- 53
- 203 271
CADCEED VLOGS
United States
เข้าร่วมเมื่อ 25 พ.ค. 2017
Kala soco muuqalo ku xiisa galinaya maalin walba guud ahaan dalka iyo dibada ku dalxiis dalkaaga hooyo.
Xaafad Cusub oo laga hirgaliyay Hargeisa Rugsan Gardens Village 8 December 2024
Xaafad Cusub oo laga hirgaliyay Hargeisa Rugsan Gardens Village 8 December 2024
มุมมอง: 5 693
วีดีโอ
Galbeedka casimada iyo caana geela duleedka hargeisa #somaliland
มุมมอง 322หลายเดือนก่อน
#hargeisa #somaliland
Deegaanle ( Calaacul ) Bahal Dila Dadka Iyo Xoolaha Oo katirsan G.Saaxil degmada shiikh
มุมมอง 1.8K2 หลายเดือนก่อน
#somaliland #saaxil #berbera
waxaad layaabto oo lagu arkay Ceerigaabo somaliland .
มุมมอง 2435 หลายเดือนก่อน
waxaad layaabto oo lagu arkay Ceerigaabo somaliland .
goob dalxiis oo layaab leh gobolka Saaxil somaliland
มุมมอง 1.4K5 หลายเดือนก่อน
buurta wayn ee caanka ah ee gacan libaax
caasimada Hargeisa oo hormar degdega ku talaabsatay muuqaal qurux badan 2024
มุมมอง 8K6 หลายเดือนก่อน
caasimada Hargeisa oo hormar degdega ku talaabsatay muuqaal qurux badan 2024
Saylada cagaaran ee magalada lafaruug ee degmada madheera ee gobolka Saaxil #somaliland
มุมมอง 11K7 หลายเดือนก่อน
Saylada cagaaran ee magalada lafaruug ee degmada madheera ee gobolka Saaxil #somaliland
Xuska maalinta Qaran ee 18ka may Magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag
มุมมอง 1.3K8 หลายเดือนก่อน
Xuska maalinta Qaran ee 18ka may Magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag
Quruxda deegaanka Dagaar ee gobolka sanaag may 17 2024 sanaag gobol qaniya
มุมมอง 7K8 หลายเดือนก่อน
Quruxda deegaanka Dagaar ee gobolka sanaag may 17 2024 sanaag gobol qaniya
deegaan khayraad dihin leh magaalada lafaruug ee degmada madheera ee gobolka saaxil #somaliland
มุมมอง 6K8 หลายเดือนก่อน
deegaan khayraad dihin leh magaalada lafaruug ee degmada madheera ee gobolka saaxil #somaliland
nabadgalyada ayaa leh in lacagta iyo dahabka suuqa lagu aamino magaalada hargaisa .
มุมมอง 1.7K9 หลายเดือนก่อน
nabadgalyada ayaa leh in lacagta iyo dahabka suuqa lagu aamino magaalada hargaisa .
dekeda ugu shaqada adeega badan africa , magaalada berbera 2024 horumar ku talaabsatay Somaliland.
