- 696
- 640 981
Cashura Official
Sweden
เข้าร่วมเมื่อ 8 พ.ค. 2016
JAWAABIHII AA IGA SUGEYSEN IYO SIDA UGU FUDUD OO MASAR KUSOO DAGI KARTID
JAWAABIHII AA IGA SUGEYSEN IYO SIDA UGU FUDUD OO MASAR KUSOO DAGI KARTID
มุมมอง: 419
วีดีโอ
VLOGG XAAFADAHA MASAR IYO DUKAMAN CUSUB
มุมมอง 4412 หลายเดือนก่อน
VLOGG XAAFADAHA MASAR IYO DUKAMAN CUSUB
DIGNIIN KU SOCOTO SOMALIDA KU NOOL MASAR
มุมมอง 4312 หลายเดือนก่อน
DIGNIIN KU SOCOTO SOMALIDA KU NOOL MASAR
MASAR IYO VIDEO XIISA BADAN HAKA MAQNAN
มุมมอง 4322 หลายเดือนก่อน
MASAR IYO VIDEO XIISA BADAN HAKA MAQNAN
BILICDA MASAR IYO QATARTA EYLEEDAHAY ILADAWADA
มุมมอง 3163 หลายเดือนก่อน
BILICDA MASAR IYO QATARTA EYLEEDAHAY ILADAWADA
MASAR GANACSI OO KASAMEYEY WIILKA ASABTA AAN SODHAWEYNAY KAMI
มุมมอง 2563 หลายเดือนก่อน
MASAR GANACSI OO KASAMEYEY WIILKA ASABTA AAN SODHAWEYNAY KAMI
MASAR DADKA ISOWEYDIYEY ALAABTA GURYAHA IYO QEEMAHODA
มุมมอง 7333 หลายเดือนก่อน
MASAR DADKA ISOWEYDIYEY ALAABTA GURYAHA IYO QEEMAHODA
MASAR GURYAHEDA ALAABTA TAALA IYO QEMAHEEDA
มุมมอง 6773 หลายเดือนก่อน
MASAR GURYAHEDA ALAABTA TAALA IYO QEMAHEEDA
DALKA MASAR OO WAXBADAN LAGUSOKOR DHIYEY
มุมมอง 2853 หลายเดือนก่อน
DALKA MASAR OO WAXBADAN LAGUSOKOR DHIYEY
WAXAAN SOODHAWEYNAY DAD SOODAGAY MASAR
มุมมอง 4563 หลายเดือนก่อน
WAXAAN SOODHAWEYNAY DAD SOODAGAY MASAR
SU AALIHI OO MASAR AAD IGA SOOWEYDISEN WAA KUWAN
มุมมอง 2614 หลายเดือนก่อน
SU AALIHI OO MASAR AAD IGA SOOWEYDISEN WAA KUWAN
MAANTA WAXAN IDIN SOO DUUBAY VLOGG QURUX BADAN
มุมมอง 7698 หลายเดือนก่อน
MAANTA WAXAN IDIN SOO DUUBAY VLOGG QURUX BADAN
GABADHI ORADKA KU FASHILANTAY ANIGA AYAABA KAROON
มุมมอง 652ปีที่แล้ว
GABADHI ORADKA KU FASHILANTAY ANIGA AYAABA KAROON
ABDI FATAH YARE IYO SHADIYA SHARAF OO KASO JAWABAY
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
ABDI FATAH YARE IYO SHADIYA SHARAF OO KASO JAWABAY
ILHAAN XARAKO OO OHIN AFKA FURATAY IYO ARINKA KA OHIYEY
มุมมอง 830ปีที่แล้ว
ILHAAN XARAKO OO OHIN AFKA FURATAY IYO ARINKA KA OHIYEY
vlogg aad u qurux badan iyo shopinka gurigayga
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
vlogg aad u qurux badan iyo shopinka gurigayga
NASRA ABTIDOON DADKII SOO QARXIYAY IYO SIR CULUS
มุมมอง 1.4Kปีที่แล้ว
NASRA ABTIDOON DADKII SOO QARXIYAY IYO SIR CULUS
LONDON QEEB KAMIDA AYAAN SODUBAY ILADAWO
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
LONDON QEEB KAMIDA AYAAN SODUBAY ILADAWO
INGARISKA MEESHA AAN KADAGANAHAY WAA TANAHAA
มุมมอง 614ปีที่แล้ว
INGARISKA MEESHA AAN KADAGANAHAY WAA TANAHAA
السلام ورحمة lambar kaga isodir
السلام عليكم isodir😊lambar kag
Soomalia marka ka baxayso masar intee ku tagi karaa lacag intee le eg
Masha allah ashura aadbaa umahdansantahy habaryar fahahinta aanasiisey
Aad iyo aad wandhawnhy
Aad iyo aad
Qiimahoda ku qortay title Hal gurina Maad shegin qiimihisa
Lacagdooda
Plz kasoo hadal school qahira ma jiraan school arabica iyo English ligu wada dhigo
Asc
hno wxn rabaah
Canshuuro lambarkaaga rabaa abaayo wadanka masaraa usoo socdaa blz hadaa qpraalkeeyga aragtay iisoo jwb
Ameen
Asc walaal lambar aan kala soo xariira
Walaal maga meesha somali ma ahan lakiin waa maga wiilkeyga yar jawaab ayaan kasugaa insha Allah
