- 49
- 143 619
Mohamad Abdulrahman
เข้าร่วมเมื่อ 24 ก.ย. 2017
Madadaaliyaha bulshada
วีดีโอ
Gacan furtnaantii aabbe sheekh cabdi Rahman celi iyo qeyb kamida taariikhdiisi wanaagsaneed
มุมมอง 8010 หลายเดือนก่อน
Gacan furtnaantii aabbe sheekh cabdi Rahman celi iyo qeyb kamida taariikhdiisi wanaagsaneed
waa kuwaan ragii muqdisho ku nuuriyay jaceylka nabiga sallallahu caleyhi wasallama 💕
มุมมอง 1942 ปีที่แล้ว
waa kuwaan ragii muqdisho ku nuuriyay jaceylka nabiga sallallahu caleyhi wasallama 💕
إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ سَيَجْعَلُ لَهُمُ ٱلرَّحْمَٰنُ وُدًّا.
มุมมอง 1562 ปีที่แล้ว
إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ سَيَجْعَلُ لَهُمُ ٱلرَّحْمَٰنُ وُدًّا.
Maxaa soonka jabiyo bal kaalay casharkaan kubaro oo kafaaiideys sheekh calinuur sheekh aadan
มุมมอง 1252 ปีที่แล้ว
Maxaa soonka jabiyo bal kaalay casharkaan kubaro oo kafaaiideys sheekh calinuur sheekh aadan
waa bishii qur.aanka intaan yar igula macaansada ❤
มุมมอง 512 ปีที่แล้ว
waa bishii qur.aanka intaan yar igula macaansada ❤
"ضرب رموز المسلمين طريق مختصر لهدم الإسلام
มุมมอง 2132 ปีที่แล้ว
"ضرب رموز المسلمين طريق مختصر لهدم الإسلام
Bal dhagaysta sida uu ula gar naqsaday Sh Abdirahman Waabari Allaha xifdiyee Sh Shibille
มุมมอง 1752 ปีที่แล้ว
Bal dhagaysta sida uu ula gar naqsaday Sh Abdirahman Waabari Allaha xifdiyee Sh Shibille
الإحتفال هو الإكرام الإحتفال هو الإنشغال بالشيء الإحتفال هو الإعتناء بالشيء
มุมมอง 1682 ปีที่แล้ว
الإحتفال هو الإكرام الإحتفال هو الإنشغال بالشيء الإحتفال هو الإعتناء بالشيء Ixtifaalku waa bidco hanaga harto bal waqti sii si aad wax badan u fahanto ❤
فضيلة الشيخ بن أحمد بن علي الملقب بشيخ عبد الله (مذوب) أفصح الله لسانه ومتعنا الله بطول حياته
มุมมอง 1363 ปีที่แล้ว
Qof Diinka Qof Uga Wakiila Majirto Caaminimo Qof Loogu Talagalay Majirto Diinka An Barano Dhamaanteen i.n فضيلة الشيخ عبد الله بن أحمد بن علي الملقب ب(مذوب) أفصح الله لسانه ومتعنا الله بطول حياته
Takfiirinta wahaabiyada ninkaan iyo kan kadambeeyoo ah xasan keebaa runta kasheegey bal iskufiiriya
มุมมอง 1213 ปีที่แล้ว
Takfiirinta wahaabiyada ninkaan iyo kan kadambeeyoo ah xasan keebaa runta kasheegey bal iskufiiriya
wacdi qiimo badan
มุมมอง 3453 ปีที่แล้ว
Wacdi qiimo badan iyo qiso cajiiba oo laga soo wariyay sheekh axmed gabyow ama wacdiyow Saad u taqaanaanba goobtu waa taagdheere Kulankii qaraabada kabogasho wacan Sheekheyga murabigaa sheekh cabdulahi madoobe ajar iyo xanaad alle hasiiyo
Banaan bixi8 ziyaarada aabow Sheekh cabdi celi