มุมมอง 27K10 หลายเดือนก่อน
berbera Sacaada-Diin Ceebaad #saylac somaliland infrastructures development dhaamamka somaliland laga hirgeliyey oodwayne somaliland Ak vlogs kadaawo #sanaag #somaliland #ceel afwayn #SOMALILAND VLOGS AL #HARGEISA VLOGS #BURCO VLOGS #BERBERA VLOGS #CEERIGAABO VLOGS #WADAAYINKA #HARGEISA #HARGEISA #DHULKA #GURYAHA #AK VLOGS #TOURISM #archives
dhismaha suuqa waaheen ee magaalada hargaisa oo gebo gebo ku dhow #somaliland
มุมมอง 12K10 หลายเดือนก่อน
dhismaha suuqa waaheen ee magaalada hargaisa oo gebo gebo ku dhow #somaliland
horumarka kasocda xafada masalaha, calaamada, iyo boqol jire | Hargeisa Somaliland 2024
มุมมอง 41K10 หลายเดือนก่อน
horumarka kasocda xafada masalaha, calaamada, iyo boqol jire | Hargeisa Somaliland 2024
quruxda magaalada ceerigaabo iyo buurta caanka aha ee Daalo Sanaag #somaliland 23 February 2024
มุมมอง 77310 หลายเดือนก่อน
quruxda magaalada ceerigaabo iyo buurta caanka aha ee Daalo Sanaag #somaliland 23 February 2024
dhaqankeena iyo dhulkeenuba waa dahab
มุมมอง 13711 หลายเดือนก่อน
dhaqankeena iyo dhulkeenuba waa dahab
muuqaal badda dhexdeeda iyo quruxda magaalo xeebeedka berbera 2023 #somaliland
มุมมอง 45911 หลายเดือนก่อน
muuqaal badda dhexdeeda iyo quruxda magaalo xeebeedka berbera 2023 #somaliland
quruxda iyo bilicda magaalada berbera 2024
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
quruxda iyo bilicda magaalada berbera 2024
Goobaha hargeisa jawiga lagu qaato muqaal qurux badan @somalilland
มุมมอง 515ปีที่แล้ว
Goobaha hargeisa jawiga lagu qaato muqaal qurux badan @somalilland
Hargaisa somaliland xiliga rawaxaada schoolada
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Hargaisa somaliland xiliga rawaxaada schoolada
Hargaisa iyo cawayska dhalinyarada ee 2023
มุมมอง 231ปีที่แล้ว
Hargaisa iyo cawayska dhalinyarada ee 2023
Dhaaya-billa constraction and decoration company.
มุมมอง 285ปีที่แล้ว
Dhaaya-billa constraction and decoration company.
SOOOOOOMAAAAAAAAALI LAND
Mashaala somaliland socote
Maalinba chanel cusub miyad sameeneysa 😂
Baraka Allah waa wurux walhi❤
WAXBA MA DHEX YAALAN TOBAN GURI OO NIN HAWIYE AHI HARGEISA KA DHISTEY OO DADKA LAGU DHIIGMIIRAYO KU LAHAA WAA 270,000 US DOOLAR WAA WAALI IYO INDHO SARCAAD
XAAFADAN YAR EE XUMI WAABEY INA WAASHAY WAAR WAXA INAGA DAAYA HADABA
Kan wa Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
Adna uraag Afsomali barataad tahay oo gaal madaw ah haduu isagu oromo yahay
@SomaliLander-l1r Daarood Ismael qureesh
@SomaliLander-l1r isaaq Land Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
@@Tallmann4 uraageey sow isaaq iyo landba manihin adna gal madaw baad tahay oo uraaga uraagta foosha xun
@SomaliLander-l1r Daarood
Hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waad riyootee runtu waa maxay hargaysay lagu jecel ha cawryin
@SomaliLander-l1r hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴
@SomaliLander-l1r hargesa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calanka bluga
Mansha Allah tabaraka kaah fikir cajiib
Waa meel aad looga shaqeeyay maasha allah. Laakiin dadkiina soo soo duubaya vidiow iska daaya luqadaha shisheeye. Inanka xaafada dagani wuxuu yidhi caruurta xaafadani way ka duwan yihiin caruuraha kale hada tolow waxay kaga duwan yihiin ma inoo soo sheegi karaa????
Oromo Oromo af somali bartay oo gaal madow ah
Waa bilaabiyo waa qosol Ku jab camaysad wàayi ka daaya dad ka ha Ku camayninaa
oo wakii lalahaa ceelal biyaa ayeey guryuhu leeyihiin maa been baa tolow
Ragaa wax duubaya ee dharka madow xidhan ee aad kulanteen imikaan daawanayey😂😂😂😂
Xaafadu dekedo ayay U shidantay dheh iskada ereyada liita ee ingirisida ah
Biyo mareeno dheh ereyada ingirisida ah Kada dadka afkaga Ku kalsoonaw
😊😅😮😢🎉❤
Haknaxaan.cadawgeenu.guul
Masha aallaah aallaahayaw dalka iyo dadkaba iyo xoolahaba noobarakee oo abaar iyo coolaadba inagaberiyeel
Waar waxba garan bayside heela ha dhaadhyayn ee ka bax
Maasha Allaah, it's so beautiful
Waar illahay ka yaba oo musiga iska daya markaad wax dubaysaan
Godkan waxa baadi goob ugu jira oo ku wareeray dayaaradaha Ruuska, Maraykanka, Israel, Faransiika iyo sharkadaha Afrika booba oo dhan.
