Aar Qadshe 24
Aar Qadshe 24
  • 395
  • 2 651 661

วีดีโอ

Hooyo Wiil Dabo la'aan dhashay oo lagu dayacay maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 34021 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hooyo Wiil Dabo la'aan dhashay oo lagu dayacay maxkamadda dahir Alasow
Nagtii Jiniga ehed ee dahir Alasow Taajirka ka dhigatay😱 Maxkamadda dahir
มุมมอง 37022 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nagtii Jiniga ehed ee dahir Alasow Taajirka ka dhigatay😱 Maxkamadda dahir
Baabajey oo la oyay qiyaanada faizo wadani ku samesay Arooskana buuq ka dhaliyay
มุมมอง 53323 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Baabajey oo la oyay qiyaanada faizo wadani ku samesay Arooskana buuq ka dhaliyay
Arooska Taliye Kaashey iyo Faizo wadani Fanan wayn ka so qeb galay maxkamadda
มุมมอง 76423 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Arooska Taliye Kaashey iyo Faizo wadani Fanan wayn ka so qeb galay maxkamadda
Gabadhii Nolol iyo geeri lagu wayay oo Naag oromo lagu qabtay ayado wadato😱 max.
มุมมอง 1.1K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gabadhii Nolol iyo geeri lagu wayay oo Naag oromo lagu qabtay ayado wadato😱 max.
sh.Rusheye || Ragga xata wuu u galmoda jinka D.Alasow oo naag jin ah ka tajiray sub..
มุมมอง 1.2K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sh.Rusheye || Ragga xata wuu u galmoda jinka D.Alasow oo naag jin ah ka tajiray sub..
Shiikh rusheeye Su'aalo muhiim ah maxo igu jawabay maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 6114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shiikh rusheeye Su'aalo muhiim ah maxo igu jawabay maxkamadda dahir Alasow
umada somaliyeed iyo dahir Alasow ayaa u damqaday way u wada kaceen masha allh
มุมมอง 9984 ชั่วโมงที่ผ่านมา
umada somaliyeed iyo dahir Alasow ayaa u damqaday way u wada kaceen masha allh
Ax😭 Hooyo Naafo ku noqotay Calemasarkii m/w xasan sheekh Ninkeda na ku geriyooday
มุมมอง 4007 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ax😭 Hooyo Naafo ku noqotay Calemasarkii m/w xasan sheekh Ninkeda na ku geriyooday
Deg Deg || maxamed buskut Xaaskisa oo la wareegay walal Akshey maxkamadda dahir
มุมมอง 1.3K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg Deg || maxamed buskut Xaaskisa oo la wareegay walal Akshey maxkamadda dahir
Nin ee daris yihiin ayaa 9$ kun oo dollar ka dhacay maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 1.9K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Nin ee daris yihiin ayaa 9$ kun oo dollar ka dhacay maxkamadda dahir Alasow
Maxkamadda oo isku dirtay weero gangi iyo maama Raisa dagal live minisoto maqayada hodan
มุมมอง 2.5K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maxkamadda oo isku dirtay weero gangi iyo maama Raisa dagal live minisoto maqayada hodan
Kiiskii ugu darna || Hooyo Nafteda halis galisay dab aye isqabadsisay maxkamadda
มุมมอง 7449 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kiiskii ugu darna || Hooyo Nafteda halis galisay dab aye isqabadsisay maxkamadda
Ax😭 maskiinta lacaga laga dhacay somalida ayade buuq kufureen oo eeda saaren max..
มุมมอง 59012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ax😭 maskiinta lacaga laga dhacay somalida ayade buuq kufureen oo eeda saaren max..
Q/3ad Abdi Nasiir Sos oo cabsi badan so wajahday Qalqal aya ku furmay axkamadda
