- 115
- 76 606
Fasal media
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 8 มิ.ย. 2023
Waxaad ka heli doontaa muuqaalo diini ah fadlan Nagu soo biir oo subscribe noo saar mahadsanid
Dhibaatooyinka Baraha Bulshada || Sh Maxamed Haybe
Dhibaatooyinka Baraha Bulshada || Sh Maxamed Haybe
มุมมอง: 29
วีดีโอ
Doodi Salafiyinta iyo Takfiirka Q.2 kala socofasal media
มุมมอง 2.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Doodi Salafiyinta iyo Takfiirka Q.2 kala socofasal media
Q.culimada magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed kasoo saaray in lajoojiyo colaad beeleedyada socda
มุมมอง 4502 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Q.culimada magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed kasoo saaray in lajoojiyo colaad beeleedyada socda
Dood kulul Salafiyinta iyo Takfiirka. Q.1.lasoco
มุมมอง 4674 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dood kulul Salafiyinta iyo Takfiirka. Q.1.lasoco
Dabaldaga sanadka cusub ...waa xaraam
มุมมอง 1979 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dabaldaga sanadka cusub ...waa xaraam
Qeb kamaid ah doodi dhex martey Salafiyinta iyo Takfiirka.2015 .Qebta su.aalaha.
มุมมอง 1.5K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#Doodi
Fariin iyo waano kusocoto dhalanyarada, Sh. Cabdikariim xasan xosh
มุมมอง 12314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Fariin iyo waano kusocoto dhalanyarada, Sh. Cabdikariim xasan xosh
Dagalada qaba.ilka waa xaram .sh Dr maxamed Cabdikarim
มุมมอง 22016 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dagalada qaba.ilka waa xaram .sh Dr maxamed Cabdikarim
Dooda wexey ubahan tahy ..maslahada in la eego. sheikh xasan kafi
มุมมอง 1.3K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dooda wexey ubahan tahy ..maslahada in la eego. sheikh xasan kafi
Sababaha keney Radinta xasaan xussen
มุมมอง 1.2K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sababaha keney Radinta xasaan xussen
musdhafe cali canood Cebwaye in la dhageysta sh Saciid Cabdiraxman farax An.Naxwi
มุมมอง 2Kวันที่ผ่านมา
musdhafe cali canood Cebwaye in la dhageysta sh Saciid Cabdiraxman farax An.Naxwi
Dacwa salfiya kaliya ayaa xaq ah inta kale waa Baadil Sh Xasan Xabeeb AH
มุมมอง 127วันที่ผ่านมา
Dacwa salfiya kaliya ayaa xaq ah inta kale waa Baadil Sh Xasan Xabeeb AH
kushuuca salada ku dadaal..Sheikh. Dr xasan kafi cilmi
มุมมอง 267วันที่ผ่านมา
kushuuca salada ku dadaal..Sheikh. Dr xasan kafi cilmi
الحكم بغير ما أنزل الله لا يتكلم الا العلماء
มุมมอง 218วันที่ผ่านมา
الحكم بغير ما أنزل الله لا يتكلم الا العلماء
Muhiim waaye lasoco kitabka ..Sheikh Saciid Cabdiraxman farax. (Saciid An.Naxwi)
มุมมอง 35614 วันที่ผ่านมา
Muhiim waaye lasoco kitabka ..Sheikh Saciid Cabdiraxman farax. (Saciid An.Naxwi)
Suufiyo oo runta..usheegey sh Dr xasan kafi cilmi
มุมมอง 41714 วันที่ผ่านมา
Suufiyo oo runta..usheegey sh Dr xasan kafi cilmi
الحذر من. مشابهة الكفار في أعيادهم وعباداتهم ....فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن (سعيد النحوي )
มุมมอง 26314 วันที่ผ่านมา
الحذر من. مشابهة الكفار في أعيادهم وعباداتهم ....فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن (سعيد النحوي )
wadadki Soomow oo Nabiga kuben Aburtey ..Sheikh C/raxaman.. .C.abe
มุมมอง 1K14 วันที่ผ่านมา
wadadki Soomow oo Nabiga kuben Aburtey ..Sheikh C/raxaman.. .C.abe
الشيخ سعيد عبدالرحمن فارح (سعيد النحوي )
มุมมอง 53514 วันที่ผ่านมา
الشيخ سعيد عبدالرحمن فارح (سعيد النحوي )
𝗔𝗿𝗱𝗲𝘆 𝗦𝘂𝗮𝗮𝗹 𝗪𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗦𝗵. 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝘄𝗮𝗵𝗮𝗮𝗯, 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆?
