Guulwade Media
Guulwade Media
  • 687
  • 420 770

วีดีโอ

In aad kenya 🇰🇪 iD card heshid wax adag ayay nagu ahayd oo dhibaato badan lagasoomaray?
มุมมอง 1014 วันที่ผ่านมา
subscribe Guulwade Media: rb.gy/gtzc5r?sub_confirmation=1
Xagaabixii bariga Puntland oo bilowday sanadwaliba xiligaan ookalr
มุมมอง 1214 วันที่ผ่านมา
Xagaabixii bariga Puntland oo bilowday sanadwaliba xiligaan ookalr
Udiyaar garowga sugida amniga caasiamada mogadishu eevmaalinta ciida iyo xuska maalinta xuriyada SOM
มุมมอง 1014 วันที่ผ่านมา
Udiyaar garowga sugida amniga caasiamada mogadishu eevmaalinta ciida iyo xuska maalinta xuriyada SOM
Qabuuraha in lafaago oo lafaha meelkale lageeyo mabanaantahay goorma ayayna banaantahay?
มุมมอง 1414 วันที่ผ่านมา
muuqaalkaan waxuu kusaabsanyahay falcelintii bulshada iyo culimada soomaaliyee ayka sameeyeen faqista ama soosaarista qabriyada magaalada muqdisho. kabogasho wacan fadlan hadii aytahay markii kuugu horeysay ee aad nasoo booqato jaanalka suscribe ta noosaar. 1 like iyo 1 subscribe waa inoo muhiim daawade waad mahadsantihiin dhamaantii. #guulwademedia #kobciyemedia@
Shirka waziirada kaluumeysiga maamul goboleedyada somalia oo shir uga furmay dhuusamareeb.
มุมมอง 821 วันที่ผ่านมา
Shirka waziirada kaluumeysiga maamul goboleedyada somalia oo shir uga furmay dhuusamareeb.
Madaxweynaha Jubaland oo usooxiray ciidamo tawabar 8bilood ugasocday duleedka magaalada kismaayo
มุมมอง 521 วันที่ผ่านมา
Madaxweynaha Jubaland oo usooxiray ciidamo tawabar 8bilood ugasocday duleedka magaalada kismaayo
Wadooyinka dhulka hoostisa lagadhisay |Underground tunnels
มุมมอง 1021 วันที่ผ่านมา
Wadooyinka dhulka hoostisa lagadhisay |Underground tunnels
Daawo ragii dilay macalinkii iyo diktoorkii oo lagu toogtay maanta magaalada dhuusamareeb
มุมมอง 1321 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan wuxuu kusaabsan yahay ragii dilay macalinkii iyo diktoorkii oo lagu toogtay maanta magaalada dhuusamareeb. Alle hauwadanaxariisto dhamaantood marba hadiiba culayskii lagariday. fadlan subscribe iyo like 👍 saar muuqaalkaan siina share garee adigoo mahadsan
Daawo Sidee loodilay taliyaha ururka 3aad ee daraawiishta soomaaliyeed iyo sababta kadambeysay
มุมมอง 821 วันที่ผ่านมา
Daawo Sidee loodilay taliyaha ururka 3aad ee daraawiishta soomaaliyeed iyo sababta kadambeysay
Farsama yaqaanada soomaaliyed waa kuwa aan heebsoocno halka kuwa ajaanibta aankasoo dhoofsano agabka
มุมมอง 1521 วันที่ผ่านมา
Farsama yaqaanada soomaaliyed waa kuwa aan heebsoocno halka kuwa ajaanibta aankasoo dhoofsano agabka
Idaacada Jamhuriyada somaliland iyo Booqashadii madaxda dalka
มุมมอง 421 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan waxaan ku eegeynaa isbedelka kuyimi iyo waxqabadka idaacada Jamhuriyada somaliland waqtigaan lajoogo 2024 iyo siday ushaqeyso. Fadlan 1 subscribe iyo 1 like 👍 saar muuqaalkaan siina share garee waadna ku mahadsantahay daawashadaada wacan.
