Amal Bank
Amal Bank
  • 242
  • 241 739
Amal Bank waxay qayb wayn ka qaadatay Bandhiga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ee Financial Technology
Amal Bank waxay qayb wayn ka qaadatay Bandhiga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ee Financial Technology ( FinTech), Anaggo kusoo bandhignay adeegga casriga ah ee #MyCash iyo habka uu ula jaanqaadayo Tiknoolojiyadda horumartay.
Bandhigga sanadlaha ah ayaa sanadkan diiradda Lagu saarayey hormarka laga gaaray Tiknoolojiyadda Maaliyadeed ee Soomaaliya.
#FinTechSomalia #BGS24 #GuulSoomaaliyeed
#AmalBank #MyCash
มุมมอง: 110

วีดีโอ

Adeegga MyCash ee Amal Bank
มุมมอง 1682 หลายเดือนก่อน
Adeegga MyCash ee Amal Bank #AmalBank #MyCash #AmalExpress
Adeegga MyCash ee Amal Bank
มุมมอง 822 หลายเดือนก่อน
Adeegga MyCash ee Amal Bank #AmalBank #MyCash #AmalExpress
Daahfurka adeegga Baritaar ee Amal Bank
มุมมอง 2214 หลายเดือนก่อน
Amal Bank waxay ku faraxsan tahay inay soo kordhiso adeegg cusub ee "BARITAAR," kaas oo diiradda saaraya maalgalinta iyo horumarinta ganacsiyada yaryar. Adeeggan ayaa ujeedkiisu tahay in la dhiirrigeliyo kobaca iyo taageerida ganacsiyada yaryar. Waxaa muhiim ah in la xuso in Amal Bank bixiso maalgalin aan wax faaido ah ay saarnayn ee loo yaqaan Qardul Xasan, taas oo si gaar ah loogu talagalay g...
Kalmadii gudoomiyaha Amal Bank Ugaas Osman Hassan
มุมมอง 1214 หลายเดือนก่อน
¨Amal Bank waxay ku faraxsan tahay inay soo kordhiso adeegga BARITAAR, kaas oo loogu talagalay maalgalinta iyo kobcinta ganacsiyada yaryar. Waxaa xusid mudan in Amal Bank bixiso maalgalin aan wax faaido ah saarnayn oo loo yaqaan Qardul Xasan, taas oo la siiyo ganacsiyada yaryar, gaar ahaan kuwa ay leeyihiin dadka danyarta ah. Maalgalintan, oo aan sanad kasta bixino, waxay si gaar ah ugu jihaysa...
Kalmadii gudomiyaha Amal Bank Ugaas Osman Hassan uu ka j bandhigga Cilmi baaristii SIDRA Institute
มุมมอง 1204 หลายเดือนก่อน
Kalmadii gudoomiyaha Amal Bank Ugaas Osman Hassan uu ka jeediyey munaasabadda bandhigga Cilmi baaristii uu sameeyay Machadka SIDRA Institute Daraasaddaan waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dabooli lahaa baahiyaha caafimaad ee sababa in bulshadu bannaanka u doonato . Ujeedada daraasaddaan waa inaan qayb ka noqonno tayeynta iyo taabbo gelinta adeegyada caafimaad ee bulshadu u oomantahay , isla ...
Barnaamijka Weydii Culumada: Axkaamta mucaamalaadka Maaliga Suaasha 4aad
มุมมอง 341ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culumada Suaal: Maadaama lacagta aan bangiga dhigtay ay ka dhigantahay amaah aan bangiga amaahiyay, shuruudo ma laigu xiri karaa? #AmalBank #amalbank2023 #WeydiiCulumada
Barnaamijka Weydii Culumada: Axkaamta mucaamalaadka Maaliga Suaasha 3aad
มุมมอง 205ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culumada Suaal: Caqdiga ayaa ku fadhiyaan akoonada laga furto bangiga maxay yihiin, akoonka loo yaqaan current account ma dayn bangiga la amaahiyay baa mise waa amaano? #AmalBank #amalbank2023 #WeydiiCulumada
Barnaamijka Weydii Culumada: Axkaamta mucaamalaadka Maaliga Suaasha 3aad
มุมมอง 112ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culumada Suaal: Haddii faa'idada bangiyada ribwiga ay ka jabin yihiin bangiyada Islaamiga ah, ma aadi karaa bangiyada kale aniga oo ku raacaya jabnaanta faa'idada? #AmalBank #amalbank2023 #WeydiiCulumada
Amal Group oo ka qayb qaadatay taakulaynta dadkii kasoo barakacay Magaalada Laascaanood.
มุมมอง 426ปีที่แล้ว
