- 122
- 30 719
SAYNIS
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 17 ก.พ. 2021
Saynis,
Wave Equation || Wave Motion || @SAYNIS_
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Wave Equation; Isle'egta hirka. Waxaa ku soo qadanay muuqalka tusaalooyin kala duwan.
#Wavemotion. #physics. #Afsoomaali
#saynis. #SAYNIS.
Time Stamps
00:00 Wave Equation
1:00 Qaacidooyinka
1:24 Tusaalaha 1aad
5:29 Tusaalaha 2aad
8:09 Tusaalaha 3aad
@SAYNIS_
#saynis
#SAYNIS
#Wavemotion. #physics. #Afsoomaali
#saynis. #SAYNIS.
Time Stamps
00:00 Wave Equation
1:00 Qaacidooyinka
1:24 Tusaalaha 1aad
5:29 Tusaalaha 2aad
8:09 Tusaalaha 3aad
@SAYNIS_
#saynis
#SAYNIS
มุมมอง: 114
วีดีโอ
Simple pendulum and Problems of Simple Pendulum || Oscillatory Motion || @SAYNIS_
มุมมอง 9614 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Simple pendulum waxa iu yahay iyo qaabka looga shaqeeyo problems uu leeyahay simple pendulum. Simple pendulum waa culeys kuxiran xiran xarig kasoo lulmaayo hore iyo gadaal ayadoo ay sameneyso Cufisjidadka. @SAYNIS_ #Afsoomaali. #Simple Pendulum. #Oscillatory Motion. #saynis Time Stamps 00:00 Simple Pendulum 00:34 Qaacidooyinka 2:05 Tusaalaha 1aad 4:20 Tusa...
Chemical Reactions of Alkanes || Hydrocarbons || @SAYNIS_
มุมมอง 154วันที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Falgalada. Kiimikeed ee Alkanes-ka. Chemical Reactions of Alkanes. Chemical Reactions of Alkanes 1. Substitution Reaction. 2. Combustion Reaction. #Afsoomaali. #Alkanes. #Chemical Reactions #Hydrocarbons. #Combustion. #SAYNIS @SAYNIS_ Time Stamps 00:00 Chemical Reactions of Alkanes 00:28 Substitution Reaction 2:32 Combustion Reaction 3:48 Tusaalaha 1aad Co...
Trigonometric Equations I || Qeybta 1aad || Analytic Trignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 26014 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Trigonometric Equations I. Muqaalka waxa kusoo qaadanay tusaalooyin kala duwan oo badan. #Trigonometry #AnalyticTrignometry. #Saynis #saynis #trignometricequations #afsoomali Time stamps 00:00 Horudhac 00:14 Waaxyada 1:13 Reference Angles 2:01 Tusaalaha 1aad 5:40 Tusaalaha 2aad 8:53 Tusaalaha 3aad 11:55 Tusaalaha 4aad 15:14 Tusaalaha 5aad 20:26 Tusaalaha 6...
Degree and Radian | Calculator
มุมมอง 21621 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka Calculatorka loogu badalo Degree and Radian. #Calculatorka. #DegreeiyoRadian. #afsoomaali #maths. #xisaab. #AnalyticTrignometry #saynis. #SAYNIS #SAYNIS @SAYNIS_
CALCULATOR INTEGERS
มุมมอง 10521 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka Calculatorka loo galiyo Abyooneyaasha. #Abyooneyaasha. #integers. #afsoomali #xisaab. #formone. #saynis . #SAYNIS @SAYNIS_
REFERENCE ANGLES || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 24521 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Reference angles. Qaabka loo soo helo Reference angles. Waxaa kusoo qaadanay tusaalooyin fara badan ee waaxyada. #Reference angles. #AnalyticTrignometry #saynis. SAYNIS. maths. #mathematics #education. #Afsoomaali. #Xisaab @SAYNIS_ #SAYNIS #saynis
Sum-to-Product Identities | AnalyticTrigonometry || @SAYNIS_
มุมมอง 325หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka Sum-to-Product Identities looga shaqeeyo. Muuqaalkaan waxaa kusoo qaadany tusaalooyin fara badan oo kala duwan. #AnalyticTrignometry. #maths. #afsoomaali #saynis. #SAYNIS. #MATHEMATICS #XISAAB @SAYNIS_ Time Stamps 00:00 Qaacidooyinka 1:22 Tusaalaha 1aad 3:12 Tusaalaha 2aad 5:37 Tusaalaha 3aad @SAYNIS_ #saynis #SAYNIS
Product to sum Identities || AnalyticTrigonometry || @SAYNIS_
มุมมอง 234หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa qaabka Isle'egyada Iskudhufashada loogu badalo Isugeyn. Product to sum Identities. ANALYTIC TRIGNOMETRY. Muuqaalkaan waxaa kusoqaadanay tusaalooyin fara badan oo kala duwan. #Product #Sum #Identities #Saynis @SAYNIS_ #ANALYTICTRIGNOMETRY. #Trigonometry. #maths. #mathematics
Terminating and Repeating Decimals || Real Numbers || @SAYNIS_
มุมมอง 76หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Terminating and Repeating decimals. Si kooban waxaa u sharxeenaa Terminating and Repeating decimals farqiga udhaxeeya oo kaliya. Terminating decimals waa decimals dhamaadka ah, oo waxa haraa aan lahyn. Repeating decimals waa decimals aan dhamaadka lahyn oo soo laalabanaaya hal tiro, laba tiro ama saddex tiro iyo wixii kabadan. #saynis. #xisaab. #mathematic...
