- 17
- 30 698
Abdirahman Dilib
เข้าร่วมเมื่อ 4 พ.ย. 2024
Chenellkan waxaan ugu tala galanay inuu noq mid aan ku difaacno diinta kagana jawaabno shubahaadka gaalada
Somali 70 jir Galooway aadna u neceb somalida cadcad
somali galooway, calmaani ah 70jir diin la'aan doortay. yassin moroco muqaalkaan wuxuu ku cdaysanaa inuu yahay almaani libral ah . #somali #shorts #mogadishu #wararkiiugudambeeyay #abdirahman_dilib #somalitiktok #difaaca_islaamka
มุมมอง: 520
วีดีโอ
Yassin moroco iyo Diinla’aantiisa cadeeymo
มุมมอง 1K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Yassin moroco calmaani aan diinhaysan ah Nukraani iyo liberal diidan axadith in ee yihiin waxyi iyo ijmaaca muslimiinta . #somali #somalitiktok #mogadishu #Abdirahman_dilib
Diinlaawe Calmaani Ismail diiriye oo diiday Nabiga scw
มุมมอง 52014 วันที่ผ่านมา
#somali #somalitiktok #mogadishu #somali #abdirahman #wararkiiugudambeeyey #somali_gaal #Abdirahman_dilib
Dr isim iyo dhimashada 2 gabar uu ka joojiyay daawaday kansarka
มุมมอง 10K14 วันที่ผ่านมา
Wuxu yiri cancer ka Waxa daawo u ah kurus geel iyo saytuun #isimdr #somali #Abdirahman_dilib #somalitiktok #mogadishu . #wararkiiugudambeeyey #germany #Drisim
Dajaal Dr isku sheega Dr isim dadka ku group ka ee la shaqeesto kuna tageero diin duminta
มุมมอง 4.4K14 วันที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey #somali #mogadishu #abdirahman #diinta #Dr_isim Deeq Darajo Mohad Abdulle Hinda wacan
Diinlaawe Dr Isim scammer Dumarka lacagtooda dhaca diintana ku been abuurta .
มุมมอง 2.3K21 วันที่ผ่านมา
#Dr_isim #somalitiktok #somali #abdirahman #mogadishu
Sheekh mustafa Haruun / oo ka hadlay colaada Somalida iyo qabyaalada
มุมมอง 14621 วันที่ผ่านมา
#sheikhmustafe #qabyalada #somali iyo islaynta aanooyinka qabiil #somalitiktok #abdirahman_dilib #mogadishu #hargaysa.
Mohamed Nur Somali so muslim ee Christian aha
มุมมอง 12621 วันที่ผ่านมา
Mohamed Nur /Somali so muslim ee Christian ahaa kuna sirmay dhaldhalaalka yaalo Reer galbeedka . Dhalinyaro badan ayaa ku sirmay lkn clip kan wa cashar ee waxkabaran karaan #somali #somalitiktok #abdirahman_dilib #dilib #mogadishu #somalian
Dr isku sheeg Isim iyo sida uu ugu dheelo Quraanka iyo Caafimaadka
มุมมอง 7K28 วันที่ผ่านมา
Ninkaan DR isim iskugu yeera oo dumar masaakiin ah scammer gareeya wax ka ogaaw sida uu dhanka diinta ugu ciyaaro #Abdirahman_dilib #somali #somalitiktok
Kusoo dhawaaw YouTube ka official ka Abdirahman Dilib
มุมมอง 18628 วันที่ผ่านมา
#somali #Abdirahmandilib #diinta #duet #somalian #newchannel #عالم #somali #abdirahman #mogadishu
Kufsi miyuu uso weelbanaysanaya
Yaa
Yaasin Godkiisa ayaa biyo Kulul ugu Soo Galay good Job ustaad Abdiraxman 👍🏽
Somalia masar ma ahan calmaniyow😂
Mashallah well ustad Abdulrahman ❤❤❤
@@kingqanim7409 🙏
مَّن يُطِعِ الرَّسُولَ فَقَدْ أَطَاعَ اللَّهَ ۖ وَمَن تَوَلَّىٰ فَمَا أَرْسَلْنَاكَ عَلَيْهِمْ حَفِيظًا (80) يخبر تعالى عن عبده ورسوله محمد صلى الله عليه وسلم بأنه من أطاعه فقد أطاع الله ، ومن عصاه فقد عصى الله ، وما ذاك إلا لأنه ما ينطق عن الهوى ، إن هو إلا وحي يوحى . وقال ابن أبي حاتم : حدثنا أحمد بن سنان ، حدثنا أبو معاوية حدثنا الأعمش ، عن أبي صالح ، عن أبي هريرة قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : " من أطاعني فقد أطاع الله ، ومن عصاني فقد عصى الله . وهذا الحديث ثابت في الصحيحين ، عن الأعمش به وقوله : ( ومن تولى فما أرسلناك عليهم حفيظا ) أي : لا عليك منه ، إن عليك إلا البلاغ فمن تبعك سعد ونجا ، وكان لك من الأجر نظير ما حصل له ، ومن تولى عنك خاب وخسر ، وليس عليك من أمره شيء ، كما جاء في الحديث : " من يطع الله ورسوله فقد رشد ، ومن يعص الله ورسوله فإنه لا يضر إلا نفسه " .
