Sabir Ahmed
Sabir Ahmed
  • 96
  • 11 211
Sideen Ugu guuleysatay Examkega IGCSE.My 3 steps.
3 farsamo oo aan u adeegsado exam diyaarinta,
Iina sahla in imtixaankaas aan ku pass oo aan ka gudbo.Waliba aan galo kaalmaha hor hore.
#development #subscribe #selfhelp #time #motivation .
Facebook:Sabir Ahmed
TikTok:Heersare content creator
Whatsapp:+254114730088
Copywriting_ hadii Aad daneeneyso barashada xirfadaaan sidookale Ila soo xiriir,si toos ah.
#subscribe
#like
#share
#Comment
มุมมอง: 88

วีดีโอ

Hoggaaminta Naftaada: Sida Aad Isugu Hogaamin Karto Guul
มุมมอง 22312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#development #subscribe #motivation #time Ma rabtaa inaad noqoto qofka ugu wanaagsan ee noloshaada hogaamiya? Ku soo biir casharkaan si aad u barato muhiimadda hoggaaminta naftaada. Waxaan ka hadli doonaa sida aad naftaada ugu qasbi karto inaad u dhaqaaqdo, u qorsheysato, ugana adkaato caqabadaha nololeed. Haddii aad rabto inaad guulo weyn gaarto, hoggaaminta naftaada waa tallaabada koowaad.
2 Saacadood Maalin Walba: Maalgelinta Naftaada.
มุมมอง 14716 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#development #motivation #subscribe #time Ma ogtahay in kaliya 2 saacadood oo maalin walba la maalgeliyo ay bedeli karto noloshaada? Muuqaalkan, waxaan kaga hadli doonaa sida aad naftaada ugu maalgelin karto si caqli badan oo hufan, oo ay ka mid yihiin waxbarashada, horumarka shakhsi ahaaneed, iyo in aad horumariso xirfadahaaga. Waxaan si gaar ah diiradda u saari doonaa sida waqtigaaga kooban u...
5 Qodob oo Noloshaada Kor u Qaadi Kara.5 steps that can change your life.
มุมมอง 16421 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ma rabtaa inaad noloshaada horumariso? Halkaan waxaad ka baran doontaa 5 arrimood oo muhiim ah oo kaa caawin kara inaad gaarto guulo waaweyn, noloshaada hagaajiso, kuna dhiirato inaad horumar la taaban karo sameyso. #motivation #hormarka #change #share #comment
“Sideen Ku Gaaray 500 Subscribers: Talooyin Fudud oo Kaa Caawin Kara Kobacaaga YouTube-ka!”
มุมมอง 443วันที่ผ่านมา
“Fiidiyowgan, waxaan idinla wadaagayaa safarkeyga TH-cam-ka iyo sida aan ku gaaray 500 subscribers. Waxaan kuu soo bandhigayaa talooyin muhiim ah oo kaa caawin kara inaad si dhakhso leh u kobcisid channel-kaaga. Haddii aad dooneyso inaad barato farsamooyinka iyo istiraatiijiyadda aan isticmaalay, fiidiyowgan waa kugu habboon yahay. Ha iloobin inaad is-diiwaangeliso si aad u hesho talooyin iyo c...
3 Bilood Ayaan ku xaqiijiyay Ahdaaf badan.
มุมมอง 90วันที่ผ่านมา
#development #motivation #selfhelp #like #time #subscribe 3 bilood gudahood Ayaan waxaan ku xaqiijiyay ahdaad aad u waaweyn. Ogaaw oo muuqaalkaan dhaneyso.
Maxaan udhageysanaa.Arin Cajiib Ah.
มุมมอง 8714 วันที่ผ่านมา
#development #subscribe #selfhelp #motivation #share #time #hormarka Maxaan udhageysanaa dadka aan wax yaabaha macnaha leh ka hadlin waxna aan Nagu soo kordhin. 2 siyaabood oo eey udhibaateenayaan noloshaada.
Sida aan ugu guuleystay Ardaynimo iyo YouTuber.
มุมมอง 27514 วันที่ผ่านมา
#development #motivation #subscribe #time Sida aan ugu guuleysatay noqoshada arday iyo TH-camr. 3 step oo ii shaqeysay fudud hadii aad raacdana aad ku guuleysan doonto. #subscribe #share #like #comment
Sidaad riyadaada urumeen karto.3sheeg
มุมมอง 8814 วันที่ผ่านมา
