muktar capitano
muktar capitano
  • 12
  • 184 549

วีดีโอ

JUBBA heestii HARGEISA
มุมมอง 60ปีที่แล้ว
subscribe for more
qosol 🤣🤣
มุมมอง 5ปีที่แล้ว
funny videos.. shactiro qosil ah
xusuustii maxamed moogee . ragbaa isku toogtey tabtaad iyershey
มุมมอง 10ปีที่แล้ว
xusuustii maxamed moogee . ragbaa isku toogtey tabtaad iyershey
sahardid mohamed sahardid iyo ikraan caraale _ heestii galbis caashaq.__ by muktar G
มุมมอง 4.8K12 ปีที่แล้ว
waa heestii galbis caashaq waxa codadka dahabiga kuwada qaadaya lamaaanaha kala ah saxardiid maxamed saxardiid iyo marwadiisa ikraan maxamed caraale waa habayntii aniga oo ah muktar G
sahardid mohamed sahardid - iga hoo jacaylka - muktar G
มุมมอง 11K12 ปีที่แล้ว
saxardiid maxamed saxardiid iyo heestii - iga hoo jacaylka -music.ga macaan waxa ku ladhay - axmed wali ibrahim furinle
MOHAMED BK Ft YURUB GEENYO, CAYNU CAYNAK BY MUKTAR G
มุมมอง 160K12 ปีที่แล้ว
WAA HEES MACAAN OO LA MAGAC BAXDAY CAYNU CAYNAK YAA XABIIBI WAA CODADKII MOHAMED BK IYO YURUB GEENYO MUSIGA MACAAN WAXA KU LADHAY AHMED WALI IBRAHIM FURINLE DAAWASHO WACAN
Copy of khadra silimoo iyo heestii cusbayd ee busayl by muktar G
มุมมอง 59812 ปีที่แล้ว
waa hees cusub oo la magac baxday busayl waxa codka dabacsan ku qaadaya khadra silimoo iyo laxankii mursal muuse ............ copy right from ismaciil chanel
khadra silimoo iyo heestii cusbayd ee busayl by muktar G
มุมมอง 86812 ปีที่แล้ว
waa hees aad u macaan , codka dabacsan waxa ku qaadaysa khadra silimoo iyo laxankii sayigeeda mursal muuse iyo heestii la magac baxday busayl
khadra silimoo iyo heestii cusbayd ee busayl by muktar G
มุมมอง 7K12 ปีที่แล้ว
waa hees cusub oo la magac baxday busayl waxa codka dabacsan ku qaadaya khadra silimoo iyo laxankii mursal muuse ............ copy right from ismaciil chanel

ความคิดเห็น

  • @shiine4106
    @shiine4106 29 วันที่ผ่านมา

    2025 ka kuwa dib hada udhagaysanaya😂😂😂 is mujiya😅😅

  • @xasanxasanney9719
    @xasanxasanney9719 หลายเดือนก่อน

    mucjisadii fanka 😮❤

  • @mawliithxassan
    @mawliithxassan หลายเดือนก่อน

    Hamiga caashaqe ii helay irbaa ii muuqda oo hawadaan kaa eegayaa Haasawihii berigii ma hilmaamaye jaceyl 🔥😜