WAA KAAFIR MAJUUS NAARBAA SUGEEYSO HADII UU SIDAAN KU BAQTIYO
Subaxanllah xataa ma yaqaan ayaada
😂😂😂😂😂
Fadlan muqaal ka walaalaha kale lasii wadaag si ee uga digtonadaan odaygaan mujrim ka ah
😂😂😂
Cimrigu jogobal eg muxu kudukada muslim buba sheganaye kafir bilahi waye dinlawe ah dulbatahay cadabta Alaha kugu fogeyo
Wa dad kuheshiiyey iney diinta dumiiya
@@ahmedyussuf8918 aad iyo aad
WELI SI FIICAN UMA FIIRSAN MUUQAALKAN
Fiirso hee
@ WAANSOO FIIRSADAY MAWADA HADLI KARNAA DAD EHEL AH OO MURAAYAD ISU NOQONKARO MANOQONKARNAA
ANIGA IYO MUDANE CBDIRAXMAN DILIB MA ISU NOQON KARNAA LABA QOF OO WALAALA AH OO MURAAYAD ISU AH SIDUU SUUBANAHEENA NOO SHEEGAY
WAAD KU MAHADSANTAHAY, WAANA KA HELAY SIDA AAD II SOO XASUUSATAY IYO IN AAD OGTAHAY IN AAN AHAY QOF JIRA OO QEEB KA AH BARNAAMIJYADAADA
Dabacasar asaga lama waayo miyaa
Subxanallah
Doqon isim waaayo waryaaa diinta iyo nabigayagapa fadeeexada kadaa
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Subxaanalaah
Sheekhow saw asaga kama xuma kuwa qaadanaya warkiisa eleen waa dad waaweyna wah
ANOO AQOON AYUU HALMAR IGASOO HORBAXAY MARKAZN WAXYAR DHAGEYSTAYNA WAXAAN ARKEY INUUSANBA FAHAN SANEYN WUXUU KAHADLAYO CAADADA IYO MARKEY GO AYSO MARKAAS AAN ARKEY INUUSAN FIYOOBEYN LAAKIIN I'M SORRY KUWA AGFADHIYO
WAXAA KADARAN KUWA KAN TALO KAQAATO WALEE WAA NIN XANUUNSAN
SHIIMO KULAHAA
Qof uu yiri jooji ma jiro lakin wuyiri waan kula talin lahaa waa qado ama ha qadan
Kuwa taageero iyo Asaga isku dambi ayay noqonayaan
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 TABARAKALLAH ☝️🤍💐
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 brother ☝️🤍💐
Anaga ayaa difaaceena nabigeena scw mar walba
Waraa waxaan quraankii ilaahay ayuu ugafay
Kiima tarapi hadii aysan bukaanka waxba u tarayn maxay dhaqaariirtu dadka ugu qorayaab?
Bisinka
Foolxumuu diinta kalategey xayawaan kan
Kiima tarabi weligaa ma aragtay qof ku bogsaday waa maya markaa taa waxba ma tarto
Haa waa jiraan dad ku bogasaday
Subxaanalaah arkan yaa qur’aanka kaqabta safirkaloo keenay naagaha ayuu gowska haystaa
WALALAYALOW ANAGOO JOGNO WADAMADA HO RUMARAY HAYSANO KAR CAAFIMAD MAXAA IDINKU QASBAYA NIN ANDHAQ TAR AHAYN INUU IDINKU DAWEYO SUBXANA LLAH
😡😡😡😡😡😡🤮🤮🤮
Suballah Allah 😢😢😢
Anniga waxay illa tahay innuu yahay xaga dhimirka, waayo majiro.qof sidan khaladkisa ugu indho aday asagoo feyow, ha la soo hubsado innuu maskaxiyan u caafimad qabo.
Qof ilaahay qadaro tiisa diiday oo iimaanka beelay wasli udhiman ma jirto shaydaanbay gacanta ku dhigayo ka yaaaca diintiina ka badbaadsada caafimaadkuina ka badbaadsada
يارب 😭😭😭😭😭😭
الحمد الله
لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلّم
صلى الله عليه وسلّم
الحمد الله
لا اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلّم
لا اله الا الله
وعليكم السلام
People listen this guy they need help
Waa nin waalan belayo kula ilka dheeratey dadki buu waalay Dokter iskaga dhigey maa la xiro Somaliidii meeday Allaha naga qabto ninkan
Fadlan Gaalkan ehelkiisa garsii Hadii Aad taqaano
war nio ninkaan wan garanayaa goormuu sidaan noqday subhanallah