“Ma leedahay riyo aad rabto inaad rumeyso? Muuqaalkan waxaan kaga hadlayaa sida aad u gaari karto riyadaada iyo talaabooyinka muhiimka ah ee ku hagi doona guusha. Waxaan sidoo kale kugula talinayaa farsamooyin fudud oo kaa caawin doona inaad raadiso yoolal cad oo aad ku dhaqaaqdo mustaqbalkaaga. Ha ka harin fursadda inaad riyadaada xaqiijiso! #subscribe #development #like #motivation
Sidee isku Bari Kartaa Vedio Editing ka.
มุมมอง 18721 วันที่ผ่านมา
Side isku Bari kartaa video Editing. Skill ugu qiimaha badan xiligaan lajoogo. 7 sheey oo muhiiim u ah Muuqaal sameynta. #development #motivation #subscribe
7 waxyaabood oo Muuhiim u Ah Copywrritting|Baro sida loo noqdo qoraa wanaagsan.
มุมมอง 8421 วันที่ผ่านมา
“Ma rabtaa inaad barato siraha copywriting-ka? Fiidiyowgaan waxaan kuugu soo gudbinayaa 7 waxyaabood oo muhiim ah oo aad u baahan tahay si aad u noqoto qoraa suuq-geyn guul leh. Haddii aad tahay qof cusub ama xirfadleh, waxaad ka heli doontaa talooyin waxtar leh oo kaa caawinaya inaad si wanaagsan u horumariso xirfaddaada. Ku soo biir barashada xirfadda muhiimka ah ee qorista!” #development #mo...
Waa la helay Xalkaaga Ganacsade:
มุมมอง 5321 วันที่ผ่านมา
Waa la helay Xalkaaga Ganacsade:
2 Sheey Oo Nolosheyda Badalay.Sirta Guusha
มุมมอง 11221 วันที่ผ่านมา
2 Sheey Oo Nolosheyda Badalay.Sirta Guusha
Ku noolaaw Maanta! Sirta Guusha
มุมมอง 11328 วันที่ผ่านมา
Ku noolaaw Maanta! Sirta Guusha
Noloshu Waa TACAB Ubaahan Hal adeeg Part 1.
มุมมอง 389หลายเดือนก่อน
Noloshu Waa TACAB Ubaahan Hal adeeg Part 1.
7 Steps Sirta Guusha Iyo Hormarka Buuga No Excuses!
มุมมอง 137หลายเดือนก่อน
7 Steps Sirta Guusha Iyo Hormarka Buuga No Excuses!
Sidee Isku Baray English iyo Skills kale .How Did i teach myself .
มุมมอง 791หลายเดือนก่อน
Sidee Isku Baray English iyo Skills kale .How Did i teach myself .
Kamid Noqo 1% Ugu Horeeya Dadka.Daawo Muuqaalkaan.
มุมมอง 188หลายเดือนก่อน
Kamid Noqo 1% Ugu Horeeya Dadka.Daawo Muuqaalkaan.
Sdii aan Nafteyda Uga Guuleystay.2 sheey Samee.
มุมมอง 111หลายเดือนก่อน
Sdii aan Nafteyda Uga Guuleystay.2 sheey Samee.
Marabtaa Inaad Guuleysato.Daawo Muuqaalkaan|| Do you wanna success Watch This Vedio
มุมมอง 298หลายเดือนก่อน
Marabtaa Inaad Guuleysato.Daawo Muuqaalkaan|| Do you wanna success Watch This Vedio
Jooji Isbarbardhiga . waa Cadawga Guusha| Don’t Compare.
มุมมอง 73หลายเดือนก่อน
Jooji Isbarbardhiga . waa Cadawga Guusha| Don’t Compare.
3 Caado oo xun xun kaana Hortaagan Guusha|3 Bad Habits That Holding You Back From Success.
มุมมอง 98หลายเดือนก่อน
3 Caado oo xun xun kaana Hortaagan Guusha|3 Bad Habits That Holding You Back From Success.
5 Qodob Naftaada Kubadal| My 5 Steps To Change
มุมมอง 155หลายเดือนก่อน
5 Qodob Naftaada Kubadal| My 5 Steps To Change
7 Qodob oo aad wax isku Bari karto|7 steps for Self Education.
มุมมอง 253หลายเดือนก่อน
7 Qodob oo aad wax isku Bari karto|7 steps for Self Education.
Qaladkaan iska Ilaali| Masameesa mistake.
มุมมอง 51หลายเดือนก่อน
Qaladkaan iska Ilaali| Masameesa mistake.
SIDEE U GUULEYSAN KARTAA.Hadaf yeelo…
มุมมอง 113หลายเดือนก่อน
SIDEE U GUULEYSAN KARTAA.Hadaf yeelo…
Waa Tan Sirta GUUSHA.Ogaaw! || The secret of success.
มุมมอง 88หลายเดือนก่อน
Waa Tan Sirta GUUSHA.Ogaaw! || The secret of success.
1 Arin oo Kaa Hortagan Guusha.The cycle Of Stagnation.
มุมมอง 127หลายเดือนก่อน
1 Arin oo Kaa Hortagan Guusha.The cycle Of Stagnation.
VEDIO EDITING|| CapCut/Keyframe. Sidee Ali Abdal ……
มุมมอง 38หลายเดือนก่อน
VEDIO EDITING|| CapCut/Keyframe. Sidee Ali Abdal ……
Hada Bilaaw Dhismaha Noloshada.5 AREAS To Build.
มุมมอง 41หลายเดือนก่อน
Hada Bilaaw Dhismaha Noloshada.5 AREAS To Build.

