- 105
- 329 719
Diiradda Sooyaalka
เข้าร่วมเมื่อ 14 ก.พ. 2019
Ceelasha Shiidaalka ee Puntland waa HIINSOO HARUUBKA LA SOO OROD. Canoco, Nugaal, Puntland, Somalia
Ceelasha Shiidaalka ee Puntland waa HIINSOO HARUUBKA LA SOO OROD. Canoco, Nugaal, Puntland, Somalia
มุมมอง: 1 468
วีดีโอ
Dib u Heshiisiintii Sacad iyo Saleebaan ee Gaalkacyo 05 03 2005
มุมมอง 1913 หลายเดือนก่อน
Dib u Heshiisiintii Sacad iyo Saleebaan ee Gaalkacyo 05 03 2005
Warbixinta iyo xogaha Kalluunka Daahir Cabdulkadir Axmed Daahir Afloow
มุมมอง 624 หลายเดือนก่อน
Warbixinta iyo xogaha Kalluunka Daahir Cabdulkadir Axmed Daahir Afloow
Maydiga ama Beeyadu waa Khayraadka Dalkeena Soomaaliya
มุมมอง 1175 หลายเดือนก่อน
Gobolka Barri iyo Sanaag oo Kaliyaa baa hodon ku ah
Qaar ka mid ah Wariyaashii iyo Sawir qaadayaashii ugu horeeyey Puntland,
มุมมอง 5065 หลายเดือนก่อน
Boosaaso 2, 10, 1997 Yaasiin Cabdisamad Cumar Allaha Caafiyee iyo 3 Caabi
Qaybtii 13 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
มุมมอง 689 หลายเดือนก่อน
Allaha u Naariistee Mudane Mowliid Macaane iyo hadaladii qiimaha iyo qosolka lahaa ee uu jeediyey maalinkaasi
Qaybtii 12 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 20041
มุมมอง 8711 หลายเดือนก่อน
Prof Cabdulaahi Maxamud Jaamac (Sifir)
Qaybtii 11 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 20041
มุมมอง 6811 หลายเดือนก่อน
Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid
Qaybtii 10 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 20041
มุมมอง 14511 หลายเดือนก่อน
Qaybtii 10 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 20041
Sanad Guuradii 11aad ee Xuska 1 Augost ee Aasaaska Dawladda Puntland 2009
มุมมอง 63ปีที่แล้ว
Sanad Guuradii 11aad ee Xuska 1 Augost ee Aasaaska Dawladda Puntland 2009
Qaybtii 9 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 20041
มุมมอง 137ปีที่แล้ว
Mid ka mid ah Aasaasayaashii Dawladda Puntland oo ah Cali Ismaaciil Cabdi Giir
Qaybtii 8 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
มุมมอง 101ปีที่แล้ว
Qaybtii 8 Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
Qaybtii 7aad Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
มุมมอง 443ปีที่แล้ว
Gabay AUN Mustafe Sheekh Cilmi
((Qaybtii 6 aad) Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
((Qaybtii 6 aad) Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia ee Kenya 8 10 2004
(Qaybtii 11 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 188ปีที่แล้ว
(Qaybtii 11 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
Qaybtii 10 aad Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 20101
มุมมอง 116ปีที่แล้ว
Qaybtii 10 aad Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 20101
( Qaybtii 5aad) HEES DADKENU WAA JECEL YAHAY Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia Kenya 8 10 2004
มุมมอง 165ปีที่แล้ว
( Qaybtii 5aad) HEES DADKENU WAA JECEL YAHAY Aasaaskii Dawladda Federaalka Somalia Kenya 8 10 2004
Madaxweyne ku xigeen, Wasiir, T/Ciddan Siyasi Maxamed Xaaji Aadan iyo Samayntii Calanka Somaliland
มุมมอง 55ปีที่แล้ว
Madaxweyne ku xigeen, Wasiir, T/Ciddan Siyasi Maxamed Xaaji Aadan iyo Samayntii Calanka Somaliland
(Qaybtii 9 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 186ปีที่แล้ว
(Qaybtii 9 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
Madaxweyne ku xigeen, Wasiir, T/Ciiddan Siyasi Maxamed Xaaji Aadan iyo Qabsashadii Eyl ee 1988 dii
มุมมอง 348ปีที่แล้ว
Madaxweyne ku xigeen, Wasiir, T/Ciiddan Siyasi Maxamed Xaaji Aadan iyo Qabsashadii Eyl ee 1988 dii
(Qaybtii 8 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 81ปีที่แล้ว
(Qaybtii 8 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
(Qaybtii 7 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010 soo Shoole
มุมมอง 626ปีที่แล้ว
(Qaybtii 7 aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010 soo Shoole
(Qaybtii 6aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
(Qaybtii 6aad) Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
Qaybtii 5aad Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010 soo jeedinta Cabdulqaadir Cabdikhadar
มุมมอง 655ปีที่แล้ว
Qaybtii 5aad Tariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010 soo jeedinta Cabdulqaadir Cabdikhadar
Qaybtii 4aad Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 355ปีที่แล้ว
Qaybtii 4aad Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
(Qaybtii 3aad) Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
มุมมอง 156ปีที่แล้ว
(Qaybtii 3aad) Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen 2010
(Qaybtii 2-aad) Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen Puntland, Garoowe,, Somalia 2010
มุมมอง 234ปีที่แล้ว
(Qaybtii 2-aad) Taariikhdii dhuntay ee Xaaji Cali Majeerteen Puntland, Garoowe,, Somalia 2010
Dhashii snm inaan ahy maa leyga dareemayaa landernimo
Gray.maxamed jimcaale.miyaa.ninkaasi.xamarbaanku ogaaye
Abwaanka waa caaqil aragti fog, waxaa arkayaa Garaad Mashqare u riyaaqayo gabayga iyo Garaad Saleebaan, Garaad Soofe iyo Garadadeena ALLAH ha u naxariisto Janada ALLAH ha geeyo.
