Taariikh iyo Aasaar
Taariikh iyo Aasaar
  • 138
  • 141 003

วีดีโอ

Buug muhiim ah. Socdaalladii Shiinaha ee soo gaadhay xeebaha soomaalida.
มุมมอง 2821 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Buug muhiim ah. Socdaalladii Shiinaha ee soo gaadhay xeebaha soomaalida.
Qabiil ma noqor karaa magacyadii loogu yeedhi jiray soomaalida?
มุมมอง 118วันที่ผ่านมา
Qabiil ma noqor karaa magacyadii loogu yeedhi jiray soomaalida?
Soomaalidu miyay ka qaybqaatay dagaal Jodda ka dhacay 1541?
มุมมอง 17228 วันที่ผ่านมา
Soomaalidu miyay ka qaybqaatay dagaal Jodda ka dhacay 1541?
Qoridda taariikhda soomaalida, mashruuc nin carbeed la yimi Soomaaliya.
มุมมอง 41หลายเดือนก่อน
Qoridda taariikhda soomaalida, mashruuc nin carbeed la yimi Soomaaliya.
Sababaha uu u badbaaday af soomaaligu qarniyadii hore.
มุมมอง 127หลายเดือนก่อน
Sababaha uu u badbaaday af soomaaligu qarniyadii hore.
Dhagax Kurle, raadad filwayn iyo taariikh facwayn
มุมมอง 49หลายเดือนก่อน
Dhagax Kurle, raadad filwayn iyo taariikh facwayn
Maxaa loogu tagay dhagaxa aqal soomaaliga ah gudihiisa, dhammayso.
มุมมอง 109หลายเดือนก่อน
Maxaa loogu tagay dhagaxa aqal soomaaliga ah gudihiisa, dhammayso.
Magaalo Filwayn oo laga guuray waayo hore.
มุมมอง 108หลายเดือนก่อน
Magaalo Filwayn oo laga guuray waayo hore.
Godka Moqorka iyo raadad filwayn, xabaalo xiddigo le.
มุมมอง 1.3Kหลายเดือนก่อน
Godka Moqorka iyo raadad filwayn, xabaalo xiddigo le.
Magaalo filwayn oo aan la aqoonsan wali magaceeda
มุมมอง 376หลายเดือนก่อน
Magaalo filwayn oo aan la aqoonsan wali magaceeda
waa far-soomaali fil wayn
มุมมอง 212หลายเดือนก่อน
waa far-soomaali fil wayn
Dhogor. magaalo filwayn oo aan war laga hayn.
มุมมอง 622 หลายเดือนก่อน
Dhogor. magaalo filwayn oo aan war laga hayn.
Boqorka Saylac iyo bortaqiiska 1604
มุมมอง 2813 หลายเดือนก่อน
Boqorka Saylac iyo bortaqiiska 1604
Soomaaligii dilay Diktoorkii daweeyay 1886
มุมมอง 2673 หลายเดือนก่อน
Soomaaligii dilay Diktoorkii daweeyay 1886
Dhagaxan maxaa ku duugan? Xaggee se laga helay?
มุมมอง 1483 หลายเดือนก่อน
Dhagaxan maxaa ku duugan? Xaggee se laga helay?
Magaca Soomaali Buuggii ugu horreeyay ee lagu xuso.
มุมมอง 1884 หลายเดือนก่อน
Magaca Soomaali Buuggii ugu horreeyay ee lagu xuso.
Arabsiyo oo laga helay Lacag u noqonaysa qarnigii 16
มุมมอง 2497 หลายเดือนก่อน
Arabsiyo oo laga helay Lacag u noqonaysa qarnigii 16
Madax soo xukuntay magaalada Saylac
มุมมอง 8K10 หลายเดือนก่อน
Madax soo xukuntay magaalada Saylac
Kismaayo iyo Saladanaddii Sinjibaar 1872.
มุมมอง 42511 หลายเดือนก่อน
Kismaayo iyo Saladanaddii Sinjibaar 1872.
Murcaanyo. Magaalo filwayn.
มุมมอง 22811 หลายเดือนก่อน
Murcaanyo. Magaalo filwayn.
Sadex dhacdo. Xoolo bad laga helay oo Suldaan la siiyay.
มุมมอง 1.9K11 หลายเดือนก่อน
Sadex dhacdo. Xoolo bad laga helay oo Suldaan la siiyay.
Badmaaxyo Giriiga oo soo gaadhay xeebaha soomaalida 23 qarni ka hor.
มุมมอง 24011 หลายเดือนก่อน
Badmaaxyo Giriiga oo soo gaadhay xeebaha soomaalida 23 qarni ka hor.
Magacyada hadda loo yaqaanno goobo muhiim ah oo aan hore uga hadlay.
มุมมอง 16511 หลายเดือนก่อน
Magacyada hadda loo yaqaanno goobo muhiim ah oo aan hore uga hadlay.
Doontii daacuunka sidday ee buruusinka dhigatay marsada Muqdisho.
มุมมอง 15611 หลายเดือนก่อน
Doontii daacuunka sidday ee buruusinka dhigatay marsada Muqdisho.
Markabkii Mei-Kong iyo dhacdadii Bareedo 1862.
มุมมอง 27611 หลายเดือนก่อน
Markabkii Mei-Kong iyo dhacdadii Bareedo 1862.
Oday lagu ciqaabayo alaab uu ka helay Markab.
มุมมอง 36911 หลายเดือนก่อน
Oday lagu ciqaabayo alaab uu ka helay Markab.
Raadad filwayn oo isku eeg caalamkuna waadaago.
มุมมอง 177ปีที่แล้ว
Raadad filwayn oo isku eeg caalamkuna waadaago.
Warbixinihii ugu horreeyay ee laga qoray soomaalida iyo xogo kale.
มุมมอง 838ปีที่แล้ว
Warbixinihii ugu horreeyay ee laga qoray soomaalida iyo xogo kale.
Cadale iyo Raas Maruuti oo la sheegay 1466.
มุมมอง 209ปีที่แล้ว
Cadale iyo Raas Maruuti oo la sheegay 1466.