มุมมอง 11414 วันที่ผ่านมา
𝗔𝗿𝗱𝗲𝘆 𝗦𝘂𝗮𝗮𝗹 𝗪𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗦𝗵. 𝗖𝗶𝗶𝘀𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝘄𝗮𝗵𝗮𝗮𝗯, 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆?
Safarki culimada salafiyinta MOMBASA KENYA 🇰🇪Waxa so jedinaya sheikh C.RAXMAN DIIRIYE
มุมมอง 35114 วันที่ผ่านมา
Safarki culimada salafiyinta MOMBASA KENYA 🇰🇪Waxa so jedinaya sheikh C.RAXMAN DIIRIYE
"𝗗𝗮𝗱 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱 𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗮𝗻 𝗫𝘂𝘀𝗲𝗲𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮!"
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
" 𝗮𝗱 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱 𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗮𝗻 𝗫𝘂𝘀𝗲𝗲𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮!"
ترجمة موجزة للشيخ العلامة محمد صالح ابن عثيمين رحمه الله
มุมมอง 47914 วันที่ผ่านมา
ترجمة موجزة للشيخ العلامة محمد صالح ابن عثيمين رحمه الله
شرح أصول وضوابط في التكفير ..فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن (سعيد النحوي )
มุมมอง 20214 วันที่ผ่านมา
شرح أصول وضوابط في التكفير ..فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن (سعيد النحوي )
شرح أصول وضوابط في التكفير .فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن. النحوي
มุมมอง 13621 วันที่ผ่านมา
شرح أصول وضوابط في التكفير .فضيلة الشيخ سعيد عبدالرحمن. النحوي
Sheikh Saciid Cabdiraxman farax An.Naxwi Sharaha.Usuul WADAWABIDH..F_Takfiir Dersiga.....1aad
มุมมอง 41721 วันที่ผ่านมา
Sheikh Saciid Cabdiraxman farax An.Naxwi Sharaha.Usuul WADAWABIDH..F_Takfiir Dersiga.....1aad
Labada doodhasay waa ay Ku qaldanyihiin inay isaga marjic ka digtaan
Ibnu taymiyah inuu khilaafo kitaabka Quraanka iyo sunadhii rasuulka wax layaab leh ma ahan, ee isagaaba qabay فناء النار، naarta inay baabi mar un. Ibnu xazam waa kasii liita.
*Markaan dageystay dooda kadib waxaa ii so baxay sidaan:* 1.sh saciid iyo tiimkiisa waxay si cad u waafaqeen ibnu taymiya iyo madrasadhiisa. 2.qoladha kalena, waxay waafaqeen kitaabka Quraanka iyo sudhii rasuulka iyo ijmaaca. ✍🏿Hadii wax lagu qiimeeyo kitaabka Quraanka iyo sunadhii rasuulka waxaa gar leh, qolyaha jamaacada, Hadii wax lagu qiimeeyo raiyiga ibnu taymiyana waxaa garleh, kooxda sh saciid. Lakiin waxaa caan qolyahaan iska horjeedha inay kuwada dagaan ibnu taymiyah, qolo walbana dankeeda marsato, lakiin xaqiiqdhu waxaa weeye inuu caadhiriyada la jiro.
Jadiidiyadu waa dedegayaa laakiin, takfiirku waa sugayaan hadafkooda
من الذي يحقق كلمة التوحيد؟
Sheikh siciid caqliga iyo cilmiga Allaah ha ubarakeeyo.
tagriirka muslimiinta. waa shar. caamadana waa duufsadaan marka culimada wa wayn. haloo daayo sida sheekh axmed yare sh nuur cali jaamac sheekh saciid weli dood magarin wax. habarto
salafiyo mise wahabiyo ??
Salafiyo❤
Maye khuraafiyo.
Cajiiib❤
Sheekh axmad yare allaah habarakeeyo
Ayagaaba takfiir ah yaa lagaadaa😂😂😂
Dimuqraadiyada waa diinta Gaalada ee casrigaan
M.a qolada Takfiirka cumada xaloo cadeeyo weyxey yihin SH.saciid ,naxwi
MashaAlaha
Dood cajiibay ahayd wllhi oo mcn
Qureysh waxay garanayeen macnaha laa ilaaha illa laah Sidaas ayey ku diidayeen Soomaalida in badan oo ka mida ma garanayaan macnaha towxiidka
Dooda sfcn udhageyso waxaasi dhaman walaga jawabey waan fahmid don'ta
Markasto ahlu bidaca waxay kabaxaan mawduuca.
Away culimadii muqdisho waaxaa iimuuqda dhalinyaro
saciid naxwa . sida. caruurta uhadlaya. cml.
qabta 2aad soo dhig adoo mahadsan
Ok I.n wll waanu soo wadna
@@Fasalmedia si dhakhsaa walaal usoo geli labada qayboodba.