Waa sadexdii khaa’inu wadan ee Dawladnimadii Soomaaliyeed ay sababsatey!!!
Waa Hawlgalkii Badbaado ee Mujaahid Cawil Cadaami iyo labaada geesi ee kale ay ka fuliyan diyaaradii SomaliAirline Waa Xusuus Qaaliya Waa Hawlgal SNM ku heshay Sumcaad wanagsan
Dhulka Somalida meesha kaliya oo shidaal balaayiin barmiil ah ku jiraan iyadoo qodidoodu socotana sivil war bilawday waa Nugaal valley iyo dharoor valley oo Puntland ah.
Wxaan hdiiba shidaal laga helay ugu yaraan waxa lagu xiri lahaa (blowout preventer ) ba lagu xiri lahaa , wxan waxy u muuqdaan (well cut) inay yihiin oo tijaabo samples lagu sameynayey goobtaas.
Masaer badana mj 🛢 oil😂😂😂😂
Masha allaah
Warkaas maran idin anfaci mayee dowlada la jaan qaado oo waxay idiin meerinayso sideeda u qaata naag dhaga adag iyo shacab dhaga adag hormar ma gaaraane
shidaal aan soo saaran si hub aan ugu kala baxno u soo gadano 😂😂😢
Soomaalidu haddii ay sidaan kusii jirto waxaa suurtagal ah inay la wareegaan dadyoow kale . Dadku haddii ay tashan waayaan cadoowgooda ayaa u taliya . Soomaalinimada iyo wada jirka ayaa wax lagu ahaa laakiin haddii dawladdii garan weydo sidii ay dadka u walaalayn lahayd wallee waa waalli Cas.
Wlhi Puntland waxa ka maqan waa inay dowladda la heshiiso shidaalka in la qeybsado ay ogolaato, kadibna mid ka fudud kan badda lagasoo saarayo ayaa lagasoo saari lahaa. Koofurta amni maaha sidaas oo ay tahay shidaal in lagasoo saaro ayaa la go'aansaday lkn waa badda gudaheeda. Puntland iyo somaliland oo amni ah meeshii la rabo ceel laga qodi karo ayaa isla weyni baahi ku dishay. Waqti dhow marka koofur la xoreeyo oo amni laga dhigo qiimahiina waa yaraan doonaa oo wallaahi ah. Walaalkaa la heshii ceeb miyaa?
Soomaalidu waa dad yaab leh MARBA waxbey isugu FAANAYAAN. WAAR waxyaabahaas MIRIRKA ah WAQTIGA ha isaga LUMINININEE ORODOO BADAAS DHEER ee PUNTLAND ku TEEDSAN ka FAA’IIDEYSO! Hal abuur cusub la KAALAY!!
Niyada noo daji sheikho maseeer aa na goy goyee 😂, dee maxaa arkonaa 😮ciid lee, Mr we don’t need history education, wax noo qabo qof wax qodaayo noo keen 😢
Shidaaloow xaal qaada kuwanna hinaasa ayaa dilaya
Nugaal valley inshidaal lagahelay uu dagaalkii sokeeye 1991 iyadoo howshu socoto dagaalku bilowday miyaadan ogeyn saaxiib shidaalka soomaali baaleh waxba ha xanaaqin
Soomaali wax Badloor u soo saarayo ma jirto Waa Dad xaasidii ah oo xumaanta iyo xasaradaha Ka shaqeeyo
Masha Allah puntland barwaaqo Allow barakee ❤❤❤❤❤
kkkkkk maseyroow miskaha i jabi
Maseer adiguu kuhaya bada orod aad
😂😂😂😂😂
@@fadumomusse2132maxaa keenay dee dhul sahara anoo hada ka hadlo shidaal 🤣niyad dajin baan dhahna. Somalia oo dhan aa barwaaqo eh 😉
Holhol waa sidaasoo kale
Ragg halka taagan ee suxufiyanta ah yaad kagarnysaan?
