Muniita Qalbi
Muniita Qalbi
  • 18
  • 119 652

วีดีโอ

DAGDAG AJ FAMILY O LAKENAY ILMO KALE O HOREY U DHALAY ADKATAY GABADHI WARIYAHA OO SIRO BADAN SHEKTAYDAGDAG AJ FAMILY O LAKENAY ILMO KALE O HOREY U DHALAY ADKATAY GABADHI WARIYAHA OO SIRO BADAN SHEKTAY
DAGDAG AJ FAMILY O LAKENAY ILMO KALE O HOREY U DHALAY ADKATAY GABADHI WARIYAHA OO SIRO BADAN SHEKTAY
มุมมอง 1.6Kวันที่ผ่านมา
#somalia #laakahamediapro #soccer #somalia #duet #rayyaaabbamaca #habesha #trending #duet #ajfamily
DAGDAG AJ FAMILY OO GABAR WERIYE AH OO CIDIISA AH SO BANDHIGTAY WAXWALBO CEEB LOMA DHINTO😭DAGDAG AJ FAMILY OO GABAR WERIYE AH OO CIDIISA AH SO BANDHIGTAY WAXWALBO CEEB LOMA DHINTO😭
DAGDAG AJ FAMILY OO GABAR WERIYE AH OO CIDIISA AH SO BANDHIGTAY WAXWALBO CEEB LOMA DHINTO😭
มุมมอง 9K2 วันที่ผ่านมา
#somalia #laakahamediapro #soccer #duet #laakahamediapro #habesha #soccer #live #stitch #funny #love #ajfamily
DAGDAG AJ FAMILY OO AFKA FURTAY KADIB MARKI KALSAN TV MUUQAALO BADAN SO QARXISAY HOYADISNA INKIRAY😭DAGDAG AJ FAMILY OO AFKA FURTAY KADIB MARKI KALSAN TV MUUQAALO BADAN SO QARXISAY HOYADISNA INKIRAY😭
DAGDAG AJ FAMILY OO AFKA FURTAY KADIB MARKI KALSAN TV MUUQAALO BADAN SO QARXISAY HOYADISNA INKIRAY😭
มุมมอง 19K2 วันที่ผ่านมา
#please_subscribe_my_channel #somalia #duet #laakahamediapro #soccer #live #trending #love #america #saudiarabia #ajfamily #Ceebbadana
DAGDAG AJ FAMILY OO DIIDAY IN DNA OO MARO IYO AMINA MUSE WEHLIYE KU MARQATI FURTAY WAXKASTO DHAPMYSODAGDAG AJ FAMILY OO DIIDAY IN DNA OO MARO IYO AMINA MUSE WEHLIYE KU MARQATI FURTAY WAXKASTO DHAPMYSO
DAGDAG AJ FAMILY OO DIIDAY IN DNA OO MARO IYO AMINA MUSE WEHLIYE KU MARQATI FURTAY WAXKASTO DHAPMYSO
มุมมอง 19K2 วันที่ผ่านมา
#somalia #somalia #laakahamediapro #soccer #trending #duet #rayaanbajaaj #live #stitch #love #funny # Aminamusewehliye
DAGDAG DADBADAN AYAA SOO SHEEKTEEN AJ FAMILY IYO CADEYMO BADAN DHAMAYSO SUBHANALLAH 😳DAGDAG DADBADAN AYAA SOO SHEEKTEEN AJ FAMILY IYO CADEYMO BADAN DHAMAYSO SUBHANALLAH 😳
DAGDAG DADBADAN AYAA SOO SHEEKTEEN AJ FAMILY IYO CADEYMO BADAN DHAMAYSO SUBHANALLAH 😳
มุมมอง 42K2 วันที่ผ่านมา
#somalia #laakahamediapro #soccer #trending #duet #rayaanbajaaj #live #stitch #love #funny #dahircalasow 😩
WAATAN CADEEYNTI AAD SUGAYSEEN NINKI NAGTA ISKA DHIGAY OO SIRO BADAN LAGA KEENAY SUBHANALLAH 😭WAATAN CADEEYNTI AAD SUGAYSEEN NINKI NAGTA ISKA DHIGAY OO SIRO BADAN LAGA KEENAY SUBHANALLAH 😭
WAATAN CADEEYNTI AAD SUGAYSEEN NINKI NAGTA ISKA DHIGAY OO SIRO BADAN LAGA KEENAY SUBHANALLAH 😭
มุมมอง 1.2K3 วันที่ผ่านมา
#somalia #duet #laakahamediapro #soccer #live #trending #stitch #love #tiktokvideo #tiktok #ninxunqabiilmaleh
QALBI OO AFLAGADEYSAY. XIJABKA IYO CADNANMODEL OO NAN SAXBTIISA DHULKA KU JIIDAY BAHDILAAD LIFE AH😩QALBI OO AFLAGADEYSAY. XIJABKA IYO CADNANMODEL OO NAN SAXBTIISA DHULKA KU JIIDAY BAHDILAAD LIFE AH😩
QALBI OO AFLAGADEYSAY. XIJABKA IYO CADNANMODEL OO NAN SAXBTIISA DHULKA KU JIIDAY BAHDILAAD LIFE AH😩
มุมมอง 1.2K4 วันที่ผ่านมา