มุมมอง 8K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Q/3ad Abdi Nasiir Sos oo cabsi badan so wajahday Qalqal aya ku furmay axkamadda
Hooyadiis way u so hanjabtay Rag aye u Adeegsatay Xalad adag ayu ku jira Cawa
มุมมอง 9K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hooyadiis way u so hanjabtay Rag aye u Adeegsatay Xalad adag ayu ku jira Cawa
War Cusub Wiilka Sos Hooyadisa oo DNA diyaar u ah maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 14K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
War Cusub Wiilka Sos Hooyadisa oo DNA diyaar u ah maxkamadda dahir Alasow
Q/2ad || Dahir Alasow oo heshiis dhax dhigay wadaadadii mic🎤 isku qaatay maxkamadda
มุมมอง 74512 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Q/2ad || Dahir Alasow oo heshiis dhax dhigay wadaadadii mic🎤 isku qaatay maxkamadda
sheekh Adam iyo sheekh suldaan oo cawa maxkamadda isku dagaalay wala kala rebi wayay
มุมมอง 64512 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheekh Adam iyo sheekh suldaan oo cawa maxkamadda isku dagaalay wala kala rebi wayay
Deg Deg || Waa Gariiray oo Xalad halis ku jiro maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 82012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg Deg || Waa Gariiray oo Xalad halis ku jiro maxkamadda dahir Alasow
Kiis adag || Hooyo 7$ kun oo dollar ka dhacday gabar rer xaaji salemaan max..
มุมมอง 42812 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kiis adag || Hooyo 7$ kun oo dollar ka dhacday gabar rer xaaji salemaan max..
Belo gubo oo madaxa dhalo ugu jabisay Abe dahir Maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 61114 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Belo gubo oo madaxa dhalo ugu jabisay Abe dahir Maxkamadda dahir Alasow
Dagaal live ah || Abe dahir & khadiijo wax la isku rebtay malahan maxkamadda dahir
มุมมอง 50314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dagaal live ah || Abe dahir & khadiijo wax la isku rebtay malahan maxkamadda dahir
Abe dahir oo Nin kale ku qabsaday Xaaskisa khadiijo wu ciiloday maskiinka maxkamadda
มุมมอง 2.1K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Abe dahir oo Nin kale ku qabsaday Xaaskisa khadiijo wu ciiloday maskiinka maxkamadda
Kiis adag || muniiro maxkamadda dahir aye ka qiratay video uu ka hayo buskut😱
มุมมอง 48414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kiis adag || muniiro maxkamadda dahir aye ka qiratay video uu ka hayo buskut😱
Warkii Hore War soo dhaf Abe dahir oo daroogo ku daldalay khadiijo maxkamadda
มุมมอง 71814 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warkii Hore War soo dhaf Abe dahir oo daroogo ku daldalay khadiijo maxkamadda
Masha Allh Somali ayaa Hooyo iyo Abe u noqotay 1,000$ dollar aye deg deg ku siyen
มุมมอง 45414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Masha Allh Somali ayaa Hooyo iyo Abe u noqotay 1,000$ dollar aye deg deg ku siyen
Garyaqaan iyo ina Adeertis maxa kala qabsaday maxkamadda dahir Alasow
มุมมอง 37516 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Garyaqaan iyo ina Adeertis maxa kala qabsaday maxkamadda dahir Alasow
Kiis Xasaasi || Maama Raisa gabar marekan darbi jif ku ehed E Cawisay ayaa dulmisay
มุมมอง 99016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Kiis Xasaasi || Maama Raisa gabar marekan darbi jif ku ehed E Cawisay ayaa dulmisay