ความคิดเห็น

  • @SalmaCabdiraxmaan-l1e
    @SalmaCabdiraxmaan-l1e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Digital marketing noo bilaaba please

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SalmaCabdiraxmaan-l1e walaal wuu soo socdaaa

  • @guuleednaaji
    @guuleednaaji วันที่ผ่านมา

    Waan ku bogaadinayaa saaxiib 😊

  • @SucadoCabdi-sm1uc
    @SucadoCabdi-sm1uc 2 วันที่ผ่านมา

    Haa soo same wll wna mhdsthy❤❤❤

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 2 วันที่ผ่านมา

    Yarkaan Waa Xariif Wa nin Waxtar u leH Naftiisa iyo Dadkaba. Wan Ku Wataa Sxb 💯✅

  • @mohamedkasim6643
    @mohamedkasim6643 2 วันที่ผ่านมา

    horay usoco ustaad

  • @CaliKook-e6h
    @CaliKook-e6h 2 วันที่ผ่านมา

    Sxp horay usoco sxp kabadan ayaat uqalantaa

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 3 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiq😌

  • @KawsarSaalah-fd4nr
    @KawsarSaalah-fd4nr 3 วันที่ผ่านมา

    m.a❤🎉

  • @najiibshakti5982
    @najiibshakti5982 4 วันที่ผ่านมา

    Shukran 🎉❤

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 5 วันที่ผ่านมา

    Walal waxadsameysaa TH-cam poodcast samee

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 5 วันที่ผ่านมา

      @@kingmoha8058 Hye walaal

  • @RahmaibrahimHussein
    @RahmaibrahimHussein 5 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah

  • @RahmaibrahimHussein
    @RahmaibrahimHussein 5 วันที่ผ่านมา

    Thank pro

  • @HafsoAbdi-l8m
    @HafsoAbdi-l8m 5 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉 horay usoco hogaaamiye