Sheekh xassan markuu lahaa wadado yaa walacey Niman aqraantiisa ah (dagaal kulajira oo masaajidkiisa iyo Masaajidooda ay isumuuqdaan oo iygaba hoos udhiga ayuu iskacelinayey) Culumadana wey kahadlaan in aan Aqraanta raga ishaya aan warkooda leysuqaban marka wadaadka ha uqabanina warkaas, lkn radinta diinta lagudifaacayo uun wada koley isagaba dhufeys buu idinkugu jiraa waxbuu kadhihidona
Qabaa ilka halaguboxo culumo hadal waydhaaftay arintuye.
Wallaahi waaruntaa huuno meeshaan maydashalajiidayo hadal waxba kamatarayo Alle umadasoomaaliyeed bogooda bur cad,hayskumariyo
Qaybtii 2 soodhiga
Sheekh xasaan mas,alooyinka uu idinku heysto ka jawaab Caayda daaya Madkhliyiin
Sheekhan qaabka uu u hadlayo bal fiiri
Rabiyow firqadan muslimiibta dhan qofkaanan firqadooda ka mid aheyn u taqaana khawarij takfiiri, bidci, xisbi, mushrik Rabiyow muslimiinta ka qabi
Haduusan Madkhali aheyn waa jaahil Subxaanalaah Rabiyow jamecadan muslimiinta ka qabo
Scw scw scw
Waxaan hubaa hadii dadka islamka ah eey diintooda bartaan oo dariiqii salafka qabsadaan qawaariij iyo qabuuri yiin oo dhan waa laga taqalusi lahaa dowladii islamkana waa soo laaban laheyd
صل الله و سلم وبارك على نبينا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin Yar O Suufi Ah Oo dhiiran Baa tahay Waryaa Naxwaha Dadka haku qaloocin Culimada iska daaa
Takfiirka waxba xeley😂
Fara kahadal baygaadhi gaadhay wllhi😂
Isku mid lee Ahaa😂😂😂😂
Walaaloo dooda oo dhamaystiran inoo sugdbi Fadlan caadi maahan takfiir waala helay bal war kooda aan maqalnee.
Wll in.shaalah
Doodaha jameecada waad heli kartaa waliba waxaa lala dooday culumo waaween wll
@ Mansha Allah waan rabilahaa ninmanka dadka sida sahlan ku gaaleesiinayi ee takfiirka ah waayo dad badan ayay qadka ka saareen waa in laga digtoonaadaa
War dooddani waa goorma?
2015
@CabdinasirCabdullahi-x4p Ina adeeroow Alle ha ku sharfee iyadoo dhammaystiran meel aan ka heli karo ma ii sheegi kartaa?
2015 tii
@@Fasalmedia Walaal noo soo wada daa doodda Allaha ku barakeeyee
Ma hadaa doodu
DOODA WEXEY DHACDEY 2015
Wcs wcs wcs
Wcs wcs
Ninka la Barbarawi diin yaan wax lagga waydiinin
Xadalka uu sheegaayo oo uu leeyahay ninbaa gabdho ku yiri gamar welbo aabaheed wey cajibisaa waa qalad oo nin ma dhidhin oo gabar ayaa dhahdey naxwiyow wax markaad shgeyso iska soo xubi daaba jahli ku sugan xadana jahli aa dad ku sheege
الوهابية أمرو بالتقية😂😂😂
Dr faysal waa caalim ahlu sunne ah
Sh barbaraawi Waa nin ahlu sunne ah جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
Sh barbaraawi Waa nin ahlu sunne ah جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
Sh barbaraawi ilaahaybaa waafijiyey Markuu iskadiiday inuu Dr faysal ladoodo Waayo wuxa muuqatay inuu can raadinaayey Inkastoo niyada ilaahay ogyey Lkn Isaga sidasaa kamuuqatay
Warkaagu wu iska hor imanaya, Ama qalbigiisan daalacday dheh, Ama iska daa wa sumcad doon Dr Fayçal, masaaisha uu doonayay inu kala doodo sh barbaraawi, wa masaail ay isku khilaasan yihin, marka anu waxaan u arka in u sh barbaraawi ka cabsaday dooda u la gali lahaa Dr. Fayçal, wuuna ogyahay barbaraawi in Dr Fayçal soo baadhay masaaisha uu kala doodi rabay, walaahu aclam !
Xasaan waa jaahil
Sheekh xasaan mas,alooyinka uu ka hadley ka jawaabi caay lama rabo
SH. MUSTAFE TAWXIID AYUU KA HADLAA MAXAA KU HAYSTAA SHEEKHA.
adeer sh musdhaf dadkad lumiseen ayuu wacdiyay
waa beentaa sh Mustafa ceebtiinuu banaanka keenay adeer anaga caqli baan lenahay