Darman Media
Darman Media
  • 40
  • 17 942
Waxyaabo aadan ka ogeen barcodes-ka io Quick Response Code-ka la isticmaalo Maanta
Waxyaabo aadan ka ogeen barcodes-ka io Quick Response Code-ka la isticmaalo maanta ee shey walbo oo la iibiyo ku dhagan, hadii aa la yaabi jirtay waxyaaabhaas maanta si wngsn xogtooda ugu hel halkaan Darmaan
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@UCMxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A mahadsanit 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
#barcode #qrcodes #number #japan #supermarket #baro #aqoonta #badeeco
Tixraacada: bit.ly/3n1QQY0
bit.ly/42q90D6
bit.ly/40jYlYF
มุมมอง: 102

วีดีโอ

Waa maxay url, Ip address, iyo search engine sidee ushaqeeyaan??
มุมมอง 789ปีที่แล้ว
Wax yar oo aqoon ah ka faaid muuqaalkaan Intaas ka dib waxaan ku leeyahy like dheh muuqaalka 🙏🙏🙏🙏🙏 subcribe dheh channelka link: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html
Ma ogtahy in Qaarada Africa...
มุมมอง 129ปีที่แล้ว
Ma ogtahy in Qaarada Africa...
Diin layaab leh || Voodoo
มุมมอง 33ปีที่แล้ว
Halkaan ka baro si bilaash ah luuqahada programming-ka 👇👇👇👇👇👇👇👇 th-cam.com/video/5lwA0pkra2M/w-d-xo.html SUBSCRIBE: th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html #Diimolaayaableh www.youtube.com/@Darman143
Waa muhiim in lawadaan Fikir kala barato...
มุมมอง 143ปีที่แล้ว
Kusoo dhawada channelka Darmaan oo nagu soo biir SUBSCRIBE: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html
Hada ka Furo account LinkedIn
มุมมอง 122ปีที่แล้ว
Kusoo dhawow muuqal ku bari doono mid ka mid ah baraha bulshada waxaan ku leeyahy nagu soo biir oo subscribe inoo dheh channelka www.youtube.com/@UCMxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A
Qaabka aa u sameysan karto research
มุมมอง 236ปีที่แล้ว
Muuqaalkii hore ayuu uyahy dhameestir saaxiboyaal th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html SUBSCRIBE MY CHANNELL 👍 👍 👍 👍 👍 👍
Ma ogtahy Waxa ka dambeeyo Accept cookies
มุมมอง 157ปีที่แล้ว
Maanta ka dib lama yaabi doontid marka aa aragto Accept cookies pop up.
Halkaan ayaa si free ah Ugu Baran kartaaa.. || part I
มุมมอง 152ปีที่แล้ว
Muuqaal ka hadlaayo meelaha aa si bilaash ah ugu baran karto xirfadaha codingka ama programming-ka Kusoo dhawaada channelka hadii aad nagu cusubtahy #somalia #baro SUBSCRIBE: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html Hadii aad nagu soo biirto hubaal wax un baad naga faaid doonta Inshaa Allah.
Ugu dambeen Wey iska xireen...
มุมมอง 117ปีที่แล้ว
Kusoo Dhawaada muuuqaal kale saaxibayaal
Waa maxay Doomscrolling?
มุมมอง 83ปีที่แล้ว
Xaaladan adiga maisku aragtay mise quf sxbkaga maku aragty. th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html SUBSCRIBE: ☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Maxaa xasuustaa kaa qaaday? Maxa diirada aadan wax u saari karin?
