- 123
- 29 379
Hoyo Abraar Qisas
เข้าร่วมเมื่อ 29 ก.ย. 2024
FOLLOW ME 🤗
วีดีโอ
sumcad darada reerkiisa uu usoo jiiday waxay noqotay mid aan kaharin
มุมมอง 132วันที่ผ่านมา
gabadhii xijaabnayd iyo fashikii ku dhacay
มุมมอง 2532 วันที่ผ่านมา
sharafkoodi ayaa lagu ciyaara
มุมมอง 1562 วันที่ผ่านมา
hooyo iyo aabo dhibkii ay u gaysteen gabadhooda
มุมมอง 2223 วันที่ผ่านมา
gabadhii yarayd ee la dulmiyay maxaa u dambeyay xaalkeeda
มุมมอง 2693 วันที่ผ่านมา
nolashii xumayd dhibkii igu dhacay waan iloobi waaya
มุมมอง 2214 วันที่ผ่านมา
waxaa ku dhacay sharaf la aan
มุมมอง 2005 วันที่ผ่านมา
dhibkii ay ninkeeda u gaysatay waa laga jara
มุมมอง 1436 วันที่ผ่านมา
qiso xanuun badan wiilkaygii wuxuu igu noqday uur kutaalo
มุมมอง 1907 วันที่ผ่านมา
waxan away madhluum
มุมมอง 1018 วันที่ผ่านมา
waxaan ahay madh luum
มุมมอง 2008 วันที่ผ่านมา
wixii walalkay ku dhacay
มุมมอง 2659 วันที่ผ่านมา
walalkay wixii loo gaystay
มุมมอง 2359 วันที่ผ่านมา
16 January 2025
มุมมอง 14510 วันที่ผ่านมา
😂 ceebtiisuu ayuu u dulqadan la ayhay
Wax walba oo xaaraan ah xikmad baa ku jirtaa
Waa musiibo😢
Aamiin aamiin
Wcs abaayo ❤❤
Subxallha xasdi sanaa so ayga ma dalin
Wcs abaayo macan
Masha allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤abaayo macaan horay usoco ❤❤❤❤❤
Raga Caruurta kufsada Waa Cudur Xunoo ku Saliday Caruurta inay Fara Xumeeyaan Cadaabta Allah haku rido Dumarow Ilaashada ubadka Gaal Iyo Islam bawye ku jiraan Ragaasu
Wcs abaayo wan ku fiicnhy❤horay u soco❤
Wankugu soo biirey
Thank walaal
Wcs sharafy duhur wanaagsan ❤🎉
M.a❤❤
Wcs abyo
Wcs xbbty Allah ku xafidee hadii aad rabtid inan ku shagaysano please codkaga kor u qaad fadlan waa mahadsan tahay xbbty
Thanks abayo inshaa alaah
Abyo mahdsanid wan kula socon wan ku tageernaa hore usoco abyo wlhyi qisasan wan ka naxaye rabbi hanawada xafido❤
Mshallaaah qiso qurux bdan
Subxallha gabda sid maxye ogu gashye
Wxy dayaceen mlha waa nasg wayn oo caqli oo laqabo wax la bary excuse ha u samayn
Asaga qalad kma galin ayada rali ka ahayd
Wcs abaayo
Subxallha maclin a balo ku argtye
Wcs abaayo
Wallaley ilahy haku xifdiyo aad baan u jeclahy Qisooyinkaga mansha Allah❤❤
Thanks abayo
Wcs abaayo
Ale geeridu waa qax qof walba waqtigiisuu dhimanayaa lkn dadku ha dii laba mar lagaa dhinto qumay bay dhahayaan😢
Wcs abaayo waan nabad qabnaa
❤wcs❤ ❤scw❤scw❤scw❤ ❤scw❤scw❤scw❤ ❤scw❤scw❤scw❤
Subxnllha kas nin fcn mahan balyo ku argtye
Dawladiinu waayo ???
Wcs abaayo macan
Thanks xbbt
Ala musiibo way dhaaftay tan subxanallah ilahow naga hay taas iyo tu u dhowbo 😢😢
Wcs
😢 Allahu akbar wiilkas waxbuu arkay silic wuu arkay waa ha dhiman ha noolaan 15 sano maxay u haysteen kolayba haday ba dilayaan dhagar qabayaal 😢
@@Hafsabilanqis wixi ku dhacay waxay ahayd musiibo
Wcs xbbty Allah ku xafido ee fadlan codkaga dheerey mcnto please
Thanks abayo inshaa alaah
Codkagu wa gaban yahay waa in aad loo dhereyo talefanka
@@BaroDiinta-q8n install Allah walal
Anaga waa noo galab galab wanaagsan
Wcs abayo ❤❤❤
Ayada gaajo mxy u guursatay oo xariiftamayn
Masha allah abaayo from shukri sharaf❤❤❤
@@FahmoXasan-i8c thank is xbbt
Bisinka iyo yaasiinka jini ilaahey naguma Salido
@@shukrishiresiyad2623 gaming xbbt
😢 ilmihaas qadarbaa ku dhacday lama dayicin habaar qabe ayuu ahaa ninka gababadha ku xadgudbay dil iyo ka daran ba wuu istaahilaa
Haa wlhy duli ayuu aha
😢 iimaanka beel 11 muxuu ka kufsan
Codka kor u qaad next time
Ok
Aamiin yaa rabi ilahow nooxafid ilmaha dhamaan tood
Silic waynaa waa ilmo aduunka lagu solugooyay😢
😢 dad habaaran bay ilmeheedii uga tagyay wuxuba isma dhamaan waa reer ba ay subxanallah
Wcs abayo
Reerku dulmi badanaa kuliguud lkn ninka gabadha qabo ayaa fariid ahaa mash allah
Walhi somil dulmi kam damto
Waaw anaa u horeeyo caawo❤🎉keep going qaali❤
Thanks shukri