- 7
- 105 675
Guri Garaad
เข้าร่วมเมื่อ 26 เม.ย. 2022
Kor Baa Doonayaa Inaynu Uqaadno Garaadka
Waxaan Idiin Soo Gudbin Idanka Alle Wax Inawada Anfacaaya.
Asxaab Online Ii Ducaya In Ilaahay Ii La Garab Galo Howshayda.
WAARI MAYSID'E WAR HA KAA HADHO!
Waxaan Idiin Soo Gudbin Idanka Alle Wax Inawada Anfacaaya.
Asxaab Online Ii Ducaya In Ilaahay Ii La Garab Galo Howshayda.
WAARI MAYSID'E WAR HA KAA HADHO!
SH XASSAAN IYO SULDAANKA GUUD EE BEELAHA ISAAQ (SOMALILAND) OO SI ADAG U DIFAACAY SAYIDKA!
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir AUN
มุมมอง: 130
วีดีโอ
GABAY "AQALKA CAD BAA KA NAXAY AAFADAAN DHIGAYE"
มุมมอง 15210 หลายเดือนก่อน
ABWAAN GEELE FARUUR - TAARIKHDA UDUBKAAN U MUDAY, LAMA ILOOWAAN DHEH - JABKI GAALADA!
SH CUMAR FAARUUQ - XUKUNKA KUWA SOO DUULAY 2007
มุมมอง 167ปีที่แล้ว
Xukunka kuwa soo duulay ee dalka xoogga ku qabsaday iyo muqaawamada ka soo horjeeda, waxaana Sheikha jawaabtiisa kamid ahaa: “Gaal wixii kaashada waa gaaloobayaan. Waana la kala baxay, qolo waa kuwa gaalada raacay, qolana waa kuwa Islaamnimada laga fujin la’yahay (oo ku dhegan / u dhimanaya.)”
DULAANKA ITOOBIYA EE GEDO! - SH CUMAR FAARUUQ
มุมมอง 235ปีที่แล้ว
Sh Cumar Faaruuq 1997 Oo Su'aal Laga Weydiiye Xaalada Soomaaliya Iyo Jawaabtiisa!
DAGAALKI 77KA IYO KHIYAANO LAGA GALAY SOOMAALI GALBEED?
มุมมอง 104ปีที่แล้ว
Soomaali Galbeed, WSLF, Dagaalki 77ka, Siyaad Barre, Itoobiya, Xassan Sheekh Iyo Cabdi Iley Oo Ku Dhanteeye Jigjiga 2016, DDSI, Abwaan Negeeye Iyo Gabay Cajiib Ah!
Maxaa Kitaabka Ilaahay Laysku Xukumi Waaye? - Ali Harare
มุมมอง 611ปีที่แล้ว
Tooshka Ali Harare Shirka Shirweynaha Culimada Soomaalida ee Muqdisho Kaftanka Siyaasada @somaliamericantv3858 Sheekh Usuuli Sheekh Dr Maxamed Yuusuf
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
มุมมอง 104Kปีที่แล้ว
Tooshka Ali Harare "Shirka Culumada Soomaalida ee Muqdisho' Sh Xassaan Xuseen Abu Salmaan Somali American Tv @Daarul_Xadiith @imamshaficimedia @imammaalikmedia5946 @somaliamericantv3858 @Allgalgalanewsnews
Qurane wanin uray oolcag diinkiisii siis tay sheekh xasana wa nin ilhay umada kudhar qabtay
Sh xassaan xussein ❤❤❤❤❤ best somali sheikh ever
Ninkan ladaho qorone dad ayuu sheikh uyahay miyaa 😂😂 mar buu Zambia imathey wax uu diin kaogyahay malaha sitha siyasiyinta iyo ganacsatatha majerten lacag logaqato ayuu aqana
M.s ❤❤❤
Barakallah xasaan
Ali harerow cadaaladaan kugu ogahay bro.
Markaad xaqkutaagantahay qof xitaa aanku aqoonin ayaa sidhaba kuudifaacaya. Ragaan TV ga fadhiyow waad mahadsantihiin ilahey ha idin barakeeyo.🤲
Markaad xaqkutaagantahay qof xitaa aanku aqoonin ayaa sidhaba kuudifaacaya. Ragaan TV ga fadhiyow waad mahadsantihiin ilahey ha idin barakeeyo.🤲
Asc sh xassaan xuseen wa sheekh aanu aad taageersanahay
Hassan allah dhowro nin kasta marku naftiisa ucabsada gesi ayaa diinta naftiisa uhore
Sheikh Xasaan Xuseen Illahay ha xafido Waa nin run sheeg ah oo gaal iyo munaafiq meel saaro ❤
WAA WEERAR QAYYAXAN 🥰👍XASSAAN WAXYAABA UU KU QALDAN YAHAY WEY JIRAAN LAAKIIN MAAHA SIDA JADIIDIYA IYO ICTISAAM ITIXAAD KII HORE EE QALADKOODII DHABARKA KA TUURAY OO HAL MAR U XUUBSIIBTEY DAD CUSUB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
18:41
ومن لم يحكن بما انز الله فا وللك هم الكا فر ون ❤
Aayda bal sax soo daliisha maxumeee
Waalayaab
Kkkkkkkkkkkkkkk
A s.c cali.xadhaadhe
asc
❤
Wabee naale qorane lacag
Sheekh xassaan rabbi ha xifdiyo cadaawaha ku xeeranna rabbi haka xifdiyo
مرحبا
Sheikh hassan xussein rag wuu cile wale
I love sheikh xasaan ❤
Abwanka tiriyay magaciis
Abwaan Geele Faruur
Sxb waxaa jiray culima layiraahdo culamaa suu iska ilaaliya
Cidna waxba ha waydiine horta aduu diinta baro
Asc
Arimada dinta iyo culumada hadaxgelin ado rali ah hata aqon ulehen masaloyinka dinta
Weriye ali xarere wan kusalame
ninka hadii uu is hubo muu siiyo jaanis uu kuhadlo
Geesi warkii was cadyahay.
Asc sh.xassaan xuseen wa sheekh aanu aad taageersanahay
Shiiq xasaan ❤❤❤❤❤❤xafidahu lah
Misa kuwa yar ayaa wadaa
Diin yaawada kuwa badan miyaa
Kuwa kale waa mushaar
Sh xasan ayaa saxan
alle habarakeeyo xasaan
Xafidullaah sheekheyga Xassaan
Kuwa xasan wax kashego wadad ma aha
Sh xassan ilahay ha xafido maha kuwa qurbaha kadawrsada masajidada qurbaha laga dhisay isku haysta haweenka lacagta kafurta
Waryaa maxaad kahadleysaa kan baraha soo dhigey kan hadley aqoonta cajiib sh xasaan xusein nin waxbarta waayey war wax bartey❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅
xagee kaala soo xiriiraa caliyoow
Sh axsan alshabab ma ahan dinta uurunta kashegayo miyaa lagumacaraday shiqa alaha barakeyo
Allaha xafido sheekh xasaan
Masaajidda miyaa laga.dhiganayaa goobo lagu dagaallamayo.
Qorane waa mid ciilan allah ha duleeyo
ALLOW hanuuni kuwa kan hadaad Hanuun ugu tala gashay
آمين