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan why ay 10M ugaadhi wysay

  • @sharmarkeshaaruu6902
    @sharmarkeshaaruu6902 3 หลายเดือนก่อน

    12/10/2024

  • @MahadCarfaaye-m6s
    @MahadCarfaaye-m6s 3 หลายเดือนก่อน

    Axyaa

  • @AhmedhasaanAli
    @AhmedhasaanAli 5 หลายเดือนก่อน

    2024 /8/18 wali waan dhageeystoyaa

  • @maxamedcalihirsi2440
    @maxamedcalihirsi2440 5 หลายเดือนก่อน

    15/8/2024 ❤

  • @najaah_00
    @najaah_00 6 หลายเดือนก่อน

    Xajigeyga iqadey hestan wlhi codkiisa wan ubogey 😂❤

  • @hawaabdiaziz9487
    @hawaabdiaziz9487 6 หลายเดือนก่อน

    22/7/2024🎉

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 7 หลายเดือนก่อน

    2024😢

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 7 หลายเดือนก่อน

    Childhood memories 😢😢😢😢

  • @MaxamedCabdikarim-z8c
    @MaxamedCabdikarim-z8c 7 หลายเดือนก่อน

    Wanu jognaa duni bilaa bk ya😢😢

  • @madarxassan
    @madarxassan 7 หลายเดือนก่อน

    2024/14/6

  • @baliilboy708
    @baliilboy708 7 หลายเดือนก่อน

    Wali wa ibaxesa😢😢

  • @Hankaabmedia
    @Hankaabmedia 8 หลายเดือนก่อน

    2015 gabar aan iskufasal aheyn ayaan si daran ujeclaa heer waxan gaaray wlhi aan casharka qaadan kariwayo indhaheygana ilmadu jooji wayeen gabdha aan jeclaana ushegan kariwayey inaan jeclahy 2 bilood ayaan xaaladas kujiray heestan ayaa aad idhiri galisay 2 bil kadib wan ushegay inaan jeclahy iyana anigey igasi darneydo wey ijecleyd waxay ahyd malimtan usheganayey xaladeyda saacadu waxay ahyd 7:30 xili casharada bilabmayan maalin talaado ah gabadhaasi ilaa hada waan wada jogna waa xaaskeyga ilmaheyga hoyadod weye hada

  • @AbdullwasacMohamedDiridhabe
    @AbdullwasacMohamedDiridhabe 8 หลายเดือนก่อน

    Salaasa 04 june 2024 fiidnimo 10:02

  • @CwasacSiciid
    @CwasacSiciid 9 หลายเดือนก่อน

    5.5.2024

  • @UMP9YT
    @UMP9YT 9 หลายเดือนก่อน

    4•4•2024 🥺❤️ Goat Bk 🐐

  • @yunisvkchannel905
    @yunisvkchannel905 9 หลายเดือนก่อน

    3/4/2024❤

  • @SaamiyaIsmaciil
    @SaamiyaIsmaciil 9 หลายเดือนก่อน

    1/5/2024❤

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 9 หลายเดือนก่อน

    Cishadaynu kulanaa caashaq igu abuurmay Asmay….anoon kula aqal galin alloow ha idilin🤲🏿macana markad qof ad jeceshay haysato🙈😁🤍

  • @Estareex
    @Estareex 9 หลายเดือนก่อน

    30/4/2024

  • @SalaanNoor
    @SalaanNoor 9 หลายเดือนก่อน

    29/4/2024 ❤

  • @siciidboqortyo2662
    @siciidboqortyo2662 9 หลายเดือนก่อน

    Malin axda gadhigu iga yaalo G..kuna suganahy xafada jmcda galyo mar dhow sacadu 4:58

  • @FarhanAbdy-ry1nh
    @FarhanAbdy-ry1nh 9 หลายเดือนก่อน

    dawaday Saacadu waa 1:54 bishu waa April 9/4/2024 ayaantu waa talaado❤❤❤❤❤

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 11 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa dawanaya ismujiya zxbyal ❤

  • @yaasiinsomalilander8235
    @yaasiinsomalilander8235 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤magaalo😂miiyan😂heestan ka daawanaya sms hurdada awga ka go,ay Hinda

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 ปีที่แล้ว

    Xasuusaha qaar waa damqasho heestan gabar nolosheyda qaali ku ah ayaan kuxasuustaa

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว

    Caynabo❤

  • @najiibxasan8438
    @najiibxasan8438 ปีที่แล้ว

    2023❤😊

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Inshaa'allaah waa ballan inaan caynaba, Waridaad, dhudhubka iyo Gar adag oon aad u jeclahay iyadna aan isu soo wada maro. Ilaahay nafta ha ii daayo