Isugeynta iyo Kalagoynta Abyooneyaasha || Integers || @SAYNIS_
มุมมอง 121หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Isugeynta iyo KALAGOYNTA Abyooneyaasha. Muuqaalkaan waxaa kusoo qaadanay tusaalooyin fara badan oo kala duwan. #integers. #Abyoone. #addition. #subtraction Subtracting. #afsoomaali. #maths. @SAYNIS_ #saynis
Rational Numbers and Numbers on number Line || Real Numbers || @SAYNIS_
มุมมอง 113หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka Rational Numbers loogu muujiyo xariiqda Tirada. Muuqalka waxaa kusoo qadaanay tusaalooyin badan oo kala duwan oo lagu muujinaayo xariiqda tirada. #rationalnumber. #realnumber. #afsoomaali #numbering. #numberline. #saynis. #saynis. @SAYNIS_ #SAYNIS @SAYNIS_
Ascending and Descending Order || Numbers and Factors || @SAYNIS_
มุมมอง 86หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Horsanaanta kacda iyo Horsnaanta degta. Horsanaan Kacda waa marka laga bilaabo tirada ugu yar oo lageeyo tirada ugu weyn. Horsanaa degta waa marka laga bilaabo tirada ugu weyn oo lageeyo tirada ugu yar. #Horsanaantakacda. #Horsanaantadegta. #xisaab. #maths. #afsoomaali #saynis Time Stamps 00:00 Horudhac 00:10 Horsanaan Kacda 00: 20 Horsnaanta degta 00:34 T...
Calculator Trigonometry || Calculator || @SAYNIS_
มุมมอง 342หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka Calculatorka loo galiyo Trigonometry functions marka ay yihiin degree ama Radian. #Calculatorka. #SAYNIS. #afsoomaali Time ⌚ Stamps 00:00 Degree 2:26 Radian @SAYNIS_ #saynis
Factor || Numbers and Factors || @SAYNIS_
มุมมอง 150หลายเดือนก่อน
Muuqaalkaan waxaa diirada ku saareynaa Qaabka loo soo helo Isirrada tirooyinka. Muuqaalka waxaa kusoo qaadanay tusaalooyin badan oo kala duwan. Isir waa Iskudhufashada laba tiro iyo wixii ka badan. @SAYNIS_ #Isir. #Maths. #afsoomaali. #Xisaab. #formone
Naming Alkanes | Common( Trivial ) System || Hydrocarbons || @SAYNIS_
มุมมอง 363หลายเดือนก่อน
Naming Alkanes | Common( Trivial ) System || Hydrocarbons || @SAYNIS_
How to find the Number of Hydrogens and carbons of alkyl groups || Hydrocarbons || @SAYNIS_
มุมมอง 276หลายเดือนก่อน
How to find the Number of Hydrogens and carbons of alkyl groups || Hydrocarbons || @SAYNIS_
Alkyl groups || Hydrocarbons || @SAYNIS_
มุมมอง 325หลายเดือนก่อน
Alkyl groups || Hydrocarbons || @SAYNIS_
How to find Number Hydrogens and carbons of an Alkane || Hydrocarbons || @SAYNIS_
มุมมอง 276หลายเดือนก่อน
How to find Number Hydrogens and carbons of an Alkane || Hydrocarbons || @SAYNIS_
How to write Rational Numbers in Simplest form ( Lowest form ) || Real Numbers
มุมมอง 173หลายเดือนก่อน
How to write Rational Numbers in Simplest form ( Lowest form ) || Real Numbers
What is Hydrocarbon? and What are Alkanes || Hydrocarbons
มุมมอง 334หลายเดือนก่อน
What is Hydrocarbon? and What are Alkanes || Hydrocarbons
Odd and even Numbers || Numbers and Factors
มุมมอง 91หลายเดือนก่อน
Odd and even Numbers || Numbers and Factors
Problems of Half Angle Identities || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 539หลายเดือนก่อน
Problems of Half Angle Identities || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
Half angle Identities | AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 417หลายเดือนก่อน
Half angle Identities | AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