มุมมอง 2484 ปีที่แล้ว
Banaan bixii ziyaarada aabow sheekh cabdi celi ee warsheekh
Shahiidkii ladilay isagoo diinta faafinaayo waliyu laahi sheekh uweys dheere kabogasho wacan
มุมมอง 61K5 ปีที่แล้ว
Shahiidkii ladilay isagoo diinta faafinaayo waliyu laahi sheekh uweys dheere kabogasho wacan
Qeyb kamida karaamaadkii waliyulaahi Sheekh uweys alqaadiri raxmatulaahi Caleyhi
มุมมอง 8145 ปีที่แล้ว
Qeyb kamida karaamaadkii waliyulaahi Sheekh uweys alqaadiri raxmatulaahi Caleyhi
Dantaa ii run sheegtee raganimo mawaayine 😊✌
มุมมอง 3286 ปีที่แล้ว
Dantaa ii run sheegtee raganimo mawaayine 😊✌
Allahu akbar macaan badanaa nabi amaankaan bal igula raaxeysta asxaabteyda ❤
มุมมอง 3216 ปีที่แล้ว
Allahu akbar macaan badanaa nabi amaankaan bal igula raaxeysta asxaabteyda ❤
Kafaaiideysta waa talo wacdi iyo waano xambaarsan
มุมมอง 16K6 ปีที่แล้ว
Kafaaiideysta waa talo wacdi iyo waano xambaarsan
Sheekh abuukar xasan maalin oo shibilli shabaqle beentiisa dadka uga digay bal inyar daawo
มุมมอง 39K6 ปีที่แล้ว
Sheekh abuukar xasan maalin oo shibilli shabaqle beentiisa dadka uga digay bal inyar daawo
Adduunyada hayska joogine\nIntaad guudkeeda joogtid\nJeclaaw oo wax uun jeclaaw\nIlleen waadba jirtaaye
มุมมอง 196 ปีที่แล้ว
Adduunyada hayska joogine Intaad guudkeeda joogtid Jeclaaw oo wax uun jeclaaw Illeen waadba jirtaaye
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
@@abdinur6152 bal quraafaadka natus
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
أعوذبالله من الشيطان الرجيم ما اكثره كذبا
Ar xaa quraad ah! Kkkkkkkk
Kuwaan😢😢😢 alle ubarya inu so hanuuniyo oo cibaadada alle ugaar yeelan baryada sujuuda rukuucda iyo cibaado idilkeed iney alle ugaaryelan alle uso barya
sheikh jeylaani iyo dhmaan waxa aado baryeysaan Wa shirki rukuuc iyo sujuud alle ayay usugnaatay baryana alle Aya labaryaa adoon qabri kujiro OO wuxu kusugan yahay aadan garaneynin lama baryayo waxa igasii daran nabiga S.C.W amaantiisa iyo sheikh jeylaani ayay iskusii qabanayaan yaab awliyada iyo malaaigta alle u adeegto ayay kashekeynayaan
Kkkkkkkk 1000 meeqee kaadhiman jahiilnimo hadal shaaciir ah ayuu quraan ugudhigaa mushrikiinwaye kuwaan ahluu bet intey jogaan
Jannadi waa la soo fujiyey KULAHAA RER BAYDHABO way diiden janno ma fadaana ay dhehe mirifle qurafad weligoda mayeelin
Sheekho tariikhdada iska daye asxabihi iyo nabiyada bar iyo waxay qabriga vadabtisa uga badbadi lahayen wa
Masha alah
Diinti Nebi Muxammed loosoo dhiibay maahan waxaan.
