง 14010 หลายเดือนก่อน
qamaan bulxan iyo gabaygii uu alle kubaryay markii lagu xiray xabsigii harar
sayid maxamed vs calidhuux aadan|| gabayadii ay iswaydaarsadeen
มุมมอง 49810 หลายเดือนก่อน
sayid maxamed vs calidhuux aadan|| gabayadii ay iswaydaarsadeen
hees hawleedda beero qodotada soomaalida
มุมมอง 161ปีที่แล้ว
hees hawleedda beero qodotada soomaalida
raage ugaas gabaygii allayl dumay!! calaacal iyo catow
มุมมอง 864ปีที่แล้ว
raage ugaas gabaygii allayl dumay!! calaacal iyo catow
Qaybtii 2aad|| raage ugaas iyo faarax wiilwaal gabadhii cabban cilmi ahayd ee ay isku qabteen
มุมมอง 58Kปีที่แล้ว
Qaybtii 2aad|| raage ugaas iyo faarax wiilwaal gabadhii cabban cilmi ahayd ee ay isku qabteen
raage ugaas iyo faarax wiilwaal gabadhii cabban cimi ahayd ee ay iskuqabteen || qaybtii 1aad!!
มุมมอง 61Kปีที่แล้ว
raage ugaas iyo faarax wiilwaal gabadhii cabban cimi ahayd ee ay iskuqabteen || qaybtii 1aad!!
yowle iyo samatar baxnaan tixihii ay isugu hal celiyeen
มุมมอง 37Kปีที่แล้ว
yowle iyo samatar baxnaan tixihii ay isugu hal celiyeen
cigaal shiidaad || sheekooyinkiisa kuwa ugu qosolka iyo maadda badan
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
cigaal shiidaad || sheekooyinkiisa kuwa ugu qosolka iyo maadda badan

ความคิดเห็น

  • @AbdinasiibAbdulaahi
    @AbdinasiibAbdulaahi 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @Rayaan-he4vv
    @Rayaan-he4vv 14 วันที่ผ่านมา

    Quraanku waa mucjiso dhan kasta oo laga fiiriyaba

  • @user-st1bz7jk9y
    @user-st1bz7jk9y 14 วันที่ผ่านมา

    Waa arrin cajiiba

  • @ilayskaaqoonta6216
    @ilayskaaqoonta6216 14 วันที่ผ่านมา

    Diinteenna waxaa kabuuxa xaqiiqooyin cilmiya balse intoodabadan muslimiintu kuma baraarugsana

  • @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
    @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 14 วันที่ผ่านมา

    Shinidu waa cajiib

  • @Ciidibaraahim-9ip5sk5n
    @Ciidibaraahim-9ip5sk5n 14 วันที่ผ่านมา

    ❤shinidu waa wax qaali ah

  • @BileAxmed-e1u
    @BileAxmed-e1u 14 วันที่ผ่านมา

    M,a diinteeno waa waasac

  • @WalalCade100
    @WalalCade100 16 วันที่ผ่านมา

    Nx

  • @WalalCade100
    @WalalCade100 16 วันที่ผ่านมา

    X

  • @XasanAllale
    @XasanAllale 24 วันที่ผ่านมา

    Ismaaciil Mire iyo sayid maxamad cabdille xasan ilahay ha u naxariisto

  • @MuxyadiinCalicabdi
    @MuxyadiinCalicabdi หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ilayskaaqoonta6216
    @ilayskaaqoonta6216 หลายเดือนก่อน

    Abwaan update baad noqotay. Waa muhiim in marba waxa dhacaya lala socdo

  • @user-st1bz7jk9y
    @user-st1bz7jk9y หลายเดือนก่อน

    Barnaamijyadan oo kale ayaa loo baaahanyahay

  • @Rayaan-he4vv
    @Rayaan-he4vv หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah

  • @Really2025
    @Really2025 หลายเดือนก่อน

    Illaahayoow dhammaan Ummadeena u naxariiso.