  • @MAXAMEDGAARANE-m3q
    @MAXAMEDGAARANE-m3q 5 วันที่ผ่านมา

    Ma sha allh zxp mcan

  • @Naimoabukarabdirizak
    @Naimoabukarabdirizak 6 วันที่ผ่านมา

    Thank you horay usoco wll

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 6 วันที่ผ่านมา

      @@Naimoabukarabdirizak shukran walaal

  • @MowliidmaxamedAadan
    @MowliidmaxamedAadan 6 วันที่ผ่านมา

    Hadlow asoo caan ar keynaa😂 Anagana meel aanan garinn😂😊

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxb

  • @HafsoAbdi-l8m
    @HafsoAbdi-l8m 7 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco hogaaamiye ❤❤🎉

  • @abdillahious6193
    @abdillahious6193 8 วันที่ผ่านมา

  • @maroodi4949
    @maroodi4949 8 วันที่ผ่านมา

    zxp guulayso

  • @saacidcabdulaahi8375
    @saacidcabdulaahi8375 9 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco sxb 🎉

  • @XamseAhmed-d8y
    @XamseAhmed-d8y 9 วันที่ผ่านมา

    Keep fighting pro

  • @someshorts-m1k
    @someshorts-m1k 9 วันที่ผ่านมา

    Ale hangover ka xafido lipaax going in move ❤

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 9 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah ❤❤❤

  • @HafsoAbdi-l8m
    @HafsoAbdi-l8m 9 วันที่ผ่านมา

    Horay usoco 🎉🎉🎉🎉 dhirigaliyaheeena

  • @Abdisamadtomas
    @Abdisamadtomas 9 วันที่ผ่านมา

    Keep going sxp❤

  • @emed5587
    @emed5587 10 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo sxb, hore usiiwad howshan muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed aad u heyso.

  • @Hasey.7
    @Hasey.7 11 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo zxp horey usocoo 🎉❤

  • @Mohamedabdimahadhassan
    @Mohamedabdimahadhassan 11 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo zxp horey usoco.

  • @fatimaaden2209
    @fatimaaden2209 11 วันที่ผ่านมา

    Horey usoco 🎉❤😊

  • @IbrahimIbrahimxasan
    @IbrahimIbrahimxasan 13 วันที่ผ่านมา

    𝑮𝒖𝒖𝒍𝒂𝒔𝒐 𝒛𝒙𝒑🎉

  • @saacidcabdulaahi8375
    @saacidcabdulaahi8375 14 วันที่ผ่านมา

    Good content 👍

  • @daahirdalnuurshe2487
    @daahirdalnuurshe2487 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ ❤

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah

  • @emed5587
    @emed5587 16 วันที่ผ่านมา

    Hore u soco sxb Mustaqbal fiican ayaan kuu rajeynaayaa

  • @yaxyeshiine6791
    @yaxyeshiine6791 16 วันที่ผ่านมา

    Well done!

  • @Saaqman
    @Saaqman 16 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @Saaqman
    @Saaqman 16 วันที่ผ่านมา

  • @Saaqman
    @Saaqman 16 วันที่ผ่านมา

    GUUL ZXP

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 16 วันที่ผ่านมา

      Thanks

  • @MohanizShow
    @MohanizShow 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah wll keep going 🎉

  • @abdillahious6193
    @abdillahious6193 18 วันที่ผ่านมา

    Music background waxogaha iska naqus zhp sifican si lagugu maqlo

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 18 วันที่ผ่านมา

      @@abdillahious6193 hye walaal

  • @maxamuudfaarax302
    @maxamuudfaarax302 18 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 20 วันที่ผ่านมา

    1) Believe = Is aaminaad 2) Vision = Aragti 3) Thoughts = Afkaar 4) Action = Ficil

  • @Abdifatah-xuxule
    @Abdifatah-xuxule 21 วันที่ผ่านมา

    8 daqiiqo indhaha wn kaqaadi waayay muqaalka walaalka, hambalyo ayn kuleeyahay horay usoco;)

    • @Zabir2024
      @Zabir2024 21 วันที่ผ่านมา

      Welcome 🙏

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 22 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah ❤❤❤

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 22 วันที่ผ่านมา

    M.a zxp❤

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg 22 วันที่ผ่านมา

    M.a zxp❤

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 23 วันที่ผ่านมา

    Ok😎

  • @AmalhusenAli
    @AmalhusenAli 25 วันที่ผ่านมา

    👍