Xaasle hadana ZINA isaga baqaya| Halkaan kadaawo why?
มุมมอง 621 วันที่ผ่านมา
Xaasle hadana ZINA isaga baqaya| Halkaan kadaawo why?
Ciidamada police ka soomaaliya iyo falcelinta ayka sameeyeen anshaxdarada dhalinta baraha bulshada
มุมมอง 721 วันที่ผ่านมา
Ciidamada police ka soomaaliya iyo falcelinta ayka sameeyeen anshaxdarada dhalinta baraha bulshada
Best female mechanical engineer
มุมมอง 621 วันที่ผ่านมา
Best female mechanical engineer
Sababta gudoomiyaha Degmada baledwene xilka looga qaaday. |Full story
มุมมอง 821 วันที่ผ่านมา
Sababta gudoomiyaha Degmada baledwene xilka looga qaaday. |Full story
Waa laguu sacbinayaaye iskawado qudbadaada
มุมมอง 521 วันที่ผ่านมา
Waa laguu sacbinayaaye iskawado qudbadaada
Dalaq dam maxaad kafahantahay? | Halkaan siwacan ugabogo
มุมมอง 61หลายเดือนก่อน
Dalaq dam maxaad kafahantahay? | Halkaan siwacan ugabogo
Shirkii madaxda africa ee waxbarashada maxaa kasoo baxay yaase ugaqaybgalay soomaaliya?
มุมมอง 4หลายเดือนก่อน
Shirkii madaxda africa ee waxbarashada maxaa kasoo baxay yaase ugaqaybgalay soomaaliya?
Waa maxay Codsiga macawiisley jiidaha hore ee dagaalka kasoodirtay? Halkaan kagabogo
มุมมอง 11หลายเดือนก่อน
Waa maxay Codsiga macawiisley jiidaha hore ee dagaalka kasoodirtay? Halkaan kagabogo
Geel xili barwaaqa ah dhalay iyo quruxda dhirta
มุมมอง 9หลายเดือนก่อน
Geel xili barwaaqa ah dhalay iyo quruxda dhirta
Police ka soomaaliya oo ilaalinta bilicda magaalada mogadishu awaamiir kasoosaaray
มุมมอง 7หลายเดือนก่อน
Police ka soomaaliya oo ilaalinta bilicda magaalada mogadishu awaamiir kasoosaaray
Police ka soomaaliya oo isticmaalka Social media awaamiir kasoosaaray
มุมมอง 9หลายเดือนก่อน
Police ka soomaaliya oo isticmaalka Social media awaamiir kasoosaaray
6 dhaqan oo cajiib ah ila daawo | Wonderful africa 🌍 tradition in marriage 💑
มุมมอง 6หลายเดือนก่อน
6 dhaqan oo cajiib ah ila daawo | Wonderful africa 🌍 tradition in marriage 💑
Isdilka beelaha soomaaliyeed faaidada kujirta maxaytahay.
มุมมอง 5หลายเดือนก่อน
Isdilka beelaha soomaaliyeed faaidada kujirta maxaytahay.
Kiiskii eedeysane Sayid Cali xukunkiisii maxkamada racfaanka gobolka banaadir kadib maxaa dhacay
มุมมอง 17หลายเดือนก่อน
Kiiskii eedeysane Sayid Cali xukunkiisii maxkamada racfaanka gobolka banaadir kadib maxaa dhacay
18th May maalinka xoriyada somaliland
มุมมอง 9หลายเดือนก่อน
18th May maalinka xoriyada somaliland
Markaad caan caan dhalay tahay waa sidaan
มุมมอง 6หลายเดือนก่อน
Markaad caan caan dhalay tahay waa sidaan
Calaamadahan hadii uu waalidkaaga kujiro waxaad khatar ugujirtaa xanuunka dhimirka
มุมมอง 14หลายเดือนก่อน
Calaamadahan hadii uu waalidkaaga kujiro waxaad khatar ugujirtaa xanuunka dhimirka
Hada kadib sirahaaga WhatsApp qofna kaama ogaan doonto | How to hide all yourWhatsApp messages/Audio
มุมมอง 45หลายเดือนก่อน
Hada kadib sirahaaga WhatsApp qofna kaama ogaan doonto | How to hide all yourWhatsApp messages/Audio

ความคิดเห็น

  • @MohamedHassan-mk4gx
    @MohamedHassan-mk4gx 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll sidebaa Telesom to Golis leysugu diraa khidmad la'aan

  • @DAACAT10
    @DAACAT10 7 วันที่ผ่านมา

    Sxb halgee kaala soo xiriiraa

    • @KobciyeRashka
      @KobciyeRashka 7 วันที่ผ่านมา

      Sxb maxaan kaa caawiyaa

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 7 วันที่ผ่านมา

      Sxb soo dhowoow. Igalasoo hadal email ka youtube ka saaran. Mahadsanid

    • @DAACAT10
      @DAACAT10 7 วันที่ผ่านมา

      WhatsApp amaa istic maa shaa

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 7 วันที่ผ่านมา

      @DAACAT10 maya walale ee halkeen kaa caawiyaa si bulshadakalen uga faaideysato

  • @abdirahmanyusuf3045
    @abdirahmanyusuf3045 11 วันที่ผ่านมา

    ale haku barakeeyo❤

  • @farahrashid8868
    @farahrashid8868 14 วันที่ผ่านมา

    Khatumo state oo maanta xor ah.

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 17 วันที่ผ่านมา

    Wll lkn pointiga muxu u taagan yahy oo loiso galiyay meesha😮

  • @AbdiNafac-yy2zk
    @AbdiNafac-yy2zk 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 18 วันที่ผ่านมา

      Soo dhowoow walale

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 20 วันที่ผ่านมา

    Awinaad ayaan rabaa ustaad xaddi ay macqull tahy

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll mowduuc wngsn noo soo galisay❤

  • @HiboAbdifitah
    @HiboAbdifitah 26 วันที่ผ่านมา

    Hurmuud to telesom isoo sheeg

  • @HiboAbdifitah
    @HiboAbdifitah 26 วันที่ผ่านมา

    Ustaad plz plz iisheeg telesom to hurmuus plz isoo jwaab telesom to hurmuud 🙏🙏🙏

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 26 วันที่ผ่านมา

      *880*061...........*lacagta# ok dheh oo iska hubi magaca loodiraha oo hormuud ah

    • @naciimamaxamedmaxamuud1880
      @naciimamaxamedmaxamuud1880 19 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad u mahadsantahay wllkey guuleyso wax badan oo muhuum ah aa noo faaiidaysay shukran😊

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 19 วันที่ผ่านมา

      Soo dhowoow walale qaali

  • @user-ci4js2qp4s
    @user-ci4js2qp4s 27 วันที่ผ่านมา

    Sidee hormuud golis logu dara

  • @farahrashid8868
    @farahrashid8868 หลายเดือนก่อน

    Askarta wadata gaarida bilaa taarkada Malasoo xiraa iyagana mise sikale ayaa loo eegaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน

    Fulay badhyo culus

  • @munaabdinasir3427
    @munaabdinasir3427 หลายเดือนก่อน

    Waad I caawisay alle ha ku caawiye teacher❤

  • @believer7280
    @believer7280 2 หลายเดือนก่อน

    Sending you God's good news, from Louisiana, USA. God loves us. We're all sinners, but God sent His Son to save us. Jesus Christ was born of a virgin, lived a perfectly sinless life as a man, but then willingly died on the cross for our sins. He received the punishment we deserved. Then three days later, Jesus rose from the dead. All who believe will be forgiven and has eternal life. 🙂

  • @ismaaciilmaxamed3364
    @ismaaciilmaxamed3364 2 หลายเดือนก่อน

    Sudaysi ismaaciil maxamed laxawo.........❤

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 หลายเดือนก่อน

    Qareen luul Alaah yaxfadkalaah hadalkaadu waa mid dheeli tiran oo daacad ah ilaahey xaqa ha u hiiliyo wax waliba wey ku cad yihiin

  • @abqaria
    @abqaria 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee lacag ku jirta Golis merchant loogu diri karaa hormud merchant

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      Walale Merchant golis ah miyaa mise

    • @abqaria
      @abqaria 2 หลายเดือนก่อน

      @@Guulwademedia haa golis merchant baa laga diryaa hormuud merchant baa loo diri

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      @abqaria Sahal to golis merchant = *884*lambarka akoonka*lacagta# iskana bubi loodiraha magaciisa.

  • @Nasro629
    @Nasro629 2 หลายเดือนก่อน

    Dabka ma dab iskakacaaa sow asaga magubeynin guriga

  • @mnasiesemere5840
    @mnasiesemere5840 2 หลายเดือนก่อน

    Infrastructure with out peace is meaningless

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia belongs to it's people. Peace and prosperity can only prevail when the ideas ,diversify and rights of the citizens are considered.

    • @mnasiesemere5840
      @mnasiesemere5840 2 หลายเดือนก่อน

      Do you think the current situation in etiopia is peace it’s not even safe to walk around the city 0% safety

  • @mahamedyuusufaadan-uy1bw
    @mahamedyuusufaadan-uy1bw 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee talisom loogu soodiraa lambarka hormuud ah

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      Suaasha sifcn usooqor walale adigoo mahadsan

    • @mahamedyuusufaadan-uy1bw
      @mahamedyuusufaadan-uy1bw 2 หลายเดือนก่อน

      Talisom adoo wato sidee hormuud lacag loogu soodiraa

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      *880*061......... *lacagta# ok dheh iskana hubi loodiraha magaciisa. This service is educational purposes plz don't use wrongly.

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 2 หลายเดือนก่อน

    Xaar xaar waa xagee dhinaca galmudug baa

  • @naimaereg855
    @naimaereg855 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @naimaereg855
    @naimaereg855 2 หลายเดือนก่อน

    M.a hmplyo

  • @ahmedomaribraahim
    @ahmedomaribraahim 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad hormuud to telesom rabaa plz

    • @HiboAbdifitah
      @HiboAbdifitah 26 วันที่ผ่านมา

      Ma soo ogaate sida loogu diro telesom to hurmuud hdaa so ogaato

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 26 วันที่ผ่านมา

      *880*061...........*lacagta# ok dheh oo iska hubi magaca loodiraha oo hormuud ah

  • @RodoAbdulkadir
    @RodoAbdulkadir 2 หลายเดือนก่อน

    Bata oo barakooba❤❤❤

  • @RodoAbdulkadir
    @RodoAbdulkadir 2 หลายเดือนก่อน

    Bata iyo barakooba❤❤❤

  • @RodoAbdulkadir
    @RodoAbdulkadir 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ mabruuk Dr Sahra iyo Abdikhadar

  • @cabdiwalijaamac4116
    @cabdiwalijaamac4116 2 หลายเดือนก่อน

    Hellow

  • @Galadmaxamuud114
    @Galadmaxamuud114 2 หลายเดือนก่อน

    Masuul balkawaran hadaan hormud kadirayo kuna dirayo golis

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 2 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/p-KSt_FhM6A/w-d-xo.html 👆Waakaas muuqaalkaas siwacan udaawo suaashaadii halkaas ayaan uga jawaabay. Linkigaas sare guji oo kabogasho wacan. Soo dhowoow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto soooraan intii inaga dhimatay dhaman

