WarsomaliTv
WarsomaliTv
  • 18
  • 11 471
Wararkii ugu Danbeeyay, Jabhad Samaroona Ah Oo Is Hubeeyay Dardaran adag na diray
Wararkii ugu Danbeeyay, Jabhad Samaroona Ah Oo Is Hubeeyay Dardaran adag na u diray dhamaan beelaha isaaq' sheegayna inay sababtan ka danbayso xadhiga xildhibaan maxamed abiib oo mudo kooban xidhan
#somaliland
#jabhad
#maxamedabiib
มุมมอง: 173

วีดีโอ

Degdeg' Boqor Buurmadow Oo Boqor Caleemo Saaray
มุมมอง 2.7K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Degdeg' Boqor Buurmadow Oo Boqor Caleemo Saaray Maanta, Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow Ayaa Maanta munaasibad qado Sharafa oo loo sameeyay ku caleemo saaray Boqorka Alla Boqore Beelaha Isaaq, Munaasibadan oo ay ka so qayb galeen dhamaan cuqaasha iyo isimada bellaha reer shexisaxaaq ayaa Lugu Caleemo saaray Boqorkaas oo ka soo jeeda beesha Toljecle #boqorcismaanbuurmadow
Weedhsame Oo Hadlay Isagoo Naxsan
มุมมอง 1817 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Weedhsame Oo Hadlay Isagoo Naxsan' Hadal u ka hadal u ka jeediyay Aas Magaalada Gebilay Loogu Sameeyay marxuum Geeriyooday (AHUN) #hargeisa #weedme #somaliland
Gurigayga Dawlada Gubto Ictiraaf Ku Raadinaysa' Hadaladii Safiya Tusmo, Taliye Araweelo Oo Ka Yaabay
มุมมอง 2.2K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Gurigayga Dawlada Gubto Ictiraaf Ku Raadinaysa' Hadaladii Safiya tusmo, Taliyaha gobolka Awdal Oo Yaabay Taliye Araweelo oo ka yaabay Hadalada Safiya Tusmo Iyo U jeedada #hargeisa #safiya #awdal #somaliland
Habar Yoonis Bal Dagaalama Aniga Soo Baxayayee Illah Ban Idinku Dhaarshe" Faysal Cali Waraabe
มุมมอง 1.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Habar Yoonis Bal Dagaalama Aniga Soo Baxayayee Illah Ban Idinku Dhaarshe" Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad ka jeediyay xaflad Ka dhacday Caasimada Hargeisa ee Somaliland
Muuse Irsaaqadu Inaga Qufulay Ciro na Dal Luguma Amini karo' Faysal Cali Waraabe
มุมมอง 2.2K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muuse Irsaaqadu Inaga Qufulay Ciro na Dal Luguma Amini karo' Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Oo Khudbad Dheer Jeediyay Munaasibad xadhiga lagaga Jarayay Xafiis uu ka furay Caasimada Hargeisa ee Somaliland
Boqor Cismaan Buurmadaw Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay cida Guuleysanaysa Doorashada
มุมมอง 1.6K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Boqor Buurmadaw Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay cida Guuleysanaysa Doorashada #buurmadow #hargeisa #viralvideo
5 Sano Ma Iman Gebilay' Hada Bilicda Ka Muuqataa Gebilay Ma New York Baa Wan Yaabay' Boqor Buurmadow
มุมมอง 20812 ชั่วโมงที่ผ่านมา
5 Sano Ma Iman Gebilay' Hada Gebilay Ma New York Baa Wan Yaabay 21 Ka Xildhibaan Ee Habar Xabuusho Waxay U Codaynayaa Gobalnimada Gebilay' Buurmadow @warsomalitv #news #somaliland #somali #viralvideo #gebilay #buurmadow #hargeisa #fypp
Beelihii Ceerigaabo Oo Hada War Cusub Ku Dhawaaqay
มุมมอง 11714 วันที่ผ่านมา
Beelihii Ceerigaabo Oo Hada War Cusub Ku Dhawaaqay
Hadalkii ay Isku Laayeen Barkhad Batuun Iyo Jamaal Jaah" Dagaalkii Golaha Ka Dhacay Iyo Wixii Sababa
มุมมอง 1.3K14 วันที่ผ่านมา
Hadalkii ay Isku Laayeen Barkhad Batuun Iyo Jamaal Jaah" Dagaalkii Golaha Ka Dhacay Iyo Wixii Sababa
Shacabka Hargeysa Oo Si Adag Uga Hadlay Ergada Soomaaliya Ee Badda Iyo Safarka Madaxweynaha
มุมมอง 75หลายเดือนก่อน
Shacabka Hargeysa Oo Si Adag Uga Hadlay Ergada Soomaaliya Ee Badda Iyo Safarka Madaxweynaha ethiopia and somaliland agreement
Waan Soo Tuubo Raacay" Murashax Cirro
มุมมอง 1142 หลายเดือนก่อน
Xilka Aan Doonayo Waan Soo Tuubo Raacay" Murashax Cirro
Isaaqow Barta Teetalada Dalka Weli Dalka Weli Muusa Ka Madaxweyne Ah Ciro Iyo Faysal Haw Gaadho Mar
มุมมอง 1282 หลายเดือนก่อน
Isaaqow Barta Teetalada Dalka Weli Dalka Weli Muusa Ka Madaxweyne Ah. Ciro Iyo Faysal Haw Gaadho Markaasaynu" Xildh
DEGDEG Gabadh Oromo Ah oo Hadda Hees Kaga Jawaabtay Heestii Somaliland Kasoo Baxday ee Abwaan Daah
มุมมอง 4402 หลายเดือนก่อน
DEGDEG Gabadh Oromo Ah oo Hadda Hees Kaga Jawaabtay Heestii Somaliland Kasoo Baxday ee Abwaan Daah
Garxajis Abwaan ayaan u ahay mana necbi Khadar Guun iyo Maxamed BK waxaan leeyay” Abwaan Daaha Gaas
มุมมอง 1242 หลายเดือนก่อน
Garxajis Abwaan ayaan u ahay mana necbi Khadar Guun iyo Maxamed BK waxaan leeyay” Abwaan Daaha Gaas