  • @Cllaahiaxmed-sl9kg
    @Cllaahiaxmed-sl9kg หลายเดือนก่อน

    Abwaan baynax horay usoco

  • @bidhaan-arag7111
    @bidhaan-arag7111 หลายเดือนก่อน

    Keep going my friend

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 หลายเดือนก่อน

    allaha unaxariisto dhamanto daraawiishtii mujahidiintii❤❤❤

  • @sharmaakexasancismaan4389
    @sharmaakexasancismaan4389 หลายเดือนก่อน

    Xubin kaliyo hagar aadan igala xoog badane🧔

  • @axmedxirsi-ff2il
    @axmedxirsi-ff2il หลายเดือนก่อน

    😮

  • @MaxamedCabdiDeeq-y1h
    @MaxamedCabdiDeeq-y1h 2 หลายเดือนก่อน

    Okay 🎉

  • @CUMARINHO-e9p
    @CUMARINHO-e9p 2 หลายเดือนก่อน

    7:40

  • @MaaidoMaxamed-x3q
    @MaaidoMaxamed-x3q 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @XamdiAxmed-bo9dd
    @XamdiAxmed-bo9dd 2 หลายเดือนก่อน

    Thank❤you❤🎉

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    Oiriyareey murwodumaroo iyo sayted EhEyE kabacdina kabacdina

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    Yasliyeey Murwodumaroo yarey lagufarxeeeey ba layga yirah dumar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    Sahrascadayyareey murwodumaroo YariisEEy Nicmaturabi Nicmaturabi QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey wanba uwata dumar hawen tii kujirtayba Y Sahrascadayyareey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    Ya

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    LE Y, teen dumar Ya ahey Qaasatan facyaashay Noocyadey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 3 หลายเดือนก่อน

    As, Familyyyyyy Systems Reero, galab dher wa iyaQan layga tilmamsadey dumar Shankarooney shahshahlEEy lagufarxeeeey oiriyareey oiridumaroo murwodumaroo YariisEEy lagufarxeeeey fariidad waitan iyo say waitan ARIMahayga yo Noloshaydaba

  • @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
    @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 3 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 4 หลายเดือนก่อน

    Alle how naxariisto hana u danbi dhaafo yowle

    • @awilashkir3379
      @awilashkir3379 หลายเดือนก่อน

      Watariikh jaciib ah waficantahay Sofagidda tariikhda Mahad sanid adeer

  • @Maxamadcabdiraxman-qd3mv
    @Maxamadcabdiraxman-qd3mv 4 หลายเดือนก่อน

    Aadan carab iyo cumar cigaal iyo samatar baxnaan axmed dirir iyo xaaji maxamud waysaysane ilaahay ha unaxariisto dhamaantood

  • @MohamedAli-o3i
    @MohamedAli-o3i 4 หลายเดือนก่อน

    7:37

  • @MohamedAli-o3i
    @MohamedAli-o3i 4 หลายเดือนก่อน

    Run iyo ben

  • @Cllaahiaxmed-sl9kg
    @Cllaahiaxmed-sl9kg 4 หลายเดือนก่อน

    Guuleeso sxb

  • @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
    @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 4 หลายเดือนก่อน

    Milay Abwan noo Macnee

  • @bishaarcabdikariin
    @bishaarcabdikariin 4 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo

  • @Cllaahiaxmed-sl9kg
    @Cllaahiaxmed-sl9kg 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @bidhaan-arag7111
    @bidhaan-arag7111 4 หลายเดือนก่อน

    Ismaciil mire waxaa ku kulmay tilmaamo ay dhif iyo naadir tahay qof kulansaday sida:gabyaa, halgamaa iyo okay beeleed

  • @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
    @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 4 หลายเดือนก่อน

    Qaybtii 1aad waan ka waayay Abwaan

    • @baynaxroble4227
      @baynaxroble4227 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb playlistiga gal oo waxaad sii gashaa folderka ay kuqorontahay suugaan. Halkaas baad kahelaysaa

    • @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s
      @AbdirahmanMohamedMuhumed-f5s 4 หลายเดือนก่อน

      @@baynaxroble4227 Shukran

  • @Cllaahiaxmed-sl9kg
    @Cllaahiaxmed-sl9kg 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaan hadaa kuqus liweedo Dhakhtartag

  • @Cllaahiaxmed-sl9kg
    @Cllaahiaxmed-sl9kg 5 หลายเดือนก่อน

    Abwaan horay usoco

  • @zakiyare7440
    @zakiyare7440 5 หลายเดือนก่อน

    Mcallin abdirashiid 🫡🫡🫡