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน

    MAASHALLAH VIVA LAASCAANOOD 2024 ❤

  • @Mahadsaleebaan2019
    @Mahadsaleebaan2019 3 หลายเดือนก่อน

    Madaa midhba garanayaba xaaji K

  • @user-uw1zm4cc4b
    @user-uw1zm4cc4b 3 หลายเดือนก่อน

    Allah haw naxariisto dhamaantod aamiin

  • @cige3636
    @cige3636 3 หลายเดือนก่อน

    ILAHAY HA U NAXARIISTO

  • @farahrashid8868
    @farahrashid8868 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haunaxariisto

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 3 หลายเดือนก่อน

    Ramadaan kariim 2024

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 หลายเดือนก่อน

    Wax badan oo qurxoon soo gali sxb sida ciida oo kale hotel cusub suuqa

  • @Ibrahimka38
    @Ibrahimka38 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariista dhamaantood amiin waa bil soone 🤲🤲🤲🤲

  • @Nasro629
    @Nasro629 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway dee wax dil ahba ma arkeee geedka unbaa laguxiray amey siidaayeeen

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 3 หลายเดือนก่อน

      Waalaga jaray muuqaalka

  • @Nasro629
    @Nasro629 3 หลายเดือนก่อน

    Ina lillahi wainaa ilaaahi raajicuun😢😢Allah haunaxaristo isagane in sha Allah

  • @apdifataaxmustafe-1353
    @apdifataaxmustafe-1353 3 หลายเดือนก่อน

    Wxn rapa money transection Golis to Telesom mana fahmayo.😮

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 3 หลายเดือนก่อน

      Haa walale muuqaalada ayaan soo wadaa isbuuca horteena ah ama jimcaha inshaa allah

  • @apdifataaxmustafe-1353
    @apdifataaxmustafe-1353 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp mai caawin krta adoo raaliya

  • @user-yp5du1hk8i
    @user-yp5du1hk8i 3 หลายเดือนก่อน

    Account hormuud ah see loogu diraa adoo sahal isticmaalaya oo xamar jooga

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 3 หลายเดือนก่อน

      (*884*account lambarka ka hormuud* lacagta#) ok dheh iskana hubi magaca

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 3 หลายเดือนก่อน

      Subscribe dhoho jaanalka mahadsanid #guulwademedia

    • @user-yp5du1hk8i
      @user-yp5du1hk8i 3 หลายเดือนก่อน

      @@Guulwademedia walaal wuu diidaya. Loodiraha lama heli karo ayuu dhahaya.

    • @Guulwademedia
      @Guulwademedia 3 หลายเดือนก่อน

      Akoon lambarka 061 kahormari walale. Yacni (*884*061...akoonka lambar...*lacagta# kadib magaca iska hubi ugaas mahadsanid. Si share garee jaanalka

    • @user-yp5du1hk8i
      @user-yp5du1hk8i 3 หลายเดือนก่อน

      @@Guulwademedia Aad baad u mahadsan tahay wuu ii shaqeeyay. Jazakallah khayr

  • @munaamiin
    @munaamiin 3 หลายเดือนก่อน

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @ahha7079
    @ahha7079 3 หลายเดือนก่อน

    Waa laascaanood guul SL

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน

      Laadscaanood it's not IDROOOOOO FINISH 😂

  • @ahha7079
    @ahha7079 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland guul maansha Allah

  • @Kbrallh
    @Kbrallh 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 หลายเดือนก่อน

    Niicey federalka waxawaxlaguqaybsaday beelo 4belod iyo waxlagushegay adaris dir. darod. hawiye. raxanwayn. iyo adaris 4tas majirto mid mid xubindher idinka magaca dired hadi laydinlaqaybsaday obarkin konfurdago dodadumaxaytahay?

  • @GlockG7
    @GlockG7 4 หลายเดือนก่อน

    Gas hada qabtid dhoofi noh😅😂😂 Epic