ความคิดเห็น

  • @MaxamedmuxyadinSh
    @MaxamedmuxyadinSh 14 วันที่ผ่านมา

    Wll maraajicda noo raaci Adoomahadsan

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 18 วันที่ผ่านมา

    Nin qabiilka yibra la yiraahda ah aya igu yiri moqorkaa iyo xabaalahaas a anagaa leh, Iyo xabaasha uu ku aasan yahay sheikh isxaaq iyo xabaalayaal badan oo qadiimi ah oo ku yaal waqooyi iyo sanaag, Iyo Harar iyo meela kaloo ethiopia ka mida , ninkaasi waxyaaba badan ayuu iisheegay iyo qabiilooyin badan oo dhulalkaas daga oo assal iyo Farac yibra ka soojeeda.

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 27 วันที่ผ่านมา

    Waxan kuu tusi lahayn fariikh facwayn ee Hakeem lagaala soo xidhiidh sheeg

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi หลายเดือนก่อน

    Cadan kadoon taarikhda somalida qarniyadii dhexe 6 miladiga ilaa 10 naad

  • @Cirroole
    @Cirroole หลายเดือนก่อน

    ilaahayaw khayr kadhig

  • @mohamedyousuf3238
    @mohamedyousuf3238 หลายเดือนก่อน

    Go ahead bro

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi หลายเดือนก่อน

    Boqoraddi holan iyo abaan dulaheedii tumbule ee ludo daganayd barbara warkeeda mahaysaa?

  • @aliosman3924
    @aliosman3924 หลายเดือนก่อน

    Aaad ayaad umahad san tahay

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng หลายเดือนก่อน

    Ma laga yaabaa in xabaalahaa inta la qoday oo lala baxay oo la dhoofiyay si dna-ga looga baadho oo ay dad kale u sheegtaan

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng หลายเดือนก่อน

    Waxaa xaqiq ah inay somalidu iyadu taariikhdu gacanteeda ku burburiso

  • @Cirroole
    @Cirroole หลายเดือนก่อน

    Hote usoco

  • @sakiabdul
    @sakiabdul หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu waadad taariikh fog ah leh

  • @Cirroole
    @Cirroole หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Cirroole
    @Cirroole หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @Cirroole
    @Cirroole หลายเดือนก่อน

    Hore usoco ❤❤

  • @yusufshafdeero3353
    @yusufshafdeero3353 หลายเดือนก่อน

    Historey waa ok aad baad u mahadsantahey ma heli karaan buhg qorey ninkaasu mahadsnid😊

  • @sakiabdul
    @sakiabdul 2 หลายเดือนก่อน

    Waadhab

  • @sakiabdul
    @sakiabdul 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid noosoo badi

  • @sakiabdul
    @sakiabdul 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid noosoo badi

  • @Kaysar-47
    @Kaysar-47 2 หลายเดือนก่อน

    Xiin Malta macdanta iyo demonta ❤ Degan HJ

  • @MaarigAbdi-mw6ij
    @MaarigAbdi-mw6ij 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulkii yeesif maxmed ku amarkutaag layjiray

  • @user-sm3me8bz1i
    @user-sm3me8bz1i 3 หลายเดือนก่อน

    Karin Yeesif

    • @fs292
      @fs292 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyaday baa ku dhalatay, Yeesif na waa reer abtigeed.

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Tastikhdii dhakku soo dagay barbara mahaysaa

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Tastikhdii dhakku soo dagay barbara mahaysaa

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdii dhajku barbara soo dagay mahaysaa, boqoradii biito iyo abanduleherdii tumbile

  • @ConfusedKoala-np7bd
    @ConfusedKoala-np7bd 3 หลายเดือนก่อน

    Su'aal sxbzinjibar yaa xukumayay oo illa kismaya waliga usoodirsaday

  • @samakaabfilms9573
    @samakaabfilms9573 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb kordhi daqiiqadaha warbixinta taarikheed si loo fahmo tusaale Farts musnadka waxay ku fiicneyd inad noshegto halka laga isticaali liray iyo cida isticmali jirtay. Balse daqidahu kuma oglaan inaad sii wado hadalka!