ความคิดเห็น

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha Allaaha

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah baa yaqaan qofkii run sheegay

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab badanaa Oo kaashay aaway Gabadhii ugu timi meeshu joogaye Acuudu bilaahiye

  • @abdinourelmi6108
    @abdinourelmi6108 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuu u eg tahay

  • @afbile1
    @afbile1 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilka moto u gada..Guulaysta.

  • @HawaFarah-b8m
    @HawaFarah-b8m 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hambalyo ❤❤

  • @JawahirQalanjo
    @JawahirQalanjo 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan arkay dadbahiyaha garka qaba oois arosay waliba in nool ah hada iyaka in nee qaban masha alah alha isku barakeeyp

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHEEKO SIDEE 2DIINA OO AAN IS CAAWIN KARIN SEE ISU GUURSANEYSAN YAA IDIN CAAWINAYO

  • @EmadCadde
    @EmadCadde 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wow hambalyo❤🎉

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku xifdiyo Daahiraw.

  • @safiaibrahim3606
    @safiaibrahim3606 วันที่ผ่านมา

    Wa sx dahirow😊

  • @CaliMaslax-v5c
    @CaliMaslax-v5c วันที่ผ่านมา

    Dadka bani adamka ka ganacsade hala qabto yaan la sii deyn waa magafeyaal

  • @CaliMaslax-v5c
    @CaliMaslax-v5c วันที่ผ่านมา

    Beer wax dhaley ma ceytamo

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l วันที่ผ่านมา

    Maya waxaa khasbayaa wax Fiican noolow wll Daahir dahab Noolow❤❤❤

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 วันที่ผ่านมา

    islaanimada aad sheeganaysaa ma mushaahidiinta aan aqli lahayn ee ayga iyo qofka kiyoonkala aqoon aad tuurtay waliba hadii aad dhashay bilaa meherka aad kudhashay oo aad ayda utuurtay ayd waliba sheeganaysaa markuu ilahay iyo muda islaamku koriyeen ayad lacag darteed uraadsanaysaa isala xishoo

  • @maryanismail2485
    @maryanismail2485 วันที่ผ่านมา

    Daahirow Allah ayaa kaa abaal marinaaya ee dadka xun xun warkooda kor uga bax

  • @SacdiyoAdaan-bl2jh
    @SacdiyoAdaan-bl2jh วันที่ผ่านมา

    Masha alah jisadada janatul fardowso alaha haka dhigo walal

  • @AbiibGeelo
    @AbiibGeelo วันที่ผ่านมา

    Nicima wAll iga qsbo

  • @AbiibGeelo
    @AbiibGeelo วันที่ผ่านมา

    ❤Iso qabooo tani waa tayidi ee iso qsbo

  • @nimoali601
    @nimoali601 วันที่ผ่านมา

    You have a great job 👏

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 วันที่ผ่านมา

    Maxaa tidhi daahir jinkuu ageeg sadaa aa🤣🤣🤣🤣🤣👍

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 2 วันที่ผ่านมา

    Waay ay hadda u sheeganeysaa Ila iyo waqtigaan

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 2 วันที่ผ่านมา

    Bal soomaaliyeey hadii aan caruurteenii aan iibsaneyno waliba ajaanib aan ka iibineyno askartina ay la ogtahay , yaa khasaara waa ina adeerteed dad ayaday u xigtaa hada oramey ka iibineysaa heerkaas ayaan soomaalinimada ka joognaa ina calasoobow hadaad nin soomaali u damqanaayo aa tahay kuwa ka ganacsanaya caruurta soomaaliyeed wax ka qabo .

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 2 วันที่ผ่านมา

    Haddii aysan dhalin maxay la waalaneysaa meey tiraahdo ma dhalin iskana aamusto.maxay la qeylineysaa.wiilkaan waa nin rag wuuna noolaan wuuna shaqeysanaayaa ee cabsida hayska daayo.

  • @SaidoDahir
    @SaidoDahir 2 วันที่ผ่านมา

    war naagtu kuwalati badana ilmay aytuurtay asagoo waxgaran bey u boteyneysaa oo hadana ma daahir bey udharaneysaa waxaa halkas kamuqatah ineysan dhalin ee lacagta lasiiyay kaxunrahay oo xolahay ku qadanjirtay bay weyday waa nin ay gumeysan jirtay oo madaxa uga istaagnan jirtay ax ax

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 2 วันที่ผ่านมา

    M.a daahir calasow runta kugu jclhy wax waliba oo musiibo ilaahay ayaa kaa badbaadinayo wayo sadaqada ayaa wax weyn ah

  • @SaraAli-w1c
    @SaraAli-w1c 2 วันที่ผ่านมา

    Naagta Duqa Amerika jooga ayeey lacag uga cuneeysay?