Wa godkii dajaal kujiro war hala fiiriyo😢
Woooow nice vlog
Mansha Allah. Walal. Macan. Guul ❤
Caasimada Somaliland,SOMALIYA. MASHA ALLAH
👍👍☝️😊
Sax makar sanad aadka maq Nato iyado isbadashay ayad kuso noqonaysa masha Allah Nabad Aya lagu gadha Allow ino siyadi inta aan haysana Alle hasiyo🤲🤲🤲🤲
Asc, walaal dadkeena ku wacyigali inay beeraha ka guraan caleenta qaadhay, caleenta qaadhay waxay dilaysa oo xumaynay saa midhaha markii ay qoydo.
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Hambalyo alif mabriuk 🎉🎉🎉🎉🎉
We still understand each other woard for woard
❤
💚⚪️❤️ WAA BARWAQO XILIWALBA MASHA ALLAH 💚⚪️❤️
❤masha aallaah somaliland guuul iyo gobanimo ❤❤
Hodan waa Hooyo sharaf mudan.
Dacar maaha waa xig
Mashallah hambalyo hambalyo sxb congratulations 🎈 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Hambalyo bro congratulations to you and your lovely wife. 🎉❤🎉❤🎉❤
Hambalyo hambalyo hambalyo inaadeer reerkii lagu nasto ee lagu negaado wiil iyo caano gabadh iyo aamiin aamiin aamiin
mansha allah hargasoodhan baa nadiifa moogaa sababa kkkk
mansha allah
Masha allah
DUBAI SOMALIA LAND SOMALIA LAND DUBAI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Halkay martaa wadada quruxda badani kiinay hor martaa malaa
Mansha Allah cadceed wad mahadsantay magalada lafaruug wa magaalo an kaso jeedo AHU abahay ba ku aasan waxan ka slmya sxb Toronto Canada aad ban ula dhacay wlh
Magaalada aad baa loo dhisay, loo nidaamiyey loo qurxiyey. Laakiin ciidan wadooyinka qarinaysa iyo dhir la'aantu wax bay u dhintay. Waxay magaaladu u baahan tahay in marmarkii pedestrian zone ka iyo dhir badan oo joojisa dabaysha iyo biyaha ciida keena iyo cagafcagafyada ciida xaadha !
Hargaisa has no roads
Masha allllah hargaysi wa magaaalo quruxbadan haday wadooyiin hagaagsan hesho cajiib bay noqonayasa ilaaahow u sahl wadooyiin wacan❤
Qurux maxay taraysaa dadka amxaarada u niikinaya oo rabo in gaalo ehel ka dhigtaan 2024 muslin gaalo ehel kama dhigto ee gaalo miyaa tihiin?
من قال لأخيه يا كافر فقد باء احدهما ETHOPIANku maanay kuwa gedo iyo garbahaaray jooga ahayn. Kkkk
Oohinta igadaa niicda waa laga balamee kuwa aad maalin walba aad diyaarada usii saarantayba muminiin maahe munaafaq yahaw
Oo xagaad jigjigana ugu darsatay hal laami oo indhohu qabtaan maleh hargaysi ilaaaahay wasooyin fican haw salo❤
Wll qoraalka iska hagaaji😮
@@sabirabdi2913 wlllo waga xaldantay daa igaxaldantay wa ka xumay
Way iga khaldantay sorry kalmadbaa igaa khldantay wa ka xumay