Amal Group oo deeq isugu jirta lacag iyo raashin gaarsiisay shacabkii kasoo baraakcay magaalada Laascaanood. #AmalBank #AmalExpress #AmalRealEstate #AmalTrade #Amtel
Barnaamijka Weydii Culumada: Axkaamta mucaamalaadka Maaliga Suaasha 2aad
มุมมอง 199ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culumada Suaal: Nisbada faa'idada ee bangiyada Islaamiga ah ay saaraan iyo kan ay bangiyada islaamiga ahayn ay saaraan maxay ku kala duwan yihiin? Ka faa'idaysi wacan! #AmalBank #amalbank2023 #WeydiiCulumada
Barnaamijka Weydii Culumada: Axkaamta mucaamalaadka Maaliga Suaasha 1aad
มุมมอง 194ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culumada Suaal: Lacagtii aan daynta ku qaatay nooceeda lacag aan ahayn ma isaga bixin karaa deyntaas, sida haddii aan shilin Soomaali ku qaato, doolar ma isaga bixin karaa? Ka faa'idaysi wacan! #AmalBank #amalbank2023 #WeydiiCulumada
Barnaamijka Weydii Culimada, Axkaamta mucaamalaadka maaliga!
มุมมอง 138ปีที่แล้ว
Barnaamijka Weydii Culimada, Axkaamta mucaamalaadka maaliga!
Muuqaalka Daahfurka Xarunta Bangiga Amal ee Magaalada Berbera
มุมมอง 2853 ปีที่แล้ว
Daawo Muuqaalka Daahfurka Xarunta Bangiga Amal ee Magaalada Berbera, Gobolka saaxil, Somaliland. #Xarunta_Amal_Bank_Berbera.
Amal Bank oo Shaqo abuur u sameeyay dadkii kasoo barakacay deegaanka Laascaanood.
มุมมอง 3783 ปีที่แล้ว
Shaqo abuur loo sameeyay dadkii kasoo barakacay deegaanka Laascaanood. "Horumarka qofka, qoyska iyo bulshada" #AmalBank
Daah-furka Barnaamijka Hodmiye Wajigiisa 1aad
มุมมอง 2823 ปีที่แล้ว
Daah-furka Barnaamijka Hodmiye Wajigiisa 1aad
Hal-abuurka iyo ganacsiga dhallinyarada #AmalBank
มุมมอง 2.3K3 ปีที่แล้ว
Hal-abuurka iyo ganacsiga dhallinyarada #AmalBank
Business Banking - Salaam Cardiology Center
มุมมอง 3273 ปีที่แล้ว
Business Banking - Salaam Cardiology Center
DhallinKaab Faysal Cisman Baddal
มุมมอง 4363 ปีที่แล้ว
DhallinKaab Faysal Cisman Baddal
Amal Banking Saving Account Video
มุมมอง 2.5K3 ปีที่แล้ว
Amal Banking Saving Account Video
Hodmiye Short Documentary
มุมมอง 8943 ปีที่แล้ว
Hodmiye Short Documentary
Ramadaan Wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel walba ay joogaan.
มุมมอง 993 ปีที่แล้ว
Ramadaan Wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel walba ay joogaan.
"Falcelinta Macaamiisheena qaaliga ah iyo Barnaamijka Hodmiye" #Hodmiye2021
มุมมอง 2823 ปีที่แล้ว
"Falcelinta Macaamiisheena qaaliga ah iyo Barnaamijka Hodmiye" #Hodmiye2021
Xafladda Daahfurka Bangiga Amal ee Somaliland iyo Adeegyadiisa cusub
มุมมอง 5344 ปีที่แล้ว
Xafladda Daahfurka Bangiga Amal ee Somaliland iyo Adeegyadiisa cusub
Amal Bank, Casriyaynta Xarumaha Caafimaadka Muqdidsho.
มุมมอง 2934 ปีที่แล้ว
Amal Bank, Casriyaynta Xarumaha Caafimaadka Muqdidsho.
Mid Ka Mid Ah Macaamiisha Ka Faa''iidaystay Barnaamijka Tacab-Kaal Oo Sharaxaya Muhiimadiisa.
มุมมอง 3.2K4 ปีที่แล้ว
Mid Ka Mid Ah Macaamiisha Ka Faa''iidaystay Barnaamijka Tacab-Kaal Oo Sharaxaya Muhiimadiisa.
Xaflada Daahfurka Wajigii 2aad ee barnaamijka Tacab-kaal, Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag.
มุมมอง 2354 ปีที่แล้ว
Xaflada Daahfurka Wajigii 2aad ee barnaamijka Tacab-kaal, Magaalada Badhan Ee Gobolka Sanaag.
Munaasabdii Xaflada Daahfurka barnaamijka Tacab-Kaal ee Muqdisho ka dhacday.
มุมมอง 1984 ปีที่แล้ว
Munaasabdii Xaflada Daahfurka barnaamijka Tacab-Kaal ee Muqdisho ka dhacday.
Xafladii furitaanka Adeega TACAB-KAAL
มุมมอง 3154 ปีที่แล้ว
Xafladii furitaanka Adeega TACAB-KAAL
Daah Furka barnaamijka tacab kaab wajigiisa 2aad
มุมมอง 2244 ปีที่แล้ว
Daah Furka barnaamijka tacab kaab wajigiisa 2aad