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 ปีที่แล้ว

    Bk wayo wayo tagay legend hesahagii lama ilaawi doono

  • @must_av
    @must_av 2 ปีที่แล้ว

    26/11/2022🎧🥰

  • @abanmo2023
    @abanmo2023 2 ปีที่แล้ว

    Caynaba dusheedo inta uu cirkii helay oo ciidii dhalaan rogay. Cosobkiyo doogiyo calcalyada xareeduna ceegaagto dhinacyada. Casarliiqa galabtii markaad eegto cimilada caynkoodi oo kale ayaad ii cajabisee!

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan Runtii Xasuus Gaara Ayey iileedahy 2016-2017 Ayaan Ku istareexi Jrey Jacayl Yaraan Kugu Galay Wareer Weeye Wlhi imikana Waxa Umalaysaa Sidaa Wakhtigaa Ahaa inaan Imika Dareemayo Waana Waxa Keenay inaa Heestan Soo Raadiyo'' Maanta Tariikhdu Waa 4/11/2022 Waxaan Rajaynaya inaa Wakhti Kale Heestan Kusoo Laabto

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 13 วันที่ผ่านมา

      20/1/2025 ayan soo buqde hestan mirahaa mcn hada ik💯a danbeyso like😻💝🎶🔥

  • @farxanmohamed9232
    @farxanmohamed9232 2 ปีที่แล้ว

    2022 yaa ila daawanaya

  • @ilyasmohamed5899
    @ilyasmohamed5899 2 ปีที่แล้ว

    Cwa Xasus weyn ayan galay Heestan anku xasuusto Waqti tagay An marnaba so labaneyn Allow ada mahad leh

  • @kingmoha6307
    @kingmoha6307 2 ปีที่แล้ว

    Jaceylku hawaaro forever heestan waxan kusoxasusta gabar aan school wada dhiganjirnay oo aan aad iyo ujeclaa inkasto calafku nakalaqariyey hadana siniyada ayaan hawada ugasalamaya sahra nolosha farxad aan dhamaan ayan kurajeynaya

    • @muktarcapitano9513
      @muktarcapitano9513 2 ปีที่แล้ว

      Sahra waan kula salamaynaa anaguna 👋

    • @queensaara
      @queensaara ปีที่แล้ว

      Tolow amaan sahradas ahay wll 😊

  • @sahallli
    @sahallli 2 ปีที่แล้ว

    Please download ka noo fur

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว

    Cayni wa cayni yaa xabiibi❤️

  • @moheddaud8357
    @moheddaud8357 3 ปีที่แล้ว

    2022 wooow another level

  • @buuhoodleshacani224
    @buuhoodleshacani224 3 ปีที่แล้ว

    Casar Liiqa galabtii

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 3 ปีที่แล้ว

    Aadamuhu awoodiisu ma yara lkn goortiii qalbiga lagaa jabsho waxad noqonaysaa diciif runtii. Xasuus 2013 heestan wxn ku xasustey qof aan aad u jeclaa lkn manta garabkeyga baneyey 😭😭

  • @wiilkriyadh9771
    @wiilkriyadh9771 3 ปีที่แล้ว

    Hestan leyrics ayaan ubahnhy lpx

  • @abdirahmanmohmed9684
    @abdirahmanmohmed9684 3 ปีที่แล้ว

    Casar liiqa galabtii Markaad eegto cimilada Caynkoodi oo kale Ayaaad ii cajabise ♥️

  • @sadiqbakaay8108
    @sadiqbakaay8108 3 ปีที่แล้ว

    2022 yaali dawan yha like sara 😂🙋‍♂️

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 3 ปีที่แล้ว

    casar liiga galabti 🌅markad eegto cimilada😍

  • @khadarmohamed02
    @khadarmohamed02 4 ปีที่แล้ว

    2021 yaa ila dawanaya

  • @DeNazzir
    @DeNazzir 4 ปีที่แล้ว

    Watching 2020