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 2 วันที่ผ่านมา

    Dadkan yaa naga. Aamusiyo shiiqa an dhagaysane

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 วันที่ผ่านมา

    AAMIIN YAARABI DHAMANTEYN 🤲🤲🤲🤲

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 วันที่ผ่านมา

    ALLAAHU AKBAR. ILAAHOW SHAYDANKA SHARKIISA NAGA BAD BAADI YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @EmadCadde
    @EmadCadde 2 วันที่ผ่านมา

    Dahir calasow waxa u adeego haddan fahmay waa jin😂

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 2 วันที่ผ่านมา

    Taleefonka wiilka iisoo dira

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 2 วันที่ผ่านมา

    Wiilka lanbarkiisa korma makusooqori kartaan yaa .muslimiin

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 3 วันที่ผ่านมา

    Hooyo ilmaheeda tuurtay inay imika soo hadasho waa in ayada maxkamada la saaro cunugo ilaa imika si fiican oo sax ah ayuu gadalkiisu yahay dàhir ilà imika si fiican ayaad wax u wadda wiilkaa yar ee ciyaal sos ah meel ku tiiriya habartu mar hadii ay tidhi yaan la iga sii daynin baraha bulshadda wiilku waa wiil caqli fiican dahir arinka meel ku tiiri

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 วันที่ผ่านมา

    Karsheey kurbaa heeyso cidaan kurbeey u dhimanayaan waxba iyadoo la sixrin ayaaba nabsi kasoo baxaayo Daahir ma isdhahday haduu yaqaano Buskut sixir Muniiraa guriga ujoogi laheed qof weyn ayaa tagay caqligaadana gadaal gadaal buu ushaqeeynaa.

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 วันที่ผ่านมา

    Waa Sheeko waalan ugu dar Daahir cudada ma dhameeysatay? Tan Diin kuma dhaqanto midkaan wuuka daran yahay waa hadii ay run tahay waa hala waasho.

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 3 วันที่ผ่านมา

    Bismilahi yahuuu.hooyo neceah Weyan qalabi adaga

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 3 วันที่ผ่านมา

    Wallaalayal canugan seffe ma aha falan seefgareya please meesha kasoowada qeyrbadan rabbi hadin siiyee si deg deg ah usowada mummada boqorada udhiiba boolliiskana uyeera hada thanks

  • @AbdiMahamud-hz1zv
    @AbdiMahamud-hz1zv 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida boqolkiba 40 waa gaalo anig waa oogdey tetoka sheydnminta leh is ka xira

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 3 วันที่ผ่านมา

    Habar yoonis ree sugule caynaanshe ayay day oo dhimatay ayaa ahayd ilaahay ha unaxariisto gob ayay ahayd caasha guleed xaaji ayaa ladhihi jiray

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 วันที่ผ่านมา

    Naagtaa waa tabon af ayey qabtaa hadalkeeda kama fiirsato wey iska hadlee😂😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 วันที่ผ่านมา

    Xaley ayey dheheesay ninkeega hore ayaan ku noqon beenley mahamed ayey jecashay naa wuu ku nacay uff daahie naagta waxey joogtaa iswiidhan waa been maxuu ka doonoo faransiska buskut wuu ku nacay😂😂😂😂😂😂

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 วันที่ผ่านมา

    Waa duliyat waalan ayada jaceelkeeda hergab waaue mahamed kameeseer ayey ka tahay waa been teeda 😂😂😂🎉🎉😂

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 3 วันที่ผ่านมา

    MAAMADAAAS WAA BEENLEY HALA BAARO WIILKAS MASKINKA HALO GARGAARO SOMALIYEY

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 3 วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH DAHIR CALASOW WAA WAXGARAD WLHI ILMO AY WAA HORE TUURTAY BAY HADA LEDAHAY ANIGA DHALAY WAA BEENTOD D.N.A HALAGA QAADO DADKA WEY IIMAAN DARAN YIHIN

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Osob_5
    @Osob_5 4 วันที่ผ่านมา

    Ma Islam iyo gabadh ayaa isku Xooga wadan ku sharcibuu leeyahay at every Body Rule of low Maamada Nine Number ayey ilaashanaysaa qofkii gacan qaada Jail auto Sharci La’aan ayuu mutaysanyaa Maamada Waa Aqliley hadhow ma idinkaa Xabsiga iyo Sharci siinaayo.

  • @Osob_5
    @Osob_5 4 วันที่ผ่านมา

    Ma Caruurnimo ayaa Nagu Celiseen

  • @Osob_5
    @Osob_5 4 วันที่ผ่านมา

    Ma Habrihii iyo gabdhihii ayaa laysku dirayaa Alle ka baqa