ความคิดเห็น

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 27 วันที่ผ่านมา

    Dadka sadaqada amar way helayaan dhaqaalo nabigaa noosheegay

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah tabaarakallah Amal Bank anigoo maraykanka jooga ayey i Amaahiyeen lacag aan guri ku dhistay waxaan u hayaa Abaal weyn😊

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน

    Xoolaha soomaalida waa kuwa aduunka ugu quruxda badan ManshaAllah😍🇸🇴

  • @achtamoussa6903
    @achtamoussa6903 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdamAli-s5g
    @AdamAli-s5g 3 หลายเดือนก่อน

    Bangigu muxuu idinku maalgelitey. Lacagta aad sheegtay waa yar tahsu marka beer loo fiiriyo larabo in wax ka soo baxaan, biyaha aad ku waraabisaan ma ceel loo qoday miyaa mise waa biyo roobka da'ay berked ama bac loo dhigay

  • @ميساء-ظ4ش
    @ميساء-ظ4ش 3 หลายเดือนก่อน

    A. S. C. Amal banki. Bedel kher qabo. Allaha idinsiyo. Adun iyo aakhiro qebta suqgeynta. Xooga. Halasaro sidadku uwada faaidaystaan

  • @abdijabarabdiwahid2751
    @abdijabarabdiwahid2751 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo Aad waad Ku mahadsantihiin dhiira galintiina

  • @buraale134
    @buraale134 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ilahay ha ku barakeyo

  • @buraale134
    @buraale134 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah guul iyo gobanimo

  • @yacquub111
    @yacquub111 4 หลายเดือนก่อน

    Waxbadan ayaan idiinka faaiday fadlan muqaalada si maalin la ah usoo dhiga

  • @yacquub111
    @yacquub111 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @kadarmuuze5765
    @kadarmuuze5765 5 หลายเดือนก่อน

    M.n waso dagena hadi allE yidhah marka la dhamestiro

  • @RahmaasadRahmaasad
    @RahmaasadRahmaasad 6 หลายเดือนก่อน

    Amal

  • @abdalqadrbnahmd
    @abdalqadrbnahmd 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygaan dadcaamaa inuu lahadlaayo ayaa kamuuqata waliba fiidyowga barka danbe laga bilaabo hagbada marka uu kahadlay

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah mahadsanid ustaad

  • @Buraalee
    @Buraalee 11 หลายเดือนก่อน

    Garoowe caasimadii ugu quruxbadan aduunka allow usiyaadi quruxda amiin yarabi 🐎 ♥️ 👌 ✨️ ❤❤❤

  • @Buraalee
    @Buraalee 11 หลายเดือนก่อน

    Garoowe caasimadii ugu quruxbadan aduunka allow usiyaadi quruxda amiin yarabi ❤❤❤❤❤

  • @CadeMoorgan
    @CadeMoorgan 11 หลายเดือนก่อน

    Ishalaahahada.. Ayaan...bilaabi..doonaa..2014

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka 11 หลายเดือนก่อน

    Walhi muuqalkani 2 sano kahor ban daawaday anigoo shaqaale ah maanta Ayan dib usoo laabtay weliba alx anigoo dhaqaale badan haya ganacsi ii gaar ahna sameeyay

    • @cilmigawaanuur4
      @cilmigawaanuur4 5 หลายเดือนก่อน

      هذا من فضل ربي

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... ปีที่แล้ว

    أين هذا الحلم

  • @awilali6102
    @awilali6102 ปีที่แล้ว

    Masha allaha Igu hale

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Insha Allah, isbadal dhaba Iyo Tijaabadi igu horeysay wxn bilabaya Barito, Dece,9_2023 Insha Allah Guul.