Subxanalaha kuwan ya odhan kara wa muslimin oo isku diin ayan haysana Quran waxa u ah qasido balo idinku dhacday iyo beenta idinka buxda iyo khurufad ka
23:42 Sowta 3 tawxiid diidi jirteen 7 intee kakeenteen 😂😂😂
Masha allah mashaaikhdeen allah noo barakeeyo naxariista rabigeen oo waasaca allah siiyo❤
Amiin yaa rabbi, allahu akbar ❤
M.a shikh Wahaabiyo diinta allah kaqabto
Masha-allah Sheikh Abukar Allaha Xafido
maasha allah
Allha unaxariisto Sheeqa
Yaaahuuu wlhi inaan somali wada janno gelayn diin saxana wada haysan qaar baa sheeko baraleey ka diin dhigta alla wuxuu sheeko xariiro le diimeeyey badnaaa
Allaha U naxariisto Shiiqa iyo Mashaaiqda dhamaan
Been dadanaa Subxaanallaah
Maasha allaah karamada sheekhnaa sheikh uweys dheere waliyullaah sheeg sheega sheekha alaha noogu danbi dhaafo sh cumar jiilaanii ilaahoow naxariis janaad kusii ka sheekaynta karaamaatul oowliyaa sheekhii ku caan baxay buu ahaa oowliyaa macooda alaha kku yeelo
Nabi iyo awliyo maa isku mid ah subxaanallah war dadka ha dhuminina Alle Barya wallaahi sheikh Uways dheere waxba idiinma qaban karo ee cabudida Alle u gooni yeela
Adigu ma waxad aheyd kuwa fahan ka diintu ka lumey
@@inadauud3858sheikh jeylaani iyo dhmaan waxa aado baryeysaan Wa shirki rukuuc iyo sujuud alle ayay usugnaatay baryana alle Aya labaryaa adoon qabri kujiro OO wuxu kusugan yahay aadan garaneynin lama baryayo waxa igasii daran nabiga S.C.W amaantiisa iyo sheikh jeylaani ayay iskusii qabanayaan yaab awliyada iyo malaaigta alle u adeegto ayay kashekeynayaan
Subxanallah ma khuraanka sodonka juz qodkii akhriyo iyo sheikh khurafad uu qorey maa isku mid ah Alle Ayaan idinka magan galay adinkoo dhan
Baydhabo aa janadii la keenay yaa u shegeysiin shakadaas
Khurafaad Alle ka baqa beenta ummada ka daaya qof geerida loo sheego ma jiro
Subxanallah wa quraafaad mushrikiin allaha hanuuniyo
Masha Allah
Masha Allah ahlu baadhil unbaa diidan qisadan waa run waan karaamaadka owliyada ❤❤❤❤❤
Qaaqil buu isku magacaabay mid aan Ku magacaabi lahaa owgeel oo diinlaawe ah oo la yaaban diintiisii oo Siday ahayd uu u sheegayo shiikheennaan caalinmka ah
Masha alah
walee umadan soomaliyeed maskaxdooda waa lagu ciyaaray bal hada waxaan dad maa run mooda 😂😂😂🤗🤦
Ilaahay ka baqa shirki waa qarar.
Janada ilaahay kaliyaa og
Ilaahay ayaa og xaqiiqada
Munaafiq ayaa tahay khuraafiiste been low ma nin talyani dal Muslim ku so duulay lajiray ayA sheekh ku sheeygesan
Cabdisalan sxb لكم دينكم ولي دني waxaa aaminsantahay qofna kugu ma heeysatay qofna ha gaalsiin qof muslim ah oronasyoلاإله الله محمد رسول الله gaal hadii aad tirahdo adigaa gaal ah.
Masha alah
Suufiyadu mar walba waxaay kasheekeeyaan Karaanadka ooliyad iyo meeyd la tuugo Kana waa qeeyb kamid ah quraafaadkii aay suufiyad caamad ku duufsadeen ee yaanan ilaah la inka fogeeyn caamooy
Masha Allah Axadun axadun 😢😢
Mash alaah
Masha Allah sheeq abuukar
masha.allah
Niban badan oo tuu naatiisa kufuray Sadex dalqadood bay iskucesheen
shiico maahan iskajir waxaad ku hadlis icna inaan waxkasheego maraboh
jasaakalaahu khayra sheekh Shibil Alaaha noo xifdiyo sheekh iskadaanya danbiga
Masha Allah
Beenale mushrik khuraafi ah ayaa tahay
Maasha aallah ilaahow qaadiriyo barakeey 🤲👍