ความคิดเห็น

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wejigiisa sheydaan buu u egyahay bilaa caqli

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 วันที่ผ่านมา

    Faysal warabe maxad hogamin haldalkibad hagajin waydey aya soduley ciiro dorta

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 วันที่ผ่านมา

    Faysal cadaan bu ko xumaynya h yunis . Lakin cod h yunis kama helaysed .

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 วันที่ผ่านมา

    Faysal saxxe mahaa 😢😢😢

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah uma xumid oday muuse shaani adeegsado oo waliba tolkii loo adeegsado ayaan daro ka xumi ma jirto sory cudur habaryoonis la yidhaahdaa laga shidayaa odaygan aan xishoonaynin 😂😂😂😂

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 2 วันที่ผ่านมา

    waa waali sidani ee

  • @warsomalitv
    @warsomalitv 2 วันที่ผ่านมา

    Fadlan nala soo wadaag wixii faalo ah

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 3 วันที่ผ่านมา

    Buurmadow Waa Libaax

    • @warsomalitv
      @warsomalitv 3 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Ustaad

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 4 วันที่ผ่านมา

    Waa ceeb raadis islantani iyo Somaliland nacayb

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 วันที่ผ่านมา

    Samaroon yuus badanaa intay dhexdooda is gubaan

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 4 วันที่ผ่านมา

    Ha moodin kaftan waa caqliyada dhaman siyasiga somaliyeed uu ka simanyahay in dadka diinta dhigooda malkooda uu ugu muhiimsan yahay kursigaas uu doonayo in yar oo allah u raxmaday moyee xitaa calamka islaamka

  • @Rashiidnuurtoday
    @Rashiidnuurtoday 4 วันที่ผ่านมา

    Qosol Faysal Cali Waraabe

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 4 วันที่ผ่านมา

    Masha alla

  • @engkhadarguled5126
    @engkhadarguled5126 4 วันที่ผ่านมา

    Baraanmijkiii xisbiga ucid mee

    • @warsomalitv
      @warsomalitv 4 วันที่ผ่านมา

      Waa soo wadnaa walaalo

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 4 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya Dhibka Alle ha ka Saaro.

    • @warsomalitv
      @warsomalitv 4 วันที่ผ่านมา

      Amiin amiin , Mahadsanid walaal

  • @warsomalitv
    @warsomalitv 4 วันที่ผ่านมา

    Daawo Oo La wadaag Bulshada Mahadsanid

  • @warsomalitv
    @warsomalitv 5 วันที่ผ่านมา

    Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 17 วันที่ผ่านมา

    Barkhad batun mid baa cunaha qabtay

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 17 วันที่ผ่านมา

    Ninkii u liitey ceerigaabo yaan u arkaa reer ceeigaabo inaanu metelin yaan u arkaa