  • @abdulrahmanadan
    @abdulrahmanadan ปีที่แล้ว

    Anaa rabee sidee u furtaaa Canada ayan jogaa

  • @AH78078
    @AH78078 ปีที่แล้ว

    We want updates on the project

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 ปีที่แล้ว

    Amazing

  • @Nuurahmed-v4c
    @Nuurahmed-v4c ปีที่แล้ว

    Koe

  • @Nuurahmed-v4c
    @Nuurahmed-v4c ปีที่แล้ว

    Walaahi Waa Kuqanacsanahey

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว

    Good topic Thanxs for sharing brother

  • @dahabizizy
    @dahabizizy ปีที่แล้ว

    3years later wax ay dhiseen majirto 😂

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Tabarakalaah

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

    Maashallaah Allah ajar wayn aduun & aakhiraba haydinka siiyo Ee so Kordhiya oo haka caajisina

  • @rowdarowda9543
    @rowdarowda9543 ปีที่แล้ว

    Xafadn tolow had amay dhismaty

  • @muxiyadiincali2478
    @muxiyadiincali2478 2 ปีที่แล้ว

    sh sha allah Caawoo Aytahay 2023 jeenawari 01 07 caawa bishu waa todoba Caawaan Bilaabi Waxdhigashada Insha allah

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 2 ปีที่แล้ว

      waxa caawa kujira $36 Keliya Bal waxan eegayaa hadaan ha ba yaraa tee Waxaan helo sadex meelood meel ahaan aankeyd sado inay waxkabiiraan Haday waxka biiraan Dadkaan Tusaale Unoqonayaa Waan idiin Maqanahay Iga warsuga Cidii fikirkaa Igu raacsan iisoojawaab si aan u ogoodo Inleyga Warsugayo

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 ปีที่แล้ว

      Waa lasoo daahday jawaBta ee iisheg halka ay wax kuu maraayan

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 11 หลายเดือนก่อน

      Caawa waa 2024 bishii 02 labaad oo 02 ah bishii labaad oo laba ah Habeen jumce ah waxa kasoo wareegay habeenkii aan qoray qoraalkaa hore sanad iyo labaatan iyo dheeraad

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 11 หลายเดือนก่อน

      @@muxiyadiincali2478 sidee hantiile loo noqdaa adigaa umada tusaale u ehee kaabe wax noo sheeg

    • @muxiyadiincali2478
      @muxiyadiincali2478 9 หลายเดือนก่อน

      Caawa oo ay tahay 2024 bishii 3aad 31 sodon iyo koow habeen axad ah habeenkii aan qoray qoraankaa sare waxa kasoo wareegay sanad iyo dheeraad waxan haystay wax aad uyar dayn aad iyo aad ubadana waa laygu lahaa waanigii go aan qaatay mushaar kayguna aad ayuu uyaraa lkn marba waxaan helo ayaan sadex meelood meel ahaan kuridayey caawa waxa kujira mobelkayga $1155 meel kalena lacag ayaa iitaala Dadkii iga war sugayey waxad ogaataa habayaraatee waxaad dhigataa weybiiraan usamra uun

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 2 ปีที่แล้ว

    waxaad ka tagtay Cibaado wa in qofku ilaahay ku xidhnaadaa.

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijyadii ganacsiga maxaa u joojiseen reer amal bank

  • @mohamoudN
    @mohamoudN 2 ปีที่แล้ว

    5 sano kadib fikradahaan wali waa kuwa dhalin yada anfacayo

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah runtii waa barnaamij qiimo badan

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh tabarakallah mhdsnd wll jazakallah kheyr Somalia 🇸🇴

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaas waa taajir wuxuuna ka cunteeyaa maqaaydaha cuntada raqiiska ah sida Macdonald ayuu rootiga Kacunaa

  • @guuledaxmedguuledaxmed3463
    @guuledaxmedguuledaxmed3463 2 ปีที่แล้ว

    Burco xagee ka joogto

  • @fathifarah597
    @fathifarah597 2 ปีที่แล้ว

    Qiimaha waa imisa

  • @canabcumar4758
    @canabcumar4758 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ka mid ahaa dadkii ka faiideystay waxana jogaa balad xaawo

  • @ahmedyare9552
    @ahmedyare9552 2 ปีที่แล้ว

    Waa goorma wll ana hada jooga magalada

  • @xazzanaweys9080
    @xazzanaweys9080 2 ปีที่แล้ว

    ASC waxaan ahay shaqa doon marka i hope inaa ishaqaaleysiisan 👋

  • @mohammedabdi8479
    @mohammedabdi8479 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @abdygiama332
    @abdygiama332 3 ปีที่แล้ว

    Hope internet works...

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 ปีที่แล้ว

    Horay u soco Amal Bank