Lambarkaaga ma arki kara ma isoo qoti kartaa walaal
Asc, walaakey Guri firaashan ayaan u baahanahay xafada somalida daganyah kirada waa imis
Asc abayo lambarkaaga noosoo qor fadlan qaali blz
Abayo masaraa rabaa inaa soo dago isoo qor lambarkaaga qaali aadaa kuugu baahanahay isharaf abayonmarkaa qoraalkeeyga aragto fadlan.lambarkaaga iisoo qor wlasheey macaan
Masha Allah tabarakallah google ayaan guri ka ijaaran masar dhexdeeda 2 week 600 boqol euro laakiin guriyo qurux badan masha Allah 👍👍👍
M.a❤
Malaq cali
Masha Allah tabaarakallah habo anshuura iyo adigaba dad wanaagsan ayaa tihiin awaalka aad ii gasheen Allah idinka abaal mariyo aamiin yaa rabbi 🤲
asc guri sadex qol alaatiisa taalo meqaan ku heli karaa
M.a
M.a ❤
Mahadsanid malaaq
+20 1023203534 Igala so xariir nambarkan fadlan
oow malaqoow minan kaa malaay ma soo moodi karaa? bro masar waa imaan laha ee waxaan ku nacay baabuurta dadka kama joogsato jidka lama gooyn karo trafic lights ma leh qof yurub ama north america ama australia ama newzealand ku nool lama qabsan karo
@@mrsocotraisland1939 waa yaabey qudheyda bishii sideedaan ayaa tegey walahi waa yaabey waxaa u maleysaa in biyo kulul lagu dhex geliyey Subxanallah boodh baabuur dad badan lakiin waa ka heley
Asc abayo please number kaga uk ma isiin karta waa ku bahanaay waxa nahay isku Xafad
Malaaq sxb aad iyo aad u mahad santahy😅
Guri ijaaar raqiis ah rabaa
Masha Allah tabarakallah
Asc mcnto inte kalaso xariira
Asc. Wllyaal waan idiin xiisney,ee soo badiya mahadsanid.
Malaaq showri sxb 😮
Malaaq showri sxb
Malaaq showri sxb
Malaaq showri sxb
Malaaq showri sxb inaa icaawiso rwaa sxb
Malaaq showri sxb inaa icaawiso rwaa sxb
Malaaq showri sxb inaa icaawiso rwaa sxb
Malaaq showri sxb inaa icaawiso rwaa sxb
Malaaq showri sxb inaa icaawiso rwaa sxb
Malaaq cade
Brother qalad haka fahmin qof hadaa airport ja cairo kasoo qaado haduu yiraahdo eheladeeda raadinaya inaa ku caawisi lagaa raba ee ma ahan qabiil kiisa jecelyahay kaliya. Somalinimada wa inaa qofka somali ka faxisi hada aniga reer waqooyi ma ihi Lakin qof reer somaliland ah hadaa airport ka soo qaado waxa isku dayaa inuu helo dad eheladiisa ah oo farxad wajigooda ja muuqato markay arkaan qof reer burco la ah qaarna inay ehel yihiin ilma ader yihiin la kulmaan. Qof ehelkiina inuu soo helo xumaan ma ahan waa wax bilaadanka oo dhan aduunka sameeyo. Qofka reer muqdisho ah markuu atko qof kale reer muqdisho ah farxad wajigooda ka muuqato markii qurbo la joogo micnaheeda ma ahan qofkii reer muqdisho ahayn inuu jecleen.
Masar qof joogo hado jiro waxbarshada jamacda ha iga waramo dhanka diiniga shareecada😢
Nice ❤❤
Interesting video somalida ganacsi ku leedahay cairo wow mashallah hormar. Somalida meeshay dagaan wa ka muuqdan
Mashallah brother ganacsiga somalida na tus. Qaahira
Meesha qaahira somalida ganacsi maku leedahay. Restaurant shops etc
Qaxotiga hoyada 5 caruur wadata
somaaliyeey malaq wuxuu idin siiyey talo wanaagsan oo ah markaad timaadan masar. Wana in aad kafiirsataan waxaad sameynaysiin. mahadsanid aw malaq.