Adding and Subtracting Integers || Numbers and Factors || @SAYNIS_
มุมมอง 217หลายเดือนก่อน
Adding and Subtracting Integers || Numbers and Factors || @SAYNIS_
Double Angles || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 427หลายเดือนก่อน
Double Angles || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
How to find angles in their standard position || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
มุมมอง 299หลายเดือนก่อน
How to find angles in their standard position || AnalyticTrignometry || @SAYNIS_
Sum and Difference Identities For Tangent | AnalyticTrignometry | @SAYNIS_
มุมมอง 3452 หลายเดือนก่อน
Sum and Difference Identities For Tangent | AnalyticTrignometry | @SAYNIS_
Sum and Difference Identities For Sine | AnalyticTrignometry | @SAYNIS_
มุมมอง 2882 หลายเดือนก่อน
Sum and Difference Identities For Sine | AnalyticTrignometry | @SAYNIS_
Equation 2 soo dhig ustaad
Mhdsnd
Urur guud waaye
Tan(-45)=-1
Absolutely saxanthy Mahadsanid
❤🎉
Ku mahadsanid macallin soo gudbintaada heerka sare leh ee sayniska. Waxaan kugu dhiiri gelinayaa inaadan ka niyad jabin oo aad si biixda usoo geliso bartan maadooyinka (math, physics, bio and chem) siiba math and physics from form one to form four. Jazaakallaah
Mahadsanid, Diyaar insha Allah Macalinka
C3h7I+HI
Ustaad Aromatics Soo sameey
= -2x-3y
Best teacher
Ascending order= -15,-11,-6,3,8,15,22 descending order=22,15,3,-6,-11,-15
Absolutely saxanthy Mahadsanid
Cos2x=cosx over interval [0,360,] kaso shaqay ustad tan waa ubahanahye
Tankis ustwwd🎉
Tnx ustad nosoo badi
Diyaar wyy
Thank you ustd aad ugu baahna😊
M.a Allah ha ku xafido wllkey ❤❤❤
Aamin Mahadsanid
Ustaad intaan kaa fahmey macalimiinta iskuulka kama fahmo aad ayaad umahadsantahy ❤❤❤
Mahadsanid Macalinka
Macalin howl culus noo heysaa kusoco ❤❤❤
Ustad cashirafa f4 sobadi
Diyaar wyy Macalinka
Ustad nosobadi❤
Diyaar wyy Macalinka
Keep going, young teacher, don't let anything stop you
Thank you
(X³)³=x³×³=x⁹🎉
Absolutely saxanthy Mahadsanid
sharaf iyo karaamo ustaad waa muuqaalka aan sugaayey 👏🏼
Mahadsanid
Ustaad aad io aad u mahadsanthy waxan ka codsanaya in physics io noso dhamestirtid waxa ka ka codsan io math io physics isku wadiid ustaad Tnx❤❤😍✊
Diyaar wyy Macalinka, Mahadsanid
N-hexane
Absolutely saxanthy Mahadsanid
N-hexane
Absolutely saxanthy Mahadsanid
N-hexane
N= hexane
N: hexane
Absolutely saxanthy Mahadsanid
Kadhig kiwanka videoga " ANALYTIC TRIGONOMETRY AFSOOMAALI " 😊😊😊
Thank you
ustaad aad ayaad u mahadsanthy macalin an fahmay adaa ka jiro sidaas nogu wad cashara math iophysics sida wacan ee ugu shaqaynaysid ad ayaan ugu helay guleyso ✍️✊
Mahadsanid Macalinka
Ustaad aad ayaad umahadsanthy sida wacan ee no fahansisay noso badi tnx😍
ustaad waxa ii soo baxday jawaabta 5/2[cosx+cos5x]
M.a waa saxday Ustaad, Mahadsanid
Thank you teacher
Thank you
Waa mahad santahay
Teacher IUPAC RULE
Mahadsanid Ustaad
Thank you teacher🤝❤️
Please xisaab na dhibtyy suppose maladhaha balayda inoo soo sharax istadhiii
Half angles kasoohadal
Wasoo dhignay laba qeyb wyy fiiri, Mahadsanid
Macalimow xisabta physics soo badii ❤❤
Diyaar wyy
🎉
Macalin biology kusoodar❤
Diyaar wyy
Macalin biology kusoodar
Teacher markale ayaa mahadsanthy❤❤
Teacher physics kana kusoodar casharadiina ❤❤
Diyaar wyy
Ustaad nosobadi❤❤
Diyaar wyy
Qare baba ayaa seytuun😊😊
Saxanthy Absolutely