ka baro aqoon
ka baro aqoon
  • 69
  • 17 600
Barashadda Luuqada Faransiiska cashirka 1aad
Waxan halkaan idinkugu soo gudbinayaa insha allah sidii ay balantu ahayd igana sugeyseen in aan bilaabo luuqada faransiiska, annigoo tixgelinayo dalabaadkiina ama codsiyadiina insha allah ka faa'ideysasho wacan, runtii waa luuqad 2aad ee maanta la isticmaalo marka la joogo hay'adaha caalamiga ee hoos yimaado UNka, sidoo kale waxay muhiim u tahay qof kasta oo rabo in uu horumar kasameeyo dhinaca luuqadahay.
มุมมอง: 487

วีดีโอ

IXTIRAAM WAQTIGA SHAQADA
มุมมอง 1353 หลายเดือนก่อน
Ixtiraam waqtiga shaqada sameyso jawdal maalinle ah ee ku saabsan shaqada aad rabto in aad qabto insha allah sii qorsheyso wax aad qabaneysid u sameyso waqti ku filan howshaas sidoo kale muhiiimada sii sida ay u kala muhiimsanyihiin, shaqo kuu taalo oo lagaa sugayo ha u dhiganin waqti kale marba haddii ay waajib kugu tahay in aad howshaasi fulisid ama lagaa rabo in aad qabto.
Cryptocurrency halkaan ka ogow bilaaw ilaa dhammaad
มุมมอง 2554 หลายเดือนก่อน
Cryptocurrency sida loo maalgasho loona furto Account halkaan ka la soco fadlan
Barashadda Computer oo bilaw ah 13 ka hor halkaan ka daawo Ustaad/Abdikhadar M.Ali
มุมมอง 1604 หลายเดือนก่อน
Barashadda Cilmiga Computarka oo aas-aasi ah halkaan kala soco waa muhiin in aad fahan guud ka qaadatid heerka uu soo maray cilmiga computerka iyo guud ahaan aqoonta kale
War Deeq Waxbarasho 2010
มุมมอง 1774 หลายเดือนก่อน
Waa deeq waxbarasho hay'ada UNOCHA, ay siisey ardayda Qaxooti soomaaliyeed ee magaaladda Sanca oo runtii baahi weyn u qabeen burburkii dowladda dhexe ka dib 2010, annigoo markaas masuul ugu ahaa deeqdaas waxbarasho UNOCHA. 2010.
Barashadda Englishka oo bilow ah oo aan diyaariyey 10 sanno ka hor ayan waxan rabaa insha allah.
มุมมอง 2534 หลายเดือนก่อน
Waxan rajeynayaa in wax badan laga kororsan doona insha allah waxaa uu noqondoonaa cashiro tixana ah oo leh bilow ilaa dhammaad.
Excel advanced lesson 6
มุมมอง 2116 หลายเดือนก่อน
Waa Cashir 6aad ee Excel Advanced ku baro afsoomaali
Canva sida loogu idhidgareeyo Barnaamij
มุมมอง 1376 หลายเดือนก่อน
Cashirkan waxaa uu ku saabsanyahay sida Canva loogu idhidgareeyo barnaamijyada
Excel Advanced Lesson 5 Waa Cashirkii 5aad waa cashiradii tixanaha ahaa ee la socosho wanaagsan
มุมมอง 1496 หลายเดือนก่อน
Waxa cashiradeynii Barashada Excel Advanced ku baro afsomali kuna shaqee, cashirkaan waa cashirkii 5aad (lesson 5). Ka faa'ideysasho wacan insha allah
Excel Advanced Cashirka 4aad ( Lesson 4) Excel Advanced
มุมมอง 856 หลายเดือนก่อน
Waa Cashirkii 4aad ee Excel Advance ku baro afsomali kuna shaqee insha allah
Excel Advance lesson 3 Cashirka 3aad Excel ku baro afsoomaali
มุมมอง 1866 หลายเดือนก่อน
Waa cashirkii 3aad ee Excel Advanced ku baro Afsomali
Cashirka 2aad Excel advanced ku baro afsomali
มุมมอง 1726 หลายเดือนก่อน
Waa cashirkii 2aad ee Excel ka ku baro afsomali waxaa uuna ka mid yahay cashirro tixana ah oo aan halkaan ku soo gudbiyo ka faa'ideysasho wacan.
Microsoft Excel Advanced Cashirka 1aad ( Lesson 1)
มุมมอง 2156 หลายเดือนก่อน
Microsoft Excel Advanced Lesson1 waa cashirkii koowaad ee Microsoft Excel Advanced la socosho wanaagsan.