Waxa aan dhagaysanayaa gabaygan 19 gu' kadib, dhulkii oo cadaawihii laga nadiifiyey, tolkii oo isku tashay oo maamuulkoodii tisqaaday, carrigii oo gabanimo iyo farxad la ceegaagaya.
21-09-2024 habeen Jimce na waydaartay oo ay Sabtina soo gashay, amintu tahay 2:56 saqdhexe.
Snm guul cawil cadami
1997 lix jir baan ahaa ..bosaso ayan ku noola ..isbedel weyn aya ka muuqda mgalada .sidoo kle tariikh aya ku duugan muuqaalkaN.Bosaso waa gooyadii umada somaliyed runtii
Noolaada
Nimco ilahay ina siiyey
Raggan Uu Tiriyey Yaa Qof kugaranayaa Ee Abtiyadii Ah
Mahadsanidin dhammaantiin taariikhda soomaaliyeeh ee hore
Inadeer mcn inaan kula soo xiriiro rabaa see kula soo xiraaraa waxban kaa rabaa plz ijawaab
2024 Ayan dawanaya Allha u raxmado
Magaciis ninka waraysiga bixinaya
naa dhilayahay idinka arga gixiso ah kalaxad yahay faqshtu wasi jiratay ilahay naarihias idin gee
naa dhilayahay idinka arga gixiso ah ilahay naarisa idin gee kaalaxad yahy
Gabadha wariyaha magaceed ma noshahy
Markii iigu horaysay oo aan galkacyo waxay ahayd xili aan nin yar ahaa oo dhakhtar mohamed jama aaday magaaladaas dadka ku noolaa iyo ganacsigii ka aocday waad yaabaysaa oo ahayd magaalo camiran oo dad badan joogan meelkastana waxaa ku yaalay meherado ay dad aad ubadan fadhiyaan. Lkiin waa dhexdeera oo aan shaqo utagay waan ka naxay magaladii war dadkii intii lo okaa ahaa xagee aadan 'hoteeladii camirnaa' meheradihii camirnaa. Radio Galkacyo ayaan aktiisa fariinsan jiray oo halkaas aad bay ucamirnayd. War magaaldii horta waa kortay lkiin dadkii badnaa iyo ganacsigii aan ku soo arkay wagaas hada kama jiro.
Man of principle Garaad suleiman
Daarood ayaa weligiis u taagnaa midmada dalka
Xaji dhagax nin an aqaan iskuna xafad aheyn .Waa dadka somalinimadu ku weyntahay Oo dhaqanki wanagsana ee somaligu lagu yihiin heysta kaso ah qabki somaliyed.waxa uu kahadlayo waa umad somaliyed kuwi hore.Kuwa hada jooga wey dhaqan rogmen sida uu shegayna lootaliyo
snm is not easy
Afweeyne aaya argagixiiso ahaa geesiiyaal ayeey ahaayeen Ilaheey naxaristi jano hawaraabiyo
Afweeyne aaya argagixiiso ahaa geesiiyaal ayeey ahaayeen Ilaheey naxaristi jano hawaraabiyo
Illahaw unaxariiso shikha
Maxay tahay naagahan madaxa qaawan gaalo miyaa ar afwayn dadka uu kharibay
Waa sanadkee Alle ha unaxariisto intii dhimatay inta nool ee xanuunsana allaha caafiyo intii caafimaad qabtana cimri dheer iyo caafimad baan urajaynayaa
2006
Wallee.janaraal.Ceydiid.wuu kudadaalay inuu soomaali isku kayno waan xasuustaa waqtigaas ninkaas ayay dadka qaar odhanayaan dad cun ayuu ahaa , wadani ayuu ahaa
ZNM IS NOT EASY
Ilaahey naarta haku fogeeyo.
Iidoor Cuqdad qaba iga dheh
Alle ha unaxristo xaaji dhagax pilotkii diyarada daqiiqada 18:00
❤❤❤maskiin so real malahanmiyaa
Waa mrkuu musharaxa ahaa 2dii uu sheegayya mid beey noqtay balayaa gesaha ka gashay wana isaga tagay xilkii now 2023 dhamdkeda waya allaha u naxristo
War cad maleh ee codka iska hagaajiya