มุมมอง 272ปีที่แล้ว
Kusoo dhawaada Darmaan channel wa muuqaa ku anfici doono Insha Allah th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html SUBSCRIBE: ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
WAA KUGU QASAB INAA BARATO.....
มุมมอง 364ปีที่แล้ว
XIRFAD ISKA BASIC AH LAAKIIN LAMA HURAAN AH MUSTAQBALKA IO MAANTABA. SUBSCRIBE 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Kala Baro Hard skills iyo Soft skills waxa laga wado....
มุมมอง 511ปีที่แล้ว
Tixraaca muuqaalka: en.wikipedia.org/wiki/Soft_skills zety.com/blog/hard-skills-soft-skills#: Subscribe:th-cam.com/channels/MxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A.html
Ka Badbaadso Naftaada Dadkaan.......
มุมมอง 322ปีที่แล้ว
Ref: www.msgcu.org/7-red-flags www.kaspersky.com/blog/online-scam-red-flags/43212/ bit.ly/3KEn6Kn www.youtube.com/@UCMxfHCxbhCX25pv_OeRFR0A SUBSCRIBE: ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
MAHADSANIDIIN 🙏🙏🙏 Barnaamishyada Aan kusoo gudbindoono channelka Darmaan.
มุมมอง 48ปีที่แล้ว
MAHADSANIDIIN 🙏🙏🙏 Barnaamishyada Aan kusoo gudbindoono channelka Darmaan.
Gumeysiga China ee Qaarada Africa || Yeey gumeysatay?
มุมมอง 105ปีที่แล้ว
Gumeysiga China ee Qaarada Africa || Yeey gumeysatay?
60 SANO LAMA SEEXAN HURDO LAAN 😲😲
มุมมอง 54ปีที่แล้ว
60 SANO LAMA SEEXAN HURDO LAAN 😲😲
Iskuulka kadib maxaa baratay?
มุมมอง 691ปีที่แล้ว
Iskuulka kadib maxaa baratay?
Wax ka ogow Terms and condition-ka baraha bulshada ey leeyihiin ||😱😱😱 MAOGTAHY SIXIIXA LAGAA QAATAY?
มุมมอง 219ปีที่แล้ว
Wax ka ogow Terms and condition-ka baraha bulshada ey leeyihiin ||😱😱😱 MAOGTAHY SIXIIXA LAGAA QAATAY?
DADKII SABABTA U AHAA HORMARKA ADUUNKA... 🤔🤔🤔🤔🤔🤔
มุมมอง 67ปีที่แล้ว
DADKII SABABTA U AHAA HORMARKA ADUUNKA... 🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Micnaha Valentine's Day xaguu ka imaday? 👇🏼👇🏼 🥱
มุมมอง 31ปีที่แล้ว
Micnaha Valentine's Day xaguu ka imaday? 👇🏼👇🏼 🥱
Waxaad ubaahantahy inaa barato xirfadaan.
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
Waxaad ubaahantahy inaa barato xirfadaan.
Waxa laga yaaba In Gurigaga la keeno ilmo robot ah.....
มุมมอง 108ปีที่แล้ว
Waxa laga yaaba In Gurigaga la keeno ilmo robot ah.....
SHEEKADA NINKII BEERAALAHA AHAA IYO TAN MAANTA
มุมมอง 60ปีที่แล้ว
SHEEKADA NINKII BEERAALAHA AHAA IYO TAN MAANTA
Lixdii Dhul gariir ee ugu darna Tariiqda aduunka....
มุมมอง 44ปีที่แล้ว
Lixdii Dhul gariir ee ugu darna Tariiqda aduunka....
Waa sidee noosha Silicon Valley || Waligaa Ma maqashay?
มุมมอง 321ปีที่แล้ว
Waa sidee noosha Silicon Valley || Waligaa Ma maqashay?
Maxa laga dhaxlay Maalintii lasoo saaray iIaa hada?
มุมมอง 131ปีที่แล้ว
Maxa laga dhaxlay Maalintii lasoo saaray iIaa hada?
wax yaabo ku saabsan shaaha
มุมมอง 38ปีที่แล้ว
wax yaabo ku saabsan shaaha
SHABARA XAGEY KU TAALA WAA MEEL SIDEE AH?
มุมมอง 30ปีที่แล้ว
SHABARA XAGEY KU TAALA WAA MEEL SIDEE AH?