Sida google looga soo qaato Sawirro, Dukumiinti, Logo, loo keeno MS-Word, kadibna loo xawilo mspaint
มุมมอง 1116 หลายเดือนก่อน
Sida Google looga soo qaato, Sawiro ama dukumiinti loona soo xawilo, Microsoft Word, loona , loogana saaro Background ka uu sawirka lahaa iyadoo kadibna la geeynayo MS-Paint(For Windows)
Wax kabaro faa'idada uu leeyahay Operating System
มุมมอง 2836 หลายเดือนก่อน
Cashirkan waxaa uu ku saabsan yahay nidaamka isku xirka ee loo yaqaan Disk Operating System , runtii waa muhiim in aad si fiican u fahantaa nidaamkan waana mid kuu horseedi karo in aad wax badan ka fahanto computer
Sidee loo abuuro google forms
มุมมอง 2696 หลายเดือนก่อน
Sidee loo abuuro google forms
PHP waa Cashirkii 5aad (Lesson 5) barashadda iyadoo lagu dhisayo student Management System (SMS).
มุมมอง 2107 หลายเดือนก่อน
PHP waa Cashirkii 5aad (Lesson 5) barashadda iyadoo lagu dhisayo student Management System (SMS).
Php Cashirkii 4aad( Lesson 4) barashadda PHP iyo sida loogu dhiso Student Management System(SMS)
มุมมอง 1007 หลายเดือนก่อน
Php Cashirkii 4aad( Lesson 4) barashadda PHP iyo sida loogu dhiso Student Management System(SMS)
PHP ku baro afsomali kuna dhis Student Management System (SMS) waa Cashirkii 3aad (Lesson 3)
มุมมอง 4767 หลายเดือนก่อน
PHP ku baro afsomali kuna dhis Student Management System (SMS) waa Cashirkii 3aad (Lesson 3)
PHP Student Management System waa Cashirkii 2aad (Lesson 2) sida loogu sameeyo (SMS)
มุมมอง 737 หลายเดือนก่อน
PHP Student Management System waa Cashirkii 2aad (Lesson 2) sida loogu sameeyo (SMS)
PHP Sida Loogu dhiso Student Managent System waa (Cashirka Koowaad )Lesson1
มุมมอง 1297 หลายเดือนก่อน
PHP Sida Loogu dhiso Student Managent System waa (Cashirka Koowaad )Lesson1
PHP sida loogu dhiso Student Management System( Database)
มุมมอง 2147 หลายเดือนก่อน
PHP sida loogu dhiso Student Management System( Database)
Faa'idooyinka Barashadda Computer Science
มุมมอง 1377 หลายเดือนก่อน
Faa'idooyinka Barashadda Computer Science
What is the Computer Science (SC) & Information Technology IT| Waa maxay Computer Science and IT
มุมมอง 1077 หลายเดือนก่อน
What is the Computer Science (SC) & Information Technology IT| Waa maxay Computer Science and IT
AI Artificial Intelligence cashirka 3aad side sida website loogu dhiso
มุมมอง 1367 หลายเดือนก่อน
AI Artificial Intelligence cashirka 3aad side sida website loogu dhiso
AI Cashirka 2aad ( Lesson 2)Artificial Intelligence Caqliga Macmalka sida loogu dhiso website
มุมมอง 1457 หลายเดือนก่อน
AI Cashirka 2aad ( Lesson 2)Artificial Intelligence Caqliga Macmalka sida loogu dhiso website
Cashir muhiim ah oo aad u baahantahay sida lagu ogaado in Emailkii aad dirtey la aqriyey iyo inkale.
มุมมอง 1417 หลายเดือนก่อน
Cashir muhiim ah oo aad u baahantahay sida lagu ogaado in Emailkii aad dirtey la aqriyey iyo inkale.
Waa maxay Web development
มุมมอง 997 หลายเดือนก่อน
Waa maxay Web development
PHP Horudhac Computer Programming Language
มุมมอง 897 หลายเดือนก่อน
PHP Horudhac Computer Programming Language
Cilmiga Diplomaasyadda Barashadeed channelkaan ka faa'ideyso insha allah
มุมมอง 2837 หลายเดือนก่อน
Cilmiga Diplomaasyadda Barashadeed channelkaan ka faa'ideyso insha allah