#somalia #duet #laakahamediapro #soccer #stitch #trending #love
DAD BADAN AYUU QIYAMAY OO DAHIR CALASOW KA MID YAHAY NIMANKI OW LACAGTA KA QATAY MEL AY ISTAGAN WAYEDAD BADAN AYUU QIYAMAY OO DAHIR CALASOW KA MID YAHAY NIMANKI OW LACAGTA KA QATAY MEL AY ISTAGAN WAYE
DAD BADAN AYUU QIYAMAY OO DAHIR CALASOW KA MID YAHAY NIMANKI OW LACAGTA KA QATAY MEL AY ISTAGAN WAYE
มุมมอง 13K4 วันที่ผ่านมา
#dahircalasow #somalia #duet #soccer #stitch #trending #trending #live #love #rayaanbajaaj
HASHIM OO SHEEGAY IN MAMA WARIS IYO LABADEDI GABAR IYO DEEQO HILIBKODI ASIGA IYO EEYAHA CUNEN 😭HASHIM OO SHEEGAY IN MAMA WARIS IYO LABADEDI GABAR IYO DEEQO HILIBKODI ASIGA IYO EEYAHA CUNEN 😭
HASHIM OO SHEEGAY IN MAMA WARIS IYO LABADEDI GABAR IYO DEEQO HILIBKODI ASIGA IYO EEYAHA CUNEN 😭
มุมมอง 1.9K5 วันที่ผ่านมา
#somalia #duet #laakahamediapro #habesha #stitch #live #toktok # Haashim
AXX ABO DHIN WEEN HAYSTO O KALA TAGEEN ABIHIIS IYO HOYADIS RABANA INU ISKU CELIYO AYA SI XUN LOCAYE😭AXX ABO DHIN WEEN HAYSTO O KALA TAGEEN ABIHIIS IYO HOYADIS RABANA INU ISKU CELIYO AYA SI XUN LOCAYE😭
AXX ABO DHIN WEEN HAYSTO O KALA TAGEEN ABIHIIS IYO HOYADIS RABANA INU ISKU CELIYO AYA SI XUN LOCAYE😭
มุมมอง 6K5 วันที่ผ่านมา
#somalia #laakahamediapro #soccer #trending #duet #rayaanbajaaj #funny #love #live
RAYAAN BAJAAJ OO SHEKTAY 5 QOF OO DILEEN IYO MALYUUN ROOBLE OO DHULKA KU JIIDAY NAGO FARABADAN 😭RAYAAN BAJAAJ OO SHEKTAY 5 QOF OO DILEEN IYO MALYUUN ROOBLE OO DHULKA KU JIIDAY NAGO FARABADAN 😭
RAYAAN BAJAAJ OO SHEKTAY 5 QOF OO DILEEN IYO MALYUUN ROOBLE OO DHULKA KU JIIDAY NAGO FARABADAN 😭
มุมมอง 3K6 วันที่ผ่านมา
#soccer #duet #somalia #abaya #somalia #laakahamediapro #laakahamediapro #trending #rayaanbajaaj #malyuunrooble
GABAR AAD U OYNAYSA OO NINKEEDA SI XUN U DILAY UNA DIIDAY WAX CONTACT AH INAY LA SAMAYSO WALIDKEDA😱GABAR AAD U OYNAYSA OO NINKEEDA SI XUN U DILAY UNA DIIDAY WAX CONTACT AH INAY LA SAMAYSO WALIDKEDA😱
GABAR AAD U OYNAYSA OO NINKEEDA SI XUN U DILAY UNA DIIDAY WAX CONTACT AH INAY LA SAMAYSO WALIDKEDA😱
มุมมอง 9K6 วันที่ผ่านมา
#soccer #somalia #laakahamediapro #duet #laakahamediapro #trending #rayaanbajaaj #trending #amazing
AX GABADHAN OO SWEDEN DEGEN AYA CABSIDI UGU WEYNEED SOO WAJAHDAY IYO IN AY DHARKA DHIGATO USO DUCEYAAX GABADHAN OO SWEDEN DEGEN AYA CABSIDI UGU WEYNEED SOO WAJAHDAY IYO IN AY DHARKA DHIGATO USO DUCEYA
AX GABADHAN OO SWEDEN DEGEN AYA CABSIDI UGU WEYNEED SOO WAJAHDAY IYO IN AY DHARKA DHIGATO USO DUCEYA
มุมมอง 3.7K7 วันที่ผ่านมา
#somalia #soccer #laakahamediapro #duet #live #soccer #trending #funny
NAXDIN! RAYAN BAJAAJ O CADEYMO KEENTAY SIRNA FAKISAY IYO RAGE CABDI O QALILADAN O RAYAN KA MASERTAY😭NAXDIN! RAYAN BAJAAJ O CADEYMO KEENTAY SIRNA FAKISAY IYO RAGE CABDI O QALILADAN O RAYAN KA MASERTAY😭
NAXDIN! RAYAN BAJAAJ O CADEYMO KEENTAY SIRNA FAKISAY IYO RAGE CABDI O QALILADAN O RAYAN KA MASERTAY😭
มุมมอง 2.7K7 วันที่ผ่านมา
#please_subscribe_my_channel #somalia #laakahamediapro #soccer #somalia #soccer #duet #stitch #trending #live #funny

ความคิดเห็น

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keenyaawi waa Sheekh Ogaden ah oo ahaa waagii siyaad Bare Reer Beydhabo Janaay Halkaasi waxaa daganaan jirey xiligii dowladii siyaad Bare Ogaden badan aadna uyaqaana afka may ga

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAAMADA WAXA DHIHI LAHAA KAN WIIL KUU NOQON maaye waad ku qassaartee waa caaq waa noocii qur,aanka sheegaye Allaah dullaynaya haduu Mamadii dafiraye qalbigaaga isagoo 40 iyo dhowr sano udheertay gabdhahaaga uducee iyo wixii caruur kuu haray

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Su'aal mamada garanay inuu wiilkedii kaga lumay 9 jir e horta wiilkaan AJEE miyey hooyadii kamaqan tahay horta ???????? Oo miyuu kamaqan tahay hooyadiis oo ma nin hooyadii raadin baa horta soomaaliyey? Balse waxaa hubaal ah wixii dhacay 1991 kii inuu ahaa wax dhalaan badan ay dadkoodii kalumeen hadana dhulka konfurta soomaalia waxay AHAYD halkuu dadku ugu badnaa hadana dadka konfurtu mayna aqoon ulahayn qabiil nimada balse mayna kala aqoonin deriskoda iyo qabiilkoda Halka dadka gobolada dhexe ama waqooyi ay yihiin dad beelaysan Halka fonfurtu ay AHAYD dad aan kala aqoon dhulka ama dadka ama asalkoda balse mamadan & malayiin kaleba waxaa kamaqan dhalaan iyo dadba ilaahay sw haduu nool yahay howsoo sahlo inay is helaan waayo tabtii nabi yacquub suuratul YUUSUF uu alaah sw inagu baray camal weyaan qisadaan mamadu waayo isla da ahaan ayuu ahaa markii ay walaladii dhagreen kuna qanciyen inuu wiilkii waraabe cunay oo xataa khamiiskiisii oo dhiigleh ukeneen balse asagu nabi ayuu ahaa yacquub csw wuuna gartay inay sameeyeen arin ay naftoodu fartay shaydaan kuna amray Waxa uuna dhahay BAL SAWALAT LAHUMU anfusahum AMRAN WALAAHUL MUSTACAANU CALAA MAATASIFUUN ???????? hadaba su'aal ninkaan AJEE FARAY ah miyuu dhahay waxaan ahay nin yaraan kulumay dadkale raacay hadana waxaan raadinayaa hooyaday ama dadkaygii mise wiil 9 jir kulumay miyaa hooyadii ama dadkoodii garan waayi kara 3 jir ama 4 jir haduu kulumay ayuuba xataa garan karaa hooyadii waayo ANIGU 3 jirkaygii ama 4 jirkaygii wixii aan ka naxay EE icabsi galiyey hada waan xasuusataa waliba si live ah ayaan ugaranayaa amaa 9 jirkaygii waxaan ahaa nin taliya 6 jir & 6 bilood kaygii ayaan kitaabka akhirka ah kubartay amaa 4 jirkaygii ayaa dugsigii macalinkayga laygeyey Waxana ladilay Aabahay & 2 wiil oo uu adeer u ahaa ilma adeeraday abdi YUUSUF abdile xaashi YUUSUF abdile Waana argagaxii ugu weynaa EE isoomara intaan garan waayo Aabahay waxa uu Ii ahaa quratulcayn kaygaa Aduunka qoraxdiisii dayaxiisii jacaylkaygii oon waayey ayuu ahaa balse hadaan hooyaday waayi lahaa ama dhamaan dadkayagii oodhan maxaan ahaan laha qof maskaxiyan udhawacan waayo dhignadka dhalsshadu waa furaha nolosha aadamaha Balse AQRI suuratul YUUSUF axsanal qasas muxuu alaah sw ugu sheegay camal ayaa haysata mamadaan oo hubaal ah balse ma filaayo wiil 9jir kulumay inuu hooyadii ama qisadii lumitaan kiisa uu garan waayayo asagoo 40 jir ah tusaale ninkastoo raga ah hooyadii waxay utahay waxa uu ku INDHO qabowsado haday ka dhimatana abidkii qalbigiisa kama godo hooyadiis Marka siduu wiil 9jir kulumay hooyadiis kugaran waayi karaa horta bal cadeeya miyaad ?????

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo gabadhani raxanweyn iyo m.j iyaada waa iskugu mid ee maxaa farqiiya ee u dhaxeeya

  • @nuurtocali-de3by
    @nuurtocali-de3by 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @Doctorbadal2025
    @Doctorbadal2025 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Majeerteen ku qaraabo laba sano kadib RAXANWEEYN u LAABO

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk noqo dhex. Walaahi ninkan si kal iyo laab ah ayuu iiga qosliyey.

  • @fadumoosman7235
    @fadumoosman7235 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk this man so funny

  • @BarwaaqoMohameth-zk8pu
    @BarwaaqoMohameth-zk8pu 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag naag loo waayay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdixakiimmahamedAbdixakiim
    @AbdixakiimmahamedAbdixakiim 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan fareyow Abwanka xikmadiisa ka faa,ideyso akhii

  • @FoosIsmail
    @FoosIsmail 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @Liban14398
    @Liban14398 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aj hada kahor xita waxa uu shagy inu asaga oo yar dumay xita sanatki aay shagty marku dumayay wa sax fartana way maqan tahy marka mamada warkeda wa sax

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salallahu caleyhi wasalim ❤

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay kabaq Nagtan Aan Kula Asarka Aheen Been yeykuusheegin

  • @SaabiriinCabdalla-fk9yj
    @SaabiriinCabdalla-fk9yj 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga shraftada allaha ku ciyaaro war maxaa kudaba dhigey mau dhaaran kartaa iney dhashay maamada ilaahey kacabsada muslinka kahara

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin iyo Naag guursaday Ajnabi waa laangaab horaan u ogaa way dhuuntaan Somali waa wada number hadaad Gabar soo doontid dadkaaga keen Wan yaabay nin Naag cadaan ah 12 sano baari u ah Wa nin somalida ay cunsureysay

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway abtirsigiisii walaahi bilashi hooyadii waa sax Eelo jambaay waa dad jira ee ha u tagaan War Puntland dhig beenaale yahow

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miss wife this Guy is not Puntlander he is Eylo jambaay He is low self steam

  • @Zurich527
    @Zurich527 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DNA maba loo baahnee wiilkana caddeymo badanbaa laga keenayee

  • @Zurich527
    @Zurich527 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yantaar waa laandheere EE hadduuba U dhashay muxuu U diidayaa reerkooda inuu ulaabto maxaa Ku jaban

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan Nacay somali iyo Qabiil Runti😢😢😢

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeqkanyaawiwaagare taas ogaaw

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii aaney aheyn hooyadaa fadlan AJ.u sheeg in aad wiilkeedii tahay .si aad hooyadaa qalbigeeda u qabojiso.hadii ay tahayna wa caadi

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo wax loo dhiga Ma jirto,Mashaallah Raxanweyn waa Qoomiyad badan,waana wax dhici karta in Ilmaha ka lumo cidiisa oo cid kale korsato,laakiin waxaa habboon in Qofka uu Xaliyo oo hadalkaba soo koobo,haddii kale waa sii soconaa hadalka sidaasna waxba kuma hagaagayaan,hooyo kuma Qanci karto,ilaahay Xaqa ha garansiiyo

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashallaah gabadhaan sharafta badan hadalkeeda sharaf

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aboowe ma qaldame waa allaah hooyo layskama Helee u noqo si aad u liibaanto adduun iyo aakhiro wallaahi khayr lugaha waa ridkuu ku jiraa balqiyaas wiilashaada mid ku yiraahda ima dhalin !!!!!!!!

  • @daahinmaalin1533
    @daahinmaalin1533 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scwscwscwscw

  • @جميلهناصر-س4ث
    @جميلهناصر-س4ث 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @amun6894
    @amun6894 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo oyne 20 sano

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Yaa allaah ceeb.astur Aaaamiiiiin

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    RUNTA hadii la sheegaayo Raxanweyn ayaa ka ladan dadka uu sheeganaayo SABABTOO ah Raxanweyn 70% waa Ganacsato awood leh. Siyaadada Soomaaliyana Share-kooda ayey ku leeyihiin! DHUL Xoolo, BEERO, iyo Cimilo macaan lehna wey leeyihiin. BAD waxaa usii dheer 2-webi oo commercial farming ku fiican!!

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxawen sharafle qabin ma darodan Raxawen iyo digil iyo mirifle iyo dagotin

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxu samaynaya isagay qusaysa marabo inu raxanwayn noqda majeerten ku happy ku yahay

  • @KhadijaAbdiCaden
    @KhadijaAbdiCaden 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxaweyn waa qabiil ka madax banaan daarood iyo hawiye laakiin waxa jiro dad daarood iyo hawiye u dhashay soona dhaxdegay raxaweyn eeyne ku milmeen qabiil luuwaadin ma jiree ee waxaa jiro qabiil la dhaho luwaay

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely ma dhumi karo it doesn't matter muxuu la xanaaqayaa that is the question? Why he scared of taking DNA ...wuu ka faanayaa isagu.. ilhan weyku Fanta hoyadeed maxay darod kaga Bahan yihiin mamadan iyada lacag ma weydissn lacag wiilkeeda markey aragto of course feeling hooyo ayaa jiri karo jeesjeeska ma fiicna

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Exactly sister if he doesn’t accept DNA then no one will trust him anymore.

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He is funny 😂😂😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxan weeyne waadad tuugsi vadan oo dawer sada

    • @Caliya7
      @Caliya7 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahey kabaq umada Ilaahey ha aflagaadeyn soomaali cid cid kafiican majirto kan fiicana waa kan Allaah kuxiran oo laga amaan galo.

    • @xaawoadanmaxamed203
      @xaawoadanmaxamed203 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qof walbo caqligiisuu hadla yahuu Muslimka amanka sii raxanweyn waa dad fiican ok nasab ah wa saan aminsanahay anoo Ku hadlayo afka Mr 😂😂😂

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @xaawoadanmaxamed203 War kale mahaysaa kuwaas dhibkoodu waa tuugsi

    • @xaawoadanmaxamed203
      @xaawoadanmaxamed203 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 somalida kalana sidadban bay utuugsadan ayaguna sitoos ah Waxasna waa qof qof ma ogii dadkoo dhan ma ahan marka qabiilka dhan dambigiisa dusha haa Saran ee Allah kabaq

    • @xaawoadanmaxamed203
      @xaawoadanmaxamed203 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabiil walbo dad duli ah way leyihin dad fiicana way leyihin raxanweyn wan wada ani hal xabo IGA soo radi😂😂😂

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkaan kadaba hadha hadii kale walaahay acmaashiinuu qaadan qiyaamaha

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raxawen sharale Wan Somaliya sacadan lagabilabo hawiyo afk ku ka bixiy wan ❤❤❤❤❤

  • @SiciidoElmi
    @SiciidoElmi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waaban jecelahay waayo waadad diinleh ayaay ubadanhihiin laandheere waxaa ah qofkii diinleh

  • @SiciidoElmi
    @SiciidoElmi 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtaada anigu waan aqaan

  • @اخبارحصريهجدا
    @اخبارحصريهجدا 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaaa Aj Allah soo hadeeyo😢😢

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CalixoorCigale
    @CalixoorCigale 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah wa haba wanaagasan hadii lagasoo galo xaaskiisa insha allah

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warxeerkaaga easy oo Hooyadaa ha injuring doqonyohow

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War is caday nadal fil caalam hooyada sheeg trade naagtani cad kuu dhashay iyo tan cadaab cidla ayey kaaga dhaqaaq doonaan way ku dafiri doonaan caruurtaada aad jeceshay habar kugu dhac ka bax dadkiisa isago sidan ka liita ayey qurbaha kaga dhaqaaqi doonan so x 6:55unbuu