ความคิดเห็น

  • @user-jn8zj7xo5i
    @user-jn8zj7xo5i 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay sxb

  • @user-sn3cs7xl1p
    @user-sn3cs7xl1p 10 หลายเดือนก่อน

    Dhaka jabiye❤

  • @aminayussuf8125
    @aminayussuf8125 ปีที่แล้ว

    Ww maalinkasta ayan arkaa QR codeka waa cajib cid walbana in aay ogaato ayey xaq uleedahy

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Waa sidaas baayo, halkaan waxyaabo cajiib ah barashadooda ayaan kusoo gudbiya Amina soo dhowow mar kale

  • @CabdifataaxJimcaale-mv4pg
    @CabdifataaxJimcaale-mv4pg ปีที่แล้ว

    Wlhi beenta maaha

  • @Mcaaniboy
    @Mcaaniboy ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad🥰

  • @YAASKA79
    @YAASKA79 ปีที่แล้ว

    good video

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Mahadsanit

  • @getsmart01
    @getsmart01 ปีที่แล้ว

    M.A legend wan kuwata

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 ปีที่แล้ว

    Next sidee loo tirtiraa cookies yadii hore vedeo kasoo samee ustadow

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Hayeh Wll muuqaal kooban baan kasoo sameyn doona Insha Allah

  • @DREAMER__10
    @DREAMER__10 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Eng 👍

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll

  • @getsmart01
    @getsmart01 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @getsmart01
    @getsmart01 ปีที่แล้ว

    Wa arin lobaxayihinyahay in Laga fikiro

  • @axmedruushka9447
    @axmedruushka9447 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sahmiyesomalichannel4316
    @sahmiyesomalichannel4316 ปีที่แล้ว

    Horay usoco sxp sare Si aad hadaf kaaga aad urumeyso

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      INSHA Allah sxb waa inoo sidaas

  • @Mcaaniboy
    @Mcaaniboy ปีที่แล้ว

    Ogaansho isku cod ogtihiim qaabka aa wax u aqriineeso

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Oooh ustaadkaas ma gaaro waa cod fiicanyahy sxb

    • @Mcaaniboy
      @Mcaaniboy ปีที่แล้ว

      @@Darman143 hadii aa hal talo kisiiiyo bro sidaaan ha iska badalin wlh heer gaaree i.a jzaakalah alha kaa abaalmariyo cilmigaaga

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      @@Mcaaniboy Insha Allah adigana gaarsii kuwa aa la jeceshahy muuqaladeyda

  • @sadaamcabdi14420
    @sadaamcabdi14420 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 ปีที่แล้ว

    Taas wa danbi

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      ALLAHA SOO HANUUNIO

  • @Nassir8535
    @Nassir8535 ปีที่แล้ว

    Congratulations for the 1k followers 💪🔥

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Thanks brother We made it together

  • @faadumoyusuf9905
    @faadumoyusuf9905 ปีที่แล้ว

    Ad bad umahadsan tahy

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว

    Promming Ka So Hadal Waliba Flutter Wlal

    • @abdiazizalielmi
      @abdiazizalielmi ปีที่แล้ว

      Waan jeclahey in aa Barto programming saaxiib laakiin meel fiican laga Barto mataqanaa ?

    • @abdiazizalielmi
      @abdiazizalielmi ปีที่แล้ว

      @@AidarosHassan Flutterka meelahee sifiican u anfaceysaa saaxiib? Websites free programming course laga barto ii sheeg saaxiib. Luuqada kale hore ma u baratey flutter aan aheen?

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      ​@@abdiazizalielmi xooga aqoon hore ma uleedahy waxa uu yahay programmingka ama waxyabahaa uu ukala boxo

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Hyeh waxa soo diyaarin doona muqaal ku saabsan meelaha laga baran karo P.L kala duwan

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      ​@@abdiazizalielmi brother hadii aa u baahantahy barashada flutter aana tahy absolute bigginer wexey kgu qaadaneysaa 4 ila 3 bilood sida fahankaaga yahy flutter waana mid open source ah

  • @lastking4304
    @lastking4304 ปีที่แล้ว

    Sxb forex ka soo hadal plz

  • @ahmedabdinur-hv3ii
    @ahmedabdinur-hv3ii ปีที่แล้ว

    Keep Going but Give enough time and prepare well (Waa Walaalkaga oo kula jacel Wanaaga)!

  • @ahmedabdinur-hv3ii
    @ahmedabdinur-hv3ii ปีที่แล้ว

    Hasse ahaatte Anigu fikkir waxan qaba Muuqaalkan inu Ku Filneen Jawwaabta Su'aasha

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Waa mahadsanthy wll waxa lagaa inuu jiro quf uu ugu filanyahy intaan waxase laga yaaba inuu jiro quf eysan intaan ku filneen Waxaan leeyahy waxa jiro muuqaal kale oon ugu hadlay oo ah qufka inuu barto sida iskiisa wax loo baaro xogna loo raadiyo soo dhowow Ahmed mar kale

  • @ahmedabdinur-hv3ii
    @ahmedabdinur-hv3ii ปีที่แล้ว

    Qodobka aad dooratey waa Qodob weeyn (Broad) sido kale muhiim ah

  • @ahmedabdinur-hv3ii
    @ahmedabdinur-hv3ii ปีที่แล้ว

    Waad Mahadsantahy wll

  • @getsmart01
    @getsmart01 ปีที่แล้ว

    Sharaf iyo karamo

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Sharaf io karaamo

  • @getsmart01
    @getsmart01 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sadaamcabdi14420
    @sadaamcabdi14420 ปีที่แล้ว

    Thanks

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Welcome 🙏

  • @lastking4304
    @lastking4304 ปีที่แล้ว

    Sxb forex ka so hadal xalaal Miya mise xaraan

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Hadii ganacsiga siidiisaba ey ku jiraan waxyaabihii ey diinta xarimtay sida ribada qamaarka Iwm. Waa xaaraam totaly

    • @lastking4304
      @lastking4304 ปีที่แล้ว

      Wayahay sxb Hada wan bartaa ma iskadaaya

  • @ahmedabdinur-hv3ii
    @ahmedabdinur-hv3ii ปีที่แล้ว

    Masha Allah 100% keep going!!!!

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 ปีที่แล้ว

    bro sanad walba qorsho aya sameyaa mana ku dhaqaaqo wlhi

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Inta aadan wax qorsheeynin ka hor makuu diyar sanaayeen wixii aad kala hortagi leheed?

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 ปีที่แล้ว

    Horumarka aduunka waxa sababey Nabi ibraahiim iyo nabi luud c.s ee reer sumari

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Nabi ibrahim io Luud ma rer sumari ayeey ahaayeen

    • @aslimmohamed6891
      @aslimmohamed6891 ปีที่แล้ว

      @@Darman143 sumariyyinta iyo babilon labadoba waa ciraaqiyin ama reer furus

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      @@aslimmohamed6891 Waan ogahay lakiin Nabi Ibrahim ma rer sumari miyuu ahaa ama xiligoodii miyuu joogay

    • @aslimmohamed6891
      @aslimmohamed6891 ปีที่แล้ว

      @@Darman143 haa, waxa bilaabay nabi ibraahim c.s waxyigi kahor. waxana dhameeyay nabi luud c.s kadib marki la halaagay qowmkisi (reer sudum ee urdun) oo dadkisa (reer furus ciraaq) uu labtay.

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      @@aslimmohamed6891 Masha Allah wagartay

  • @cabdullahishire7226
    @cabdullahishire7226 ปีที่แล้ว

    iisjejjejr

  • @xamsecabdulaahi3603
    @xamsecabdulaahi3603 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @naanimoha9979
    @naanimoha9979 ปีที่แล้ว

    Zxb believe me wlhi waxaa kaa faaido channanlo waaween oo youtubera aha kama faaido ad ayana umahadsantahy waxaana kudhi lahay muhiimada xoog saar viewskaada asaaba cirka gali doono 🙏🙏🙏🥺

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Mahadsanit brother Intaas ayaa ii muhiim eheed in wax laga faaido muuqaalada aan soo galio mar kle soo dhowow sxb

  • @jamanuurdini6170
    @jamanuurdini6170 ปีที่แล้ว

    Xirfada bariista aad no isheegaysay away dadka ha lugoyn sxb videogaga wan dhameystirtay waxna kuma adan soo kordhin

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Part II la soco 🙏🙏🙏

  • @abdulqaderosman6935
    @abdulqaderosman6935 ปีที่แล้ว

    Waa ku wataa ugas

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Mahadsanit sxb i dhigin saxib hhh waa kaftan....

  • @Nassir8535
    @Nassir8535 ปีที่แล้ว

    Top fan 💪♥️

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

    Aniga schoolka wa dhameyay jaamacadna umasocdo waxaan rabaa inan barto sida coffee ga loosameyo(baristanimo) wana jeclahay inan xirfado kale barto lkn marayo xirfad computer laxiriirta Waxaan karabaa inaad hard skills iyo easy skills muuqaal kasameysid Markaad schoolka kabaxday xirfadda aa baratay isheeg mahadsanid sxb keep going

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Waa ku mahadsanthy fikirkaaga waa mid cajiib ah aniga waxan bartay IT-ga basigiisa waqtigii aan sidaa ugu baxay schoolka dadka isku wax mawada jeclo adiga lakin hal talo ayaan kugu darsana adigoo rwa xitaa inaa skill kale barato waxa hadana maalin un ubaahan doonta inaa skill computer laxiriiro lahatid kaas oo xitaa anan eheen mid weyn, Insha Allah Hard skills io soft skills ayagana wan soo sameyn doona waxa ey kala yihiin. THANKS

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/iObifFdLAUM/w-d-xo.html watch it..

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

      @@Darman143 mahadsanid

  • @ibraahimyuusuf9210
    @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

    Aniga schoolka wa dhameyay jaamacadna umasocdo waxaan rabaa inan barto sida coffee ga loosameyo(baristanimo) wana jeclahay inan xirfado kale barto lkn marayo xirfad computer laxiriirta Waxaan karabaa inaad hard skills iyo easy skills muuqaal kasameysid Markaad schoolka kabaxday xirfadda aa baratay isheeg mahadsanid sxb keep going

  • @Deeqow
    @Deeqow ปีที่แล้ว

    Hhh wax baaris waaba dabecadeyda M.a muqaal wax tar leh horay usoo sxp

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Manoo sheegi karta waxyabaha faaidada leh aa ka faaiday

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 ปีที่แล้ว

    Mya

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nosobadih ustaad 👏👏

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Insha Allah

  • @mohamedmuuse307
    @mohamedmuuse307 ปีที่แล้ว

    Idinkaa naga mudan wll qali

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว

    Ha is amaanin hadaa rabto in aad hormar gaarto ama aad sumcad wanaagsan yeelatid waxa samee horena usoco qof walba waa uu ogyahay dadaalka aad bixineyso garso wixii juhdi ah aad bixiso

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Ma waxa jeclaan leheed inaa talo isiiso khadar

    • @khadarthalathowkhadarthala9891
      @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว

      @@Darman143 Haa waa sidaas

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      @@khadarthalathowkhadarthala9891 Envy siduu dadka ku galo magaraneysa?

  • @asmaaabokor6573
    @asmaaabokor6573 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wllky🥰

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan soo dhowow 🙏🙏🙏🙏

  • @xaqiiqhadal-qn3vw
    @xaqiiqhadal-qn3vw ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp

  • @lastking4304
    @lastking4304 ปีที่แล้ว

    Sxb forex ka soo hadal

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Micnha? Sidee ugu hadlaa

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 ปีที่แล้ว

    Maxaa kuu tixraac ah muuqaalka walaal, hoos soo dhig. Xog muhiim ah ayaad soo gudbisaa walaal, halkaaga kasii wad mahadsanid.

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Mahadsanit hada ka dib insha Allah waan soo dhigaya description-ka

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad runtii.

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

    Aad Iyo aad ayaad Umahadsan tahay Jazaakallaahu khayr

    • @Darman143
      @Darman143 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan Cabdullahi cadde soo dhowow la wadaag sxbidaada kuwa aad la jeceshahy