ความคิดเห็น

  • @abdiwahidhaji6300
    @abdiwahidhaji6300 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan rabaa in aan barto luqada french xage idin kala soo xiriiraa

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaalkeey Abdiwahid salaan sharafeed maamuus leh iga guddoon igala soo xiriir 614473430 insha allah

  • @HudaCala
    @HudaCala 15 วันที่ผ่านมา

    Allah aide moi pour travailler à l uniced Insh allah amen

  • @HudaCala
    @HudaCala 15 วันที่ผ่านมา

    Allah aide moi pour travailler à l uniced Insh allah amen

  • @HudaCala
    @HudaCala 15 วันที่ผ่านมา

    Allah aide moi pour travailler à l onu Insh allah

  • @HudaCala
    @HudaCala 15 วันที่ผ่านมา

    Bonsoir

  • @cali0010
    @cali0010 17 วันที่ผ่านมา

    Macalin waa cashar bilow fiican, wax badan wuu ka caawin karaa dad baranaya luqada siiba bilowga ah. Qore Qaanuuni

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 14 วันที่ผ่านมา

      Ustaad Qaanuuni waa runtaa waa bilow wanaagsan waana rajeynayaa insha allah aan gaaridoono dhammaad aad baad ugu mahadsantahay dhiirigelintaada guuleyso.

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qanuuni waa runtaa insha allah waan sii wadi doonaa ilaa insha allah qof waliba oo innaga mid ah uu si fiican ugu hadlo luuqad faransiiska ama ugu yaraan uu fahmi karo kuna shaqeyn karo.

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 หลายเดือนก่อน

    Macalin address so qor xage kala so xirirnaa wa rabnaa inan baranee noso jawaab bal

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon หลายเดือนก่อน

      +252614473430

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 29 วันที่ผ่านมา

      614473430

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq หลายเดือนก่อน

    Adeerow lanbarkaga iso dir furaha wadankana soo raaci

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon หลายเดือนก่อน

      +252614473430

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط หลายเดือนก่อน

    Well done

  • @Moallimbarre
    @Moallimbarre หลายเดือนก่อน

    Jazaakullahu Kheyr walaalkey Eng. Dakharre aqoontaada Alle hakuu barakeeyo.

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 หลายเดือนก่อน

    Xage kala so xirira

  • @ShamisIbraahim
    @ShamisIbraahim หลายเดือนก่อน

    Casharki labaad mee

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 22 วันที่ผ่านมา

      Insha allah cashirkii labaad waa uu soo socdaa maalmahaan la socosho wanaagsan

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cashirkii labaad waa uu soo socdaa ardayda qaarkood ayaa yar mashquulsan oo si hoose iigu soo qorayo ustaad wax yar noo sug, insha allah waan soo gelinayaa waa diyaar ha ka walwelin walaalkey bi'idnilaah

  • @hamseabdinoor7741
    @hamseabdinoor7741 2 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayaad mahadsan tahay

  • @caasimcqc2695
    @caasimcqc2695 2 หลายเดือนก่อน

    Ustad jasakallah

  • @sahraismailyusufismaaciil4428
    @sahraismailyusufismaaciil4428 2 หลายเดือนก่อน

    Wall na bar fadlan

  • @Technogame77
    @Technogame77 2 หลายเดือนก่อน

    th-cam.com/video/WhycSGTyEG8/w-d-xo.htmlsi=mvPUqQnt8-i__xu4

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 หลายเดือนก่อน

    Igu dar adeer wa rabaaye groupka lagu batanayo

  • @MahadSmoke
    @MahadSmoke 2 หลายเดือนก่อน

    War.salugufirya.kaisaka..markanka😅😅

  • @cabdiraxmaanxasan88
    @cabdiraxmaanxasan88 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Muhiimadu , waa In Laga Shaqeeyo Danaha Rer Galbeedka.

