- 10
- 542 256
cabdicaashaq
เข้าร่วมเมื่อ 26 ส.ค. 2006
วีดีโอ
Khadar Dheere Feat. Aftahan Jr. - Mugdi iyo Ifiin (Best Somali Song of 2011)
มุมมอง 468K13 ปีที่แล้ว
Hees Cusub 2011, Hees casri ah, Somali Rap
BAROORTA ORGIGA KAN WEYN (GABAY with lyrics)
มุมมอง 2.1K14 ปีที่แล้ว
Baroorta orgiga kan weyn is weydiin bey ladahay Umadda soomaaliyey Waxaadan ogeen ogiye Ujeedada leysu dilay Albaab baa kaaga xiran Ma dhawa eelkiyo fidnadu Halkee ka aloosan yihiin Isdiida isqoonta iyo is Dila isu baahaneyn Indhaha isnabcaanayee Hadana isu ooyayee Umadda soomaaliyey Waxaad enigeedi tahay Ayaan darantii la yiri Usheedaa lagu dilaa Ayadaa loo diranayee Gacmahaa dib u eersatay Li...
Abwaan Barre Maxamed Fiidow - Ababa Adig. ( GABAY with lyrics)
มุมมอง 6K14 ปีที่แล้ว
Ababa Adig. Qaalin ugub ah curudkeed haduu midig ahaan waayo Waxa ununka loo goynayoo loo afqabateeyey Oo asagoo xaq uleh hooyadii looga egereeyey Guumis eed ma galin oo hadhow owr ma noqon weyne Aqoon geel jiruu inuu sharyahay ula ekoonaatay In latolo hashii godol hadey hadey ku ogolaan weyday Ashtakada qarinlii hadey cabasha uugowday Olokow dacwaa ee maxaa loo afgaran waayay Ababa adig eexoy ...
Abwaan Barre Maxamed Fiidow - Gabay - Asmaa'ul Xusnaa
มุมมอง 18K15 ปีที่แล้ว
Gabay Asmaa'ul Xusnaa.. Qoraalkana (Lyrics) wuu soo socdaa
Abwaan Barre Maxamed Fiidow - Garaad Yeelo Soomaaliyey
มุมมอง 12K15 ปีที่แล้ว
Somali Poetry,, gabay soomaali ah oo ka hadlaya dagaalka sokeeye
Abwaan Barre Maxamed Fiidow - Yasirka Alle (lyrics)
มุมมอง 13K15 ปีที่แล้ว
Yasirka Alle yaryareysi maleh aafadii kugu yahoontaaye yuqlaciilka yaambada xiligu nagu dul yeekeeye yu'ashada colaadiyo fidnada keeb isula yuurar yasirka Alle waxa nagu yamxiran waa yur geesa lehe yey kalqada yaxaas ooman iyo halis yamaahuura shabeel yuurleh dhidir soo yugyugan yalamsi aardoona yacbey weyday garashiyo dareen lagu yiraahdaaye yasirka Alle waxa nagu yamxiran wa yur geesa lehe ya...