  • @joseph7181
    @joseph7181 3 หลายเดือนก่อน

    Malaga yaba somalidi hore inay caan ku ahayen farshaxanka iyo wax ku qorida dhagxanta wa weyn sida faracinta Malaga yaba inay somalidu u samayeen boqrtoyadi saba dhagaxan

  • @abdiqaniabdirahmanhmohamou3112
    @abdiqaniabdirahmanhmohamou3112 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barkeyo

  • @awesomegamer9693
    @awesomegamer9693 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb gabiley wax ku yaalo xabaalo qadiimay oo.aad u waawayn magacooda waxan ku Maqalay Xardho iyo Fardho waligaa maad maqashay taariikhada plz ii soo jawaab

    • @TaariikhiyoAasaar8899
      @TaariikhiyoAasaar8899 4 หลายเดือนก่อน

      Maan maqal taariikhdaa, Xardho iyo Fardho maxay uga jeedaanna? Gabiley dhawr goobood ayaa ku yaalla oo ràadad filwayn leh.

    • @awesomegamer9693
      @awesomegamer9693 4 หลายเดือนก่อน

      @@TaariikhiyoAasaar8899 waa tuulo u dhow gabiley yaa ku yaal xabaaluhu Halkin xabaal aad yaabay uwaynatahay waxan ka kooban yihiin 20 xabaalood oo aad u wayn, magacoodan waxa lagu sheeke xardho iyo fardho

    • @awesomegamer9693
      @awesomegamer9693 4 หลายเดือนก่อน

      @@TaariikhiyoAasaar8899 tuulada magaceed waa lafta tiinka

  • @najibosman-dx6uv
    @najibosman-dx6uv 4 หลายเดือนก่อน

    Meeshaas waa dagmada caluula waana dhul siwaaqroon

  • @ahmedsheikh9356
    @ahmedsheikh9356 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaad ilawday kii ugu caanasna Sharmarke Ali Saleh. Oo xukumay 1841-1861 wuxuuna ahaa wagaas ninka ugu taajirsan geeska africa ama sida uu isticmaarka talyaaniga iyo faransiiska u bixiyeen African Rothschild. Rothschild waxay ahyeen familga ugu lacagta badan Europe waana sababta ayu naanaysta ugu bixiyeen.

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 หลายเดือนก่อน

    Reeryooonis ayaa iska leh karin

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 6 หลายเดือนก่อน

    Gobolka sanaag waa gobal qaliya

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 7 หลายเดือนก่อน

    Xiis ilaa berbera inta ka dhex hj xeebtaa iska leh alxdllh

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 7 หลายเดือนก่อน

    Xiis magaalo dadkeedu dayacay

    • @abdulrazakbehi3071
      @abdulrazakbehi3071 5 หลายเดือนก่อน

      Adigu maxaad ka geesatay qaybtaada horumarka ka socda Degmada Xiis?

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 7 หลายเดือนก่อน

    Laftinaga badayada hanaga cawryina

  • @arshefootballshorts
    @arshefootballshorts 9 หลายเดือนก่อน

    Walaale madhamaystirnee kusoodar qaybta sadexaad

  • @arshefootballshorts
    @arshefootballshorts 9 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 9 หลายเดือนก่อน

    Waa taariikhi lkn yaa dayac tiraya

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 9 หลายเดือนก่อน

    Guul falaastin inchalla

  • @deeq150
    @deeq150 9 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah reer berbera nooolaaada insha alllllah❤

  • @AbdirashiidAhmed-fg3tb
    @AbdirashiidAhmed-fg3tb 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @hashiyahya2518
    @hashiyahya2518 10 หลายเดือนก่อน

    Haa wll xaqiiq

  • @MuktarBacur
    @MuktarBacur 10 หลายเดือนก่อน

    Runta kasheg tarikhda ma iskadaaa sxp boqortoyadi moqdisho katalinjirtay walayaqana a Wana Boqortoyadi Ajuran

    • @TaariikhiyoAasaar8899
      @TaariikhiyoAasaar8899 10 หลายเดือนก่อน

      Saaxiib wax qoran ayaan soo gudbiya ee ma mala awaalo. Ajuuraan waa boqortooyo jirta oo la yaqaan xogteeduna aad u yartahay se Abgaal iyana waa mid qoran xilligay Imaamyo noqdeen.

  • @ismailcabdul-sh1ny
    @ismailcabdul-sh1ny 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @Masalaawi
    @Masalaawi 11 หลายเดือนก่อน

    Walaal buugaagta noo sheeg

  • @aliwaberi3226
    @aliwaberi3226 11 หลายเดือนก่อน

    Asc Madaxa Iidaan tube Waxaan ka mid ahay qorayaasha iyo akhristayaasha xogaha aad ururiso oo ku saabsan taariikhda Soomaalida. Waxaan kaa codsanayaa inaad Magacaaga oo seddexan aad ii ogolaato oo ii soo dirto si aan ugu qorto qormooyinkaaga xigasho:--‐--------