    • @Nadiirocabdirsaaq
      @Nadiirocabdirsaaq หลายเดือนก่อน

      Haa 😢 danta nagu Qasbaysa wayo ma jirto dawlad islama. Ama dad islama oo dan ka fakaraya

  • @CalaALXayaate
    @CalaALXayaate 2 หลายเดือนก่อน

    Asc MASH allah je sais parle r en français et l arabe et l Englais

    • @CalaALXayaate
      @CalaALXayaate 2 หลายเดือนก่อน

      Merci beaucoup a toute les èleves ...thanks all students 🙌

  • @abdilahihasan7415
    @abdilahihasan7415 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran channelka waa inuu bato

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 2 หลายเดือนก่อน

    Continue❤🎉🎉

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤nice talking❤❤

  • @AlihamedYacin-bo6sr
    @AlihamedYacin-bo6sr 3 หลายเดือนก่อน

    Adero i sii lambarkaaga fadlan waxaan rabay in aan warsado xoogaa xog ah

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 3 หลายเดือนก่อน

      Ok, 614473430

    • @Nadiirocabdirsaaq
      @Nadiirocabdirsaaq หลายเดือนก่อน

      ​@@kabaroaqoonfuruha wa wadanke

  • @AlihamedYacin-bo6sr
    @AlihamedYacin-bo6sr 3 หลายเดือนก่อน

    Passer moi votre numéro svp

  • @FarahAbdikhadarAli
    @FarahAbdikhadarAli 3 หลายเดือนก่อน

    I like it... u r talking is very important❤

  • @MohamedFarah-n4h
    @MohamedFarah-n4h 3 หลายเดือนก่อน

    Yes well came Haaaa

  • @MohamedFarah-n4h
    @MohamedFarah-n4h 3 หลายเดือนก่อน

    Yes well came

  • @MohamedFarah-n4h
    @MohamedFarah-n4h 3 หลายเดือนก่อน

    Yes well came

  • @ubaxabshir442
    @ubaxabshir442 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @Faarax-tj1vs
    @Faarax-tj1vs 3 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    walal ahlyeey ayaad tahay , kawran hadaad magacaga ku qordo janalka siuu dad badan usoo jiito

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    mmashaalah

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    noosoo badi casharada technology ga gaar ahaan cropto iyo xitaa diplomasiyada iyo dawladnimadu waxa aay tahay

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

    mudane janalkaaga saaka ayaan ahay runtii aad baan uga heley waxa aan rabay ayaan kusoo bandhigtaa halkaan maashalaah waan kaaga mahadcelinyaa hawshaas

    • @kabaroaqoon
      @kabaroaqoon 2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsaid

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb hadal uun baad nagu xiijisay wali wax faaiido leh kaama hayno ee bal si kooban wax noogu faa'iidee

    • @caasimcqc2695
      @caasimcqc2695 2 หลายเดือนก่อน

      Hadalka oodhan wa muhiim wa wax ku caawinaya waa basic deg dega iskada wll tartiib aya wax walba lagu gaara

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 4 หลายเดือนก่อน

    1. Iska diiwaangali UN volunteers 2.waa inaad luuqada frances- ka fahmi kartaa 3.

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 4 หลายเดือนก่อน

    Continue❤❤❤❤

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 4 หลายเดือนก่อน

    Very well

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 4 หลายเดือนก่อน

    really I like it❤❤❤

  • @فداء-ك5ط
    @فداء-ك5ط 4 หลายเดือนก่อน

    All the best❤❤❤

  • @RidwaanMaxamed-x8s
    @RidwaanMaxamed-x8s 4 หลายเดือนก่อน

    sida laysku diwaan gelinayo nooso duub

  • @Inaamawil-se7uz
    @Inaamawil-se7uz 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaah wll waa xog muhiim ah goorma bilabaysa courska luqada farance

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 4 หลายเดือนก่อน

    Bugaagta meesha ka helno noo sheeg mcln

  • @maxamedshuceyb-uu9bw
    @maxamedshuceyb-uu9bw 4 หลายเดือนก่อน

    Sawabta ay iga xerantahy ayaan rawaa macnahy

  • @raageaxmad5437
    @raageaxmad5437 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin course ka noo soo baddi

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 4 หลายเดือนก่อน

    Luqada adi ma dhigo mclin caqabadan ane hada I ahysataaye

  • @JibrilAbdisalam
    @JibrilAbdisalam 4 หลายเดือนก่อน

    Faaa ideysta cilmigaan shahado maka sineysaaa

  • @JibrilAbdisalam
    @JibrilAbdisalam 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkii