- 125
- 860 594
Khadar guure
เข้าร่วมเมื่อ 7 ก.พ. 2019
+251915797023
abwaan siciid dhacdhacle oo gabay ugu xogwaramay uguna duceeyay aun abwaan mujaahid jaamac kadiye
abwaan siciid dhacdhacle oo gabay ugu xogwaramay uguna duceeyay aun abwaan mujaahid jaamac kadiye
มุมมอง: 1 737
วีดีโอ
Al fanaan cabdifataax mukhtaar heestii kalgacayl
มุมมอง 291ปีที่แล้ว
Al fanaan cabdifataax mukhtaar heestii kalgacayl
abwaan carab maxamuud jaamac maansadii. tusaale
มุมมอง 792 ปีที่แล้ว
abwaan carab maxamuud jaamac maansadii. tusaale
xassan sheekh oo. gabay lagu karbaashay
มุมมอง 2172 ปีที่แล้ว
xassan sheekh oo. gabay lagu karbaashay
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii qowlka ku heshiiya
มุมมอง 2183 ปีที่แล้ว
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii qowlka ku heshiiya
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii saadaal
มุมมอง 2513 ปีที่แล้ว
Abwaan jaamac kadiye cilmi gabaygii saadaal
Abwaan maxamuud waraabe gabaygii qaadka
มุมมอง 8943 ปีที่แล้ว
Abwaan maxamuud waraabe gabaygii qaadka
Safiyo tusmo gabay uu abwaan xarago ugu hiiliyay
มุมมอง 4233 ปีที่แล้ว
Safiyo tusmo gabay uu abwaan xarago ugu hiiliyay
Abwaan maxamed cali shilke gabaygii xinjiro leef
มุมมอง 4633 ปีที่แล้ว
Abwaan maxamed cali shilke gabaygii xinjiro leef
Sayid maxamed cabdulle xasan gabaygii xiin finiin
มุมมอง 4.1K3 ปีที่แล้ว
Sayid maxamed cabdulle xasan gabaygii xiin finiin
Faarax murtiile barnaamij aad u qosol badan (budh iyo bakoorad)
มุมมอง 953 ปีที่แล้ว
Faarax murtiile barnaamij aad u qosol badan (budh iyo bakoorad)
Riwaadii hablayohow hadmaad guursan doontaan
มุมมอง 1243 ปีที่แล้ว
Riwaadii hablayohow hadmaad guursan doontaan
Riwaayad aad u qosol badan xaqiiqada ka hadlaysa bulsho iyo booliis
มุมมอง 573 ปีที่แล้ว
Riwaayad aad u qosol badan xaqiiqada ka hadlaysa bulsho iyo booliis
Abwaan sawaaxili & khadar guure maansooyin aad u qosol badan sadex dabakanuug
มุมมอง 883 ปีที่แล้ว
Abwaan sawaaxili & khadar guure maansooyin aad u qosol badan sadex dabakanuug
Sida hogosha roobka xasan aadan samatar
มุมมอง 17K3 ปีที่แล้ว
Sida hogosha roobka xasan aadan samatar
Cabdi tahliil & heesta sida faras bulaaloo..
มุมมอง 464K3 ปีที่แล้ว
Cabdi tahliil & heesta sida faras bulaaloo..
The horse is mine i use it for my pleasure
Why jail the horse
Give them critical look and read the images
"Waxafidnaahum min kulli shaydaaniin rajeem"
Politics and Music both are not real and serve interest don't make feelings overcome you.
Gabygan waxan dhagysanyaa 29_11/2024 idoor oo diriray dheraty nadhex taal batigy waligiba wayaqan caqli xumda idoor.
Ader ninka heesta qaday mxd u dafiraysan Horta yaab somali
Heestan waxaan dhagasan jiray 2003 anigoo yar by recod iyo cajalad oo miyi jooga maanta oo saacadutahay 1:47 maalinimo jimce 2024 November 22 hargaysa oo roob hayo jawidagan
Waa habeen ay Taariikhdu thay 13/November/2024/3:36 Doorasha ka dhacasa Somalilnd Subaxnimada Alle si khayle hanoogu dhameeyo Iyo isbadal Doon khayr qaba (Waxana soo maray 7 Sanoo dagaal iyo sixir barer baahsan oo ka daran? Waxa socda mugdisho)
Been ha ja sheegina adeer suugaanta heestan waxa leh ahmed Saleebaan bidde waanu nool yahay cimriga iyo caafimaadkaba rabi ha u siyadiyo
11/11/2024 habeen talaado sogaleyso dhegeysanaya heeska waa waxkle
7/11/2024 ayaa dhageysanayaa ‘ anigo jawi ku jira ‘inta iga danbeysa like 👍
Waad ka leexateen
Heestan magaceeda waad kalabeen qaafiyadiina waad ka leexateen amaantii faraskana cay ayaad ku badasheen
Waxaan fadhiyaa meeshaan ka shaqeeya horteeda waanan qayilayaa waana habeen isniina 14. 11.2024 doorashaduna waa soo dhaw dahay ilaahay khayr haynooga dhigo insha allaah ana muraadbaan damacsanahaye ilaahay ha ii fududeeyo heestana waan ku mirqaamayaa waana fiid cada
Cabdi tahliil allow kuu naxariizo 😢
BOQORKII CODKA FANKA SOOMAALIYEED ABDI TAHLIL WARSAME ALLAAH KAA RAALI NOQDO AABBO.❤🎸👑🙏🏽
We listen to the music we don't judge the pictures
😂😂😂
Waxaan xasuustaa mar sanaag(dhul warasangali) aaran ka da'ay ayaa loosoo naq raacay, markaas nin yar baan ahaa oo gabayada aad u dhegaysta uu kana ka mid ahaa. Maalintii damme ayaa awowahay i maqlay anoo dhegaysanaya markaasuu war gabaygaasi waa sune jooji dhegeysigiisa yaan la idiin layne.
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Alahayooow un udanbi dhaaaf marxuunkaa
❤❤❤ all legden
HeesTa haL mar ayan dhagaysta haLka marna nin khabiir ah aya sheegi kara❤😊
Mucjiso waaye heeskaan😮🎉
❤
Heeskan ismaciil sheikh shamed cagaf ba leh
Good singer and good song
Waaawo waawo eshecalaahees❤❤❤
Wonderful song
Allow U naxariiso jano fardowsa ku gee qof wanagsan ayuu ahaa adeero ismaciil axmed cagaf ileen Garxajis siduu u dhanyahey waa wada cilmi boodhari thru love abwaan Kan ahmed saleban bide jacaylkoodii dhabta ahaa ayey heesahoodoo dha.i katurjumayaan Wana laba abwaan oo ilmadeera Ahmed saleeban bide hees kale oouu qaado cabdi tahl allaya raxmee dhagayso onkod roobka ma daayo Ana taaha ma daayo ❤❤ jacayl garxajisku waa international
😮😢
😮😮😢😢
4 6 2024 fadlan like saar
Heesku waa sida faras xulaaloo bulaaloo maaha
Walalehen reer waqooyi waxaad noo gasheen iyo sidaad noo soo garab istaagteen waanu inii ogsonnahay gobaa tihiin dad jecel dhibkii la idin geystana la idin kama garaabin waxaad xaq uleedihiin inaad soomaali hugaamisaan goosadkiina kuma faraxsanin waayo waxaa tihiin qayb inaga mida nabada aad maanta haysataan iyo hormarka allha idiin siyaadiyo walee inan dhibkiin jecleyn hadaa nahay dadk koofur kasoo jeeda waxan idin leenahay waxa tihiin gob loo abaal gudiwayay hormar wacan1🙏
Aabo mcn codkaga wanku raxaystaa alle hayka xafido
Aabihii reer puntlayn wallee waanu ku dayacnay mar haddii aanu meelna kugu xusi waynay adeer eebe waxaanu kaaga baryaynaa jannadii firdowsaaad
Bide xuu turay gadaladii gabayda❤
Watching 17-may-2024. Heestani ma waxay ka bilaabataa 'sida farax xulaaloo' mise 'sida faras bullaaloo'? Haddiise ay ka bilaabato 'sida faras bullaaloo' soo noqon mayso in halkaa uu ka maqanyahay Qaafiyaddii heesta ee ahaa Xarafka 'X'?
Sida farax xullaanoo.
Uf caleka cesh cala hes
Very good 🎉🎉🎉🎉😅
Erayga xabaadh bal Hala sheego
Gabaygan khaliif shiikh maxamuud baa furay wuxuu ula jeeday awmuse Cajiin
waqooyi heesaha somaliga waa heer sare
🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Eeeee
❤❤❤❤❤❤❤
3/3/2024 anoo soman igu soo dhacday 😢😢😢
2/4/2024 12:18
Adherkay bide farah gaaz godka lagu Jaane 😢
Waa heestii Xoodaamo oo uu hal abuuray Abwaankii Ismaaciil Sheikh Axmed "Macalin Hadhuudh " iyo Codkii Cabdi Tahliil ILaahay ha u Naxariisto Dhamaantood.
Heestan waxaa iska leh nin la dhoho abdillahi nuur qofol loona garan ogyahay jacbur heestana waxaa baadi sooc u ah deegan ka uu mariyeey oo dal dhulbahante aha sida Xallin,xalxalis,xodayo iyo hagoogane oo dhul caan ah oo hawd iyo nugaal kula yaal yihiin Haddii nin isaaq ah leeyahay muxuu dhulka dhulbahante kala doonay?
@@barkhadlemohamed6635 horta ma qaan gaadhay mise weli caruur baad tahay kkkkk.
@@hassansheikh-4395 waxaan u malaynayaa in aad doqon tahay sababtoo ah waxaad ku mashquushay aniga shaqsayadayda taasna wax micno ah samayn mayso ee dooda abaar oo waxaa daadifaysay noo sheeg
@@hassansheikh-4395 waxaan filayaa xalxalis iyo xodayo ayaad moodaysaa kuwii isaaqu deganayeen lkn ma'aha kkkkkkk
Weli Waxaan filayaa inaadan qaangaadhin Hadaba Orodoo wax soo dhegadhegee ?
Abwaan erayadii heesta Ismail sheeka ahmed cagaf ilahay haw naxariisto.