- 7
- 44 941
Deeq Abdi Gaab
เข้าร่วมเมื่อ 9 ก.ค. 2024
Beerta Xayawanaadka Nairobi (Nairobi National Park)Kenya 🇰🇪
Muqalkan Haduu kuso gaaray Share ,like Sido kle Subscribe ino saar Channelka 🙏❤️
มุมมอง: 582
วีดีโอ
PRANK Sacdiyo Galmudug Aankaga Xanajinay
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
Fadlan Muqalka haduu kuso Gaaray Subscribe ino saar Chenelka Aad baa uu mahadsanthy 🙏❤️
Cuntada Wadooyinka Nairobi[Street food in Nairobi
มุมมอง 34Kหลายเดือนก่อน
Suuqa Ugu Raqiisan Dharka Nairobi ee Gikomba
มุมมอง 1.3K2 หลายเดือนก่อน
Nolasha Geeljiraha
มุมมอง 3.2K3 หลายเดือนก่อน
Muqalkan Runtii Aad baay igu adkayd Dubistisu iyo samentisu Lkn inan wax qurux badan so gudbiyo Hadan rabo Waa inan dorta waxa adag Adinkana waxa idin ka codsanaya inan Subscribe ii dahdan You tube ka sii na Share garesan intasna diragalin baay ii tahy Aad baa uu mahad santihin ❤️🙏
Xafada Somalida Eastleigh (islii) Nairobi Kenya 🇰🇪
มุมมอง 6793 หลายเดือนก่อน
Welcome to my Chennel plz subscribe 👏🤚🏻
มุมมอง 6004 หลายเดือนก่อน
Waa naag
Neggy😂
Wra midkaan koofiyada blue wato waaba reer baadiye caadi ehee, reer magaaloo iskadhigaa, siduu ufiirinayo mamada camerada soo hormarte mxaa kamacna ah hadii camerada lahornaro midakale hadalkiisa waa sidii doqon ilaweyn camal iyo siduu cuntada u cunayo nacasnimaa kujirto sxp reer baadiyaa tahay walahi ragaan kale muuqaalka kujiro maa wax laga sheego fufudeed kugujiro nacasyohow vloga kudheeshe war mida iigudaran dharmawato waa ninweyn oo 30jir ah hadana magaalada garan kudhexwato reer baadiye nacas waa is cebeyse walahi war nacaskaan sxp mardambe muuqaalka hasoo dhex galin hadiikale walahi mardambe kumadaa wanweyno sxp deeq.
WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL GET AIRLINE TICKET DEALS BEST PRICE TICKET QIIMO JABAN ADOONKO DHAN AH NAGALA SO XIRIIRA WALAL XAFISKA NAIROBI
🤣🤣🤣
Wan idin wata sxb We gave subscription
Sacdiyo naag naag dhaaftay😊
Ka so kiciya dheh libaaxa😂😂😂
#walahi yarkaan legend waaye walhi
🔥🔥
Keep going pro🎉
The legend deeq keep going❤❤
Prefect
horay usoco
Come on dekz
horay u soco libaax❤🎉
Nice one🔥🔥
Blood 🩸👏
Reer galmudug is barta❤❤❤❤👍👍👍
Wax kale oo figrad ah maweyseen cabidanka aduu umacan yahay cuntada waa mcn thy war miyaa hada
Neggy waa shiikhul kuli
Masha Allah
Taliyahena afufa dhacoyo
Kenya h.g aa ka taliso miya naftina u naxa🙄
Wa u xiisay iisli wlhi hi from canada
Prank Kan Ka macaan waligey ma daawan . Kan kuwa kasii Tayo sareeya oo xiiso leh Ayaan kaa sugeynaa I.a
Sacdiyo shub wye
Cadaado afkina kareba dhiloyin yahow cuqdada qaban nagtan loo baqan mayo dhalashana ciil uma qabto Iska celiya
Naaa mexeethy shuux shuuxda 😭😂😂😂abahin wasee 😒😭😂😂😂
naagah maxa ka qaldan dee prank san miyaa😒
Doofar TH-cam ku la kacso is leedhay dhagaha macalin mahdi afarahisa haka bxan
Lawada gabdhod wad sacdiyo galmudug uugey halaso heshiiyano
Naag nool iga dheh dacdiyo galmudug😂❤❤❤
sacdiyo naag adag❤️
😂😂😂😂
War naago awalba gabadha cuqdad uqabay leedahay prank ku sameey War nio deeq caqliga ha shaqeeyo naagahan waa naago awalba cuqdad meel fadhiyay markaas leedahay wax ku sameeya waxaan prank maahan sxb hadee san naagaha cuqdad ku jirin macalin mahdi iyo galmodug meesan ka hadleen oo si kale ayee prank usameen lahayan sxb youtube kaaga waxa kor ugu qaadayna sharaftaad ee naagahan iskada sacdiyo galmodug waa gabar sharaf leh naago cuqdad dishay maanta ubalamisay sorry abayo from ogaaden ❤
😂😂😂sacadiyo isn’t easy😂😂😂
😂😂😂😂😂
Never give up
Wllka 😂
Keep forward ❤
@@asadtiger9341 ❤️🙏
Asc
Keep going brother
𝒏𝒆𝒈𝒈𝒚 𝒎𝒚 𝒃𝒐𝒚
Afuufa dhacooya😂😂
From neggy😂
😂
Ladhirka markale video
Caanka xaafada keep going from mdr🫡🫡🫡🫡
Horumar sxb qli wmantan waa malinki uhoreysay ka mid noqday asxaabtad lkin iso qabo
afuufa dhacoyo wllhi legend ciyalka xafada waye horey usoco wil bare jeeye raxeyso awoowe😊😅